DEG DEG SAYID CALI OO LA GEYNAAYO MEESHA TOOGASHADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  5 หลายเดือนก่อน +15

    FOLLOW DHAHA INSTAGRAM KEYGA 🙏 instagram.com/p/C7zP747Ilbu/?igsh=MWRocm82bTRwZGd0YQ==

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 หลายเดือนก่อน +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wa warfarxadley saxib zakii ayanoshekta libax kep going ❤❤❤❤

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 5 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صلي علي السيدنا ن محمد وعلي اله محمد

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asc allaahu akbar somali s guul iyo nabad galyo Allahu akbar

  • @Maryan-v8y
    @Maryan-v8y 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Rabii ilahow u gar gaar Rerka gabadha La gubay Subxanallah somali hada Nahay Xaqa Rabow Na tus ameen Somali Hada Nahay Inta xun Ba Nagu badatahay Subxallah ya ila Arkay Rabow Na Amanso Amin oo xaqa Na wadha tuus Ameeen Ameen 🤲🤲🤲🤲

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 5 หลายเดือนก่อน

    Guul Guul sharciga ha guuleysto 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 5 หลายเดือนก่อน

    Zakiiii thank you for that good information . Nairobi

  • @abukarsharif4790
    @abukarsharif4790 5 หลายเดือนก่อน

    Zak, you are the man❤

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 5 หลายเดือนก่อน +2

    Haqa Allaha u hiiliyo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 5 หลายเดือนก่อน +1

    mujrimka guba soomaliyey xaqa kugaylama cadalada uhiiliya ilahayow xaqaguule adigaa awood lehe aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴♥️♥️🙏🇬🇲🇬🇲

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 5 หลายเดือนก่อน

    Guul dhamaan soomaliweeyn.
    Guul diwlada somalia Guul hasan iyo Hamze, Guul Adeer Abduaziiz iyo dhamaan reer Abdiaziiz

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 5 หลายเดือนก่อน

    Dilka luul Allah unaxariistee musalsal dheer buu noqday reerkaan ninkaan dhalay malinba history cusub beekenayan

  • @cabdiweli7756
    @cabdiweli7756 5 หลายเดือนก่อน +1

    Madluumada ilaahow uhiili

  • @Abdirahman-z1e
    @Abdirahman-z1e 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cadalada xajiirto ✊✊✊✊✊

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 5 หลายเดือนก่อน

    SaYiD cali tiirka tiirka Tiirka hakacabson

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 5 หลายเดือนก่อน +2

    Pisinka cidan dhib badana kolba meel ucararaayo luul cabdi caziz abaheeda dhiigeda iskaleh ilmaha abahii dhalay ma gabadha dhiigedu leeyahay mise asaga dhalay wuxu aqli xumaa odaygaas asagana cada qaadaha ah wuu isceebeye

  • @KuusinAhmed-tz7pq
    @KuusinAhmed-tz7pq 5 หลายเดือนก่อน +3

    Alla waa isku nahay wlhii😢😢

    • @Yaskaariya
      @Yaskaariya 5 หลายเดือนก่อน

      Mxaad uga naxaysaa intaa la dilaa la dhalaalonayaa walipa gabadh 50 lay ah buu nolosha ku gubay isagoo Nin ahna dhimashada miyuu ka baqaa🥺

  • @MunoDuwane
    @MunoDuwane 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cadalada hashaqeyso😊

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wiiilyar oo taaf ah zakky honest: sxb horey usoco guuuleyso aad baan kuula soconaaa..

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey Hooyoyinka Somaliyeed kept our dignity intact last 38yrs! Sxbyaal hooyo somaliyeed manta ayeey Hiil ubahantahay we cannot afford to let her down this Nigga must go! Hadii kale Luul spirit will give us sleepless nights! Hooyo somaliyeed ohinteda ayaa mesha aan manta taganahay na kentay! Millions of Somali mothers cry themselves to sleep many lost their children on taxriib, bad, iyo saharo! Things must change

  • @MunoDuwane
    @MunoDuwane 5 หลายเดือนก่อน

    Waa iga farxisay

  • @WardaMaxamed-v6z
    @WardaMaxamed-v6z 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 5 หลายเดือนก่อน

    Xawaadle ma aha luul cabdicaziiz

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaad kala aqoon xaqa iyo baadilka waa iska sidaas hadey xaaraanta aad ku soo korto waa iska sidaas reerka ninkii xaaskiisa dubtey lacagta ay wareegayaan ee xaaraanta ah ay ka sameeyeen dhiiga shacabka masaakiinta iyo mid ay dhaceen marka ninka dhiigyo cab ah ay lacag kala dabo wareegayaan ayaa cadeen kuugu filan , odeygaan asagana gabadh uuna dhalin dhiigeeda wa ka raadiyo waa xaaraanta uu ku dhex jiro ayey cadeen u tahay , aabo cabdicasiis asagey ka godaa xaqna u leh dhiiga gabadhiisa wuuna guuleysan aabo cabdicasiis allah ha badbaadiyo ehelka iyo caruurta marxuumad luul aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar marxuumadan sawirkeeda iska daaya illahay ka baqda sheega wixii jira luul sawikeeda iskadaaya .allah haw naxariisto mujrimkan wajiga xuna naartii .allah hageeyo

  • @Ibnuomar-s8k
    @Ibnuomar-s8k 5 หลายเดือนก่อน

    Wra benale meqa jer aya ciwanka a ku tire said cali o life togasha illah kabaq

  • @Duniya-do2xs
    @Duniya-do2xs 5 หลายเดือนก่อน

    walaahi wiilkaas aduunka uu ku silacay qalbiga buuba ka dhintay dil waBa sharaf nololna maba haysto

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 5 หลายเดือนก่อน

    Anigu hadaan fikirkayga ka dhiibto arinkaas run ahaantii Aniga oo aan cidna dhaliilayin cidna aflagaado u gaysanayin Kaliya ku e kaanaya sida ay ila tahay ama waxay ay ila muuqato Madaama qof walba xor u yahay aragtidiisa iyo talaadiisaba oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay inaan idiin sheego waa in aan ilaaway wixii aan idiin sheegi lahaa.

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 5 หลายเดือนก่อน

    Tir ka ha lageyo malinkasta war cusob Aya lakena danbilahan gubay marxumada

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run welii geesi buuxa aabe c/casiiis❤❤❤mamadan wa waye arsak sacuudiga wAa karishan mida ugu horeyso madaxdooda iyo shacabkodaba malinka jimcaha iyagoo cabsan ayuu waaga ubaryaa waxaa kaloo jiraa khudbadii ayay tukadan xaramka ayay galan anagana soomaalina waxay ku leedahay anigu masaajidka magali karo illaa seddax billood jirkaygu waa xaaraan ok ferqi ayaa noo dhaxeeyo ka kaddub mida kale scuudiga runtii wadanka ugu awooda awooda badan waye carabta manta scdiga illaah baa awoodoo dhan leh wallaaheena falaztiin inay garab siido iskawadaa way kahadli wayday ama wax iyaga farxad galiyo kama helin allaah haka xureeyo falaztiin yahuuda

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso 5 หลายเดือนก่อน

    ✊✊✊✊✊✊❣️❣️❣️❣️❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane 5 หลายเดือนก่อน

    Wararkaaga Ayaan kuqancaa sxp. Kaliy kuwakale. Waxoogu waa hororof

  • @IfrahFouadIfrahfouad
    @IfrahFouadIfrahfouad 5 หลายเดือนก่อน

    Ha ladilo

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 5 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad cadaalad cadaalad! Nothing more nothing less! Wadanka dagi maayo unless cadaalad lahelaa! Sheeko sheeko ma doneeyno! Luul iyo cunugeeda bilaash ima dhiman abaayo had a bright future even tho she faced many challenges first husband dies living with her with 5kids at that young age then followed by this bahal called Said Cali

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko 5 หลายเดือนก่อน

    Dila

  • @Cabdlleck1999
    @Cabdlleck1999 5 หลายเดือนก่อน

    0:29 hala dilo sayid cali ooweliba gubo

  • @NouraHouda-pw1hs
    @NouraHouda-pw1hs 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wall zaki uinki maa latuokty

  • @mahdiyusuf3431
    @mahdiyusuf3431 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xala guboo ninkas esaga nool

  • @laylofaarax
    @laylofaarax 5 หลายเดือนก่อน

    saas waaye

  • @SiradBarre
    @SiradBarre 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Zaki soo reading cunugii meelaygeeyeen ee gabadhu sheegayso www

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 5 หลายเดือนก่อน

    Sakiyowu malamahan wan ka maqnayo ma dawane iga daba gee😂

  • @KhadraCabdile-ek3wp
    @KhadraCabdile-ek3wp 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadh maanu dilin iyo diyo qaata isma qabato

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 5 หลายเดือนก่อน

    Ar Somalida wax ma Fahmaan. Sacudiga waxani isdilaya warba uma hayo 😂 ee waa Safaarad Somaliya oo Sacudiga ka furan ayaa soo qoreen warqada waxana so qorey siid Ali nin qaraabo yihiin

  • @SurprisedSkeleton-sd2eg
    @SurprisedSkeleton-sd2eg 5 หลายเดือนก่อน

    Adi marki hore maxaa beenta noogu sheegtay

  • @saciidoadam4383
    @saciidoadam4383 5 หลายเดือนก่อน

    Ma u banaana in uu sii noolaado lana asagaba naf ayuu gubay

  • @AmalAxmed-et5zm
    @AmalAxmed-et5zm 5 หลายเดือนก่อน

    Wale waxan maqli jiray habarta odaga wax losar War adiga maxa kagalay