Amalay saxardiid3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • waa fanaankii qaaliga ahaa ee sms

ความคิดเห็น • 646

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 2 ปีที่แล้ว +155

    Waa malin jimce ah
    Tarikhdu tahay 2021/12/31
    Malintii ugu dambeysay 2021
    Subaxnimo 09:58 am
    2022 hal maalin ba naga xigta
    Hargeisa/isha borama
    Hadii aad iga dambeyso
    Like iisaar wllo

    • @usertavo9448
      @usertavo9448 9 หลายเดือนก่อน +11

      Maalin salaasa ah
      19/12/2023
      Weeki u dambeyey 2023
      Casar 4:36 pm
      2024 oo week ka hadhay
      Hargeisa 150
      Haddi aad iga dambeyso comment so qor
      Adoo mahadsan
      I love you alll my people 😅The
      Salaaam ❤

    • @aYoupathem
      @aYoupathem 9 หลายเดือนก่อน +4

      @@usertavo9448 22/12/2023 malin jimce ah oo sabti soogalayso 2024/ 8 habeen ay ka hadh santahy alle nabad hanagu gaadhsiiyo 2024/ 2023 baybay

    • @hoothoabdulasiis1739
      @hoothoabdulasiis1739 9 หลายเดือนก่อน +2

      12/26/2023 malin salasaa 3:22 galap nimo 5pari paa ka dhiman sanad kii cuzpaa 2024 ilahy khry haynagu gaadhziyo ❤

    • @sugaalcartan
      @sugaalcartan 8 หลายเดือนก่อน +2

      29th Dec 2023 Jimce, laba maalin ka dhiman 2024 wakhtigu wuu ordaya ka faa’idayso.

    • @jimaale3095
      @jimaale3095 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@sugaalcartan haye walaal dhamaanteen aan kawada faa'iidaysano 😊❤

  • @zafwandeik4811
    @zafwandeik4811 ปีที่แล้ว +96

    2023 miyaad daawanaysaa , waan idin jecelahay wllhu somalida illahay iga beeray Markaan heesta soo xasuusto Ama aan daawado waxaan galaa xasuus dheer ma garanyo micnaha balse waxaa ahay nin jaceyl la nool😭

  • @mohamedabdio1510
    @mohamedabdio1510 4 ปีที่แล้ว +97

    2009 wakhti Wax walba Wacnaayeen Noloshu Bilaa Buuq Ahaayeen Ada Wax walba waxba si ka Ah
    Caruurnimadii😥

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiq 😥😭

    • @mohamudhajji5704
      @mohamudhajji5704 3 ปีที่แล้ว +3

      2009 ciyaalki horre

    • @abdinajiib4555
      @abdinajiib4555 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi hupaal🤍😭😭😭❤

    • @Zaky_garad
      @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +4

      YEP, inkastoo Nolosha Ay Badanaa Iska Adkeyd, Balse XilliGGaa Ayey Dunida Wacneyd Farxadna BadneyD😓❤

    • @Sisimasimpa
      @Sisimasimpa 2 หลายเดือนก่อน +1

      Saad moodey maahan xiligaas muqdisho waxaa xasuuq kawadey ciidamada xabashida Ethiopia 🇪🇹
      Waxaana barakacay kumanaan soomali ah

  • @shuushuuabdalla3006
    @shuushuuabdalla3006 2 ปีที่แล้ว +108

    Hadaad Dawanayso 2022 Love Dhac Ku Siii ❤🙋‍♂️

    • @larzin1934
      @larzin1934 10 หลายเดือนก่อน

      Sunday 19 novembar 2023😮

    • @FaraxIbrahim-o6e
      @FaraxIbrahim-o6e 2 วันที่ผ่านมา

      2024 kwrn😂

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 3 ปีที่แล้ว +141

    2021 I wactch this Song Wllhi best sms👑💗

  • @mukhtaarcaaqil3852
    @mukhtaarcaaqil3852 7 หลายเดือนก่อน +8

    Still 2024 alx cafimad qab alle haynoogu wado.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +11

    2013 Wixi ka horeyey Noloshu micno bay laheyd iyo dad wada faraxsan hada aduunku wuxu noqdey Stress miiran iyo wareer wlhi wana sababta u dhahno OLD IS GOLD❤️❤️

    • @ricardoben5404
      @ricardoben5404 ปีที่แล้ว +2

      Wad asiibtey libah xasuus ahaan beynu u daawaneyna hetsan hargeisadi horan ku xasuusta visitdada kooxa ayn ad u dhegeysan jirney

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wanaagu 2018 wu soo gaadhay lakiin wixii ka danbeeyey sorry💔😭

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 4 ปีที่แล้ว +82

    2020 like isaar IGA dams eyow

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +2

      2021 like saar caawa😂😂

    • @xamseccasiis9035
      @xamseccasiis9035 6 หลายเดือนก่อน +1

      2024😂​@@MiiraaleShow

  • @frisko79
    @frisko79 14 ปีที่แล้ว +36

    "inanyahay so raxleee"... waxas aya fanan ah. Viva Hargeisa hoyga fanka

    • @xuzenkartizame2642
      @xuzenkartizame2642 4 ปีที่แล้ว +3

      Inanka Xiliga Commentiga Soo Bixiyay Wali Ma Noooshahay zhp

    • @liiii736
      @liiii736 4 ปีที่แล้ว

      Xuzen Kartizame really bal waynu sugi inu so jawabo laandhere banan dagay ah wlle😅

    • @abdifatahdahir1103
      @abdifatahdahir1103 3 ปีที่แล้ว

      Halaga war doono

    • @dedmonuura2430
      @dedmonuura2430 3 ปีที่แล้ว

      Waaryaaa wllka kuma meeee

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. 3 ปีที่แล้ว

      @@xuzenkartizame2642 mooyi

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +34

    2009 hargiesa gaaar ahaan gol jano cidi garanaYsa garoonka time cade Marka habeenki basket ball ka lugu ciyaaraYo 😭❤️😩😩

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 10 หลายเดือนก่อน +13

    After14 years letter I’m enjoying for listening this masterpiece song 🎵 😊❤

  • @Harirtube
    @Harirtube 2 ปีที่แล้ว +136

    01/01/2022. After 13 years still listening this song 🎧

    • @feysaabdilahi5303
      @feysaabdilahi5303 2 ปีที่แล้ว +1

      wakhti xun baynu firsanyna😣

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 2 ปีที่แล้ว +1

      mantan daawanaya aniguna dhawr sano kadib

    • @haboonmohmed09
      @haboonmohmed09 2 ปีที่แล้ว +3

      12 waaye

    • @boybad3529
      @boybad3529 2 ปีที่แล้ว +2

      @@haboonmohmed09 heestan markii la qadaay 7 sno ayaan jiray waayo waYo wlahy

    • @haboonmohmed09
      @haboonmohmed09 2 ปีที่แล้ว +2

      @@boybad3529 ana 7 jir ahaa 😂 wlhi 2003 dhashtey

  • @abdouhaabosman7855
    @abdouhaabosman7855 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer hargeisa aya garanaya heestan marki lagu kala xidhan jiray hall kii panorama iyo casaloma iyo house partyada
    Xasuuso wacan

    • @pilotkaduula
      @pilotkaduula 3 ปีที่แล้ว

      Walee Waad Fahansantahay

    • @usamahamud9756
      @usamahamud9756 2 ปีที่แล้ว

      Taqiyu diin Era ayaaad ku jirtaa waagaas ee magacyada hoteladan halkeed kasoo dheegatay 😆😂

  • @abdiazizhassan8826
    @abdiazizhassan8826 ปีที่แล้ว +7

    Xasuus 2008/2009 Only ciyaalkii hore Old Is Gold legend Saxardiid Maxamed Saxardiid Mr Sms Axyaa Fanaan

  • @siciidsayga1462
    @siciidsayga1462 2 ปีที่แล้ว +30

    Old is gold after 12 years still listening this song😔

  • @qaadiroyusuf2654
    @qaadiroyusuf2654 ปีที่แล้ว +9

    Noloshii wada Farxada ahayd ciyaalnimo 😭😭😭

  • @ShakilAhmedtag
    @ShakilAhmedtag 7 หลายเดือนก่อน +1

    I am from Bangladesh
    My heart is Somalia Julia ❤❤❤
    We are listening this song 2024

  • @guleteit7614
    @guleteit7614 4 ปีที่แล้ว +11

    2008 videokii eit izmail ciyaalkii hore hindigaa
    Garanaya uunpaaa garanayanah
    Viva xero awr ,✌️

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +6

    Saxardid Mohamed Saxardid SMS legend still listening 👂 2021 ✌️

  • @Sirkhader
    @Sirkhader ปีที่แล้ว +4

    Heestan HCTV ayaa Ka daawaday 2009 caruurnimadi hadaad xasuusto like ii Saar😍

  • @SapKyyyyyy
    @SapKyyyyyy ปีที่แล้ว +31

    Old Is Gold After 13 Year's Still listening This Song🥺

  • @abdirahmanshucayb3871
    @abdirahmanshucayb3871 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestan 2013 igu damysay still Iam wacthing this song sms😀😀

  • @Raash38
    @Raash38 3 ปีที่แล้ว +11

    🥺😢hestan markii igu horeysay an maqlo aros ka maqle aroska wallkei una aha wana yara asna 2013 uu geriYode marka maqlo arooskisa so xzuuzta 🥺

    • @suweysaxmed4034
      @suweysaxmed4034 3 ปีที่แล้ว

      Alla yaraxma walalkey🥺🥺

    • @zuhayb9
      @zuhayb9 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha Unaxariisto

  • @zamaarailkacaz9448
    @zamaarailkacaz9448 4 ปีที่แล้ว +20

    Heesaha waxay xasuus gaara u ledahay reer hargaysah iyo baana rooma

    • @iiddeeq7399
      @iiddeeq7399 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waxad tay hargiesa sadii hore hadad panaroma garanayso

    • @musphaibrahim171
      @musphaibrahim171 3 ปีที่แล้ว +2

      Ciyaal panroma 😂😂😂

    • @khaddarmaxamed808
      @khaddarmaxamed808 2 ปีที่แล้ว +2

      Xamdi hotel maad ilawday

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 2 ปีที่แล้ว

      Yar xafadas ka imaday ba ila joga bana rooma 🤞

    • @mahametfigoh.
      @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iiddeeq7399 time cade basket ball mad xasuusta😂😂🙌🏻

  • @Adann87
    @Adann87 11 ปีที่แล้ว +50

    i actually used to love the ethiopian version of this song eventhough i didn't know it's meaning,Sahardiid has perfectly translate the lyrics of the song into Somali and i love this one too....

  • @farhiafariix2900
    @farhiafariix2900 3 ปีที่แล้ว +16

    Abti mcn nolosha wax badanaa lagu baranaa anig waan yarahy hestaan hadaan maqlay best song

    • @ASMA-j
      @ASMA-j 2 ปีที่แล้ว +1

      Anigu ciyalki hore 2008 bay shidny

    • @farhiafariix2900
      @farhiafariix2900 2 ปีที่แล้ว

      @@ASMA-j markaasa maba ogeen

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว

      @@ASMA-j goorma so baxday

  • @najmamohamed5914
    @najmamohamed5914 ปีที่แล้ว +25

    27-january-2023 and still listening this song. Is one of my childhood memories 😢 😭 ❤️

  • @caashaabdirahmaan1786
    @caashaabdirahmaan1786 9 หลายเดือนก่อน +1

    Inta tiktok kasoo raacdey heestan 2023 dawaneysa ✌✋😂

  • @saidabdidahir7736
    @saidabdidahir7736 4 ปีที่แล้ว +21

    wooow i like this song and i'm still listen !!

  • @kingserbia4348
    @kingserbia4348 2 ปีที่แล้ว +10

    2022 yaa dawanaya heestan 12 years 😍

  • @Hmm-malek
    @Hmm-malek 2 ปีที่แล้ว +8

    Heestan haday memory kuugu jirtay legend baa tahay 😰😣

    • @majid9in36ix2
      @majid9in36ix2 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxn sidan jiray memory 1 Gb wuxuu iiga Qaad waynaa mopile ka aan hada sito iphone 11 pro mexs 128 GB
      Wakhtigaas wacnayaaa

  • @ibraahim.0
    @ibraahim.0 ปีที่แล้ว +7

    After 13 years still listening this amazing song 🎵 😍 ❤

  • @garuuntech
    @garuuntech 2 ปีที่แล้ว +16

    2022 still love this song

  • @aidarusabdi2012
    @aidarusabdi2012 3 ปีที่แล้ว +8

    Back to 2k12Carurnimo io farxadi yaranti hadi ad qalbiga wxku qabty dareenkuna yhy heestan 🤣😢😢 liketa isku muji

  • @jicdaman4870
    @jicdaman4870 3 ปีที่แล้ว +16

    2021 ya dhageysanya

    • @hibakali4193
      @hibakali4193 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣2019 bn maqlay heesta waanan waayay maanta tigtog ka helay

  • @karima5892
    @karima5892 ปีที่แล้ว +4

    19may -2023 and still listening this song i❤

  • @mohamettmahdi5931
    @mohamettmahdi5931 ปีที่แล้ว +9

    I have been listening to this song for a long time and the memory always comes back to me 🥺❤️

  • @InaCabdale-uz6wm
    @InaCabdale-uz6wm 7 หลายเดือนก่อน +2

    Old is Gold, I'm listening 2/2/2024 habeenimo sabti ah 11:55

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +45

    2021who watch after 11 years 🥺

  • @MahamethAhmeth33
    @MahamethAhmeth33 10 หลายเดือนก่อน +10

    Waan ku farax sanahay inaad dib usoo booqatay heesta ❤❤❤❤like saar

  • @ikraanabdi8364
    @ikraanabdi8364 2 ปีที่แล้ว +7

    Still I'm listening 🥰🤗2022

  • @abdihamiidboulboulmohamud7210
    @abdihamiidboulboulmohamud7210 6 ปีที่แล้ว +10

    who still watch 2018/5/5 habeen from asia ???

  • @Creativity170
    @Creativity170 ปีที่แล้ว +5

    Old is gold after 13 years I’m still listening this amazing song
    Saxardiid maxamed Saxardiid SMS❤😢

    • @kinglaash8369
      @kinglaash8369 ปีที่แล้ว

      Walal heestan iyo fashonkeeda ethiopianka ah ya original ah

  • @mustafacabdidaahir9470
    @mustafacabdidaahir9470 18 วันที่ผ่านมา

    2010 waayo waayo iyo heestan horn cable tv ban xiliyada maqribyada cml ka daawan jiray intusan musalsalada so galin waagaas arday baan ahay dhalinyaro ahaa😢😢

  • @abdirahmaanqardhoabdirahma5368
    @abdirahmaanqardhoabdirahma5368 2 ปีที่แล้ว +10

    2022😂😂anaa sii hormarsaday yaadaawanaaya

  • @somalimusicindustry1226
    @somalimusicindustry1226 2 ปีที่แล้ว +6

    I never knew the first version of amalaye was Somali song.keep going my ppl

    • @IJTAHID
      @IJTAHID 2 ปีที่แล้ว +1

      Remix weeye version ka saxdaa waa ethiopian

  • @apdallaposs5082
    @apdallaposs5082 6 หลายเดือนก่อน +1

    March. /. 11. /. 2024. After 15 year still listening this song 🎉❤

  • @amienzeadofficial2430
    @amienzeadofficial2430 ปีที่แล้ว +2

    Waa maliin salasa
    Tarikhda 11/10/2022
    Sacada 10:20
    Gobta Athens Greece 🇬🇷
    Ex hargeisa jigjiga yer
    Ciyala banaroma 2009💪🖐️

    • @ApthalleAhmeth
      @ApthalleAhmeth 3 หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahy sxp😂🙌

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi584 2 ปีที่แล้ว +9

    Heestan waxay xasuus gaar ah u ledahay reer hargeisa iyo Xamdi Hotel New Hrgysa

    • @yaxyeaxmed6537
      @yaxyeaxmed6537 ปีที่แล้ว

      Runtaa weeyi pro hotelkii panaroma wakhtiguu shidnaa

  • @FanaanCige
    @FanaanCige หลายเดือนก่อน

    Malin axada 2024/7/4 sacaduna tahy
    10,10 mirii

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +12

    2007 & 2006 markey heesuhu ugu shidnaayeen

    • @quruxlaylugobaasto4404
      @quruxlaylugobaasto4404 6 ปีที่แล้ว +2

      Azl Mcl bariga ma jirtyna hno😂

    • @farhiyojama9956
      @farhiyojama9956 5 ปีที่แล้ว +2

      Azl Mcl Haa waruntaa waliba ethiopia jogay

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว +1

      @@quruxlaylugobaasto4404 oo saanan u jirin ma haddaan dhashay 🤣🤣🤣

  • @mubaarakarmanmalik7766
    @mubaarakarmanmalik7766 3 ปีที่แล้ว +16

    Memories is the best drug to forget this live proplems😟😟😢

  • @engliban
    @engliban 3 ปีที่แล้ว +6

    2021 yaa ila daawanaya

  • @alxsandrmohamed8442
    @alxsandrmohamed8442 2 ปีที่แล้ว +1

    How with me here in 2022 i think I'm along here
    from Sudan 🇸🇩🇸🇩🇪🇹🇪🇹 love Ethiopia and all the people Ethiopia and songs Ethiopia

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว +1

      hhhh somali song weeye baadeeyow

  • @zlaamstar7194
    @zlaamstar7194 ปีที่แล้ว +4

    18 may 2023 still listening this amazing song❤😊

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 4 ปีที่แล้ว +21

    Wakhti ayay ixasuusisay heestani.

  • @mosabmahmoud9566
    @mosabmahmoud9566 5 ปีที่แล้ว +4

    Nice song I love it .I lisent it since 2007

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra 5 ปีที่แล้ว +21

    wakhtigu dheereya walahi xiligaas 8 ayaan ahaa anigiyo inan aan sxb nahay ayaa ku jaazi jirney heestan imperial hotel be fore and after master two years

  • @abdikanikb4286
    @abdikanikb4286 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aftar 15 years stiil lisentening this song hadad iga danbayso love ha ila dhafin lipah

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 ปีที่แล้ว

    Old is gold yaaa dhagysanaya 2023 Wlhi Heestan wxn ku xasuustaa ciyaaal nimo iyo wakhti qurx badnaaaa moood kale galaaa 😢❤

  • @ridwaanaden12ridwaan-tm5xp
    @ridwaanaden12ridwaan-tm5xp 8 หลายเดือนก่อน

    What a song amazing still 2003 at moment 2024 it's my best song ❤

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 7 หลายเดือนก่อน +1

    23Febuary 2024 habeen sabti soo galayso
    Magaalada Berbera Xaafada burcosheekh 10:55PM insha Allah caawa jaad iigu dambaysa allah hayga daweeyee

  • @Fike27
    @Fike27 8 หลายเดือนก่อน +1

    8/1/2024 still listenin Old Is Gold 😍🙏

  • @maxamedawil4537
    @maxamedawil4537 3 ปีที่แล้ว +4

    2008+2009 noloshu way macan badned lkn 2015 laga bilaabo waqtigu wuu kasoo daray

  • @hamzikbzk8802
    @hamzikbzk8802 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 still my fvr song ❤️‍🔥

  • @SumayaHamza-v9s
    @SumayaHamza-v9s 9 หลายเดือนก่อน +2

    17/12/2023 i still listening this song. My favorite ❤

    • @CBHersi-xh6jr
      @CBHersi-xh6jr 9 หลายเดือนก่อน

      17/12/2023 woow

    • @CBHersi-xh6jr
      @CBHersi-xh6jr 9 หลายเดือนก่อน

      ❤ it's so beautiful song

    • @CBHersi-xh6jr
      @CBHersi-xh6jr 9 หลายเดือนก่อน

      But where are you from ?

    • @Gaabsha11
      @Gaabsha11 8 หลายเดือนก่อน

      Still❤

  • @samdadanisar4709
    @samdadanisar4709 ปีที่แล้ว +2

    2/march/2023 I still Listening Song❤️

  • @hodancali5477
    @hodancali5477 2 ปีที่แล้ว +9

    20/ᴍᴀʏ/2022 Aғᴛᴇʀ sᴛɪʟʟ ʟɪsᴛᴇɴɪɴɢ 13ʏᴇᴀʀs ♬🎻♥

  • @yamlak7313
    @yamlak7313 5 หลายเดือนก่อน

    Any amharic speakers here l🔊???? 🇪🇹🇪🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @boonmarket6389
    @boonmarket6389 ปีที่แล้ว +2

    24 April 2023 still I'm watching

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 3 หลายเดือนก่อน

    After 14years allow cimriga noo dheere cibaado suubane noogu dar 😢❤

  • @saciidcabdiweli4648
    @saciidcabdiweli4648 ปีที่แล้ว +2

    30/6/2023 after 14 years still listenting this song 🎭🎧🎵🎶

  • @old-school792
    @old-school792 10 หลายเดือนก่อน +2

    After 14 years still listening this matter piece song

  • @hamze_deekofficial2096
    @hamze_deekofficial2096 4 ปีที่แล้ว +20

    12/1/2020

  • @sabrinaomar23
    @sabrinaomar23 9 หลายเดือนก่อน +2

    2023 still listening this song ❤

  • @yurimanka5894
    @yurimanka5894 9 ปีที่แล้ว +6

    ila RAC ila RAC musigo hla axyaa fan an SMS nolow sxb fanan Ku gadhaya ma jiro best voice and best dance

  • @sumayahamze8520
    @sumayahamze8520 ปีที่แล้ว +1

    First day of 2023 🎉after 13yrs I listen this 🫶.

  • @marwahamdi744
    @marwahamdi744 ปีที่แล้ว +2

    01/01/2023 still listening 🎶 ♥️

  • @Apdikani
    @Apdikani ปีที่แล้ว +1

    2023 still listening ❤

  • @safahassanhasan7893
    @safahassanhasan7893 8 ปีที่แล้ว +12

    i love this Song woooow

  • @MaxamedAadan-y9r
    @MaxamedAadan-y9r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa 19/Jun/2024 Habeen 10:52 Waxan Jooga Somali,sooL,Lasacanod Waan Jeclahy Dadkeyga Somaliyeed Waxan Leyahay Midooba I.n Hadad Daawaneyso 2065 ii soo Duceeya Waayo Waa Xili Aan Dareemayo Inaanan Aduunka JooGin Anagu Hada Da,deydu Waa 39 Janada Inoo Balana I.n Wixii Muslina

    • @AxmedCade-r9u
      @AxmedCade-r9u 2 หลายเดือนก่อน

      ma miiroba cunysa shp😂 murqaabad ku qorty wle

  • @SH0wg4
    @SH0wg4 4 หลายเดือนก่อน

    inta daawanaysa 2024 ❤like Iska Saara WLLo ❤

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 ปีที่แล้ว

    Fav song 2023 saxardiid zmz ciyaalkii hore unba garan kara❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +1

    2 1 2023 still listeng

  • @abdisamedyusuf12
    @abdisamedyusuf12 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan mantaa dhageysanayaa xasuuus wllhi marka yaraaa manta 8/12/2021 tahay Garowee to hargeysa safar dher

  • @halabuursaate4712
    @halabuursaate4712 2 ปีที่แล้ว +4

    Hees Wakhti qaadatay wllhi After 2013 hadan dhagaysanaya🤍🤍🤍

  • @mahadisco4951
    @mahadisco4951 2 ปีที่แล้ว +1

    AllH ku naxriistO mustaFe zaxrdiiid

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 9 หลายเดือนก่อน +1

    18/12/2023 and still listening

  • @apdaleomar8973
    @apdaleomar8973 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 𝖫𝗂𝗄𝖾 𝗌𝖺𝖺𝗋

  • @SiciidyuusufCamuud
    @SiciidyuusufCamuud 6 หลายเดือนก่อน

    Si toosa uma sixi karro xilligu xiliguu ahaa laakin dadku waywada cabsanaayen habeenkan maqlay heestan 2011 ithink 😢😢

  • @filsansaed5359
    @filsansaed5359 2 ปีที่แล้ว +2

    Still watching Nov/2021 💖

  • @fatumoahmed8844
    @fatumoahmed8844 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 dadka soo boqdey🥰🌹

  • @Wadani-2024
    @Wadani-2024 2 ปีที่แล้ว +2

    2022/3/12 Time: 11:37
    Goobtuna waa hargeisa garahan jameeco wayn.

  • @nagronuudha4953
    @nagronuudha4953 4 หลายเดือนก่อน

    2024/5/13 malin isniin ah sacdu waa 9::23 subaxnimo jikda fadhiya wan quracday hestan soo xasustay wan dhagysanyaa Addis abab ayan jooga leenba sugaya ilahay ha ii sahlo bishan sayaan maryaa warysigii ogu danbeyay soo duceya ❤

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs 4 หลายเดือนก่อน

    12/05/2024 after 14 years still listening 😢

  • @deeroo143
    @deeroo143 14 ปีที่แล้ว +18

    heestan naagaha ayaa aad uga danbeeya reer hargeisa waliba panaroma iyo casaloma ayaa lagu daawadaa aroosyada.. lakiin ninkani waa copy yayste waynaaday laacib weyn weeyaan

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 6 ปีที่แล้ว

      Mustafa Suleiman hhhh

    • @engliban
      @engliban 3 ปีที่แล้ว

      Imika waxa la joogaa 2021

    • @axsanmustafe9682
      @axsanmustafe9682 3 ปีที่แล้ว +2

      10sano kadib ayan Reply kuuso galy ma nooshahy Tolow🥺😌

    • @nazeemaden3025
      @nazeemaden3025 2 ปีที่แล้ว

      @@axsanmustafe9682 talow manoshahy 1 year after😒🥀❤

    • @qaadiroyusuf2654
      @qaadiroyusuf2654 ปีที่แล้ว

      Wanku salamey legend 🙌

  • @RealworldGng
    @RealworldGng ปีที่แล้ว

    21september kenya section three albushra I like this song 😢

  • @zakariyeizmailguuleed
    @zakariyeizmailguuleed ปีที่แล้ว +1

    2012 laasiya fc hilaaac 👋😭

  • @abdiazizmohamoudsalah4296
    @abdiazizmohamoudsalah4296 ปีที่แล้ว +1

    14 years kadib yaa dhagaysanaya like comment ❤❤🥰

  • @aabecade6675
    @aabecade6675 ปีที่แล้ว

    Hees xasuus igu leh aan marnaba hilmaamen 2010
    Old is gold 😓😓