SAHRA ABUKAR DAWO & HEESTII " MA COLBAAN LALA BAYAA, MA LIBAAN HIGSANAAYAA, MA LUGOOYADIISIIYO LIVE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @aligedi8309
    @aligedi8309 5 ปีที่แล้ว +5

    YAAB AMA CAJIIB RAAGAS AYA SOOMARAY SOOMALIYA WOOOW😎😎😎😎😎😎😎

  • @GaradTalabacade
    @GaradTalabacade 9 หลายเดือนก่อน +3

    DURDUR CASRIGODE RUUN AHAAN WAA INOO NOOQDA CASRIGAN GREAT TEEM 🌍

  • @aligedi8309
    @aligedi8309 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan Zahra DAWO aya leeh mise khadra dahiir❤️❤️❤️❤️

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Walaal originalka waxaa wada qaaday sahra dawo & xasan aaden.
      Erayada; waa maxamed cali kaariye.

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus iyo xamar sahra dawo❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hees xusid mudan Old is gold

  • @BishaarDilfo
    @BishaarDilfo 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waxa dawaday 2004 ciyaal

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma laban ka carara ma lixban la dirira ma Lishanka dher ban lalida dul Sara kalgacal ma lasimo sahro dawo

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤😂😂😂👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaa qad miyaa leh mase sahro?

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  7 หลายเดือนก่อน

      @cabdiqanifanka529
      HEESTAN KHADRA DAAHIR MIYAA LEH MISE SAHRA DAWO AYAAN U FAHMEY QORAALKAAGA
      HEESTAN LABA FANAANANOOD WEEY QAADEEN
      SAHRA DAWO KALIGEED AYAA QAADEY IYO KOOXDA DURDUR HALKA KHADRANA AY LA QAADEY XASSAN ADAN MUUSIGANA AY U TUMAYEEN KOOXDII WAABERI
      HEESO BADAN AYAA JIRA OO RUWAAYAD KU JIREY AY LAHEEYD FADUMO HALDHAA OO AY AUN KHADRA DAAHIR LA QAADEY XASSAN ADAN SIDA HEESTA, SIR-MAQE KU AAMINEY, QALANJO, IYO QAAR KALOO BADAN

  • @abdisneaker1997
    @abdisneaker1997 4 ปีที่แล้ว

    Heestani waxay kahadlaysaa markii ay reer marqan land 😆 dudeen oo waa degniin iyo hogo tusaley markaa leyligu waa marqan Land 😂👌

    • @damal-abodimedia7868
      @damal-abodimedia7868 3 หลายเดือนก่อน

      Caqligii majeerteenka weeye hadaan aqaano sowmaaha?