PRANK AAN KU SAMEEYAY LIL BALIIL HILIB DOOFAAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    TH-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

ความคิดเห็น • 3.3K

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  5 ปีที่แล้ว +1940

    Balantiini Waan kasoo baxay Prank kusameeyay baliil th-cam.com/video/35d0jsbE89A/w-d-xo.html like Share thx all

    • @mahadofficial8915
      @mahadofficial8915 5 ปีที่แล้ว +16

      Yeees txz legend ku aamunzanhy #king ck kugu phaanaa

    • @nasteexonalka5213
      @nasteexonalka5213 5 ปีที่แล้ว +6

      Wllhi saan u sugaaye waan daalay ck prank waad kabax saty lkn danbe sidaa ha ugalin wayo saxib tinimada waa shey muhiim ah wllkey mcne ♡♡♡♡

    • @hamdaupdyfatah7778
      @hamdaupdyfatah7778 5 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi ck prank wad ka gazhataY liil baliil hno waa iga qozlizen keep going ban ku leYahaY broh

    • @Mohammedkral
      @Mohammedkral 5 ปีที่แล้ว

      Wadanka umaimaan inan toifar xuno

    • @najmofeysal851
      @najmofeysal851 5 ปีที่แล้ว

      Tnx wll entaa codsinaa nooo fulisay tnx keep going

  • @user-qu5dn2ou1t
    @user-qu5dn2ou1t 5 ปีที่แล้ว +1934

    Caruur Aad u qurxon Allha ku siiyo Hadad igula saliso
    💌Nabi Maxamed Scw💕✍ scw scw ❤m.a

  • @zakariyemohammadhassan6517
    @zakariyemohammadhassan6517 4 ปีที่แล้ว +494

    Naagtan qaawan Allah so hanuuniyo u duceeya walashen😥

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial 5 ปีที่แล้ว +467

    SubxanallaH War Magaca Ilaahey iyo Magaca Rasuulka Oo Aad Liketa Ku Raadinaysaan Iska Dhaafa Waa Iga Waano

    • @falastiinahmedfalastiinfas6989
      @falastiinahmedfalastiinfas6989 5 ปีที่แล้ว +3

      Saxiix wlhi runtaad ka hadashay illaahey haku XAFIDO

    • @mataanmataanmatan9217
      @mataanmataanmatan9217 5 ปีที่แล้ว +2

      Horta sxb dadku maxay ka fa iidan like iisar

    • @fatumaabdi122
      @fatumaabdi122 5 ปีที่แล้ว +2

      Like Isaar Gormaad Ka Jaahil baxeysiin oo magaca Nabiga Scw iyo Allah Ugu raadsatiin

    • @dahabodahir95
      @dahabodahir95 5 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁🐖🐖🐖🐖🐖

  • @eliasmaska7969
    @eliasmaska7969 5 ปีที่แล้ว +582

    La illaha Ila Llahu MohameD Rasulalahi
    WalaL IllaH Mgciis Like Igu Saar 🙏🏻👍🏻👇❤️

    • @abshirahmed2342
      @abshirahmed2342 5 ปีที่แล้ว +1

      subaxan alha

    • @zakihassan1271
      @zakihassan1271 5 ปีที่แล้ว +1

      waryaa hooy ilahey ka cabso
      subxanallah danbi ayaad ku jirtaa
      wllkey ilahey ka cabso plz

    • @khadar6424
      @khadar6424 5 ปีที่แล้ว

      I-am Keyow Qabso afka qsjin yohow

    • @Najuumfantastic
      @Najuumfantastic 5 ปีที่แล้ว

      I-am Keyow Official waku saray adna Ii saar Subscribe thnx

    • @bestibros604
      @bestibros604 5 ปีที่แล้ว +1

      Subxanallah

  • @raxmarose1847
    @raxmarose1847 5 ปีที่แล้ว +231

    Markan arko ghabar somaliyed oo sidan uu qawan wan ilmeya wlhi blhi ax illahayow so hadey hablahena

  • @Adnan.uk7
    @Adnan.uk7 5 ปีที่แล้ว +328

    Gabdhaha somaliyeed inta asturan qeer alaha siiyo inta qaawan alle haso hanuuniyo Waxan arkaaaa in aaqiro la hilmaamay

  • @saacidcabdi6577
    @saacidcabdi6577 5 ปีที่แล้ว +655

    Ku sali xapiibkenaمُحَمَّد ﷺ

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 ปีที่แล้ว +33

    Liil baliil waxa mooda walalkay sida isleeyahay dhaqanka wajiga 😂vedeo aan ka daalin daawashadiisa i love wiilasheena🥰❤️❤️❤️

  • @sawdasaid5858
    @sawdasaid5858 5 ปีที่แล้ว +436

    Ilahay baa kuugu dharsheey like iisar😘😘😘

  • @hamdaupdyfatah7778
    @hamdaupdyfatah7778 5 ปีที่แล้ว +247

    Liil baliil inta argta zidu wax ueegaYoh liketa haYla dhafinah 😂😂😂

    • @dr_sadak
      @dr_sadak 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll cafimad kaga taam hadu yahay hoos kudufo wll
      👇
      👇
      👇
      👇
      Ilahy hamigaga haku rumeyo hoyadha dhana janadha hageye subscribe iisaar wll intadhan kabixin

    • @mofarah1722
      @mofarah1722 5 ปีที่แล้ว

      Hamda Updyfatah kkkk

  • @najibofficial8651
    @najibofficial8651 2 ปีที่แล้ว +44

    2022 still watching 🤞
    Fernominal 🤣 only legend

  • @zakariamohud6856
    @zakariamohud6856 5 ปีที่แล้ว +954

    Waxaan ka naxaa markaan arko dad magaca ilahay iyo Rasuulkiisa Like ku raadinaaya😓
    Alle idin duley😡

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 5 ปีที่แล้ว +202

    Kolay hadaa hoos usoo dagtay oo comments aqris usoo gashay farta taaga like iska Tuuji nacalaa shaydaan kuyaalee ok From Belgium

  • @maxamaddeeq8924
    @maxamaddeeq8924 3 ปีที่แล้ว +43

    Inta dib ugu soo ceshtatey 2021 like hailadhafin

    • @mo___alpha6610
      @mo___alpha6610 2 ปีที่แล้ว

      Haddaba daawanotoo

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mo___alpha6610 ana hda😂

  • @mohamedabdikariin1226
    @mohamedabdikariin1226 5 ปีที่แล้ว +207

    Lil baliil markuu dhahay finland dad Lee iga joogo AMA walalehey aa joogo waliba asagoo camera in laga duubayo kawar qabin
    Cidii umaleysay lil baliil inuu mar walba markuu camerada kahor kahadlayo dadka inuu kusoo jiidanayo hadaladas hadda iney ka jaahil bexeen ayey ila tahay
    Lil baliil always I support the person you are wll
    Respect 👑👑👑👑👑👑

    • @shaafiemohamed7530
      @shaafiemohamed7530 5 ปีที่แล้ว +4

      Qof qawano dad wacdinayo somaliya laga hela

    • @aishaabdullahi5258
      @aishaabdullahi5258 5 ปีที่แล้ว +2

      @@shaafiemohamed7530 hhhhh qof qaawanoo dad wacdinayoh somaliya laga helaa kulahaa qosol iguma hadhin wallee hhhhhhhh

    • @jii4jii418
      @jii4jii418 5 ปีที่แล้ว

      Vi

  • @abshirhaji147
    @abshirhaji147 5 ปีที่แล้ว +246

    Wll cafimad kaga taam hadu yahay hoos kudufo wll
    👇
    👇
    👇
    👇
    Ilahy hamigaga haku rumeyo hoyadha dhana janadha hageye subscribe iisaar wll intadhan kabixin

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 5 ปีที่แล้ว +173

    "Ani wadankan uma imaan inaa doofar cuno"

    • @cgcv963
      @cgcv963 4 ปีที่แล้ว +1

      Woooow

  • @ahmedkaloos7152
    @ahmedkaloos7152 5 ปีที่แล้ว +78

    Caawa saa u qoslay
    Prank liil baliil 😂😂😂😂😂
    Ani doofaar europe uma imaanin 😂😂😂😂😂

  • @altianoelchapo6456
    @altianoelchapo6456 5 ปีที่แล้ว +117

    Walahi bilaahi iyo ilaahay ayaa igu og oo ciyaar ciyaar loo leeyahay 😔😔
    Ma dareensana miyaa inay magaca ilaahay ciyaar ciyaar ugu dhaaranayaan 🤦🏽‍♂️😠😡😠

  • @bigpubgturkey6195
    @bigpubgturkey6195 5 ปีที่แล้ว +45

    LKN CK WAXAA FICNEYD INAD RAACISO FARIIN AH IN DOOFARKU YAHAY XARAAN QOFKA MUSLIMKA AHNA LAGA RABO INUU KA FOGAADO
    SI DADKA QAAR AYSAN U MALEYNIN IN UU CAADI YAHAY
    MAHADSANID

  • @qalbideeqaaofficial4125
    @qalbideeqaaofficial4125 5 ปีที่แล้ว +89

    mashallah Lilbalil waa qof nadiif ah oo wlhi dacad ah Kaliya fankaas waaye dhibkiisa allow intaasna kamadobeee amiiiin

  • @Hamza_Ahmed_bile
    @Hamza_Ahmed_bile 5 ปีที่แล้ว +39

    LB qalbi nadiif waye Ck ninka markala saas uhagelin #somali music to the world 🇸🇴

  • @hodanmahamed1166
    @hodanmahamed1166 5 ปีที่แล้ว +316

    Ck Fadlan fadlan fadlan 🤢
    Qosolka nagadaa aad dulsaareyso Wlhi wan dhipsanaya 😓

    • @sabirluqman5538
      @sabirluqman5538 5 ปีที่แล้ว +7

      Wllhi dhagaha baa ku xnuunyaa 🙉sorry 2 day ago baa soo dhigty qraalkan

    • @canabmukhtar9545
      @canabmukhtar9545 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xitaa wan dhibsaday

    • @cimcimcim3014
      @cimcimcim3014 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniga xitaa

    • @thepatriot9917
      @thepatriot9917 4 ปีที่แล้ว +1

      aniga xata

    • @shukriabdullahi252
      @shukriabdullahi252 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi bilaahi talaahi qosolkaas waan dhib saday aniga xataa

  • @mohamedabdihamidofficial9235
    @mohamedabdihamidofficial9235 5 ปีที่แล้ว +216

    Somalinimada haday ku la wentahay like isar

  • @farahmohamedmuse4439
    @farahmohamedmuse4439 5 ปีที่แล้ว +90

    Iska ilaaaliya in aad ku dharataan magca Alle idnkoo been Adeegsanayo Alle kabaqa

    • @امساء
      @امساء 5 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allah xabiibti Allah haku xifdiyo maasha allah ♥️

  • @Rinaaaaad
    @Rinaaaaad 5 ปีที่แล้ว +39

    29:24 liil baliil Ck siduu u eegayo i liked wlh 😢

  • @niiraajabdullahi5937
    @niiraajabdullahi5937 5 ปีที่แล้ว +46

    War anigu yaabaye Like ta lacag malagu hela 🤔🤔 Mel wlba like isaar Lee ujeda halega dawageyo🙃🙃🙃🤭

    • @ladanaliabdullahi4614
      @ladanaliabdullahi4614 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Falastiin27 wlh wan jecla micnaha liketa wxa laga hilayo ina fhmo like isar lee kujiran

  • @zamiyamohamed4232
    @zamiyamohamed4232 5 ปีที่แล้ว +60

    Liil baliil hadanu ogayn prank ama camreda wlhy waxn u qiray inu yahay wiil dhawrsan my fanankyga
    Gabadha sidu uga fogaday markay Agtisa fadhiday oo aay canka u tujinysay
    Wlhy brother full Respect aya ayan ku haya hadi aad ogayd oo kas uga durygtyna ma shegi karo tas wlky lkn qalbiga wad ku waynthy hore usoco ❤❤❤😍😍😍😍💋💋💋💋

    • @blackgrial491
      @blackgrial491 5 ปีที่แล้ว +4

      Liil balliol waan ku ogaa taa wlh wll fananka kaliya ee gabdhaha xushmeeyo ee ka agdhawaanin

    • @blackgrial491
      @blackgrial491 5 ปีที่แล้ว

      @qadiija henna ok

    • @zamiyamohamed4232
      @zamiyamohamed4232 5 ปีที่แล้ว +2

      @@blackgrial491 manzhaAllaha ilahay kuwa kalee hablaha babinaya sida ha noga dhigo dhawrsanantu waa qali Alle haku xxpiftiyo wlky qli Lb

    • @zamiyamohamed4232
      @zamiyamohamed4232 5 ปีที่แล้ว

      @qadiija henna wlshy wn ku saray waxn kusoo arkay sadex video Kln dadal qli inshaAlaha

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 4 ปีที่แล้ว +81

    Wlhi ninka xaranta ad ayuu unacebyahay an filaa fankana allaha kamadobeyo

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 5 ปีที่แล้ว +211

    🤴ck😁✌️

  • @israbbe7461
    @israbbe7461 5 ปีที่แล้ว +34

    Lb miskiin 😂😂😂😂 dofaar alle aa ka magan galey walhi liil baliil calool xumo igu dilay 😭😭😭🤣

  • @muniirmazhkuurtiens7929
    @muniirmazhkuurtiens7929 4 ปีที่แล้ว +33

    Inta kutagan dhaqankeena islamka like eee xaranta iska dhawrata please subscribe

  • @husseinabdi1130
    @husseinabdi1130 5 ปีที่แล้ว +39

    Wll wllh yaaLa dhiHin
    CK bro waxaaaa raBto dheh but don’t said wllh
    Sometimes runTa laGuMa dhaaRto bro
    Team CK

  • @youngmoh23osman61
    @youngmoh23osman61 5 ปีที่แล้ว +55

    23:2 lil baliil ku yiri bro qaansiir ayaa igu maqan marka intii taqaano qabsiir like ha igu soo yaacaan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatmaabdikadir942
    @fatmaabdikadir942 4 ปีที่แล้ว +89

    29:26 liil blil indho jceyl inu leyhy meqa ila aragtey frta taga

  • @ibtisaamibtisaam1649
    @ibtisaamibtisaam1649 4 ปีที่แล้ว +26

    “Tan hadaan ka aarsan waayo been been eeyba igu bogtay” kulahaaa😂😂😂😂

  • @Thommack
    @Thommack 5 ปีที่แล้ว +28

    Hhhhhh liilbaliil m. A balwad malihid bro ✊ sidaas ayaan kugu jeclahay alle haku dhowro

  • @MohamedAli-hq9ub
    @MohamedAli-hq9ub 4 ปีที่แล้ว +27

    War odeyga Waad ku dheshen wlhi😂 Ala Hooyoy Hilib dofara Ka dhargay Kulaha😂😂

  • @yahyekheyreofficial5148
    @yahyekheyreofficial5148 5 ปีที่แล้ว +77

    Ck balayo athy wlhi ina ader keyga dabecada ee runta ee rer H🌹G aka kentay wlhi lkn dadka bada ma fahmayan voido dabaecada run oo leyahay ayan ku cadatay wall lilbalil wa nin ee ku wenthy dinta islamka 🙏🙏🙏❤

    • @ismacilsw8077
      @ismacilsw8077 5 ปีที่แล้ว

      Wllhi dacad ayaan u qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @m_bisharelmi8376
      @m_bisharelmi8376 5 ปีที่แล้ว

      Qaxbado maxaa HG mesha keynay amxaar yahow ama hg dodar cuna arktay dhilaa kushay was afaga subso meshan qosol iyo bashal kale lojogaa maxa qabiil kuu gey yay hadad qabiil aamin santahy orad lacg kasoo qaado reer kas cayey lcg hakugu siyaan

    • @ayaansaed8611
      @ayaansaed8611 5 ปีที่แล้ว

      Waar halkay kaga waynaaday is tusyahoow naagaha madonna maanad arag say isku yihiin isagaaba doofaare garacu

    • @yahyekheyreofficial5148
      @yahyekheyreofficial5148 5 ปีที่แล้ว +2

      Mohamad harago
      Wax wen ka qaldan intad hdlin ka firso
      Tan xiktane san daremayo qof wen tahy si ixtiram leh uhadal
      Mesha qabil kuman cenin ee qabka oo uxanaqay leka hdlay ceyna ma ahan dhaqan qof wen yelo wall🙏

    • @abdullahishire2870
      @abdullahishire2870 5 ปีที่แล้ว

      Lillbali waad xumaat waxaase Alahakagabarayayaha inuun kasto hanuuniyo fanka waad necebahaye xaraata

  • @mohamedabubakar6239
    @mohamedabubakar6239 5 ปีที่แล้ว +56

    Waxaa Iga gadan ”Abaayo aniga wadankan inaan doofar cuno uma imaanin” kkkkkkk #LB

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 ปีที่แล้ว

      😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @najmashiikh6720
      @najmashiikh6720 5 ปีที่แล้ว

      hhh

  • @fahimaomer7173
    @fahimaomer7173 5 ปีที่แล้ว +15

    Ahhhh wlhi liibaliil qof dacada weeyi. In nafta lagu bixiyo xta uu uqalma 😍🌹🌹

  • @nehaahmad9998
    @nehaahmad9998 5 ปีที่แล้ว +41

    Ck aadbn ujeclahay |PRANK| yadiisa 🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhaarta ciyaar ciyaar ayay ka dhigteenba, lil baliil qalbigiisa waa saafi siduu uga gubtay ayaa cadaynaysa, qoftan alle haso hadeeyo ✌️😊

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 4 ปีที่แล้ว +5

    Lkn magaca ilahy baaba iigu daran iyo magaca nabiga scw o lagu dheelaayow subxanaalah naagta qaawaney allah hakusoo hadeeyo abyo

    • @miraayasaid9776
      @miraayasaid9776 4 ปีที่แล้ว

      Amiin 😭 lkin maxay nimankas uu sheegi wayeen inay is asturtu , saasay ugu jecalyihiin midhe 😭😭 subxanllaha😭

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว +75

    Feylan inay qalad kujurto waa ogtahay allaah ku hadeyo wll

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว +3

      malikatul xubi 24ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar psl

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว

      @@hanitaavlogsandfilms733 mar xaba

    • @riinaalove50
      @riinaalove50 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa wll ilahey ha hanuuniyo geerida waa leska helmaamay waalhi iyo cadabta qabriga ax sorry hadey xasusan laheed marqura geerida iyo sakaradka modka waxbey isku dhami laheed

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 4 ปีที่แล้ว

      @@riinaalove50 insha allaah dhamanten ilahay hana toosiyo oo janadiisa hanala doono

    • @animeempire141
      @animeempire141 4 ปีที่แล้ว

      Haa waa runtaa alaha hadeeyo

  • @Hanad10k
    @Hanad10k 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta ila aragtay in Feylan carabka uduran yhy like ha iisaarto😂😂😂😛🤙

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 ปีที่แล้ว +11

    masha Allah Wlhi waan sugaayi inta ila mid ah Like isaar Ck keep going my brother😂😂😂😂😂👌👌👌👌😫😫🇸🇴👈

  • @rayaanosmaan2489
    @rayaanosmaan2489 5 ปีที่แล้ว +21

    12:44 liil baliil maskiin wuu naxay indhaha siduu ka yeelayay yaa ila arkay 😂😂🤔

  • @sawdamuxudin2816
    @sawdamuxudin2816 2 ปีที่แล้ว +6

    2022😳😂Aa dawaday inta iga danbeyso like☝️

  • @mahadfarxaan390
    @mahadfarxaan390 5 ปีที่แล้ว +11

    Iska daaya likega aad ku raadinysn Rasuulka igula saliya

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +158

    Soomalidu khamriga waa cabtaa, waa sinaysata, waa khamaarta , wax waa xadaa, been way sheegaan. laakiin doofaar ka ma cunto. Weligay Soomali doofaar iibsanaya ma arag . Never in my entire life.

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว +2

      Ilhy inta kalena saa haynaga dhigo

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 5 ปีที่แล้ว +3

      Intaasna saa ALLE ha uga madobeyo

    • @hamdialas3639
      @hamdialas3639 4 ปีที่แล้ว +1

      Liil Baliil waa dhafiseen plza aloow ku xafid liil Baliil 🥰CK adne brother👌

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 4 ปีที่แล้ว +1

      Yusuf Jama dhaqankaa u diidayo yaa cuni karo uf

    • @fartaxaaji9690
      @fartaxaaji9690 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax walahi

  • @yaxyeadan9631
    @yaxyeadan9631 3 ปีที่แล้ว +10

    5 minit ayaa ka hadhay sanadkii xusbaa 2021 allw kharkiisa nasii 🤲🏽🤲🏽❤

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 4 ปีที่แล้ว +12

    U should do more pranks man 😅😂😂😂 this is so cool and with that girl she is something else

  • @rafaaziabdihakiim1530
    @rafaaziabdihakiim1530 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi Real prank shidan inta jeer aan dawaday xisaap malahan ✌❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @ruunguurecantush1459
    @ruunguurecantush1459 5 ปีที่แล้ว +14

    Ck ngtan cariyadka ah oo qaban inaa so galisogaliso canalkaga ma eheen waayo waxa jiro caruur iyo dadkle oo waweyn oo ku dawado marka uma roono in ey dawadan nag qaban plz mr danbo ha na tusin

  • @naimahashi7391
    @naimahashi7391 4 ปีที่แล้ว +8

    Lil baliil wiil fcn waaye prank waaye markuu maqlay horuu gabadha ka raali galiyay waa wiil dumarka xishmadoda yaqano keep going bro waa lagu marsiiyay tan 🤣🤣🤣

  • @shukrifayzal2770
    @shukrifayzal2770 5 ปีที่แล้ว +39

    subxanallah been ayaa illaahy lagu dharanayaa allahu akbar allahu akbar allahu akbar😢xasbunallah wanicmal wakiil

  • @sabkammm6951
    @sabkammm6951 5 ปีที่แล้ว +16

    I never knew lil balil was this cute😍😍

  • @munoxupey1466
    @munoxupey1466 3 ปีที่แล้ว +12

    2019 hadana wan ku so ceshty 🥰🥰 2021

  • @abdifitah.
    @abdifitah. 5 ปีที่แล้ว +24

    wlhy anoona filaneynin ban tellka qabsdy sa wxn dmcay inaan ck reaction inan iska dawado wxn arkooya prank Ck to LP😂😂😂

  • @cusmaanraageahmed9404
    @cusmaanraageahmed9404 5 ปีที่แล้ว +19

    ilaahow tunkaan hadu dofaarbku cusubyahay dhulka ilagooy kulaha🤣😂😅😀😅

  • @zuhuromar5456
    @zuhuromar5456 4 ปีที่แล้ว +61

    SubxnaAllah sidey eyadoo sas uqawan raga udhax fadisaa😶😶allow so hanuuni

    • @iaw2401
      @iaw2401 4 ปีที่แล้ว +2

      Zuhur Omar
      Comment kaliya an radaye ada so qore hadhooti nina gursa lagu dhha

    • @safisiman5089
      @safisiman5089 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @abdukadirosman9304
    @abdukadirosman9304 5 ปีที่แล้ว +24

    Prank camerada uu nal ku xeran yahaaa another level 😂 😂 😂 🤣 😂

  • @harmony1032
    @harmony1032 4 ปีที่แล้ว +19

    kkkkkk, miskiinka waleelken lil baliil balo aya lagu dhigay, that was hilarious though, funny prank😂😂😂😂😂😂

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 4 ปีที่แล้ว +17

    Lil balil waa dacad nio hhh xalal weeye wlhi😂😁🤣

  • @naasirhayaan2899
    @naasirhayaan2899 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta iygo bila kabo ah oo fadhiya dawana liketa igu qabta ahahah

  • @cabaascabdiraxmaan9337
    @cabaascabdiraxmaan9337 4 ปีที่แล้ว +3

    Ck nin raged keep going horey usoco baan ku leeyahay waan ku taagiiraa maasha allah

  • @shakkroom829
    @shakkroom829 3 ปีที่แล้ว +31

    We need more pranks 😂

  • @suheibjama5113
    @suheibjama5113 5 ปีที่แล้ว +58

    INTA JECEL WALAAL KING CK IYO LILBALIL LIKE KUQABO ↘️✔✔✔✔

    • @abdidahir9365
      @abdidahir9365 5 ปีที่แล้ว +1

      Adin Aniga ku jecel wll qali l💞🤚🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣💓

    • @dr_sadak
      @dr_sadak 5 ปีที่แล้ว

      Wll cafimad kaga taam hadu yahay hoos kudufo wll
      👇
      👇
      👇
      👇
      Ilahy hamigaga haku rumeyo hoyadha dhana janadha hageye subscribe iisaar wll intadhan kabixin

  • @jamaaludiinstar4145
    @jamaaludiinstar4145 4 ปีที่แล้ว +7

    Ck mrkan cadhaysanhy ban fiirsadaa ka dib ban farxaa oo qoslaa
    Allah keep you pro

  • @ahmedfrah5170
    @ahmedfrah5170 4 ปีที่แล้ว +4

    Ck magafe ninka uturjumi jiray Waagii liibiya uusoo maraay like iisaara😂

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 5 ปีที่แล้ว +33

    waliikey cawa ka hor si fcn uma qoslin Ck kulahaa tan mana jafoosa mse prank nala samenosa😂😂😂

  • @MAXKAMADA_DAHIR
    @MAXKAMADA_DAHIR 5 ปีที่แล้ว +9

    Wara ck xarifkan been badna😅😅😅😂😂carabku iga dhagdhagaya kulha😅😂😂😂 team ck

  • @ashohassansahal3113
    @ashohassansahal3113 5 ปีที่แล้ว +16

    Feylaan TH-cam keda radinoyaa she’s so beautiful so innocent so friendly💋,,,,, love u baba CK 😅liil baliil welcome to the team CK l😂 the best prank ever ✊✊✊👍👍👍✨

    • @feylaanschannel2290
      @feylaanschannel2290 5 ปีที่แล้ว

      Asho Hassan Sahal thanks sis this is My TH-cam 💕

  • @jamaguray1160
    @jamaguray1160 5 ปีที่แล้ว +15

    Kulaha lilbaalil wiil madan kufsan ee furad cuntay inta kuqososhay like dhac igu si

  • @samiiroahmed7200
    @samiiroahmed7200 5 ปีที่แล้ว +4

    qof walbo oo comentigeega akhrinooyo waxaaan ka rabaa inu u duceeyo baladweyne daa'dadka ka socod yaa rabbi🤲🤲

  • @aaminahm0haali968
    @aaminahm0haali968 4 ปีที่แล้ว +9

    Liil paliil dhapaa ujclhy plz IlazoxariiryaH 😭😭😭😭

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 5 ปีที่แล้ว +14

    Lil baliil maxa ka reysay ck 😂😂😂dhabarey aya ku horayv😂😂😂

  • @abdirisaqfarah8552
    @abdirisaqfarah8552 5 ปีที่แล้ว +57

    “Bro qaansiir ba igu maqan sorry maxay itari” kkkk

    • @FOESisters
      @FOESisters 4 ปีที่แล้ว

      Abdirisaq Farah 😂

  • @prettypellachoklatina9234
    @prettypellachoklatina9234 5 ปีที่แล้ว +6

    INTA Somalia jogta OOO Fine cad isticmala like😁😁

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 5 ปีที่แล้ว +27

    Prankaan ad sameysen maxumo. Balse daarta beenta ah O jilitanka kusabsan halagadafo maficno magaca ilahey in been ama jilitaan logudarto. Ok hore usocda team Ck

    • @feyzalogbana7921
      @feyzalogbana7921 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk afi xarafka dh qaanuunku maku jiri miyaaa wah

    • @ali__1481
      @ali__1481 5 ปีที่แล้ว +1

      @@feyzalogbana7921 hhhh dictionary oo u baahan yahay usheeg

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว +13

    Istaqfurullaah wlhi daacad uqoslay wlhi liil baliil kajafeen 😂😂😂😂😂

  • @khadrasalaxdiiriyexeyle7721
    @khadrasalaxdiiriyexeyle7721 5 ปีที่แล้ว +12

    Liil baliil daacad waaye Wallahi
    Miskiin;horay usoco baliil wan ku targets

  • @cunnayeofficial2636
    @cunnayeofficial2636 5 ปีที่แล้ว +16

    I was waiting for this thank you king ck we went some more

  • @omarabdi8658
    @omarabdi8658 5 ปีที่แล้ว +15

    CK. Sxb kan sxbkaa Ido mxaa isku yihiin aad ayey iskugu egyihiine 🤣🤣🤣🤣

  • @axmedfanax851
    @axmedfanax851 4 ปีที่แล้ว +12

    Somali maxamed diinta allah hanagu dubo😢😢😢

  • @cujnaanyarre1000
    @cujnaanyarre1000 5 ปีที่แล้ว +11

    Ck pranks numper one Waye 😍👑

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +3

    wllkeyga muslimka ah kjerka jecel naso boqo nosara nagu dhiragaliiya subscribe like shere alle kurbo adun iyo mid akhiiro haka dul qado amin ❤❤❤❤❤

  • @ayannasweet1029
    @ayannasweet1029 5 ปีที่แล้ว +2

    Inti ogaayd inay gabadhaas live ka barteen lil baliil iyo Ck like isaar

  • @cigaljamac419
    @cigaljamac419 5 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhh Ck Waxba lagama Qaban Karo wlhi...waa kawadanaa Abaaa Lb❤✔

  • @haki617
    @haki617 5 ปีที่แล้ว +7

    Walahi so funny prank ugu shidna nolaada tabliiqa Deeq Raan waan ku salamay sxb👍

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 4 ปีที่แล้ว +1

    Ck gabadhan kasoo qaad wllshaa ama xaaskaaga oo kle markaa is astur Ku dheh wllo alalh ha soo hanuuniyo

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 5 ปีที่แล้ว +16

    Kkkkk ar Ck waa laga gashtay kkkkkkkkkk wlhi cawo saan uqusaly 2019 uma qoslin Ck and balil 30 aa noo balan ah

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 YADA WANAYO Like ta Hunayal😂😍

  • @Qisoyiinkadunida12
    @Qisoyiinkadunida12 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadad ree burco tageerto like isaar

  • @nasteexachannel2285
    @nasteexachannel2285 5 ปีที่แล้ว +11

    😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂
    Nagta prank ma hayso caay eepa ebar niga dhigtay

  • @keynaan0239
    @keynaan0239 5 ปีที่แล้ว +26

    Wiilkaan kale AJ DHABAREEY ISKU EG YIHIIN🤣🤣😂😂😂😂🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @yahyazakaria9539
    @yahyazakaria9539 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wexey isla ogayeen... hal pizza 4 ruux see loogu cunaa horta. 3 jeer suu keligisa umantagay. Waa wax laisla ogaay

  • @k_y07
    @k_y07 5 ปีที่แล้ว +13

    Ku qabato & Qadar Alle wa la Qadaa!
    Lmaoooo 😂 😆 😂