😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰 Noloshu waa imtixaan silsilad wareeg ah alla maxan heestaan raadiyay muddo badna waxay nolosheyda ku leedahay xasuus aan ilaawayn intaan noolahay nasiibaanta qofba story facebook sosaaray qayb kamida wan waydiiyay wuu iwaayay lkn waan helay wan ku farxay hadana waan ilmeeyay casuustaydi 2014 iyo 2015ki ilaa maanta ma ilaawi wlhi 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😨 Nolosheydi hore aan jeclaa lkn calafku ii diidaay iga gudoon salaan malabsan mar walbo wan kuu duceeya Ilaah haku barakeeyo xaajigaada owlaadada alalha ku wada barakeeyo wan jeclahay ina igu samiso mid uun dhahda Xasan kaafi wa hadaa awoodo Xaliima sacdia kuma ilaawin kumana ilaawi doono intaa noolahy hadana wan ku faraxsanahay inaaanta aad tahay hooyo hambalyo walalal waqtiga nakala waday kagama xumi xasidki bariga jirtayna Alle ha barakeeyo uma qabno xumatee dhamaan inti aqriyo qoraalkeeyga plz ixtiraam qof dhab ku jecle hadana nolosha laysma wada siine Alle ku xidhnaada mahadsanidin 😰😨😰😰😰😰😰 🙏🏿🙏🏿🙏🏿💖💖💖💖💖💖💖💖🥀🥀🥀
Heestan Ina Dhageyso Kama Dalo😿Waxaana ku dhageysta Dareen Gar ah😭Ramla Yuusuf Ahmed Culusow😓😪Wexe ehed Saxiibtey Yaranta😿 Waxa Is weynay 2018 Aduunka mel ee ka jogto ma ogi😭💔 Wanagedii iyo Naxristeydii ma ahan wax marnaba qalbikeyga ka baxayo😿😭 I love U😭❤Hadba Raxadeydaaay Ramlaaay an ku helaya😿😪😓😭
Hesstan dhagta ayaan kamaqlay lkn caawa waan daawanayaa, Aniga oo yar oo 8sano jira ayaa aniga iyo walaalkay iyo Aabahay Bosaso kabaxnay sanadkii 2008 Waxaan aadnay magaalada Marka oo kubtala Shabeelaha Hoose ee dalkeena somali Waxaan xasuustaa Gabar yar oo aan Da'a deeda ku qiyaa saayo 4sano jir oo dhagool ah waxaana la dhi hi jiray Waxay caan ku aheed maga ca Abaayo Ramlo Heestan aayn horay umaqli jiray lkn caawa aniga oo tiktok ga iska.daawanaa yo ayaan arkay heestan, Hada 19.sano ayaan jiraa. Magaaladii marko aheed 2008 ayay iigu dan beesay oo waxaan joogay 4bilood waxaan ku soolaa. Banay magaaladii boosaaso ilaa hada waan joogaa Ma aqaano Ramlo meesha ay ku danbeesay Mar ayaan maqlay in la guursaday lkn ma hubo in la guursaday Run ahaan tii aad ayaan u guxiisay arag tideeda oo mudo 11 toban sano isma a rag ismana maqal Waxaan urajeenayaa Walaashay Ramlo oo aan aad ujeclaa Nolol mida aan Jeclahay in aan kunoolaado midka wanaag san oo kafiican Waxaan kaloo ura jeenayaa Caafimaad iyo cimri dheer waxaan kaloo urajeenayaa Guuul Idinkana waan idiin rajeenayaa Sanadka 2024/2/8/ Habeen ay Jimco soogalay so oo ay qabiis sii baxay so Saacadu ay tahay 10:00 waxaana jooga Bosaso like ta ha ila dhaafin si aan usoo xasuus to qoraalkan ❤ Somali hanoo laato🇸🇴❤
Heesta xasuus gaar ah bay ii leedahay, waxaan si dhow ula socdey Qisadda heesta ,waxaan aad uga xumahey in labadi qof ee heesta ku socotey aysan is Helin ,inkasto hada labo reer ay kala sameysteen lkn waxay ahaayeen dad aad isku jecel oo kala fog ,waayaha iyo waqtiga ayaa kala kaxeeyey
From Tiktok Like Isaara😊
W
2023 inta dawanyasa ismuujiya waxn rajaynaynaa sanadkan intuu dhaman in ay wax walpa i hagagan😭😭
Alle haku hagaajiyo heestaan xasusay igu ledahay ❤ ugu danben waan ku gulaystay 😢 calafkina hada wa dhamaday xasusa noga hartay alx😢
Allah hakugu guleeyo xasuus itahay heestana 😢2014dhegesan jirey 2023 daawanaya
Heesta waxan ku xasusta qoftii ibartay noloshu waxay tahay Ramlo waxan u jecla si aan lo jeclan qof bine.aad ah saasay tahay weli waan jeclahay alle haku dhowro 2021/12/18 waxa iga xigga maalmo kooban Ramlo sanag guura wacan noloshayda
Hada ma heshay waxa lagu jira 2023
@@siciidsaalim9381May Ma HeLin WaLi😅😅😅
😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰 Noloshu waa imtixaan silsilad wareeg ah alla maxan heestaan raadiyay muddo badna waxay nolosheyda ku leedahay xasuus aan ilaawayn intaan noolahay nasiibaanta qofba story facebook sosaaray qayb kamida wan waydiiyay wuu iwaayay lkn waan helay wan ku farxay hadana waan ilmeeyay casuustaydi 2014 iyo 2015ki ilaa maanta ma ilaawi wlhi 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😨
Nolosheydi hore aan jeclaa lkn calafku ii diidaay iga gudoon salaan malabsan mar walbo wan kuu duceeya Ilaah haku barakeeyo xaajigaada owlaadada alalha ku wada barakeeyo wan jeclahay ina igu samiso mid uun dhahda Xasan kaafi wa hadaa awoodo
Xaliima sacdia kuma ilaawin kumana ilaawi doono intaa noolahy hadana wan ku faraxsanahay inaaanta aad tahay hooyo hambalyo walalal waqtiga nakala waday kagama xumi xasidki bariga jirtayna Alle ha barakeeyo uma qabno xumatee dhamaan inti aqriyo qoraalkeeyga plz ixtiraam qof dhab ku jecle hadana nolosha laysma wada siine Alle ku xidhnaada mahadsanidin 😰😨😰😰😰😰😰
🙏🏿🙏🏿🙏🏿💖💖💖💖💖💖💖💖🥀🥀🥀
tnx,wllhi
Masha alh wanagaaad iyada uheyso ayaanba wax loo dhigo jirin😢
@@Ramliina8886 waa waajib isaaran midaas Huno qaali
Wow you’re a legend bro❤
Lagend GuuLayzo zxp 2024 baan ku soo xasuusinayaa commentigaaga quruxda badan 🙏
Wow 😲 it was my my wedding song thank’s dude what a lovely 😊 song
Heestan Ina Dhageyso Kama Dalo😿Waxaana ku dhageysta Dareen Gar ah😭Ramla Yuusuf Ahmed Culusow😓😪Wexe ehed Saxiibtey Yaranta😿 Waxa Is weynay 2018 Aduunka mel ee ka jogto ma ogi😭💔 Wanagedii iyo Naxristeydii ma ahan wax marnaba qalbikeyga ka baxayo😿😭 I love U😭❤Hadba Raxadeydaaay Ramlaaay an ku helaya😿😪😓😭
Omg sorry hppti 😭😭😭🥺
Maalin noloshada ka mid ah waxa laga yaaba inay meel ku kulantan
@@axmedcrixmaan3201 Haa 😭😭
Aad ban u murugoday markaan aqristay commentigada,ani umbaa og markaad weysid ruux ad zxbo dgaw ehedeen.
Abaayo sxbtaa ma is hesheen?????
Allow dhowr( ❤❤❤❤ ramlooyinka ❤❤❤) realy I love my name realy ❤❤❤❤❤
I would love to know each other if you dont mind
Amen abayo am also called Ramla sometimes when am angry I listen to my song and I feel proud of who I am and I exist thanks to this guy 😍😍😍
@@ramlaruney8044 my siz is called ramla
Aamiin abaayo
Aamin abaayo
inaba cadi mahan aniga ayee igusocotaa hestan cml
I remember 2013 hadaad dhagestid 2019 bisha kowaad liketa sar
is the one of the best songs that i listen woow ramloy roodo haniyey
2021 dhamadkiisan dhagaysanaya
Anoo ka yaban heestan waxa sadexda magac loogu daray ramlo roodo hani😆♥️
Walashay ramlo iga xanuunsan iigu soo duceeya asxaabta qaaliya
Alle haa kuucaafiyo
This is so memorable for me aniga iyo nin aanu sxpo nahay ayaa dhagaysan jirnay markaan school ka ka nimaadno ma aqoon CID qaada lkin maanyaan arkay
Waagaa yaraa dhagaysn jirey xusuus 🥰 2012 alla mxuu wakhti ahaaa
😢2023 baan dib u soo dhugtay ❤❤
Xusssssus bay igu leedahay Heestaan 😥😥😥
Fana Nolow
Xasus wlh anigo ciyaal xafadhed iskaeh dugsiga hoose diganayo 2015 dageysan jiri ❤️
Ramla me ❤😭❣
All ramloos be happy hee💃💃🛌💃
Waxan waliga gaari makashiden😪jecel makugale dabeel qabob makumarte inta daaqada furate, dadka jidka marayo makugu mashqulen, balayo maiskadigte😂❤❤❤
Wax garad😂
Hhhhhhhhhh
Naasir dheere nio Heesaha inoo soo badi Wlahy codkaga wan u boge💗
still watching this song .xasuus cml 3yrs later
Abdikarim Mohammed wooooow waa markii ugu horysay en maqly magacayga uu fanana ku heesayo
Raran wayee caashaqu Wana lagu rafaadha marka weyda ruuxi📌💔
Xasuus wlh 2013 ano 15 jir ah dhagesan jiray 😰😰😰😰💔💔💔💔 cawa soboqday 21 November 2020 1:36 a.m
Yaa joogo 2023 ❤🎉
Me 😂
Me❤️🖐
Wali wan dhagaysanaya hees tan mcn 2013 carurnimadi ilaa 2021 nin weyn
Xestan waxan dageisani hayaa xabeen 10:00pm lajogaa oon tibihayaa qofteytaa ramlo 😭 from TikTok
Jahh saxibtey rumaad baa ramlo ladhahaa waan uxisay 🥺🥺❤️
2020 lee maqloyaa tiktok lee ka soo raacay inta ila mida like
Ramlo waa boqorad aniga ayey ila dhalatay ramloyinkana waan wataa madaxa ayaad ii saaran tihiin
waaw waa fanaanka sanadka ee reer minneapolis alaha noo deysto
nice song this year is best song
2019 yaa dhageesanayo
2020
Ramlo abdulahi kuma ilawi dono 2012/15 JCL xasus mudan
Yaaaah walalo anaaba laidhahaaa Ramla Abdullah runti 2015 mxadan ilowin shego
🤣🤣🤣🤣✋✋✋✋✋👊
@@ramlaruun7545 🤣🤣🤣😂😂
I really likes this song. And also makes me cry, when I lstng dear naasir amoore Allah haku daayo thanks aloot cousin
Necessarily ramla, roda
So you tooo
wooooow mansha allah am happy today because waxan maqlay hees ramlo alhmdulilaah
subxana lah walal ilah kacabso here's xun ilaah mahad leh hadihin
2020 yaa dhagaysanaya😂
Heestan 13 baan dhageysan jirey anigo goldogob jooga xasuus
Tolnimo u dawan jirtY mia wll kkkk
Xasuusahayga madhamaadaan miyaa way iska soo daba dhacayaan alla Waqtiga waagaa macaanaa markaan soo xasuusto waayaha aan heestan dhageesan jiray🥺Hada kahor anoo xabsi kujiray 7 bilood baa gabar xabsiga kadhex shaqeen jirtay cunto noo karin jirtay qololkana noo hagaajin jirtay ramlo la oran jiray baan waraaq dheer inta heestan ugu qoray barkinteyda madaxeeda ugaliyey way aragtay way aqrisatay balse dadkii waardiga ahaa oo xaasidiin ah bay udhiibtay wayna ii sheegtay kadibna aniga jir dil ayaa iga soo gaaray halkii wayo meesha zaid ayaa la isku baacsanayay aduun xasuuso badanaa😓😭
Sorry ramla bala naxariisa bay ahyd😢🥺
Hesstan dhagta ayaan kamaqlay lkn caawa waan daawanayaa,
Aniga oo yar oo 8sano jira ayaa aniga iyo walaalkay iyo Aabahay Bosaso kabaxnay sanadkii 2008 Waxaan aadnay magaalada Marka oo kubtala Shabeelaha Hoose ee dalkeena somali Waxaan xasuustaa Gabar yar oo aan Da'a deeda ku qiyaa saayo 4sano jir oo dhagool ah waxaana la dhi hi jiray Waxay caan ku aheed maga ca Abaayo Ramlo
Heestan aayn horay umaqli jiray lkn caawa aniga oo tiktok ga iska.daawanaa yo ayaan arkay heestan,
Hada 19.sano ayaan jiraa.
Magaaladii marko aheed 2008 ayay iigu dan beesay oo waxaan joogay 4bilood waxaan ku soolaa. Banay magaaladii boosaaso ilaa hada waan joogaa
Ma aqaano Ramlo meesha ay ku danbeesay Mar ayaan maqlay in la guursaday lkn ma hubo in la guursaday
Run ahaan tii aad ayaan u guxiisay arag tideeda oo mudo 11 toban sano isma a rag ismana maqal
Waxaan urajeenayaa Walaashay Ramlo oo aan aad ujeclaa Nolol mida aan Jeclahay in aan kunoolaado midka wanaag san oo kafiican
Waxaan kaloo ura jeenayaa Caafimaad iyo cimri dheer waxaan kaloo urajeenayaa Guuul
Idinkana waan idiin rajeenayaa
Sanadka 2024/2/8/ Habeen ay Jimco soogalay so oo ay qabiis sii baxay so Saacadu ay tahay 10:00 waxaana jooga Bosaso like ta ha ila dhaafin si aan usoo xasuus to qoraalkan ❤
Somali hanoo laato🇸🇴❤
2008 hadad 8sano jirtay ma 19ba jiirta iminka😂 😂
Inta dhageysaneysa 22/5/2023 is muujiya Kama daalo in Aan dhageysto
ramlo waa heesti qarniga
Waan ku wataa waayo waan ku xiisay ramlo cdy
HESTAN 2023 Dawanaya 9 years Ago LaZo Dhigeyyy🙆♂️😭
Nin aan jeclahay baan kuxasustaa❤❤
2021 DHAGAYSANAYAA😘😘
Inta 2023da daawanaysan is muujiya legend mo😊
Ana gow ka aha sxib
Waaw wa marki uhoresay an arkay fanan magacyga ku heesaya afka kuma go.o naasir
ramla mohamed gabaar magacaa leh xaage kahela hehehe
reer baadiye magaca kaligaa laguma dhaho fanaanka gabar uu jecelyahay baa la dhahaaa
AllForFun kkk ma Ana ku iri anu I heesaya ada rer baadiye ah maxa igu ceeyde
After 10 years cawa dhagaysty waan jeclaa heestan
Nice baatahay abowe Lkn style ka iga sax Quruxow
What a memoricaL song am Lisaning this song 2014😭😭😭😭
From NiicLe hh 7/2/2024 from tikTok
oh thanks for singing this song about my name lol
2020 ma umaleynaayo in ladawanaayo malaha waala halmaamey 👋
Fatima Hamid kama daalo ramla is my heart
@@akramoctober9691 masha alah
Nice one
Ramla yarantena wan kujeclahy mcnto 🌍❤❤
RAran weeye caashAqu waa lagu rafaada markAD WAYDO XASUUStN 2013 bn dhagYsan jiray
Heestaan yar sxp nahy dhaysan jiray Alle haunaxisto hada wu iga hoseya Illahay waxan oga barya janadii fardowsan aheyd
Amiin wll
how many ramlas are here
Heestan tiktok ey baryahan kacsantahy hada tiktok kasoo raacy😭😁
Qofkan so budladuul mahaa war qofki garanaya farta taga
Haaa huno wa iska
Haaa
Beautiful song and nice name
My mum's hees waye tani 💖💖💖💖💖
2023 Is muujiya❤😂😊
Ayaantee lagokacsanaa labada fonadod la iskakor gashanayey xasuus igadheh 2012
Wakhti dheer kadib❤2023
Hadmaad raaaxadeydaaaaaaaay ramlay aan ku helayaa aniga barigaa jacayl baa i hayay waliba maraxald nuuuc kle ah igaliyay 2013 di Hadana ka noli alx
my wedding anthem 😍
Ramla Mohamed 😂😂😂🤣 lol
Mine too
Manooshahay ramlay
You can hire me I will sing it for you 🥳😂
@@liibanabdisalam2222😂😂😂
Ramlaay Rooda haniyeey ❤❤❤
Inta tiktok ka.imaatay😀😄😄
2017kii dhagaysan jiray😊
Still listening 🎧
2016 Hwn Eid ah xasusu ❤️
waaaw cadi mahan gesture lki ninka fananadisa calamada Christinekaugu qoraneh secamal
Wow! Hestaa waan ubaogaye inaba cadi ma ahana
cadi mahaa waan ka helay heesta
2019 whos here 🙏🤔
2020😬😂
Ramlaay xpipt
guys this one was wrote for me isqorka joojiya gabdhaha ramlo la dhoho😭
Exo's newbie sister is this u?
waaaahwaaaah inaba caadi maha rly heestan aad bn ula dhacay aad bu u mahadsanyahay fananka iyo abwaaanka da da yarba cdi maaha rly 1o jeer kabadan bn dhagaystay
aniguna ramlaah hooy jecelkagu ramloy indheheygu soo ridey igu soo rogal celi naxriista uxiisey😰i
Hesta 2011 dhagaystay anoo goldogob joga 🎉
Hadana intee jgtaa
Hada HaLkee Joogtaa WLL
wooow amoora wad shodantahay
Woow caadi maahan
Fanaka surwalka ka dhacayo xow yahy
Stelka uga so cun 😁❤🙏
2011 stelkan socday hada ma Ahan heestan
2014 anoo 14 jir aan dhgysan jirey xusus kgadaal waan qiiradoo
Jacelku waa xanuun
Heesta xasuus gaar ah bay ii leedahay, waxaan si dhow ula socdey Qisadda heesta ,waxaan aad uga xumahey in labadi qof ee heesta ku socotey aysan is Helin ,inkasto hada labo reer ay kala sameysteen lkn waxay ahaayeen dad aad isku jecel oo kala fog ,waayaha iyo waqtiga ayaa kala kaxeeyey
Rasmi weYe cashaqo ❤️🥰
WHAT A SONG?
Ma. Raaliyo ramlo dheh 🥰
Ramlo Abdullahi my sweetie 😍
Asc waarya nasir apoooo maarkan jaamuud ayaad aheed
Nasirow maxa iskaga dhafte hesaha yaaqe codkaga malab waaye
Gabar xalal don ah Gabar xalal don ah hhhhhh
Just know 2023 jan
Hees taan inaba cadi ma ahan
Ramla ahmed Jaamac dhahar kuma waayo mcny❤12/2:2024
Esh ala ramla
waaaaaw nice song
𝚆𝚑𝚘 𝚜𝚝𝚒𝚕𝚕 𝚛𝚎𝚖𝚎𝚖𝚋𝚎𝚛 𝚝𝚑𝚒𝚜 𝚜𝚘𝚗𝚐😔💔🥺
Ani xitaa Kkk hani mjcnh
Ramlo ❤