Imaaraadka iyo Sucuudiga oo maalgelinaya Mooshinka Farmaajo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 221

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  6 ปีที่แล้ว +63

    Fadlan sii SHARE gareey si Soomaalidu uga digtoonaato shirqoolka Sucuudiga iyo Imaaraadka.

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 6 ปีที่แล้ว +1

      Salaan Gobeed iga Gudoon Walaale waa jeclahay barnaamijyadaada waa taageeraa social media oo inbadan ah runsheege xog la hubiyay ah ayaa sii daysaa nacalaa shaydaanka ku yaal waa eray caan ku tahay salaan sare ina adeer allah haku xaafido Amiin ya allah

    • @abdulltimocade4543
      @abdulltimocade4543 6 ปีที่แล้ว

      AllaH haku Sharfo Bwe
      Wallhy fidiyow wakhtiga u iso dhaco Ayn horaY ka dhageyso ay
      E nio is ilaali yan lagu gadin sidii #Jaml_Khashugji

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว

      Shiine Culay wax qabad wanaagsan WAR tafaftiran shiino canalkiisa haloo Aado 💡💕🇸🇴

    • @saalimqalinle5466
      @saalimqalinle5466 6 ปีที่แล้ว

      Shino waa salaman tahay sxb

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 6 ปีที่แล้ว

      mashallah ayanta waa ka maqnay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +37

    EMARAAT DOWN👎👎 MAXAMED BIN SALMAAN DOWN👎👎MURSAL DOWN Insha'Allah👎👎DHAMAAN QARAN DUMIS DOWN👎👎DANLEEY OO DHAN DOWN👎👎👎👎👎👎👎

  • @kingnaziri6593
    @kingnaziri6593 6 ปีที่แล้ว +23

    Shiine nin wax badan og ba thy

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว +18

    Siyaasiga xanaaqsan iyo Xildhibaan nada laaluush qaatayaasha ah caqli malahan ma aygaa sida u fakireysid u fekiraya shiine culeyow

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 6 ปีที่แล้ว +16

    Somaliyeey Dalka iyo Danta.

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 6 ปีที่แล้ว +4

    Arabta saudi iyo emirateka ilhay musibo ha ku rido ayaga iyo baarlamanka somaliya wa cadowgaga umada somaliyeed o ay dowladu ka dagi lahday
    Somaliyay kaca

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 6 ปีที่แล้ว +36

    Wiilkan wa ka helay.

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 6 ปีที่แล้ว +13

    Masha Alah shiinow Afkaga caano lagu qabey wall runt u sheeg jawsista qerba malehee eelygu tuugsigii Ayuu rabaa eelya faido ma laha

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 6 ปีที่แล้ว

      Sax faadumo sharaf waa ku salaamahayaa si wanaagsan ayaa u sharaxday

    • @goleygeedi442
      @goleygeedi442 6 ปีที่แล้ว

      Nayaa dhilo manocaga aya wx dadka ka shegaya miyaaa uf

    • @goleygeedi442
      @goleygeedi442 6 ปีที่แล้ว

      Ninkas asina waa sax dhahaayo afkaga uraayo Kala bax dhilayow

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 6 ปีที่แล้ว

      @@goleygeedi442 faadumo qof wata magaca hhhhhthfhg ayaa magacaaga ku caytamaya Iskana dhigaya aniga xataa oo ku caayo oo kale iska ilaali oo waliba naag ah magaciinuna waa faadumo hghgfh laakiin nin weeye waa helay baarid ka bacdi waana dacweeye laga xir comment iska ilaali dadka afka soo duubta Ee mucaaradka dawlada ah yay istacmaalin magacaaga

  • @ganiabdi3019
    @ganiabdi3019 6 ปีที่แล้ว +14

    Runtaa weeye anaga qurbe baan joognaa farmaajo ma naqaan khayre ma naqaan laakiin waxaan ku taageersan nahay waxqanadkooda wanaagsan ha guulaystaan insha allaah

  • @ahmedhure2243
    @ahmedhure2243 6 ปีที่แล้ว +2

    Nabad io Nolol 💯💯✔
    Nacala sheydan kuyale shiine culeyow like ta ii saar😂😂😂

  • @cabdrahimromantic1137
    @cabdrahimromantic1137 6 ปีที่แล้ว +4

    Cadawga somalia alle hajabiyo qofkii Somali ah dheh aamin

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 6 ปีที่แล้ว +8

    c/raxmaan cabdishakur ayaa lacagta soo qaaday waa 200 milyan isgaana ka dambeya khalkhalka somaliya shirkii ay isugu yimaadeen magalada dubai isga iyo cumar cabdirashiid iyo caado qaatayaal kale bishu markay ahayd 6/12/2018 kii

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 6 ปีที่แล้ว

      Caawa waxa ku riyootana bari noo keen.

    • @abdullahiahmed5903
      @abdullahiahmed5903 6 ปีที่แล้ว

      kolay c/raxman c/shakuur wadanka madax kama noqonayo taas ku seexo kuna toos

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 6 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed5903 In qabiil ku waaley waxa ku garataa, Anigaba kow ka ah dadka u diidin in uu somaliya madax ka noqdo ninkaa ay idinka dhagtay. Marka waa isku dhax yaacdeen oo ninkaas iyo tolkiisa runtii cuqdud xun ayaad qabtaan. Taasna somali oo dhan ayaa u jeedo, wixi dhacaba asaga iyo habar gidir aad kala kor dhecesaan. Anigab kaa neceb ninkaas. Lakiin adinka saa u dhantihiin Cidaysay idinka dhagtay.

    • @jeeeeyah
      @jeeeeyah 6 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed5903 Marka Baydhabo waxa ka dhacayne C/raxman Cbdi shakuur iyo habar gidir aa ka danbeysaa suuqa lasoo istagi doonta bari. Walee Habergidir waa cajiib hadii waxkasta ay lugta ku leedahay. Buufis iyo hurdo laan ay idinku rideen.

  • @cnaasirrookho7011
    @cnaasirrookho7011 6 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyay mooshin xalku kumajiro nimanka lacagta kusoo qaatay inay qarankooda dumiyaan ilahey iimaanka howsoo celiyo

  • @aishaabukar8678
    @aishaabukar8678 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiine walaale kheyr allaha kusiiyo sida mawaadin nimada aad ogahadashay .ee madaxweynaha & kheyre way jogaayan in shaa Allah

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 6 ปีที่แล้ว +10

    WAXA LAALUUSHKA WAATAY OO GUMAYSIGA U SHAQAYNAYA AYAA BIXIN UMMADDA SOOMAALIYEED DUMINAY OO QASKA WADA WAR MA OGA WIXII AY SOO MAREEN IYO DULINIMADII MA ILASWEEN YAAHUU BEENTAA MAAHA SHIINE RUNTAAN KUGU JELAHAY MASHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO NABAD IYO NOLOL GUUL WAXAY RABAAN LAALUUSH WAR SIDU SIDII HORE MAAHA KANI WAA GEESI ALLAA LA JIRA DAACADA WEEYE LAALUUSH WUU DIIDAY DANTA DADKA IYO DALKUU KA SHAQAYNAYAA MASAAKIINTAA U DUCAYSAY ADINKANA MASAAKIINTII BAA DIDIN HABAARTAY ISKU MEEL MA GALI KARTAAN RUNTU WAA SAAS MEEL KASTAA LAYDAN KA SOO XIRAY XAARAAN KU NAAXYADI XOOLIHII DAD WAYNAHAY RABAAN OO 30 SANO DHIIGS SHACABKA AY VUNAYEEN WAA IN XABSIGS LA DHIGO HADA BAY DAMBIGII UGU WAYNAA KU JIRAAN OO SHAQDII UMMADDA LOO QABANAYAY U JOOJIYEEN MAA LAALUUSH NALA SIIYO WAR XIL UMA QALMAANE XABSIGA DHIGA XAARSAN KU NAAXYADA ALOW NADHAAFI MUCJISO ALLE IDIN KU RID MAAFIYADA MOORYAANTA TUUGADAA AMIIN YAA ALLAAH GUUL MW F
    GUUL MW F GUUL MWF INSHA ALLAAH AMIIN AMIIN AMIIN

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +3

    SHIINE AFKAADA MALAB IYO CAANO LAGU QABAY👌👍💙👈💕💝👍

  • @caytoabdi2543
    @caytoabdi2543 6 ปีที่แล้ว +6

    Ugaaska somaliyed horey usoco

  • @fartunsalaad7055
    @fartunsalaad7055 6 ปีที่แล้ว

    TV ayeey ka sheegeen imaaraadka ineey balaayadaan oo dhan eey maalgalinayso ilaah hanaga qabto amiin

  • @gaax-nuugabtidoon6243
    @gaax-nuugabtidoon6243 6 ปีที่แล้ว +10

    wcde gacan baan kuu taagay ugaaaas

    • @yanamudan560
      @yanamudan560 6 ปีที่แล้ว

      4sano oo kale iney Sihayaan Madax deena qeyre Iyo farmaajo Nabad Iyo nolol Kusoo Noqda 4sano oo kale
      Anagaa ku farax San hadii aanahay
      Shacabka soomaaliyeed

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 6 ปีที่แล้ว

    War hedhaha ninkaan ina culeey waa siyaasi mustaqbaleed oo ruuxi ah inta tageerta shiine like isaara nabigana hedhee ku saliya scw

  • @munaashkir7264
    @munaashkir7264 6 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah
    Shiina many thanks Aboow

  • @mmll1033
    @mmll1033 6 ปีที่แล้ว +5

    masha alah shine muwaadin

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 6 ปีที่แล้ว +3

    Sucuudi iyo imaaraad inkaar ilaahay haku rido

  • @abdoulkaderdjama2651
    @abdoulkaderdjama2651 6 ปีที่แล้ว +2

    First like kuu qaboo liketaa

  • @rafaqidba4811
    @rafaqidba4811 6 ปีที่แล้ว +1

    Yahuda yahuda dashay dalka ayey qariban aa xaa LA layo aaway alishabab lay nimankaan hilibaan isku shegayo 🇸🇴🇸🇴

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 6 ปีที่แล้ว +3

    Shiine Culay bal warka nasii nacala shaydan ku yale waan ku sugaanay Libaaxoow Shiine Culay warka shaanday

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 6 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa sheegta Boqorada Sucuudiga iyo Imaaraadka Waa Yuhuud waxayna u shaqeeyaan Yuhuuda oo kaliya

  • @nuradiinabukar2407
    @nuradiinabukar2407 6 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa shiine culay meelkasta ku shere gareyneynaa dhamaan Mediyah.30 kii sano ee u Danbeysay Imaaradka & Sucuudiga ayaa ina Baabi`inayay Alxamdulillah Manta umadii Soomaaliyeed Way garatay.

  • @jamaalh32
    @jamaalh32 6 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqdaad ka hadashaa, ii noolow.

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 6 ปีที่แล้ว +4

    Aad bay wanaagsanaan lahayd in nimanka horumarka diidan ee laaluush qaatayaasha ah in public ah ama private ahba loo khaarajiyo arinkaas dadka wadaniyiinta ahi in ay ka shaqeeyaan

  • @yussufhh7484
    @yussufhh7484 6 ปีที่แล้ว +4

    Welcome

  • @hagahaofficial9868
    @hagahaofficial9868 6 ปีที่แล้ว

    Intii shiine culay wadaninimadiisa taageersan like 😎😎😎😎😎😎😎😎😚😎😎😚😚😚😚😚😚

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 6 ปีที่แล้ว +1

    Bal carab lacagtay muslimnta ku gubayaan may ku dhisaan musliminta sadaqay u niqon ilaahayoow xoolo aan ku kibirno hana siin

  • @nuurulislam2479
    @nuurulislam2479 6 ปีที่แล้ว +2

    Siyaasi Xanaaqsan Oo 8 Febraury 2018 Laga Guulaystay Miyaan Doonayna Shacabow
    War Qabiil Yaynaan ku Taageerin Cc warsame iyo Hassan Shiekh Maxamuud Ee Qaranimadda Soomaaliya iyo Farmaajo aan Taageerno.

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 6 ปีที่แล้ว +1

    Imarad iyo sacuudiga u fiirsada masiibada ilaahay ku ridi doono muslinka wey dhibeen ilaahay hanaga qabto falastiin ayey u naxi waayeen ma anay maga naxayaan

  • @faizalmohamud3648
    @faizalmohamud3648 6 ปีที่แล้ว

    Viva shina cululeey noolow
    Ilaah ha KU xafido Never stop
    Mashaa Allah mashaa Allah

  • @c.nasirraajii5538
    @c.nasirraajii5538 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa runta bro wlhi wax sax aya ka hadashey

  • @mariama.k.4635
    @mariama.k.4635 6 ปีที่แล้ว

    Shiine culay oday somaliyed nacalah shaydan kuyale musharaxa shilinku rebay run badana mansha allah

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 6 ปีที่แล้ว +2

    Shiine culay wariye madax banan
    Oo imaratka ku xidhnayn

  • @abdulhakimabdullahe6934
    @abdulhakimabdullahe6934 6 ปีที่แล้ว

    Allow noogar gaar somaaliya wayrafaaday walle madax weynekasta waxa laga dawa keenaa mooshin aniga walaahi somaali oo xabad kusocoto lee dhashtay ilaa iyo hada waa saas anga nawad makusoo korinee lakin allow ilmeheena dowlad kheerqabo nootus dadka dalkooda oo dowlad leh ayaa idindhahaayaan lacag tan qaata ee dowlada hala rido dadkeenii maaxaa lacagta jecleysiiyey ee dalkooda iyo dalkooda necbiyey war walle ninkii madaxanoqdo maa linta qiyaamo asigaa madax weyna kasta aawey kan dadka maa mulaayey asgaa alle laxisaabtamaaya alla idinka dalkiina daacad unoqda😭😭😭😭

  • @geenydasomaliyeed1805
    @geenydasomaliyeed1805 6 ปีที่แล้ว +1

    wcm shiine colow waa ku samly hore u soco wllo

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 6 ปีที่แล้ว

    MaanshaAllah Guulayso Shiine Colay Nacalaa Shay dhaan kubyaalle

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 6 ปีที่แล้ว

    Shiine culey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadir55
    @abdikadir55 6 ปีที่แล้ว +4

    Ader ma warbixin Bad dadka uso gudninaysaa Waxaanu kula soconaa wariye madaxbanaan mise fikirkaagaaga channel ka ku gudbisaa

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 ปีที่แล้ว +1

    Wadani shiino waa ku taageeraa Mursal danleey buu soomaali kan doortay sharafta Alla kaa qaad

  • @filsanali3946
    @filsanali3946 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @khadoojali3798
    @khadoojali3798 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow naga niman ka ilaahow dowlada diidka naga qabo ilaahow cudur aan bixin ku rid illaahow bambo ku qarxi illahow loo oyaa hooyoyinka ay ka ooysiiyen allow naga qabo ada da ina ahee darajadooda dab ka dhig halaaga allaha idinku rido inta diidan dowlada soomaaliya guuul guul farmaajo iyo kheyre ummada aa u duceeysay guuleysta nabad iyo nolol

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 6 ปีที่แล้ว

    Shiine culey sabuurad ugu qorfar waaweyn kuwa canaasiirta oo dhan nacalaa sheydaanku yaale

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir 6 ปีที่แล้ว

    wcs sxb runtii aad ayuu noo xiisa galiyay

  • @qawrahahmed2677
    @qawrahahmed2677 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah geesi shiine culay

  • @ismailokiza4725
    @ismailokiza4725 6 ปีที่แล้ว

    shiino shaqo qaran baa heesaa allah ku barakeeyo sucrib iyo comment like ku li waxaan kuu siiyo si wadaninimo ah

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 6 ปีที่แล้ว

    Mursal oo gacanta u kalay Emirates oo. Sidii sacad Al xariiri in la daawo la siiyo isaga oo San ogayn, Emirates oo lacag iyo daawo iyo daroogo ,wuxuu noqonayaa sida Madaxwaynaha Yemen oo sidaa oo kale daroogo la siiyo , waxaa daroogo Cabdiraxman Cabdishakur u soo dhiibay

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan u soo dhoweynayaa hadaladii qiimaha lahaa ee ka yidhaahdeen mooshinka aan xalaasha ahayn sida ex president abdiqaasim, ex prime minister Ali m geedi , mudane salaad ali jeelle Iwm

  • @yussufhh7484
    @yussufhh7484 6 ปีที่แล้ว +3

    God

  • @kingnaziri6593
    @kingnaziri6593 6 ปีที่แล้ว +4

    Oday ba thy

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 6 ปีที่แล้ว +1

    Wcs waa laga qaaday

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 6 ปีที่แล้ว

    🇸🇴 soomaliya hanoolaato
    qaran ayaan doonaynaa qoloqolo
    marabno khayre iyo farmaajo
    ayaa xilka noohaya ninkasta oo dhuuni qaate ah waxba kamaqaadayo dowlada shacab ayaa leh

  • @nabadnolol7892
    @nabadnolol7892 6 ปีที่แล้ว

    Hora losocona Nabad iyo Nolol
    Nin culuz horay u soco

  • @jamaalh32
    @jamaalh32 6 ปีที่แล้ว +1

    Shine, Nacalaa shaydaan ku yaal waan ku taageersanahay

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 6 ปีที่แล้ว +2

    Shiine culay wlhi lipaax tahey nio ninkaan mursal ahana dalkiisa ayuu iibsanaya dulufka

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 ปีที่แล้ว

    Laandheere ayaa tahay Ugaas saas baan kaa rabaa dawlada dhaliisheeda u sheeg adigoo taageeraya Fudaydka ha iska ogaato dawladu Good point

  • @deeqamarwohakumashquuliinb7530
    @deeqamarwohakumashquuliinb7530 6 ปีที่แล้ว

    Waa sax

  • @sahrasheikh1444
    @sahrasheikh1444 6 ปีที่แล้ว

    Xaarmaajo u hiili qabiil iyo kha4ash labada ugu hiili nabar iyo naxd8n

  • @mohameda7585
    @mohameda7585 6 ปีที่แล้ว +2

    Lol kulahaa haduuna isku qarxin bey nasiib leeyihiin

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 6 ปีที่แล้ว

    SHIINE ADEER WAR MAHSYSID. MERSHA WAXAA KA SOCDA STRATEGY GII ANWAR CISHQI IN SOMALIA LAGU DARO ETHIOPIA TAASNA FARMAAJO WAA AQBALAY WAANA KII ETHIOPIA TAGAY SOO SAXEEXAY IN GERSKA AFRICA HAL MADAXWEYNE YEESHO.ARINTAA WAXAA KA XANAAQAY QATAR IYO TURKEY IYAGAANA WADA MOOSHINKA.

  • @issackmoha6636
    @issackmoha6636 6 ปีที่แล้ว

    Manshaallah

  • @hodanmaxamedumusuldan1390
    @hodanmaxamedumusuldan1390 6 ปีที่แล้ว

    Halyeey nabadiyo nolal nolow muwaaadin

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 6 ปีที่แล้ว

    Mursal wa jasus arabeed
    Shine nin wadani ah

  • @HasanAli-lf3xi
    @HasanAli-lf3xi 6 ปีที่แล้ว +2

    Gudoomiyuhu ma nacas baaa ma ragiii shalay khayre ku haystabaa uu racay

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 6 ปีที่แล้ว

    Asx wrx wbr ikahay ayaa kawayn kuwa soomaalia bur burinaya

  • @xidigfarsamofilims6462
    @xidigfarsamofilims6462 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culey odey somaliyeeed

  • @ahmedadan7322
    @ahmedadan7322 6 ปีที่แล้ว

    goormaad is bedeshay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 6 ปีที่แล้ว

    fikirkaas somali baa iska dhaadhacsiiya illaa waagii wiilwaal carab waxay nagu dirijirtay itopia walaalayaan waa in aan baarnaa waxaan kagalay imaaraadka

  • @engineerdahir6517
    @engineerdahir6517 6 ปีที่แล้ว

    Godoomiye mursal haduu ka guuray guriga umada somaliyeed looga taliyo waxan odhan karaaa in afka loo buuxiyay oo uuna Rabin maslaxada umada somaliyeed mursal waaa fashilmay allah mid khayr qaba inoo keen calooshiisa u shaqayste wadanka allah ha ka badbaaadiyo

  • @ashajama3431
    @ashajama3431 6 ปีที่แล้ว

    War fiican

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 6 ปีที่แล้ว

      Our God likes muslims who always tell the true ; therefore Allaah will love you keep going fordward

  • @gtlred7716
    @gtlred7716 6 ปีที่แล้ว

    M allah wallahi waan kutaeeraa

  • @hosnoweydoow6692
    @hosnoweydoow6692 6 ปีที่แล้ว +1

    Waabeentaa weligeed Somalia waxaay dhihi jireen walaalaheen sacuudiyaa Garabgoognaa kanadaay is Qabsahee Turkiga weriyadii sacuudiga kudilay safaarada ku leehay tur waatii lasoo boodeeyn ayadooba la joogin xiligaas walaalaheeyn sacuudiyaa garab joognaa ma hadaay leeyigiin SACUUDIGAA KA DAN BEEYO.

    • @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
      @daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 6 ปีที่แล้ว

      Carabi aamin malahan waa kuwii 77 dhabarka ka jabiyay marka iska ilaali carabta waa labo wajilayal

  • @romereignsfromtheisleofsam5374
    @romereignsfromtheisleofsam5374 6 ปีที่แล้ว

    waa toog xaaraan kunax yaal ah alaha umada kaqabto

  • @omarfaarah5499
    @omarfaarah5499 6 ปีที่แล้ว

    somalia markay is cunto ayay dawlado dawar sigoodi diiday ayay mar marinayaan shiine dameer wxuu yahay waa lagu yaqaana kolba cidii wax udhiibtu amaana waa hunguri maskax

  • @waxbaro6332
    @waxbaro6332 6 ปีที่แล้ว

    Share garay nacal shaydan ku yala ani subscribe igu cawiiya asxabta musharax shilibku rabay

  • @axmedabshir5289
    @axmedabshir5289 6 ปีที่แล้ว

    War 10jeer Ayn share dhahaynaaye
    Xogta nasii

  • @khlaidali628
    @khlaidali628 6 ปีที่แล้ว

    Sxb doqonimdada baan layabanahay wayo xogtaan aad ku hadkeysid caruurta yaar yar xitaa kama qadaneyse sxb qiyamkaga iyo dalkaag haku ibsanun 500$

  • @huseinshakar2643
    @huseinshakar2643 6 ปีที่แล้ว

    Nacallaa shaydaan kuyaal
    igu qabta anna

  • @germanafricatv9328
    @germanafricatv9328 6 ปีที่แล้ว

    🤣🤣SHINOOW waad nagafarxisa waadna nagaqoslisay🇸🇴🇸🇴

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 6 ปีที่แล้ว

    Sax sax halyey

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon252 6 ปีที่แล้ว

    weligy maantn xaqiiq sdy in villa somalia lcgi kaaga socoto 🤔 imaarat nacybka loo qabo bd soomali ku jeedinysa
    farmaaajo guul
    😂

  • @ananmohamuud9018
    @ananmohamuud9018 6 ปีที่แล้ว

    shiine culeey nclaa shydn ku yaalee subscribe saara iyo like iyo share waayo waa muwaadin nbd &nolol ahe

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh
    Adna fudaydka iskadaa intaad dOwlada u xil qarinayso xaqa ka hadL anaga xaarMajo Down😠😠😠😠😠

  • @hamadoofficial1055
    @hamadoofficial1055 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin sare

  • @hassanmohammedsuusac2040
    @hassanmohammedsuusac2040 6 ปีที่แล้ว

    Hadii aa sidaan ku socoto adigaa uharaaayo TH-camka

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 6 ปีที่แล้ว

    Good

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 6 ปีที่แล้ว

      Yaa dagaal uga uga liita kuwa kuhaya 1991 aa lagunoqonaa.yaa ayagaa aduunka uliitay oo meel walba naagahoodu tuugsanayeen oo turkigu kadhargay khashinka mooryaanta ah uf

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 6 ปีที่แล้ว

      Warjawaarima jaajuus carbeed buu ahaa kanuna kasiidarane hanadhaafeen shartooda Allaan kamagangalnay.saa maraxanweenba hakeensato wax wax waxfahmaya oo dadka iyo diinta unaxaya

    • @dahirshabelow4710
      @dahirshabelow4710 6 ปีที่แล้ว

      waaron taa had aay alfobe

  • @mapzudmalapo1125
    @mapzudmalapo1125 6 ปีที่แล้ว

    Shiiine culy 👋

  • @hassanmc6476
    @hassanmc6476 6 ปีที่แล้ว

    SHIINE SIDII TURKIGA U DIFAACEEN DALKOODA YAAD WADAA,HOREY U SOCO.

  • @jamealex8599
    @jamealex8599 6 ปีที่แล้ว

    shiine dulay waa nin jecleysi buu wadaa

  • @maxamedsiciid6722
    @maxamedsiciid6722 6 ปีที่แล้ว

    War shiino walee maanta si wanaagsan baad u hadashay oo wadani nimo ah

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 ปีที่แล้ว

    Qas buu rabay wuu kashifmay Mursal

  • @mmabdulle698
    @mmabdulle698 6 ปีที่แล้ว

    Musharax shilin reebay

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 6 ปีที่แล้ว

    shine culay hadalkaaga waan ka hlay.wasir u dowlaha madaxtooyada ayaad xaq u leedahay.

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 6 ปีที่แล้ว

    Waasax weeye xadal kaga oosooqaadey fudeeska dowlada farmaajo & kheere godbaa qoten hoosbaa udhigen waana kudhaceen jawaari baa bihiyeen maxaa laga heli mursal oo taariiqba leheen somaali oodhan

  • @abdumantube1366
    @abdumantube1366 6 ปีที่แล้ว

    asc qaabka uu soddon jirka ugu hadlay uu iga qosliyay body-language kiisu
    from dire dawa