Thanks so much Ogaal Cusub, sida ay ku dhaqmaan Reer-galbeedku ( xaga qeynuunka ) xiliga ay gabadhaasi geysatey dilka waxay aheyd marfuucal-qalam (qof aan dhameyn ) waa ficil ay sababteeda waxku yeelan karaan ,dayac ka yimi waalidkii hablahan dhaley,lkin waa dil aan qorsheysneyn, inkastoo aad loo fudeydiyey. lkin xukunka islaamka waa dil, waayo ma jirto cid ku qasabtey iney galaan ( Black out) sakhrad dheeri ah .
Haa tan kaleh gaalada qof edeb daro wax oo dadka naftoda halis ugu galin karo inta uogoladan hadaneh leyihiin hade qof disho waa caadi iida ladhaha yaa cabdhahay hade qof disho waladila iidaneh ama marka hore waxa maanka dooriyo dadka halaga mamcuno gaalo lagu leyahay cadalad ayee kudhaqman inte ma dad maanka wax dooriyo ogol cadalad yaqaan dadka qaar ah gaalada ayeeba aaminen wan layabay
Marki laga eego heerka wangsn e u xagooda kajogo mandoriyaha waxba uma arko xunkaas Lkn xageenu wuu ka culus yhy xukunkoda o wa 2 dambi oo mikod uu in la dilo ay thy
Dilka dumarku wuu ku badan yahay wadamada reer galbeedka 😭😭😭😭
Hadana ma shegaan warbaahinta galbeedka lakiin mida kadhacda somaali waxaa losameyay xaquuqul insaan👀 maxaa yaab isdaba yaal
Sxp Horay Usoco Gushada Wax Yara Kaaga Dhiman 👏
Thanks so much Ogaal Cusub, sida ay ku dhaqmaan Reer-galbeedku ( xaga qeynuunka ) xiliga ay gabadhaasi geysatey dilka waxay aheyd marfuucal-qalam (qof aan dhameyn ) waa ficil ay sababteeda waxku yeelan karaan ,dayac ka yimi waalidkii hablahan dhaley,lkin waa dil aan qorsheysneyn, inkastoo aad loo fudeydiyey. lkin xukunka islaamka waa dil, waayo ma jirto cid ku qasabtey iney galaan ( Black out) sakhrad dheeri ah .
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️🥰🧡
scw❤
Scw❤❤
Sallhi cahi waslma❤
Saaxiibku waa Guul
Marna waa sad kuu yaal
Marna waaba sababtaa [']
💯💯
Mr golden voice inkastonan magaciisa iyo halku jogo toona granayn hadana ilaa 2021 ayaan dawanaya allah habarakeeyo wllken3❤
Mustafe ayaa la dhehaa
Waxaa yaaba in gaaladu tix gelin u samayso maandooriyaha waa khalad in qof dambiile ah la yidhaado markuu falkaa samaynayey maankiisu ma joogin. Oo la dulmiyo qofkii dhibka loo gaystay. Sababtoo ah dilaaga laguma qasbin daroogada isagaana raadsaday miyirkiisa oo jooga.
Golden Voice Ogaal cusub ❤
Xabsi daain Ah ama dil balayada wa saqraan sanaa kulahaaa balo wa gaar annfaido laheen sas ilatahay anig mahadsanid sogudbintadada
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Wa qalad waxaas qofdhan nafta dhafisay in ugu yaran 10 sano lo jaray ahed
Best TH-camr ❤✅
Haa waa inaa la siiyaa fursad labaad waanku raacsanahay xukunka maxkamadda
Ogaal cusub keep going bro
Saskatoon weeye magalada dilka ka dhacay 😢
golden voice ❤❤❤❤❤
The golden Voice 🎉❤ mnsha alH
Never give up zxb
Maash aalah sxb 🎉🎉🎉🎉❤
Golden voice ✨️ 💛 👌 Respect 🙏 🫡 👏
Thnks ustd.
Saaxib ogaal cusub runtii chanaalkaaga waa aan caadi ahayn waan wataa runtii
Wllhi wan ku tageera wll❤😢manaa jecli wxaad soo dhigtay inay idhavaan 😊😂mudo yar baa ku aqaanaa chaneLkagaaa videos ka yaaLnaa midh imaa dhimnaa waa wadaa dawdaay😂
😂😂@@zaki.zk-
Keep going pro❤️
Ama khamri ha cabto ama maryaha ha dhigtee waa dil toogasho ah arrinkeedu
Haa tan kaleh gaalada qof edeb daro wax oo dadka naftoda halis ugu galin karo inta uogoladan hadaneh leyihiin hade qof disho waa caadi iida ladhaha yaa cabdhahay hade qof disho waladila iidaneh ama marka hore waxa maanka dooriyo dadka halaga mamcuno gaalo lagu leyahay cadalad ayee kudhaqman inte ma dad maanka wax dooriyo ogol cadalad yaqaan dadka qaar ah gaalada ayeeba aaminen wan layabay
Wiilkan ma aqaan lakin wlhi wan jeclahay siduu qisoyinka uso gudbiyo
Golden voice 🎉
Inay iska keedahay maydka gabadh😂😂😂
Haduu dilkaaas ku dhacay si aaan ku talagal ahayn qarin Iyo dafiraada ayaa kiiska ka dhigaysa derajada koobaaad
Lasoo dhaqso wll videoyadada sidii bunkii bey ii qabtaane😅❤
Video kasta aad so dhigto ima dhaafo mrkn Video cusub waayo kuwii hore ban kuso cesh ceshtaa keep going wllo😊❤
First Comment🎉😂❤
The one and only legend ❤
golden voice🎉❤
Elizabeth Diane Downs case kade no so turjum waa naag ilmaheeda laysay qarna allah ka badbaadiyay
Kiiska ganacsade kaabax soo qabo saxib ee somaliya
Mahdsanid wl ❤
Sxb videotadaada aad baan uga helaa ❤❤❤
Galadu show qosolkan aan arkeyno waa been hoos bey iska cunan
Ayagaba milyan kabadan naga daran cadalad daro hadii ladhaho ayaga nabar wan laga hela wadamadoda
❤❤❤❤❤❤
Maseer ayey udishay saxibaded yaa ila fahmay
4 sano kugu xidhanahay❤
Best youtuber
six coment
🙏❤
Soo badi sxb
Soo badi please
Wide Wilson qisadii nala wadaaga la hadal hayo
Waxay Ahayed Xabasi dayin inlagu
Xikumo
Bilawgi ila hda TH-cam kagu ima dhafi karo❤
from burco
Ogaal cusub 🎉
Wllo magacaa
Keep going
Please muuqaala cusub soobgeli
Asc ustaadi
👂😢
Bro adigo mahadsan waxad barnamij kaso diyaarisa Murders of Chaney, Goodman, and Schwerner
The Legend
Mahadsanid❤
dabcan qofka hadu cabsana sababta waxaa leh qamriga
😢😢😢😢
Maya
👑👍
Bro adigo mahadsan waxa no so galisa arinta naagta ilmaheda togatay oo qaarna dhinten qaarna dhawacmen ee Elizabeth Diane Downs case
Waan kuraacsnahy xukunka sababti ah Qofkan maankeda maba Joogin 7 wey uqalntaa 🧠
masiibo sheeg bathy
Iska ilaali dadka aad la saaxiibayso
Huno qisada hadaad wakhti u hesho next yotube barkii dilaaga noqday ee reer Masar kasoo hadal qisadiisu caadi maaha markay maxkamadiisu dhamaato mahdasanid
Waxay mudantey in fursad labaad la siiyo; maadaamo aysan miirkeedu joogin
Wanka naxay
WOW me
Marki laga eego heerka wangsn e u xagooda kajogo mandoriyaha waxba uma arko xunkaas
Lkn xageenu wuu ka culus yhy xukunkoda o wa 2 dambi oo mikod uu in la dilo ay thy
Waxa laga yaaba inay garsooraha isku qabiil yihiin
😂😂
😂😂
Haddee in loo qafiifiyo weyba eheet cabtoy ayee eheeet markey dileesay