DABBAALDAGGA SAYLICIGA - CIYAARTA LIXAAD.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 3 ปีที่แล้ว +22

    Ciyaartaan saylici xiisad class aanku qaatay oo ah ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka somalida run ahaantii
    Aad haan u jeclahay saylici
    From muqdisho 💗

    • @Adam-rg2gt
      @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว +7

      Anaa kula qaba in ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka iskoolada lagu baro caruurta, oo lagu darro manhajka.

    • @tooreal4292
      @tooreal4292 4 หลายเดือนก่อน

      Qjjn

    • @tooreal4292
      @tooreal4292 4 หลายเดือนก่อน

      1¹😊😊😊

  • @thegreatboqorad8817
    @thegreatboqorad8817 3 ปีที่แล้ว +44

    Gadabursi culture❤️💚🤍 😘👊

  • @kacabyare5414
    @kacabyare5414 3 ปีที่แล้ว +59

    Ab iyo isir Ban ulenahay ciyarta sayliciga hadanunahay samaroon siciid 😍😍🔥

    • @bikaafxaashi7967
      @bikaafxaashi7967 2 ปีที่แล้ว

      @@missjano8249inaad ka xun tahey waa macquul xoolayahey xayaaanki

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 5 ปีที่แล้ว +9

    sifiican ayay u ciyaareen dhalinyaradani
    saylicigu waa ciyaar qurux badan.dhalinyarada kelena
    kudayda ayaan leeyahay oo barta ciyaar dhaqameedkeena quruxda
    badan eey Edebtu kamuuqato
    wiilka ugu roon wiilasha ayaa ugu ciyaar qurux badan.

  • @zakicabdi8886
    @zakicabdi8886 5 ปีที่แล้ว +28

    Reer borama dhalyartodi mnsha Allah my country somalilind really ilove my country

    • @alecrichman4115
      @alecrichman4115 5 ปีที่แล้ว

      @Marcos Guitto cool so you are dir clan

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 5 ปีที่แล้ว

      @Marcos Guitto beenta

    • @AB-im6de
      @AB-im6de 4 ปีที่แล้ว

      Marcos Guitto stop claiming these clans brother. If your father is not somali you do not have a clan.

  • @xogahamedia2334
    @xogahamedia2334 4 ปีที่แล้ว +15

    Ciyaarta sayliciga hidihii Awdal best ciyaar dhalin yaro siqaldan u ciyaaraysa maalin dhawayd daawanayay waxan odhan lahaa ka eegta dhalintan Reer Boorama salaan gaara Xamse Arnav iyo Abuu oo ciyaarta dheekaya hambalyo sxpiyaal

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว

      #Abwaan Farxaan Aaraf Sas weey masul

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 2 ปีที่แล้ว +5

    I liked saylici dances in somali hargaysa and I am watching in mogadisho the capital of somali nation

  • @raxmaaxmed9986
    @raxmaaxmed9986 ปีที่แล้ว +3

    Ciyarttii waad aga bahdissheen hadanu Samaron siciid nahay😅

  • @eizenbarkhadle7250
    @eizenbarkhadle7250 3 ปีที่แล้ว +13

    Zaylici wa Awdal culture.

  • @mohamedhussen5157
    @mohamedhussen5157 4 ปีที่แล้ว +17

    Ciyartan ab iyo isir ulahayn saylici gobtu waa borama rays huteel

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah bro noo soo Baddi ciyaartan waa miid aan u jeceelahay

  • @roomie37
    @roomie37 หลายเดือนก่อน

    Ciyaraha ugu jeclaha dhaqanka somalia wa seylici from muqdisho ❤️❤️❤️

  • @garaaddheere350
    @garaaddheere350 3 ปีที่แล้ว +6

    I am watching this dancing in mogdisho the capital of somali nation and i liked it really it has beautiful voice

  • @unitybeautyo5528
    @unitybeautyo5528 4 ปีที่แล้ว +13

    Walee waa kaas dhaqan soo jireeno aan saluug lahayd waa saylicii boqortooyadii Adal.
    Gaar ahaan "Gadabuursi" cid kastoo ku xoqotaba walee waa dameeri dhaan raacday. Ciise oo innan layaal ku ah miiga awdal ayaa ku xoqda maa soomali bay yaqaan waxa somaliga barayba waa anagee

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan ciyaarta aan ugu jeclahay ciyaar dhaqameedkanaga

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 ปีที่แล้ว +28

    Waaaw cajab noload hidiyo dhaqankenaaa guul somliland

    • @ayanjama6430
      @ayanjama6430 5 ปีที่แล้ว

      Xabjwosvvisvz jsicsisfsiw

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว

      Ciise leh somaliland maleh dadka heesaya waa ciise 😂

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 ปีที่แล้ว +1

      ​@@missjano8249
      Ciise sow reer Somaliland
      Cuqdadan kugu jirtaa maxay tahay?.
      Afarta qof ee jamhuuriyada Djibouti jooga uun miyaa ciise?

  • @XasansiciidXasan-ux3sf
    @XasansiciidXasan-ux3sf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka aya lo qabtay xaaqo waan fahmiwayey mashallah saylici as asal

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah sayliciigi ilaa 1964 ay reer ciise ciyaari jireen waaliba iyago dhaqankii ciise xidhan dhanto laydinkuma gaadho from hargeysa 🫡

  • @cabdisakisaki5559
    @cabdisakisaki5559 5 ปีที่แล้ว +14

    Mashlh dhaqankiiby soonooleeyen hido iyo dhqankeena max ka qurx badn

  • @adanabuukar2999
    @adanabuukar2999 6 ปีที่แล้ว +12

    waan kahelay ciyaartaan run ahaantii

  • @kalidabdulahyusuf6978
    @kalidabdulahyusuf6978 5 ปีที่แล้ว +3

    aaad baan.ugu farxaaa dhaqan keena runtii hargaysa waa hoyada fanka iyo suugaan hidaha iyo ciyaaraha guud ahaaan. gayiga soomaliya oo dhan

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +2

      Khalud, waa boorama hargeysa maaha walaal

  • @NoRockinMansLand
    @NoRockinMansLand 3 ปีที่แล้ว +17

    The lions Gadabuursi are awake🦁

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 5 หลายเดือนก่อน +5

    Who listening 2024😊

  • @abdirahimnorosman3871
    @abdirahimnorosman3871 5 ปีที่แล้ว +8

    waan ka helay ciyaartan aad ayay u macdahay run ahaantii

  • @fartunbashiir2961
    @fartunbashiir2961 5 ปีที่แล้ว +10

    Ar somaliland waa hoykii fanka iyo hal aburka waa uku tabaa fadhina nabe illah haku dhowro mar walba walalahey wa idin jeclhy ee inta naka dhaftan siyasata dib nokuso noleya sugantan oo galee adka uu quruuxta badan waxaa siyasata isku hayo wa madaxta ayaka isku daya please hoyadi sugantay dib nokuso noqtaa Kuma necbin wlhi hati laku naco ama wax laka sheko wa kuwo aqli yar ilove hoyadi fankay

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +2

      Fartun Bashiir qaali maxaa dhacaya hadan 2 dal oo walalo ah noqon waxay ila tahay waa awood ino korodha in uk, USA Canada iso Australia kuli waa walalo wadankas marku wadan ku duulayo way is raacan marka Somaliland haday idinka go’do weli waa somali wana garabkaga sida ogataan

    • @fartunbashiir2961
      @fartunbashiir2961 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Caliya2020 sax aniga shaqsiyan ma ditani wallo jasti waxss raba hidaheni iyo dhaqankeni quruuxta badna ina ilabin inta siyasat ku waregeno

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว

      Fartun Bashiir sax waa runtaa qaali dhaqanka iyo hidaha was muhiim aad iyo aad mahadsanid

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 5 ปีที่แล้ว +58

    Waxaan jeclaa inay faafiyaan ciyaartan chennelada somalida oo dhami, gaar ahaan reer Somaliland.

  • @SouleimanBarkad
    @SouleimanBarkad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa Allaah
    Djibouti waa hoyga dhaqanka iyo fanka soomaaliyeed ee soo jireenka ah ah!! Jir oo jeerimaad Djibouti janno❤😂😂😂😂

    • @FoziaCaabi-p3k
      @FoziaCaabi-p3k 5 หลายเดือนก่อน

      DHAANTOW

    • @FoziaCaabi-p3k
      @FoziaCaabi-p3k 5 หลายเดือนก่อน

      DHAANTOW

    • @mutazmuhumed146
      @mutazmuhumed146 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 cisse madoobe ciyartan was too gadabuursi wayne

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 ปีที่แล้ว +3

    Jaandheer Inkasta Oo Leenahay Ama Ceerigabawi Hadana Sayliciga Waa Ciyaaraha Somalida Ugu Qaalisan

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +5

    Hees somali ah oo aad u macaan ❤

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 ปีที่แล้ว +4

    Horta dhaqanka issa maxa loga heela 🥰

  • @usaamesiciid8478
    @usaamesiciid8478 5 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah waan ka helay ciyartan

  • @XamdaHassan-i4k
    @XamdaHassan-i4k 23 วันที่ผ่านมา +1

    🎉

  • @danielpubg5769
    @danielpubg5769 4 ปีที่แล้ว +8

    Ciyaarihiii Boqortooyada Samaroonka

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว

      Hargeisa illaa Jabuuti baa laga ciyaaraa.

    • @indomie7
      @indomie7 4 ปีที่แล้ว +1

      @@farouk5912 ciyartaa bah leh reer samaron iyo cissse

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว

      @@indomie7 sxb saylicudu waa ciyaar magaalo, miyi shaqo kuma leh. 1960gii xornimadii bay Hargeysa dhalinyaradii kaba cadu ku ciyaari jireen, Boorama sidoo kale iyo Jabuuti. Asal ahaan ciyaarta afsomali may ahayn (erayo kale baa ku jiray) way inaga da'wayn tahay. Xataa hadii samaroon ay hiddo u leedahay, Markan danbe Ciisaha sal u ahaa, ama hore u mariyey sida ay reer Hargeysi hadda hore ugu mariyeen.

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว +1

      @@indomie7 Samaroon, wax baa idinka qaldan. Mar Ciise ayaa la murmaysaan, marna Isaaq. Kalsooni darro iyo af xumo iyo wax tar la'aan baa isku darsateen. Clip-kasta oo rag soo habeeyey waa ka daba yuusaysaan.
      Ciyaartan reer Hargeysa soo bandhigay waxaad leedahay daawo. Afsomaliga dadka xun baad ku hadlaysaa, bilaa xikmad.

    • @cabdulaahiibraaahim2266
      @cabdulaahiibraaahim2266 4 ปีที่แล้ว +1

      @@farouk5912 bro wa ciyaar sayliciya
      Saylacna samaron aya dega iyagana le
      Sayliciga ma kuqabsa waxagu

  • @maxamedmaxamuddaahir1952
    @maxamedmaxamuddaahir1952 4 ปีที่แล้ว +2

    Magacaygu waa maxmed caqli maxamuud diiriye waxan lee yahay dhamaantiin waa idiin sallaamay sida wanaagsan ee aad ciyaartan noogu soo gudbiseen in kastoo ay inamadu in yar kala fog yihiin

  • @vfvmohamedshariff8691
    @vfvmohamedshariff8691 6 ปีที่แล้ว +17

    Ilahey somalia dib usoo celi waan uhamuun qabnaae

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 5 ปีที่แล้ว +8

      dadka reer somalia horta maxaad la calaacashaan markaad hees ama ciyaaro dhaqameed somaliland laga ciyaaro araktaan ama fanaan somalilander oo xamarka heesaya intii aynaan kala go in meelkasta wwxan ku arkaa dad teer somalia ah oo calaacalaya

    • @nimcocapdi9076
      @nimcocapdi9076 5 ปีที่แล้ว

      ,

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @khairehgouled8417
    @khairehgouled8417 4 ปีที่แล้ว +5

    Ciyarta besha ciise Wayne nolada tolkay vive ciise madobe vive dhaqankayga 💪💪🔥🔥

  • @deeqasiciid8722
    @deeqasiciid8722 4 ปีที่แล้ว +10

    SOMALILAND Somaliland guuule Somaliland Somaliland 😘😘😘😘

  • @mahamedomar3525
    @mahamedomar3525 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ciyaarta ciyaaraha somaliyeed

  • @fromawdal
    @fromawdal 2 ปีที่แล้ว +3

    GADABUURSI TRADITIONAL DANCE !!!!

    • @jelly5085
      @jelly5085 26 วันที่ผ่านมา

      Somaliland culture

  • @mohamedguure__8081
    @mohamedguure__8081 5 ปีที่แล้ว +10

    Runti aad baan uga hely ciyaartan

  • @fartunbashiir2961
    @fartunbashiir2961 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa ka helaa wlhi masha allh

  • @GarashoDheere-t5e
    @GarashoDheere-t5e 4 หลายเดือนก่อน +1

    6:18 Gedabiirsi cultural fork dance

  • @AnisaAre
    @AnisaAre 7 หลายเดือนก่อน +1

    I LOVE ❤️ SOOMAALIYA

  • @sadad6299
    @sadad6299 4 ปีที่แล้ว +20

    I love my young sister and brother in borama and their beautiful dance may god protect them💕❤❤❤

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว +5

      Meeshu waa Hargeysa, ammaan jecel ha noqon

    • @sadad6299
      @sadad6299 4 ปีที่แล้ว +1

      My cousin is dancing

    • @warissheikhassan1989
      @warissheikhassan1989 4 ปีที่แล้ว +2

      Sada D it that true that sayliciga come from Borama ???

    • @moemuuse513
      @moemuuse513 4 ปีที่แล้ว +1

      @@warissheikhassan1989 yes sayliciga buu samaroonba asal leh oo laga soo gaadhay

    • @sadad6299
      @sadad6299 4 ปีที่แล้ว +1

      @@warissheikhassan1989 i never said that i just was tall you that my cousin is dancing there are in barama that's all my sister

  • @abdifatahali9698
    @abdifatahali9698 5 ปีที่แล้ว +3

    Machaallah alleh ha idin barakeeyo xoogina

  • @CawalefureCawalefure
    @CawalefureCawalefure 3 หลายเดือนก่อน

    Sadexley hida iyo dhaqanka belweynta. Diir ee walalaha somaliyeed

  • @maahmk-ge9fy
    @maahmk-ge9fy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Issa culture maa shaa Allah

    • @jelly5085
      @jelly5085 26 วันที่ผ่านมา

      Somaliland culture

  • @cawomohmed4250
    @cawomohmed4250 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw manshalh wan kahela dhantadan imisa ila taageera dhantadan

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว

      Cawo, walaalo dhaanto lama yidhaa Zaylici baa la yidhaa waxaa laga ciyaaraa somaliland gaar ahaan Awdal.

  • @CawalefureCawalefure
    @CawalefureCawalefure 3 หลายเดือนก่อน

    Sadeexleyda belweynta issaq❤ gudabursi ❤ cisse madobe

    • @mutazmuhumed146
      @mutazmuhumed146 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 war ciyartan gadabuursi ba iska ke haku daalina

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +13

    Viva Somaliland ❤️☁️💚

  • @hibaaqmaxamed9868
    @hibaaqmaxamed9868 6 ปีที่แล้ว +12

    maasha allaah viv soomaaliland

    • @ayaanrooble8215
      @ayaanrooble8215 5 ปีที่แล้ว +1

      Hibaaq Maxamed naya jabuuti baa leh ciyaarta looga heesay yaa qaxba

    • @cawlex
      @cawlex 5 ปีที่แล้ว +5

      @@ayaanrooble8215 jabuuti ma somali baa horta marka hore, hestan waxa iska leh samaroon oo somaliland ah

    • @mirganeh
      @mirganeh 5 ปีที่แล้ว +1

      @@cawlex ciyarti cissaha Miya tidhii was Samaron? Aaaah yaax war reer Samaron Dee cisse iska noqhda wax walbo aan lahayn wad shegateen

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mirganeh hhhhh waligeed ba samaroon ba laha oo jabuti kenay adeer beentadu weyna saylac wa dhul samaroon

    • @mirganeh
      @mirganeh 5 ปีที่แล้ว

      @@unknown-yk8uk hhhhhhh walalo cissaha wuxu leyahay 14 ogaas. Ogaaski ugu horeeyay wuxu dhashay 6 qharni kahoor zeilac buna kasoo jeeda. That is fact. Hidiyo dhaqhaanka cissaha herimadee iyo wilwilo iyo heelo dee wa layska wada yaqhaan ciday kaa timid.

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 5 ปีที่แล้ว +16

    Sifiican ayay uciyaareen

  • @axmedamiin5034
    @axmedamiin5034 5 ปีที่แล้ว +4

    Lkn magaca alle meel fcn iney ku sheegaan aheed

  • @achrophahmed8161
    @achrophahmed8161 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi dhigaga ku dhaqaa qaYa runti

  • @sophieb5253
    @sophieb5253 ปีที่แล้ว

    Is there a name for this song? Beautiful mashallah

  • @shiraacfaarax7665
    @shiraacfaarax7665 5 ปีที่แล้ว +10

    Ciyaartii Ciise waraabe aad baan usoo dhawaynayaa.

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 5 ปีที่แล้ว +6

      @Shiraac Faarax ciyartaan waxa leh samaroon siciid adeer maxa cisse

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +5

      Ciyaartan walaalo waa zaylici samaroon baana iska leh, ciise ciyaartoodu waa harimaahee iyo hoydadoow.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +1

      @@qisasduniya1053 Naayaa qofka wax aanuu lahayn sheeganayaa cuqdadeysan ee afsoomaaligaaga hagaaji, ciyaarihiina kuma kalsoonidin miyaa maxaa u naceysaan ee dhaqan dad kale u sheeganeysaan, yaab waliba waad aflagaadooneysaa oo isla toosantey.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +2

      @@qisasduniya1053 🤣😂🤣😂🤣 walaahi dad baan ku qosley baad leedahaye ana hada adigaan aad kuugu qosley, miskin ma maantaad sheegatey dhul aad marti ku tahay, kolka waad kasoo dareysaa, saylac adeer ragii lahaa baa jooga ee haku riyoon labada odey ee inan la yaalkaa ee na dhex jooga dee dhul ku yeelan meysid, sidaa fudud iyo iska sheegashana saaxiib dhul laguma helo ciyaartana waligeedba ciise sheeganaya ama ciyaaraya lama arag, haa dee labada xabo ee na dhex jooga eenu reer abtiga u nahay mooyee, dee kuwaasi waa nala dhaqan oo anagey naga barteen. Adiguse waligaaba ku riyoo oo dhul iyo ciyaar aanad lahayn sheego dhul ninkii lahaa kama maqnaado oo sheeda kama sheegtee wuu degaa oo dhex joogaa, maxaad majority uga noqon weydeen, hadaad leedihiin???? xataa doorasho marka la galo afar qof ma dhaaftaan oo idinkoo waliba ilaa jabouti iskaga habar waceen, qof waa la hadli jirey uun u hadlayaad tahay baan u maleyne hay xiijin walaal, ise sidan ma ahaan jirin iyo xoolo cirdoonkane tolow ma faankii beenta ahaa ee reeraha qaar lagu yaqaaney baa idina barateen? Baryahan soomaali dhan baa ka dhamaan weydey ku qabso ku qadi meyside.🤣🤣🤣

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +3

      @@qisasduniya1053Waa wareey Cawaantii ciise waraabe ayaaba hadal baratey oo tidhi dad baan caayi karaa🤣😂 waaba aakhiro sabaan. Doqoneey, Soomalida aad sheeganeysid horta halkeed kasoo gashaa yaase ku yaqaanba Oromayey, adigoo oromada la dhiig baxa oo ku abtirsada oromo marna ay ku cabiidiyaan oo boqol boqol kuugu gowracaan Diridhabe dhexdeeda ha hadlin. Ka daawo TH-cam baroorta ciise waraabe oo oromo waseyso 😂🤣😂🤣 Dad kaa cilmi badan oo kaa sharaf iyo dadnimo badan oonad waligaa gaadheyn afka dheer ka leexi. Ayaadse sadaqad ku caayi kartaa adoo ciise waraabe u ah, jabouti kuwa dhabanada jeexjeexan ee maseyda Tansaniya degta u eeg walaahi xataa dharkooda cascasna waa xidhataane🤣😂ee gundhataha waligii la meydhin oo subag ka buuxo xidhan ee markey ku ag maraan aad gagabeysid ee darbiyada dawarada u fadhiyaa miyaaney doqoneey ciise waraabe ahay? Horaa loo yidhi " Riyuhu hadey dub leeyihiin dabadoodey ku qarin lahaayeen" Hadii aad tijaar tihiin kuwiina darbiyada sadaqada u fadhiya ee diifeysan baad faqiirnimada ka saari lahaydeen, adigoo ciise gaajo ah oo soomalida maseydoodii ah baad samaroon sadaqo ku caayi yaan lagula yaabin cawaanyey cise waraabe. Waxaad tihiin dadka caqligooda ku garan waayey subaga waa la cunaa ee maryaha ku radiya iyagoo oo ka gaajoonaya miskiin yaa dalas, inaan kugu digto maaha runti cawaaneey ee adigaa iga dalbadey. Xataa kuwa shaley loo sadaqaneynayey ee mar kasta oo abaari hesho ilaa diridhaba kasoo qaxa ee aanu lacagaha u ururineyney eenu xoolahayaha siinay maaney ciise waraabe ahayn? Dee abaal baanad lahayne oo dadnimo cawaantii baad ka tahaye, 2017 kuwii abaartii Ethiopia ka soo cararey ee darsin darsinka u dhimanayey ee Awdal kusoo qaxay sow ciise waraabe ma ahayn. Caqli yari waraabaad u tahay.🐂🐂🐂🐂🐂🐴

  • @pureeqacade597
    @pureeqacade597 2 ปีที่แล้ว

    Marka sideen uu download garaysta wll adigo iga raali ah

  • @ugbaadfaysal4962
    @ugbaadfaysal4962 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah somliland go on

  • @humblehsa1678
    @humblehsa1678 3 หลายเดือนก่อน

    Saylici dhaqan gadabuursi❤

  • @alibreezy6541
    @alibreezy6541 4 ปีที่แล้ว +4

    Saylici daqan Isaaq💪💪

    • @ramosdias2513
      @ramosdias2513 4 ปีที่แล้ว

      Ciiyartii ciise baa muraane kalayee 🤣🤣

    • @AB-im6de
      @AB-im6de 4 ปีที่แล้ว +3

      ramos dias wa ciiyarta gadabursi. Isaaq and ciise stop claiming what is not yours

    • @abdirahmanmo7945
      @abdirahmanmo7945 4 ปีที่แล้ว +1

      What the fuck this is samaroon dance

    • @abdirahmanmo7945
      @abdirahmanmo7945 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ramosdias2513 ciise who is ciise

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +3

    71vieux thats vry good saylicica

  • @themaliempire2320
    @themaliempire2320 4 ปีที่แล้ว +5

    Wad ka baxsateen from ~BANAADIRI~🇸🇴

  • @pureeqacade597
    @pureeqacade597 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxan doonaya in aan download garaysto

  • @raageismaeil2468
    @raageismaeil2468 3 ปีที่แล้ว

    Hestaan yaa qadaay plz

  • @mohamedd2020
    @mohamedd2020 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu asal ahan inay yihiin
    100% muslin dhaqankoda ayad
    Kagarata kusilaya nibigena CSW
    Saylicidanba waxa lagu bilabaya
    Saliga nabiga NNKH

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 3 ปีที่แล้ว +20

    Traditional dance for North somalia 💙🇸🇴👍👍

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA 3 ปีที่แล้ว +4

      @@relincs7462 it’s only Gabuursi

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว +2

      It s only ciise even they ladies sing is ciise girls haybado is issa too 😻

    • @jimmiekamel8402
      @jimmiekamel8402 2 ปีที่แล้ว +4

      @@missjano8249 Its only gadabuursi.... Where did you ever see Issa ??

    • @asiaa.sullieman6692
      @asiaa.sullieman6692 2 ปีที่แล้ว

      @@missjano8249 ciise copy ma hooyadaba siisay seyliciga😏saylicigu waa ciyaar gadabuursi❤

    • @missjano8249
      @missjano8249 2 ปีที่แล้ว

      @@asiaa.sullieman6692 maya hoyadadi xafajo lahed u sheg dadka heesaya waa ciise gadabursi ugu ciyaraya copy joogiya

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqankeenu waa dahab inaynu aduunka u bandhigno weeye oo muujino

  • @aymanabou8318
    @aymanabou8318 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw 2019

  • @RidvanAkira
    @RidvanAkira ปีที่แล้ว

    Old is gold ❤

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +2

    Woo 748vieux mashallah the saylici x x

  • @mohamedguure__8081
    @mohamedguure__8081 5 ปีที่แล้ว +6

    Wooow

  • @CabdirisaaqMaxamed-o6r
    @CabdirisaaqMaxamed-o6r 3 หลายเดือนก่อน

    Good d.jabuuti

  • @calisuxufi3641
    @calisuxufi3641 ปีที่แล้ว

    soo soco siraaday

  • @AnisaAre
    @AnisaAre 7 หลายเดือนก่อน

    Mashalah Mashalah it is arrows one

  • @madibamed789
    @madibamed789 ปีที่แล้ว +1

    Cisse culture mashallah saylici❤🇩🇯❤️

    • @xamsekhadernuurxamzekhader6093
      @xamsekhadernuurxamzekhader6093 ปีที่แล้ว +1

      Ma ciyaar waraabe ayaad u qabtaa wa ciyaartii samaroonka

    • @madibamed789
      @madibamed789 ปีที่แล้ว

      fc koobbi oo paste, wax walba isku dhajiya dhe, waraabe kulaha orod intaanan ku cunin😂

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygi waa inaad maasha garta Martina tii kalmon waa inaad gogasha siiyay lamana goodbye waa inaad gaarna dhigataa eeiskulada lagu dhigi jiray

  • @longlifeabdi
    @longlifeabdi 3 ปีที่แล้ว +1

    Hola yaa samaroon SICiID

  • @Notsosure235
    @Notsosure235 3 ปีที่แล้ว +1

    What is the name of the song 🎵 pls

  • @fosiyaseadmahamoud6551
    @fosiyaseadmahamoud6551 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha alleh🥰

  • @cabdisakisaki5559
    @cabdisakisaki5559 5 ปีที่แล้ว +4

    Ciyar kadheeh wlle

  • @ahmadmurtiyaqaan2695
    @ahmadmurtiyaqaan2695 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadka kudoodaya ciyaarta ciise maleh cissaha takhriikhdiisa ayay waxba ka aqoon wankaxumahay marka hore dhaqanka cisaha sobarta in ciyaar dadkaleh leeyihiin kudoodid waa foolxumo sharafdaro kuu ah ciise waa boqortooyo

  • @mohamedhassan417
    @mohamedhassan417 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh Abuu zubayr ku waa kee?

    • @shiraacfaarax7665
      @shiraacfaarax7665 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed Hassan oday yaroo Ciise ah weeye ayaan maqlay oo Saylac ku aasan.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed haad, walaal waa sheik abu zubeyn wuxuu ahaa odey reer Zaylac ah oo kasoo jeeda Awdal.

  • @MumtasDahir-d7u
    @MumtasDahir-d7u หลายเดือนก่อน

    Noloshydiiiiiii😂😂😂

  • @mubaarikjammacmuuse9657
    @mubaarikjammacmuuse9657 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees dhaqan

  • @madibamed789
    @madibamed789 ปีที่แล้ว

    Ciiyarti ciise baa murane galay😂🇩🇯

  • @kaletabdi873
    @kaletabdi873 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ikhlasabdalle2939
    @ikhlasabdalle2939 5 ปีที่แล้ว +1

    Mesha cariiriga maxaY ahaYd dheeshu wa ok lkn naguhu maxaY aqqrinaYan🤭

  • @calisuxufi3641
    @calisuxufi3641 ปีที่แล้ว

    dhaqankii soomaalida

  • @Mumin-h1n
    @Mumin-h1n 11 หลายเดือนก่อน

    Heestaan saylici wxaa laga ciyaaraa djabuti gobolka siti iyo salal lkn Hestan wxaa loo qadey gabdha Ismail

  • @UmuAbdikarimaReeryaman
    @UmuAbdikarimaReeryaman 4 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @abadirabdallah1330
    @abadirabdallah1330 2 ปีที่แล้ว

    Machallah

  • @74somer
    @74somer 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland Hanoolaato 🟩★🟥

  • @pureeqacade597
    @pureeqacade597 2 ปีที่แล้ว

    Codka iyo musiga aya saafi ah kuwa kale waa shucac

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 ปีที่แล้ว

    CIYAAR SAND

  • @YusufSulayman
    @YusufSulayman ปีที่แล้ว

    2:38

  • @maahmk-ge9fy
    @maahmk-ge9fy 9 หลายเดือนก่อน

    Guys this is Djibouti culture do not appropriate something that doesnt belong you...but these dancers dancing is ok

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 5 ปีที่แล้ว +2

    SAYLICIGAN JABUUTI AYAA LAGURUMAY DHALINYARTAN WEY SHITEEN LIVE LOOMA QAADAYO HADA WAALA DAEEMAYAA DHALINYARTAN WEY DADAALEEN

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 5 ปีที่แล้ว

      Muse Muse Haa walal djibouti aya laga ciyara ee wey iska ciyarayan dadkan

    • @danielpubg5769
      @danielpubg5769 4 ปีที่แล้ว +1

      Ciyaartii samatoonka iska sheegta dee ciise waraaabe

  • @زالهةالاماراتيةعثمان
    @زالهةالاماراتيةعثمان 5 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว

  • @alibreezy6541
    @alibreezy6541 4 ปีที่แล้ว

    Reeel Keyna Isaaq