ONlf halke ka jirta so kuwii mar hore Ethopia kala dir tay oo la bur buriye markii hore dad qadiyad ku dagala maya ma ay san aheyn haday dad qadiyad ku dala maya yihiin hal gan koda sii wadi la haayen Ee wa dad caloshood u shaqeysta yaal ah inta Ethopia lacag sii say kala cun tay mida kale Axmed madowe 15 sano ayy Af duub ku hayste Kismaayo iyo in uu mar walba is calemo saaro wana nin argagixiso ah wana waajib in dowlada soomaalia talabo ka qaada dalka soomaalia dowlada soomaalia aya masuul ka ah oo cidkasta Amaanka soomaalia iyo mid nimada dalka caqabad ku ah talabo ka qadeysa Axmed madowe madaxweyne walba imaado caqabad ayu ku yahay wana uu la dagalama wa nin Hogamiye kooxeed ah Gobol dhan Af duub ku haysta waxa wajib ah in dowlada soomaalia so qabata askarta jubaland mushaar iyo xuquuq midna ma qaatan wa Askar xuquuq doda ayu ku tun tay askari nin noca ah caloshii u shaqeyste ah Askartii u dagala meysa u dhiman neysa wa kuwa Qaatumo xumo ku dhiman dona
Guul cidanka Somaaliya. Guul Shacabka Soomaaliyeed.Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Idaacada hbn aad Aya u mahad santihiin wararka aad noo so tabisaan anagoo guryaheyna joogno iyo meel walba mahad sanidiin HBN guuleysta
caawa soomalida miyaa ❤❤❤❤ guulaysta wlll
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xasan sheekh haa is ceebeenin
Kaa xilka halaga qaado ma istaahilo in uu sii ahaado xildhibaan
Qabuurihii xamar lafaha laga soo saaray 😂 la jiifiyaa banaan
Waidin salamay
❤❤❤❤❤❤❤
𝐚𝐱𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐰𝐞 𝐦𝐚𝐚 𝐚𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hassan sheekh maa maxkamad la soo saaro musuqa iyo dhaca iyo dhul boobka uu wado ,isagaaba danbiile ah maxkamadna u baahanee
War ileen you tube ley yaad aheydeen waa maxay waxaad war ka dhigeysaan caawa
Axmed madowr oo warqad waaran u diray Xasan sheekh oo faldambiyed ka galay dadka iyo dalka Somaliya 😂😂😂😂
Asc walalha Hbn
Barlaman gani ? Danahooda
Gaar ka Ah bay u joogaan maamul
Ay matalaan majiro ! Odayga -
Gameesha leh ! Laaluush buu Qata ! Dadkii oo taagtaagan oo -
Qaylinaya Ayuu dubbaha ku dhufan?
Kuwan.waaciyaale.weero
XASSAN SHEIKH sheekadii MAREYKANKA miyuu keenay AXMED MADOOBE miyuu kiis kusoo oogay hhhhhh AXMED MADOBE markii NATENYAHU laso xiro ayaa asagana laso xiraaa XASSANOW tartiib LIBAAX BAAD SHAARBAHIISA KU COYAREYSAYE
ONlf halke ka jirta so kuwii mar hore Ethopia kala dir tay oo la bur buriye markii hore dad qadiyad ku dagala maya ma ay san aheyn haday dad qadiyad ku dala maya yihiin hal gan koda sii wadi la haayen Ee wa dad caloshood u shaqeysta yaal ah inta Ethopia lacag sii say kala cun tay mida kale Axmed madowe 15 sano ayy Af duub ku hayste Kismaayo iyo in uu mar walba is calemo saaro wana nin argagixiso ah wana waajib in dowlada soomaalia talabo ka qaada dalka soomaalia dowlada soomaalia aya masuul ka ah oo cidkasta Amaanka soomaalia iyo mid nimada dalka caqabad ku ah talabo ka qadeysa Axmed madowe madaxweyne walba imaado caqabad ayu ku yahay wana uu la dagalama wa nin Hogamiye kooxeed ah Gobol dhan Af duub ku haysta waxa wajib ah in dowlada soomaalia so qabata askarta jubaland mushaar iyo xuquuq midna ma qaatan wa Askar xuquuq doda ayu ku tun tay askari nin noca ah caloshii u shaqeyste ah Askartii u dagala meysa u dhiman neysa wa kuwa Qaatumo xumo ku dhiman dona
Amis must be out of Somali region
❤❤❤❤❤❤

❤❤❤❤❤❤❤❤