ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Gabadh aan jeclaa oo la iga guursaday 2012 dhamaadkeedi Ayaan al aankaan rajeeyaa 2021Ogow waa marwo balse waan jeclahay bar un ma lasoo furo ayaan taaganahay waa gabar aan aad u jeclahay gurigeeda inuu dumo ma jecli hadana ayadoo garoob ah inaan helo waan iska raajiceeyaa "Qalbi nabar kuyaalaan bogsoonineQofac iyo jacaylbaan qarsoomine"
Salad derbi waa fanan culus codkiisa degan ayaa wax kasta ka qalisan cimriga allha kuu dhereyo
Heestaan anoo yar ban ka dhegaysty caweyska washington dhawr mar baan raadiyey lkn magaceeda maan garaneyn.Tnx
Intaan garoobnimo kuhelay ayaan hadana cagta saar wadada ku idhi .....
Garoobnimaan ku helayaa😭💔
jacel lama garan karo dawadisa xitaa garoob waa jano sax
🤣🤣🤣🤣🤣
1*caashaqu garbaha iyo wadnahau guri ku leeyoowaa geed magooloo Geggin GU' iyo jiilaalgaxatu weey godantahay gaankuna weey lalmanayaayegeesaha waxaa iigaga jira laba gantaalDHEXTAALwaadigaan gubtoo geediga raree gucla roorayee caashaqaan ku galay goormuu ahaaa?gam'i waayayee waan garanayaa galabtii jimcada oo galin dambaagudcurkiyo caddidu uu kala guurayeenwaryaa geedda iyo iska daa guhaadoogabadhaad jecleeyd waala guursadeegam'i waayayee sidda gaari wacan gabalkeedii aastaan la gariirayayee garbaha i qabtoo xageebeey gashaa?geesi baa helooy gogosha u dhigtaa*walee ama go'oo godka ciil lagalay ama gu'gga xigaan iyadoo gambo leh garoobnimo ku helayaa2*garaad nimaan laheeyn baa haween gacal ka doonoogodkii eey qodaan eed gasho kaama bixiyaaneadigoo go'ayeey midkale garabka siisaaye kaagama garaabaan cishqiga galay naftaada*waadigaan gubtoo geediga raree gucla roorayeecaashaqaan ku galay goormuu ahaaa?gam'i waayayee waan garanayaa galabtii jimcada oo galin dambaagudcurkiyo cadidu uu kala guurayeenwaryaa geedda iyo iska daa guhaadoogabadhaad jecleeyd waala guursadeegam'i waayayee sidda gaari wacan gabalkeedii aastaan la gariirayayee garbaha i qabtoo xageebeey gashaa?geesi baa helooy gogosha u dhigtaa*walee ama go'oo godka ciil lagalay ama gu'gga xigaan iyadoo gambo leh garoobnimo ku helayaa.
HORUDHACAGami waayayoo xalay hurdadi, Gogoshi maan tagine.Nafteydaa Guhaadiyoo dhibiyo Geliye meel baasee.Feerahaan ka Guhaa sidi aan dhaq soo Galayee.
Sidii aar raq soo galay waaaye
Salad derbi nin culus
Haween nimaan Aqooon baa Garab Ka Suga 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥
😢😢😢😢❤❤
wow this is very nice music thanks Mr Salad Mohamed Shardi it is true
💔💘 xanuun ahaa
Noo sheega Qisada heestaan Qofki Hayow
Qisada oo kooban broSalad darbi ayaa. Laga guursadayGabar uu jeclaaBalse mardambe ayu calaf u helayInuu guursadoWaxan arkay ayagoo wada socdaSalad darbi iyo xaaskiisa 2011.Qisada nin ay saaxibo ahaayeenAya iiga sheekeeye.mahadsanid
Walal gabadha heesta ceelbuur uu uqaday ayuu jecla asoo 18 jira nin hantiila ah ayeey cideeda siiyeen asna siduu ugu heesayay ayada oo ninki soofuray ayuu guursaday gabar ayey udhashay habaryartey macaan waye dhawaan ayey Sweden kudhimatay allah yarahma❤❤
C/salaan
Waaww wahesjirto
thanks salaad darbi
Sslaad maxamed shardi
Abdi Shiremaalin. run badanaaa
ayado gambale grobnimo kuhelaya salad darbi wayo wayo
H
Gabadh aan jeclaa oo la iga guursaday 2012 dhamaadkeedi
Ayaan al aankaan rajeeyaa 2021
Ogow waa marwo balse waan jeclahay bar un ma lasoo furo ayaan taaganahay waa gabar aan aad u jeclahay gurigeeda inuu dumo ma jecli hadana ayadoo garoob ah inaan helo waan iska raajiceeyaa
"Qalbi nabar kuyaalaan bogsoonine
Qofac iyo jacaylbaan qarsoomine"
Salad derbi waa fanan culus codkiisa degan ayaa wax kasta ka qalisan cimriga allha kuu dhereyo
Heestaan anoo yar ban ka dhegaysty caweyska washington dhawr mar baan raadiyey lkn magaceeda maan garaneyn.
Tnx
Intaan garoobnimo kuhelay ayaan hadana cagta saar wadada ku idhi .....
Garoobnimaan ku helayaa😭💔
jacel lama garan karo dawadisa xitaa garoob waa jano sax
🤣🤣🤣🤣🤣
1*caashaqu garbaha iyo wadnahau guri ku leeyoo
waa geed magooloo Geggin GU' iyo jiilaal
gaxatu weey godantahay gaankuna weey lalmanayaaye
geesaha waxaa iigaga jira laba gantaal
DHEXTAAL
waadigaan gubtoo geediga raree
gucla roorayee caashaqaan ku galay goormuu ahaaa?
gam'i waayayee waan garanayaa galabtii jimcada oo galin dambaa
gudcurkiyo caddidu uu kala guurayeen
waryaa geedda iyo iska daa guhaadoo
gabadhaad jecleeyd waala guursadee
gam'i waayayee sidda gaari wacan
gabalkeedii aastaan la gariirayayee
garbaha i qabtoo xageebeey gashaa?
geesi baa helooy gogosha u dhigtaa
*walee ama go'oo godka ciil lagalay
ama gu'gga xigaan iyadoo gambo leh garoobnimo ku helayaa
2*garaad nimaan laheeyn baa haween gacal ka doonoo
godkii eey qodaan eed gasho kaama bixiyaane
adigoo go'ayeey midkale garabka siisaaye
kaagama garaabaan cishqiga galay naftaada
*waadigaan gubtoo geediga raree gucla roorayee
caashaqaan ku galay goormuu ahaaa?
gam'i waayayee waan garanayaa galabtii jimcada oo galin dambaa
gudcurkiyo cadidu uu kala guurayeen
waryaa geedda iyo iska daa guhaadoo
gabadhaad jecleeyd waala guursadee
gam'i waayayee sidda gaari wacan
gabalkeedii aastaan la gariirayayee
garbaha i qabtoo xageebeey gashaa?
geesi baa helooy gogosha u dhigtaa
*walee ama go'oo godka ciil lagalay
ama gu'gga xigaan iyadoo gambo leh garoobnimo ku helayaa.
HORUDHACA
Gami waayayoo xalay hurdadi, Gogoshi maan tagine.
Nafteydaa Guhaadiyoo dhibiyo Geliye meel baasee.
Feerahaan ka Guhaa sidi aan dhaq soo Galayee.
Sidii aar raq soo galay waaaye
Salad derbi nin culus
Haween nimaan Aqooon baa Garab Ka Suga 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥
😢😢😢😢❤❤
wow this is very nice music thanks Mr Salad Mohamed Shardi it is true
💔💘 xanuun ahaa
Noo sheega Qisada heestaan Qofki Hayow
Qisada oo kooban bro
Salad darbi ayaa. Laga guursaday
Gabar uu jeclaa
Balse mardambe ayu calaf u helay
Inuu guursado
Waxan arkay ayagoo wada socda
Salad darbi iyo xaaskiisa 2011.
Qisada nin ay saaxibo ahaayeen
Aya iiga sheekeeye.mahadsanid
Walal gabadha heesta ceelbuur uu uqaday ayuu jecla asoo 18 jira nin hantiila ah ayeey cideeda siiyeen asna siduu ugu heesayay ayada oo ninki soofuray ayuu guursaday gabar ayey udhashay habaryartey macaan waye dhawaan ayey Sweden kudhimatay allah yarahma❤❤
C/salaan
Waaww wahesjirto
thanks salaad darbi
Sslaad maxamed shardi
Abdi Shiremaalin. run badanaaa
ayado gambale grobnimo kuhelaya salad darbi wayo wayo
H