MAXAMED MAAME FT IKRAAN MAHABE JACAYL XARAGODA OFFICIAL VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Maame ft Ikraan Mahabe
    Ereyadii: Abwaan Maan
    Laxankii: Khaalid Meesi
    Music: Cise Ceeleye
    Camera: Bigayz & Aminoz
    Editing: Ahmed Bigays

ความคิดเห็น • 459

  • @gullwaddeofficial5639
    @gullwaddeofficial5639 ปีที่แล้ว +510

    Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn
    Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR

    • @muqtaarmacalin5204
      @muqtaarmacalin5204 ปีที่แล้ว +9

      Hoy cadi iska dhig cid mog maleh ee quranka melaha xumnta wx ha ugarasanine nio ilhy kabaq

    • @libandek4987
      @libandek4987 ปีที่แล้ว

      VNXgzbxvgnxng,ngxxchxh,ch,ch,,y,v,mvmv,mm

    • @mudanibrahim9089
      @mudanibrahim9089 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah 💯👌

    • @AdnaAhmad-jl6zd
      @AdnaAhmad-jl6zd ปีที่แล้ว +2

      Hhhh warye wllke maxma ku ladae yaha 🎗🎗🎗

    • @xamsemmmm5520
      @xamsemmmm5520 ปีที่แล้ว +1

      Jjkk

  • @abdikanilixle62
    @abdikanilixle62 ปีที่แล้ว +144

    Kusali xabiibkeena muhamed scw ❤🎉

    • @yaxyemaxamuud8895
      @yaxyemaxamuud8895 ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @SucdiMaxamed-yf4my
      @SucdiMaxamed-yf4my ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @Arwalacharmante-om6zr
      @Arwalacharmante-om6zr ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @UmaMuhamed
      @UmaMuhamed หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @muunamohamed2426
    @muunamohamed2426 ปีที่แล้ว +22

    Ada iga xoray maxamed xanafo dhan xaqaygana Mujay qudhaydana xeershay jacayl xaragaysan waliba xushmaysan xalalna ahaday ayaynu xbbi xeerkisa adkaynay 🫀❤💯🫂 my world 🌎🥰❤💯amiiirkayga maxamed axmed cabdi Ibrahim wankujeclahy mcnow inbadan dafaha aduunyada meelkastad tagtaba farxad igu nolow

  • @moha_khadar
    @moha_khadar ปีที่แล้ว +99

    Heestan jaceylkeygii iigu hooreyay baa kusoo xasuustay💔😞7/28/2018-01/27/2020💔😞xariir qurux badan baa naga dhaxeyay. Zaaid na waa u jeclaa oo wxwalba diyaar wxa u ahaa ina faraxadiisa u sameeyo. Wakhtiyo quruxbadan baa soo wada qadanay. Kuwa adag na waa kasoo wada gudubnay. 2019 bilhi oogu danbeyay waxaa dhacay muran, buuq, is maandhaaf💔😣waagii hore isaga i raali galin jiray hadaa ka qaldanahay iyo haduu iga qaldanyahay . Lkin wuxuu bilabay inoo iga amuso 3 cisho markii danbe anaa la hadli jiray oo xalin jiray. Habeen oo hore isaga seexday madama aa school lahaa aroorta. Baa wxaa dhacday markaa soo tuusay, gabdh Snapchat friends ka nahay baa dar ilahay u dawaday wxay soo dhigtay. mise wxaa arkay iyado screenshot oo laadhuga kasoo qaaday oo isaga yahay qofkay la ciyaaraysay💔💔💔love iyo emoji kle oo jaceyl matalaya baa soo dul saartay😣😞wlhi dhulka iyo cirka ila wareegay💔xanuun badan baa dareemay💔sual badan baa maskaxdayda ka dhax quuxaya kuwaas indhayga ilin ka keenay💔qalbigaygana gubayay. Ani gabdhii lama hadlin lkin isagii baa u diray. Wxaa ku dhahay waa maxay sidan. Kulaha “ adaa iga seexday markaa waa caajisay waa is kala ciyaarayay”💔 anigii yaab. Waa muranay markii danbe kulahaa orad adna Nin kle lasoo ciyaar laadhuga💔😣Markii danbe waa heshinay, wxaa is dhahay iska cafi. Lkin shaki baa i galay oo gabdhii baa daba galay oo wxa noqday qof marwalba dawada wxay soo dhigto. Hadana buuqii baa sii batay, oo marwalba dagaal iyo muran joogta ah 💔ani mar walba oo isku dhacno malinkiisa wxaa ahayn jiray qof maqane jooga ah💔sanadkii cusbaa ee 2020 baa saa kuwada galnay. Bishii January dhamaadkeyga baa habeen si xun Isku kugu dhacnay💔3 cisho muuna ila soo hadlin ani maalmhas mugdi, xanuun, ciil, oohin bay ii ahayeen💔maalin wxaa dhacday bas baa kasoo dagayay, intaa aan baska sarnaa isaga baa ka fikiryay💔anoo isga ka fikiray markaa is dhahay baskii ka tag baa lugta meel baraf iga dhax gashay, tii kle na wali wxaa kula jiraa baska, markaa baska xaga danbe baa ka dagayay, oo bas driver ka muuna i arkaynin. Xitaa haduu daaqada iga arki lahaa baska waa laga buuxa.markaa baskii baa dhaqaaqay, ana war wxba uma haya oo maqana jooga ahay ba. Alx dadka Baska ila saarnay baa dib isoo jeeday baskiinay intay u dhawaqeyn bay ku dhaheen jooji. Alx Horta malinkay nafteyda halis bay gashay oo lugteyda ama nafteyda baa wayi laha. Wxas oo dhanaa wxaa igu wacan waa wiilkaas uun. Malinkas baa go’aan gaadhay oo aan go’aansaday inaa soo af jaro ba xiriirkan nolosheydii murugo, dhib, ciil, raafad, oohinta baday💔😣 wxaa dhahay wiilkan gabdhii ayo rabaa waana sababta marwalba buuqa u jiro. bas cashar dheer baa u diray💔wuu i baryay oo wuxuu igu dhahay ha iga tagin💔ana habeenkas, saaa u ooyay baa madax xanuun ka qaaday oohintii💔saacdo dhan baan qoraalo iyo codad isku dirnay💔markii danbe wuu iga yaalay💔ala ani lkin qalbigu waxaa kalahaa plz ha isii daynin, i hayso, noloshada ha iga foogeyn💔😣lkin isaga aayar buu markii danbe i fasaxay ileen waa nin wx kle u qorsheysan yihiin💔January 27 2020 waa habeen mugdi ii ahaa💔2020 dhan baa ii ahaa sanadkii oogu xumaa ee isoo maray. Sanad i baday murugo iyo ciil buu ii ahaa 2020. 1 bil iyo badh markaa saas u kla maqanahay oo ana social media oo dhan iska deleteday waayo isagaa rabay inaa iloowo. Meelna mana block iska saarin oo wxaa go’aansanay inaa wlltinimo Isku soo xiriirino😣markaa ani 1 bil iyo badhkaa waaba sii jeclaaday, oo waa u xiisi jiray, waaka walwalijiray xaladoo ku suganyahay💔habeen iyo maalin wxaa ku ducesan jiray inoo ilahay dib noo mideeyo💔🤲🏾habeen iyo maalin wuxuu ahaa qof igu dhax nool oo ila joogin💔😣habeen iyo maalin waa ooyi jiray oo markaaa soo xasuusta sidii waagi hore u fiicnaa iyo sidoo isku badalay💔 “Qof kaa ku mooday maad noqon💔“Waligaa murugo iyo Dhib Maad mudan 💔Xasuus kugu milanta maad milan” heestan markaa u bahnaa maxay usoo bixi wayday💔 maalin aan class

    • @fatoudagan7456
      @fatoudagan7456 ปีที่แล้ว +1

      Qisaad folhun ba kukudhacdey wale

    • @fatoudagan7456
      @fatoudagan7456 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭

    • @hafsaahenna1577
      @hafsaahenna1577 ปีที่แล้ว +2

      Illahay farxad iyo kheyir farabadan hakudanbesiyo wll qalii

    • @husnivlogchannal5160
      @husnivlogchannal5160 ปีที่แล้ว +3

      Walhi waa qiso xanun badan oo itawaty adunyaa micno mlhn walhi qofka si siyad ah ujeclato waxoo kumodaa inaa daciftahy wu kubhdilaa jeclkii ad jeclty awigis wuu kuqima tiraa nolashada kudhelaa wayo waa jeclkii ad uqabty lkin waa adunyo ilhy ihop waxn rajenaa inaa kabxdy nolshas waxn kuleyahy nolasha qiimee taas ayaa kula talinlaha nolsha haku wcndo

    • @sucdimacalin1923
      @sucdimacalin1923 ปีที่แล้ว +1

      Inesan markle kuqabsana rajeyna marxaladas mid sah lan maha 😢

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +20

    D.jabout waan idin jacelhy from somalilnd 😋🥰

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +6

    wan sugayey mame iyo ikraan Wstudio another level♥️👋🏼

  • @cabdifataaxmaxamed658
    @cabdifataaxmaxamed658 ปีที่แล้ว +5

    Woof eesh calaa hees mohamed maame alah haku sharfo shp 💚💯😇

  • @bashirkasim4493
    @bashirkasim4493 ปีที่แล้ว +32

    Ma jirto ruux ka mudan garab istaak dhab ah iyo xushmad aan dhamanen in la siiyo ah qofka aad nolosha wadaagtaan 2da dhinacba. ❤👑💍

  • @aamiinhasan4478
    @aamiinhasan4478 ปีที่แล้ว +4

    Maxmed mamo the best song wlahi nio codkan ilasho pro
    Voice___ 💯
    Staile___ 💯
    Camera __💯
    Decoration 💯
    Waqal waxad noo haysa hawl adag Alle hakula qabto pro......

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 ปีที่แล้ว +16

    Heestan mrkan dhageystey wxn dareemay Jacayl ilaahow Jacayl dacada ❤😢

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 ปีที่แล้ว +6

    Cwada heestan mirqaanka igu socodsiinaysaa wlhi maame waqalka legend 🙌 ♥ ❤ 👌 ✨

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 ปีที่แล้ว +27

    Ikran in the building 🇩🇯 Maame my favorite singer 😍😍

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 ปีที่แล้ว +15

    HeesTan coming song keda Inta zo aragtay Ee lasocotay like sar 👍

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maxamed maame and ikran maxabe best song of the year

  • @liibaancabdialhi
    @liibaancabdialhi ปีที่แล้ว +31

    Ku saliya nabiga scw

    • @xaawaibraahin2017
      @xaawaibraahin2017 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu calayhi wa salaam ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah going keep maxmed ikraan beautiful jecel song ❤❤❤❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +3

    Omggg too legendary 🙌
    #maame #maxabo layaab layaab

  • @mustafeabdalle5754
    @mustafeabdalle5754 ปีที่แล้ว +3

    Aniga oo ka wada horeeyay ayay soo wada qori doonaan first comment 😂😂

  • @axmedrakitic588
    @axmedrakitic588 ปีที่แล้ว +7

    Ereyada abwaan Maan
    Laxanka khaalid meesi
    Music.ciise ceeleye
    😍😍😍
    TH-cam ugu haysta inta afka somaaliga ku hadasha
    Waqal studio waxpa lagama qaban karo
    Labada fanaana hadalkoodapa data
    Layaab layaaab

  • @InaAbdukhadir1
    @InaAbdukhadir1 ปีที่แล้ว +24

    Wiil iyo hooyadiis is laheesayan Masha Allah😂😂🤪

    • @iqraascad6085
      @iqraascad6085 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedanodofficial
    @mohamedanodofficial ปีที่แล้ว +23

    Asxan hees, another Level Waqal Studo team🙏💯

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed Maame, wiil la joojin waayay.👌

  • @DiiniAxmed-xo7ll
    @DiiniAxmed-xo7ll ปีที่แล้ว +9

    Best song maame and ikraan 2023 keep up 👆 🥺❤️🥰

  • @nasteexocabdiraxman6594
    @nasteexocabdiraxman6594 ปีที่แล้ว +2

    Wow. Hesta video pasti ❤🎉 jecl hawro qof kasto is jecl

  • @salmaabdi4710
    @salmaabdi4710 ปีที่แล้ว +7

    Keep going pro😊

  • @fatimamahamedduaaleh1653
    @fatimamahamedduaaleh1653 ปีที่แล้ว +5

    Legend waqal another level video 🙆‍♀️😍

  • @sacdiyaluula4329
    @sacdiyaluula4329 ปีที่แล้ว +8

    Maaame inthe building 🥰🖐

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 ปีที่แล้ว +2

    Hees cusub maxamad maame iyo ikrana mahabe Jacayl hanakayana wow 🤩💘😘🧖‍♂️

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +4

    Maame Uu tagay oo talaba saday🐐❤️

  • @suhaibabdalla7131
    @suhaibabdalla7131 ปีที่แล้ว +6

    Waqal Studio Keep Going 🔥

  • @hassankaafi88
    @hassankaafi88 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed maame ft ikraan idi best layaab waqal studio muxu sameyay sxp pin ka ana xaq uleh pro wan kahaya like ha ila dhafin 🎻🎸🎧🎻🎸🎙🎙🎶🎶🎻🎸🎙🎻🎙🎸🔰👌👌👌♠️♠️🤞♦️♥️❤❤🤞👌🔰🔰🔰🔰

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH ปีที่แล้ว +1

    JawIguu lashaqeeYaa
    WAQAL STUDIO
    CAAN CAAAN
    DHALLAY IYO MUSIC YAHANKA
    AAN GABOOBIN AHMATOOOOO

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 ปีที่แล้ว +2

    Wow maxmed omer aadero legend wad qaraxday Camii eshqiyska hees

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 ปีที่แล้ว +2

    Team 🎵🎤waqal 🎵🎤BEST 🩸💉4EVER💉🩸🌺IKRAAN&M.MAAME🌺 ON 🔥

  • @aslimed5476
    @aslimed5476 ปีที่แล้ว +1

    Musikaaa wan ku xaystaaa waleee cisse celeye anather level

  • @saabiriinyoonis8166
    @saabiriinyoonis8166 ปีที่แล้ว +2

    Mame tag mansha Allh❤🤞

  • @ismailhadichakib-fl8gn
    @ismailhadichakib-fl8gn ปีที่แล้ว +3

    Machallah ikaran qurux badan iyo mami 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ada xiiska dooja ada xanaan isiya xalka ada aha qaali adaa xulay manko dhan intaan xayi ahay dunida ahay manba ruux kale ega
    Xiskayga iyo xaraga naftayda ada xasiliya ada ilays ii ah jacayl xaragooda oo xususa reeba xalalal noqda ayaan mawle ka tuga

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 ปีที่แล้ว +1

    Waa no caawees imkaa
    Waxn joogaa guuriigaa heestuu wey noo daarthaay ilaa caawaaa

  • @fatimacali6943
    @fatimacali6943 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw waa sugayey wlhi faanintaydii iyo waqal oo is helay😂♥️♥️

  • @Fattahziizi
    @Fattahziizi ปีที่แล้ว +25

    reer somaliland ayga fanka xoog ku haytso yaab 🥰🇭🇺

  • @bazhirmahamed8624
    @bazhirmahamed8624 ปีที่แล้ว +3

    Maame baste fanaan ❤🎉❤

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 ปีที่แล้ว +4

    Ikraan mahade 🇩🇯🦁⭐

  • @MomoSexe-ch9dk
    @MomoSexe-ch9dk 11 หลายเดือนก่อน

    Wowwww Mami ikran houssen qali macha Allah 😍😍😍😍😍

  • @adamali2035
    @adamali2035 ปีที่แล้ว +4

    Maaame👑

  • @deqaahmedali3551
    @deqaahmedali3551 ปีที่แล้ว +1

    Woooow way igu socotaaa Heestani

  • @insaaniintertainment7897
    @insaaniintertainment7897 ปีที่แล้ว +4

    First comment well done maame and ikran
    Pin waqal✌

  • @maneaden3
    @maneaden3 ปีที่แล้ว +8

    maame 😍💯 another level

  • @cabdirashiidjaamac
    @cabdirashiidjaamac ปีที่แล้ว +1

    Maxmed nio codkiisa waa sii macnanyaa

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio and furinle wax kale😘😍

  • @yaahuuno
    @yaahuuno ปีที่แล้ว +2

    Waqal ➕ maame ➕ ikraan= wax kale 🥰

  • @cabdifataxaxmed7118
    @cabdifataxaxmed7118 ปีที่แล้ว

    Yyyyy waxani hees way dhaaftay maame laxanka baaba iiga gooaaan

  • @abwaannasto4400
    @abwaannasto4400 ปีที่แล้ว +2

    maame fanaanka
    sanadka fanka shiday.💙

  • @amiiraahmed4691
    @amiiraahmed4691 ปีที่แล้ว +3

    Woow taan hees way dhaftey ❤❤

  • @MahamedAdnaan
    @MahamedAdnaan 3 หลายเดือนก่อน

    Ikraan mahabe maxamed maame heestan murqaanka maanta falaas shaaaha io midhadh beensaLa ku laasimay❤

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 ปีที่แล้ว +2

    Waqal studio Keep going 🖐♥️

  • @Dhalisaaq
    @Dhalisaaq ปีที่แล้ว +8

    Axsan laxan ❤khalid messi ❤❤

  • @xalimoaxmadbacadow2438
    @xalimoaxmadbacadow2438 ปีที่แล้ว +2

    Maxamad maame another lefel❤👍

  • @pinkpantherchannel4928
    @pinkpantherchannel4928 ปีที่แล้ว +2

    MAXAMED YARE waa in la baro jaaska waaxay garbahn uu riixaya sidi rooxan laga rogaayo Jaazka iga so habe inder

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +2

    Mohmed mame🔥🖐🏼

  • @nasteexaadanislaam5367
    @nasteexaadanislaam5367 ปีที่แล้ว +2

    Wow waan idinka hayaa heestan

  • @zalmazharav7410
    @zalmazharav7410 ปีที่แล้ว +4

    Maame yare best voice 👌 😍

  • @sahramoge3673
    @sahramoge3673 ปีที่แล้ว +3

    Hesuhu wax Agkahdalaan xanunkadadka
    😢😢💫💫

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 ปีที่แล้ว +7

    What a beautiful song

  • @hawomohamud2819
    @hawomohamud2819 ปีที่แล้ว

    Maame inthe building😮

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 ปีที่แล้ว +2

    Adaa iga xooray khalid xanfoo dhan❤🫀

  • @farsamolyrics1435
    @farsamolyrics1435 ปีที่แล้ว +1

    Khalid messi legend laxankagu waa aduun kale wlhi ❤❤❤

  • @cckhaan
    @cckhaan ปีที่แล้ว +1

    Maame inthe building

  • @sabrinatesfaye2551
    @sabrinatesfaye2551 ปีที่แล้ว +2

    10/10 Very Good 👍

  • @ameennikke
    @ameennikke ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio wax kale 🔥

  • @muhamedabdiqadir
    @muhamedabdiqadir ปีที่แล้ว +1

    Outstanding waqal studio Top song

  • @apdirahmanofficial__
    @apdirahmanofficial__ ปีที่แล้ว +5

    Waqal studio keep going best song 🥰🙏🙋‍♂️🎶

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 ปีที่แล้ว +1

    Baaskii ina cali shaah ayuu barto garac buu noqday mm ax yaa another level

  • @Cazkah99
    @Cazkah99 ปีที่แล้ว +10

    Waa hees tiktok qabsan doonta🤩

    • @asmasoumi3119
      @asmasoumi3119 ปีที่แล้ว

      Mame best singer keep going

    • @asmasoumi3119
      @asmasoumi3119 ปีที่แล้ว

      Mame best singer keep going

    • @Cazkah99
      @Cazkah99 ปีที่แล้ว

      @@asmasoumi3119 😛

  • @raniyaabdi1866
    @raniyaabdi1866 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw inaba cadi maha🥰

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 ปีที่แล้ว +36

    mam and son singing together, ,,,,, another level

    • @leylaaden3910
      @leylaaden3910 ปีที่แล้ว +1

      Wait what!?
      Really?

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 ปีที่แล้ว +4

      @osman AK ….. Walaahi waad iga qoslisey. Ma qalbigeygaad ogeyd Anigoo isla sheekaysano

    • @inahassan4357
      @inahassan4357 ปีที่แล้ว +2

      Wa fanaan iyo dhaqanki wa iska sida 😅

    • @ilaysnavanti1081
      @ilaysnavanti1081 ปีที่แล้ว +1

      ​@@MrAbshir98 qae6

    • @fatxiaadan4857
      @fatxiaadan4857 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@MrAbshir98😅😅😅😅😅😅😅

  • @shucaybma2268
    @shucaybma2268 ปีที่แล้ว +1

    waar ninkan waa fanaan dhamays ah oo cod macaan maaame

  • @user-ee6gz6ew5m
    @user-ee6gz6ew5m 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan top weye 🔥

  • @ikraanabdirashid6328
    @ikraanabdirashid6328 ปีที่แล้ว +1

    Ikraan ❤️🥰😩xareekeya xaladaha nolosheyda

  • @halima1882
    @halima1882 ปีที่แล้ว +1

    Maame hollac❤😮

  • @abukarahmed4137
    @abukarahmed4137 ปีที่แล้ว

    Isku toon xitaa kama heesayaan waayo gabadha aad bey u qeylineysaa, blse heestu erayada laxanka iyo music waa besti,

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 ปีที่แล้ว +1

    nice song pro keep going

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 ปีที่แล้ว +11

    Edit is on other level 🙏

  • @Cpnpdocast
    @Cpnpdocast ปีที่แล้ว +6

    LAYAAB LAYAAB WAXAAN OO DADAALA ❤️🎤

  • @khubaybcabdirisaaq4196
    @khubaybcabdirisaaq4196 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed maame on 🔥

  • @najmahussein1080
    @najmahussein1080 ปีที่แล้ว +21

    Maame is a good singer and actor too mashallah

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +1

    Gabadha codkeeda waan diidey anigu kkk

  • @najahali8479
    @najahali8479 ปีที่แล้ว +2

    Inta maxamed maame codkisa ka hesha lev sara

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh walhi mohamed maamo cimaamadisa wantuuray

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e ปีที่แล้ว +2

    MaaMe🐐🔥

  • @ahlamabdi7684
    @ahlamabdi7684 ปีที่แล้ว +1

    Omg hees dareen leeh

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 ปีที่แล้ว

    1 maaalyoon weeyeee heestuuu

  • @YonisCabdiraxman-y9c
    @YonisCabdiraxman-y9c ปีที่แล้ว

    HeesTan DaawashaDeeda lacag Halagu Bixiyo ❤️🙏

  • @yaahuuno
    @yaahuuno ปีที่แล้ว +1

    Waqal always wax kale

  • @Somalimedia0
    @Somalimedia0 ปีที่แล้ว

    Adaa xulay Manka
    Xiisaha igu beeray
    qalbiga xakameeya
    Xanuunkana bi'iiyaa 🥲🥹❤️🫡

  • @atayjobero6675
    @atayjobero6675 ปีที่แล้ว

    Heesta Soo daa maame ugz 😁

  • @iidletired7341
    @iidletired7341 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed maame zh0dhaHaygiiH♥️😊

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +1

    Waqal duula +maame yare +ikraan maxabe
    Laayab waqalstudio waxbo lagaama qabo karo
    Waxan hees waaye dhaafta

  • @rashiidmuhumed9233
    @rashiidmuhumed9233 ปีที่แล้ว +1

    War nga soodaa hoyadaaa wase 😮

    • @ABDIFATAHdb
      @ABDIFATAHdb ปีที่แล้ว +1

      War qoralka iska sax korka jogtaye takale ninka hooyadii Maxa ku cayday hadda

    • @Mohamedmuhani1
      @Mohamedmuhani1 ปีที่แล้ว +2

      Anaa Isaga Iyo Ayeydiba wasa 😁

    • @rashiidmuhumed9233
      @rashiidmuhumed9233 ปีที่แล้ว

      @@ABDIFATAHdb Adi maxa ka galay 😳

    • @ABDIFATAHdb
      @ABDIFATAHdb ปีที่แล้ว +2

      @@rashiidmuhumed9233 nin raga hooyadii ha cayin bruh

    • @ABDIFATAHdb
      @ABDIFATAHdb ปีที่แล้ว +1

      @@Mohamedmuhani1 😂😂😂😂😂😂

  • @xuseennuur5955
    @xuseennuur5955 ปีที่แล้ว +4

    Oh my song two legends lll
    Mame his voice Another level