Suuqa Crypto Hoos Udhacay Hadda MAALGASHO (JAANIS) Cryptocurrency Market Update

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.link/wtw90d
    Suuqa Crypto Hoos Udhacay Hadda MAALGASHO (JAANIS) Cryptocurrency Market Update
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact us Here:
    ► WhatsApp: wa.link/wtw90d
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com
    ► www.tanaadonli...

ความคิดเห็น • 31

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ustaad jeebka dhalayarada somaliyeed badankoodu waa 50$ ilaa 100$ markaa lacagahan aad noosharaxaday ma maalgashan karanaa alle cilmiga hakuu barakeeyo sidaa fiican ee aad noogu hagar baxayso

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 8 วันที่ผ่านมา

      Marwelib waxa kuxisabtamysa coin qimihiisa hooseeyo miro bdan kusiin gara

  • @user-df5tz2zk5r
    @user-df5tz2zk5r 4 วันที่ผ่านมา

    Walal I caaawi lamabarkaga iiso qor

  • @salmaandiazka5414
    @salmaandiazka5414 9 วันที่ผ่านมา +3

    short time investmant kasoo hadal sxp
    sanad dhan masuki karee

    • @MawliidAhmed-g2d
      @MawliidAhmed-g2d 9 วันที่ผ่านมา

      😂😂dadag wxpa LaGuma heLo

    • @moggaas7851
      @moggaas7851 9 วันที่ผ่านมา

      Sanadka yaa kugu qasbay markaad ubaahato waad kala baxaysaaaa

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 8 วันที่ผ่านมา

      October, November, December ,ilaa March suqa dhaqaaq fican yelan dona inshallh

  • @hassannjama2825
    @hassannjama2825 9 วันที่ผ่านมา

    Thanks for your information Sir.

  • @Shaafka
    @Shaafka 2 วันที่ผ่านมา

    Sidee loo iibsadaa hada la isaga iibiyaa

  • @Gacal-Moha
    @Gacal-Moha 5 วันที่ผ่านมา

    Omar sxb ma ila wadaagi kartaa Top 5 coins oo 100% xalaal ah lana hubi fadlan adigo mahadsan🙏🏾

  • @updalle18
    @updalle18 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mar walba Coin ka ad maalgashaneyso Fiiri xalaal nimadiisa Hadda BNB WAA XAARAM LAMANA MAALGASHAN KARO SOMALIYEY KA FIIRSADA QOWL KINA ❤

    • @basmasheikh1242
      @basmasheikh1242 9 วันที่ผ่านมา

      Side ku ogan kara inu xalal yahy

  • @Noordin_films
    @Noordin_films 9 วันที่ผ่านมา

    Asc zxb Coin la dhaho MOVR kaso Hadal

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 9 วันที่ผ่านมา

    Cardano iyo polkdot kaso hadal

  • @habdirzk8757
    @habdirzk8757 9 วันที่ผ่านมา

    Legend

  • @ZakariyeabdiShire
    @ZakariyeabdiShire 9 วันที่ผ่านมา

    Kasba coin 12,003 coin hesta 10 dollar mey kartoo

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 9 วันที่ผ่านมา

    Ustaad tonkeepar ma maalgashan karaa
    Waliba 1 tonkeepar waa 5 meelahaas kwrn
    Hal xabo hddaan gato oo deposit u dhigto
    Jawaab

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 9 วันที่ผ่านมา

      Kuwa ka lacag yar ayaa jiro

    • @NastehoJama-g2y
      @NastehoJama-g2y 7 วันที่ผ่านมา

      Abyo ii sheeg bal​@@fardowsosahal6490

  • @Noordin_films
    @Noordin_films 9 วันที่ผ่านมา

    Dadka lacagaha yar yar 100 ila 200 malagashankaran coinskoda kasohdl

  • @Somalieditor275
    @Somalieditor275 9 วันที่ผ่านมา

  • @hassantech510
    @hassantech510 8 วันที่ผ่านมา

    midkee halal ah ama haram dadkana uu sheeg fadlan

  • @HodonMuuse-py3ue
    @HodonMuuse-py3ue 9 วันที่ผ่านมา +1

    Qofka uhoreeye😂😂

  • @basmasheikh1242
    @basmasheikh1242 9 วันที่ผ่านมา +1

    Blackcard coin kwrn

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 8 วันที่ผ่านมา

      Iskdaa wa xrm

    • @basmasheikh1242
      @basmasheikh1242 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@saadaqcalimahamed1388 siden ku ogan kara coinska xaramta eh

    • @goatcr7fans835
      @goatcr7fans835 6 วันที่ผ่านมา

      Zxp doonaya ind iga caawisid​@@saadaqcalimahamed1388

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 9 วันที่ผ่านมา

    Dogs 0.0010 kwrn isgaa hdey

  • @sahanmedia7908
    @sahanmedia7908 9 วันที่ผ่านมา +2

    Suaal walal..
    Binance baan samaystay kadib mobelki hore badalay
    Kan cusub markan is dhaho login dheh
    Access uma haystid buu leyahay
    Fadlan walal iga jaahil saar cilaadas….

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 9 วันที่ผ่านมา

      Hadii wax lacag ama cryptocurrency kugu jirin mid cusub register garey.. mobile kii hore iyo password ka dhumay waxa ku caawin karaa Google authentator oo ku xirto

    • @madoobadheere8953
      @madoobadheere8953 9 วันที่ผ่านมา

      Saxiip gmail kii aad kusamaysatay uun hadana gali markaa sax ayuu kuu noqonayaa