ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Fadeexada Weerarkii Xabsiga Xamar & Geesigii Naftiisa u Huray dalkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 43

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waan idiin salaamay walaalayaal shukran Mr jaamac gallad iyo nuur.
    Shaqa fiican ayaad dadkiina somaliyeed uhaysaan runtii

  • @snw9257
    @snw9257 หลายเดือนก่อน +4

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo naftiishuraha geesigi ah😢😢😢😢😢

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 29 วันที่ผ่านมา

    Xasan Xaraash xalaal ma noqonaayo waana balaayo qoorta noogu jirta ee Illaahoow Soomaali badbaadi Aamiin

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiqada dhabta ah Gacan Daahir ah baa wax daahireysa.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +3

    XASAN MUNAAFAQ WAA NINKA DASTUUR SAMAYSTAY IYADOO XUKUUMADIISU CORRUPTION HALKII U DANBEYSEY AY KU SHAQAYNAYAAN😂.

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 หลายเดือนก่อน +2

    Jaamac waa runti balaayada Soomaaliya ka jirta oo dhan waxay ka bilaabataa kuna dhamaataa madaxweyne ku sheega Xasan Sheekh Maxamuud (Alle ha nadhaafiyo eh).
    Wadan Madaxweynihii Tuug yahay maxaad ka filan!!!

  • @haylegabow9935
    @haylegabow9935 หลายเดือนก่อน

    Markaad sirdonka xabashida waa iska saan starting allaha namootoyo

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน +2

    XASAN SHEEKH WUXUU KALA DIRAY GUDDIGII LADAGAALLANKA MUSUQMAASUQ WUXUU KALA DIRAY GUDDIGII GARSOORKA WUXUU KALADIRAY GUDDIGII DOORASHOOYINKA MADAXA BANNAAN

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye shub isagaaba shabaab ah

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 หลายเดือนก่อน +1

    Alla haw naxariisto askarigaa geesiga ah ee naftiisa u sadqeeyay daacadnimada dalkiisa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Jama iyo nuur

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +1

    WAR DAMULJADIID WAA ARGAGAXISO. XASAN IYAA FASAXAY IN CIDII LADOONO LA DILO. MA UU RABO DAL MABADI KADHACDO.

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 หลายเดือนก่อน +1

    Nuuroow waxaad fahmi waysay wax basic ah: in hadii Maddax waynuhu uu isagu musuq iyo maamul xumo bilaabo cidna walba oo kalena wada-daas bay qadayaan.... marka Jaamac wuu kaa saxsan yahay

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน +1

    GACAN DAAHIR AH AYAA WAX DAAHIRISA

  • @AamiinDubed
    @AamiinDubed หลายเดือนก่อน +1

    mafilimaantii hindiga ayka fiirsadeen baa muqdisho yaala

  • @ibrahimsaney4340
    @ibrahimsaney4340 หลายเดือนก่อน +1

    Asc meshan hosha talla wa baray baray mxabis max hub ukeni meshan ninka caqli qawo wu iska fahmi Kara wixijira

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 หลายเดือนก่อน +1

    Weerarka Faarax Macalin ee Kenya iyo Kii xabsiga xamar labadaba ka sheekeeya , maxaad u qarinaysaan Faarax Macalin mise waa reer Qudhac 😀

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      bukaanka
      Soscodow wax badan waad sugi
      uu la rabo dad aan waxba u gaysan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน +1

    W.m.santihiin .

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 หลายเดือนก่อน

    Nin dawee la leeyey
    Danbi uu badh leeyahay
    Inuu daaro ma ogola
    Daaraanta mililka ah

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน +1

    KULLI FIDMO CINDA XASAN SHEEKH MAXAMUD

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    WAR LAMA TIRIN KARO INTA, SHACAB, CIIDAMADII SOOMALIYA LAHAYD IYO KUWO SHISHEEYABA, LUGU DILEY MUQDISHO😢. XASAN WAA DAGARAYSAN YAHAY. SOMALIYEY MAXAA LOOGU EEGAYAA DALKA ?
    NINKAAN AFGANBI HA LAGU SAMEEYO.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    WAR CIDA XABSIGA GEYSEY HUBKA IYO KUWA ILAALADA AH EE BAADHI LAHA WAXA SOO GELAYA XABSIGA WAA KUWO XUKUUMADU KA RAALI TAHAY

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Walee somali baan la yaabay shalay mahad salaad baad haysateen,waa shabaab baad la haydeen,maanta yaa la haystaa bal aan aragno

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XAMAR IYO XUKUUMADEEDO MARKASTA OO WAXAAS OO KALE DHACAAN BEENBAY NOOGU SHEEKEEYAAN. MAXAA LOO XIDHI WAAYAY INTII XABSIGA KA MASUUL AHAYD ? NINYAHOW UMADA WAA LA JAAH WAREERINAYAA.

  • @user-eg6ux9tw7f
    @user-eg6ux9tw7f หลายเดือนก่อน

    Waakaa caqlliggii jaamac ma taalaa waxutaraysa ducu ayaa wax utarilahayd ama sadaqo loobixiyo

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d หลายเดือนก่อน

    Ithopiya qaraxyada ayadaa soogalisah laba gaari baa soogalay gabar iyo nin kala wadaan

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    NUUROW MAXAAD U DAAFAYCAYSAA XASAN TUUG ? WAR WIXII XUN LAGAMA GABADO IN LA SHEEGO. OGAADA IN SOMALIA JIRI DOONIN HADII WIXII XUN LAGA AAMUSO OO AAN LA SHEEGIN. WAANA IDINKA WERIYAHA AH IYAA LARABAA IN AAD CANBAARAYSAAN WIXII QALDAN😢

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    WAR WAXA IS WEYDIIN LEH SIDEE AY XABSIGA AY KU XIRANYIHIIN RAGA TOOGASHADA LUGU XUKUMEY AAN LOO XOOJIN ILAALADIISA ? MAXAY TAHAY DAWLADAAN AAN WAXBA LAGU AAMINEYN ?

  • @_22260
    @_22260 หลายเดือนก่อน

    Ogadeenoow meeshaan dowladi kama jirto xamsa waxba shaqo mahayo 😅😅

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    WAR XUKUUMAD SIDAAS AY KA JIRIN ILAALO MIYAYNU KASUGEYNAA IN AY SOMAALIDA DAAFACAAN ?

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk taliye shub film hindi ah muu nooga sheekeeynayaa,

  • @maxamedxussein2100
    @maxamedxussein2100 หลายเดือนก่อน

    Israel kara yaashii baa naga dhamaday tidhi ma maqashay

  • @deeeromedia
    @deeeromedia หลายเดือนก่อน

    muqalkii weerarkii hore ee xabsiga oo markale social media ha lagusooceliyey ayad modeen in taliye shub uu kuceliyey markale lkn taliyuhu wali kama hadlin weerarkii xabsiga ee sabtigii waa in aad bulshada usoogudbisaan warar saxa oo aad baaritaan kusameyseen lkn hadey dhagaystayaashu waxay ogyihin adnan ogeyn waa fashil

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 หลายเดือนก่อน

    Gessi abgal

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XASAN IYO KUWA KATIRSAN XUKUUMADIISU MARKAY MEEL BEEN LASOO JOOGSADAAN WAA IN KAB, DHAGAX IYO QOF KASTI WAXA GACANTIISU HALEESHO AY KU TUURAAN OO MADAXA KAGA DHUFTAAN. KAB HALOO QAADO OO HALA YIRAAHDO NAGALA TAGA BEETA IYO MUNAAFAQADA😂. WALAAHI DIB DANBE WAXAAS NOOGUMA AY SHEEKEEYEY😂. SHACABKU HA GARAACAAN TUUGTA😂

  • @osmanhussein2220
    @osmanhussein2220 หลายเดือนก่อน

    Ifiyayaal

  • @maxamedisaakmaxedshidaay8436
    @maxamedisaakmaxedshidaay8436 หลายเดือนก่อน

    Waxalasku Carleton spreadsheet hadaan waxay tunnelling habitat habaynada barista ama sonkorta

  • @user-eg6ux9tw7f
    @user-eg6ux9tw7f หลายเดือนก่อน

    Jaamac wuxuu isu haystaa inuu dadka ugu caqli badanyay nin kaliitaana wuu yaryay hadaad caqli badantay youtuber maad noqoteen

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk laba shabaab waay wada shaqeeyaan adeer daawladan damuljaahil iyo shabaab waa iskumid waa wada shaqeeyan waa hubaal

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 หลายเดือนก่อน

    Been ka hadal

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 หลายเดือนก่อน

    Asc gallad sheekadii hore ayaad lasoo shir tagtay