Xamse waxba ma hayo Nin talo Ka go,do ma ahan Magac weeyo Dagaalka Axmed Madoobe ayaan loosoo kiciyey Hadii aad isbadali rabtaan adinka kama tashan katataan miyaa Hunguribaa idin halaagay
Fakarka Hamse iyo Hassaan sheikh ba ka shaqeyn dalkan, intas weeye waxa u aderkeen sheegayo, cidii an fahansaneyn goor an dhereyn va miyirka usoo laban donaa oo talo faraha ka baxdo😊
Hassan Sheikh ayax gaajeysan doqonkaan nin ka fiican muu waayay 😂 who's Xamza??? Ooooh Hassan Sheikh ninka kabaha u buraasho maad sheegey??? 😂😂😂 Ogaadeenow I respect 🙌 respect u ee bacaaaaac caan gaajeysan dherjiya jaajuus af uraayoo orod na dhaaf. 🤫🤫🤫😏🤨🙄😬
Laba nin oo ogaden ah oo maxamed super ah oo reer cabdile ah ayaad u kala hilinaysa anigu waxaan leyahay Ahmed madoobe ayaa saxan xamse waa marxuum xasan tuug u shaqeya
Ufuuf af qudhmuune wax kusoo biiri xamze waa waa gabadh shaqaale ah oo ka shaqaysa guriga xasan sh raysulwasaare ma aha ????????? Afqudhmuune ufuuf kuumade axmed bay meesha ku hayaan ???????
Oo intii hore muxu u hadli waayey wa macan jecel ader caqligaga iyo garadkaga ayad hadashey xigmad ma heysid ee orodo dadka ka fariiso kumade ma matashide xasan shekh shilmad yaro aad kaso qaadatey ama aad ka rabto aya ka dhax hadlaya tabara mahayside orodo melahaas ka calacal tani wey tashataye amad wa madaxweynaha jubalnd ee sharciga ah cid wax ka qadaysa majirto dadkan beribey heshinayaane xageed adi doonta miskiin yohow orodo dadka kahor leexo
Maxaad u dhaawacantay qof kale oo walaalkaa soomaali unbaad is dileysaan, ma yuhuud baad la dagaaleysay , ordoo meesha u baahan in lagu shahiido u dhintoo u dhaawacma, hadii kale ood idinkoo walaalo ah oo is dilaya aad sidaa ku dhimatataan ehlu naar baad tihiin. القاتل والمقتول في النار
War kaas cidd uu resalwasaro uyahay ma jirto doqonyahay Xassan munafaq oo adiga iyo ogaden iyo daroodba naceb aya ku shaqeysanaya doqonka xamaza kumadana wax kama ogo ee abgaal ayaa ku shaqesan. Afigana tuug lacag soo qata tahay cidd ku maqleyso ma jirto.
Odaygan habowga ah maalin uu cararay baa show calooshu furantay kuwii la orday baa intii badbaaday waxay u baxsheen (marya xaar side )hada ma loo yaqaan mise laga daa
Jubaland Axmed Islaam baa u talin cidkale kuma aaminayno haddaanu nahay Ogaden.Ogaadeenka horgalka ahow joog. Axmed waa geesi, waa daacad, waa wadani, waa halyey nin intaas isku darsadey weeye VIVAAxmed Madoobe
Axmed madobe mj unba amanaya Ogaden pm koda Kala weyn viva Xamza 👍🏽
Sheikh dahir ader odayasha absame oo dhan Ahmed madowe ayeey garab taganyihin ee tv ga ayaan kadawada
Waad ceebeysantahay ee Xasan girigiisa uhoyo
Kan afkii xasan buu ku hadlayaa kkkkkk
Fadlan nabada jubbaland iyo xasiloonida jubbaland hanoqoto muhiimada koowaad
Sayidka nool ahmed madoobe gesiga absame kahabee hogamiyaha xamar gurgurte dhiiqo isbaro unu kaa leh from darawiishta nool ssc
Odayohow ummad ka xishoo oo ka hor leexo hadii haad tahay Qof muslim ah.
Hamze Ninkii taagaar waa Nacas waayo waxaad Ogaadeenoow Ahmed iyo Xamse u ogolaateen inay Farmaajo weeraraan waxaad Ogaadeenaw Iibiseen Hubkii Hawiye ku dililaah Farmaajo maanta oo Hawiye,Isaaq iyo Ciise dhisayaan Dawlado Irir ka taliyo Jabuuti Ciise Xamar Hawiye Woqooyi Isaaq hadii haanad wax dhacaya Garanay Afkaaga hayso Hamze waa Slave ama Dog Hassan leeyahay ama xoree ama aamus.
Doorashad waxaa loo xil saaray Mahdi guuleed oo Isaaqa, 6 Hawiye ah Ciise waa godkii Daaroodka loo diyaariyay inay ku ridaan aasaan.
Oo hadda Xamze magac Ahaan -
Baad u taageerin! Salaama !!
Walee Hawiye waxay heleen doqon ogadeen oo ay ogadeen iskaga hor keenan 😱😱 Hawiye haduu aqli leeyay mar hore ayuu sidaas samayn lahaa ee Ismaciil cumar geele ayaa sirtan u sheegay
Yahuuuuuuu
RW xamze abdi bare waa somalia dhan ah allaha guuleeyo guuul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌
War xamse iyo xasan qorshe idiin kuma maqna
Adeeroow.nacnacda.iskadaa.kismaayo.al.sayid.axmed.maxamed.islaam.isgaaiskaleh.waamulkiile.nacnacna.mabaubbaahna
Waxad sheegaysaan waa runta waxaan hooyo qurba jooga lix sano ayaan diyaaras raacayey oo aaday wax is bedel ah kuma arag oo 13 sano ayuu iska fadhiya oo marna Nayrobi iyo Dubai u sii socda dadka kismayo dagan wax saran cunqabatayn marka odaygan ha laga qaado meesha inshallah
Asc
Hooyo
Fekerkaagu aadbuu ufiicnyhy
Xhee joogtaana
Hhhh mala soo xiri rabaaa 😂😂😂😂
@@galladalle7773 shukasnsan rabtaa
Odaygan maxaa kakhaldan colaada hurinaya kkkkkkk
Xamse waxba ma hayo Nin talo Ka go,do ma ahan
Magac weeyo Dagaalka Axmed Madoobe ayaan loosoo kiciyey
Hadii aad isbadali rabtaan adinka kama tashan katataan miyaa
Hunguribaa idin halaagay
Dalka iyo doowladdnimo nabad leh ,yaa ah in loo shaqeeysto oo wadhaniyad, dhaqan suuban iyo shaqsiyad sare ha lala wada yimaado oo ha idinka dhaa dhacdo in Soomaali Weeyn wada degto gayiga Soomaali Weeyn oo eey jubbooyinka ku jiraan, mana jirto cid iyo shaqsi qaran dumis oo isa soo taagi kara😊
Sheeq daahir xushmad ayaa loo hayaa laakiin fakar xasan sheeq yeeli mayno kana so sagi masyo
Fakarka Hamse iyo Hassaan sheikh ba ka shaqeyn dalkan, intas weeye waxa u aderkeen sheegayo, cidii an fahansaneyn goor an dhereyn va miyirka usoo laban donaa oo talo faraha ka baxdo😊
RA,IISAL WASAARE WAA. FAASH HAWIYE KU SURAYSTO WAA INS CUMAR JEES. OO KALE SINABA UMA IMAAN KARO KISMAAYO
Somalia 🇸🇴 guul
Mashaa Allaah Run sheega dul milowga ma jecla
Wager ! Oday gaan muxuu ka -
Hadlayaa ! A madoobe miyaa -
Loo goodin! Adeer iska Aamus !!
Meel kale Ayaad ka raran tahay !!
Maasha alaah sh wadaniya
Odey asaaaqey xasan ayaa kusoodirsadey xamze na marxuum axmed qof aheyna noo talineyaa majiro ee meel fadhiiso
Kkkkkkkkkkk war xasan isagaa dalka loo idmaday miyaadan ogeen taa mise dadka khiyaali kunoolkaa ayaad kamid thy
@@MaxamedSanka99-qm6mgdalkayagu ka mid maaha inta loo igmadey
Axmed waa haiyeey kumada.Adi maxaa tahay.?Waa lagu soo kirestey.yaa ku diday inad somalia RW kanoqoto.
R/W SOMALIYA XAMSA WAA SOMALI DHAB AH ALLAHA GUULEEYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ALLAHA NAGA QABTO WIXII SHACABKA IYO DALK IYO CALANKA IYO DIINTEENA MUQADASKA AH AAAMIIN 🤲🤲🤲
WAA RA'ISALWASAARE BEEN-ABUUR AH OO AAN CIDINA KA AMAR QAADANAYNIN .
War abtiyow meesha wax kumaheysidee iska aamus ama xaq uhaday ma xasan sheikh ayaa wadan dhisaayo oo cadaalad noqonaayo..aaway xoolihi dad wenaha? Away ciidankii qaranka? Aaway siyaasadi arimaha dibada? Imaaraad iyo calooshod ushaqeystayaa maxaa keena? Yaa qabyaaladaan dhalinyarada soomaaliyeed dhib ugusooceliye?
Waa inan gummeed reer canbdule oo xasan naagaystay
Waryaa hadaad qabiil ku faanto waxaad tahay jufo yar oo reer ugaas koo shin ah ninkuna waa reer warfaa
cajuus caacda jooji👇👇👇👇👇👇👇
war oadaygan aan wax oagayn adeer xamsahaa sheegayso waa gacanayayraha xasan waana lagu adeganayaa waadna kashallaayi tan kale sayidka waa ninka kaftanka kuufuray inaad maanta kismaayo kqudbeeso adeer waalawada ogyhay sayidka kahor dhengad baa lagugu seexin jiray bare hiiraale iyo usc sayod axmad waa qof dadkaadhigay oodad lagula simay raiisawasaarhaa sheegayso wax awooda malaha maanad lasocon in xasan whit aut barlamaan inuu xiliguu rqbo eryi karo yaa kuyaqaan war waxan miskiinka ah hadii sayid kabaxo wallahi gaarisa inaanadan kasokaynayn ragbaa jaanis kugu gaadayaa
Mar hore maxaad sidaan ugu hadli weyseen ma waxaad hadleysaan markii ay is qabteen Xasan iyo Axmed, adeer lacag baa idinka hadalsiineysa oo la idin siiyey, ninkii halyeyga idinka dhigay oo kismaayo cadow badan kula dagaalamay oo idiin salaxay ayaa maanta la idinka dhicin la’yahay.
Guuleyso mudane
kumade ninkaan xoog ayuu ku haastaa ogaadeena dan uma haayo
War Odaygani fakh fakh badanaa,maybe he’s dreaming.
Waxaan u malaynayaa in axmed amarka shisheeye ka qaato
Hassan wax kale oo dhan wu kugu taageersan yahay lkn marba hadad cidanka mishaarkooda aad dhahdey 600$ kadhig wey kudhamaatey
Xamze muxuu tarey jubooyinka
Madaxdu aawey ? Yaad u taqaan dalkan xasanbaa ka madax ah
Video ga soomaalida goos gooska hore bay raaxada kaga qaadayan Video ga laba jeer baad dawan. It's annoying.
Ogaadeenow haddaad ku dirirtaan kusmaayo,waxaa iska cad in aydnaan dib u xakumi doonin,xasanna waad taqaanaan,xisaabtama
Reer abdile eedaa qaadanayo shuqul Kuma lihin😮
Markey qareeraato ogsdenow haladhaho
Odeyga maxaa kaqaldan kala saara xamza iyo jubaland ma labadooda ayaa iska leh kismaayo aniga yaabay
$600$ askari kenya iyo itobiya iyo sod.africa lagama qato sheik
Nin xil raba oo waddani iska dhigaya kkkk
Adeerkay sheekh dahir gacanta uunbuu taag taaga waxna maqabto😅
Xamse hadaad u talin xil mahayee xasan yuuna lugeynin
Asaga unbaa dalka ka taliya Oo Raisal u ah..asagana lagu daba fayli tiisa unbayna noqon kuna danbeyn talada dalka😊
Ilaa hada ayaguba Qaladbey kuraaceen iyo Qabyaalad Xasan oyo Axmed Sawasawa
Hassan Sheikh ayax gaajeysan doqonkaan nin ka fiican muu waayay 😂 who's Xamza??? Ooooh Hassan Sheikh ninka kabaha u buraasho maad sheegey??? 😂😂😂 Ogaadeenow I respect 🙌 respect u ee bacaaaaac caan gaajeysan dherjiya jaajuus af uraayoo orod na dhaaf. 🤫🤫🤫😏🤨🙄😬
Waxba Ogaden respect kagama baahna hanoo daaba dhaqin ader ninan ku fureyn yuuku rarin...Maxad ahmed ku tagereysa oo hamse ku diidan tahay ciilaney bal waxad 2bo nino Ogadena midna qoodhaha u salaxdo midna ad aflagadeyso anaga kaad aflagadeynsa noo ah halyey islaama oo umada somaliyed oo idil anfacaya , ahmedna waxba kuma haysana mana dooneyno haku waso adi😂
Kuwaan waxy la xortobi waayeen ayaan ogaaday waa huguri
In loo taliyo mooyaane ma tashan karaan
Ma xasan baa dhaawac wax uqabta ?????
Muslim ayaad dishaye?????
😂😂😂😂😂 been ka weyn weligey ma maqlin.😮
Adigu doqon aad tahey adaa xanuun San doqonka xamze madifaaci kartid
Kumade waa lafdhabarta s
Soomaliweyn
Haddaa ma qawsaarkaa wax ka ah kabaqaadka xasan sheekh caadi qaate xoogaabaa ka hadlinaysa yuu XAMZE madax yahay nin baa bahdil daarood iyo mid dawlad eed uhatsta
Kani waa doqon . Waxuu arkaa doqon u dhaw. Laakiin iney kuwa kalena yihiin doqomo dugaag ah .
Xasan qaa’in iyo madow qabqable waa laba iska war haya waxey rapaan iney bulshada ku kor ciyaaraan waa Rag dulli ah waana in la iska qabta
Axmed madobe waa in aan ku rabin kanarabo in aad u roonato soomaliweynay qarankeygow madobe xamsowdhibay gelhabeleee
.wax la garan Karo soo qor
HA KU WASO XAMSE CAG DHEER FOWQA CAGDHEER
Kani qolyihii itaxaadka ahaa ee. Sooma ahayn
Laba nin oo ogaden ah oo maxamed super ah oo reer cabdile ah ayaad u kala hilinaysa anigu waxaan leyahay Ahmed madoobe ayaa saxan xamse waa marxuum xasan tuug u shaqeya
Ufuuf af qudhmuune wax kusoo biiri xamze waa waa gabadh shaqaale ah oo ka shaqaysa guriga xasan sh raysulwasaare ma aha ?????????
Afqudhmuune ufuuf kuumade axmed bay meesha ku hayaan ???????
Hala afgambiyo axmed duxuleste waa basas kenyati…Somalia Somali ba leh.
Runta haloo sheego mujrimka jubaland waxa uba ka dhigay guri uu isagu leyahay
Biyo fadhiya Biyo socda ayaa Barakiciya Moroodi baa ku dagalamaya shacabow idinkey idin tallaa Reer kismayo
Qarankaaga maahee nacasnimada meesha kala tag,
$600 ma dabadaada bilaa kastuumada ah baad kasoo saaraysaa😂
Ogadeenoow ama odagaan hadlaya xamsa waa reysul wasaare wuuna wadaa siyaasad xamar taal hadaad jubaland axmed madoobe baaxukuma
Meesha garbo ma aho nika waalanolow maskaxdii baa dhaqaaqdey
Oo intii hore muxu u hadli waayey wa macan jecel ader caqligaga iyo garadkaga ayad hadashey xigmad ma heysid ee orodo dadka ka fariiso kumade ma matashide xasan shekh shilmad yaro aad kaso qaadatey ama aad ka rabto aya ka dhax hadlaya tabara mahayside orodo melahaas ka calacal tani wey tashataye amad wa madaxweynaha jubalnd ee sharciga ah cid wax ka qadaysa majirto dadkan beribey heshinayaane xageed adi doonta miskiin yohow orodo dadka kahor leexo
Maxaad u dhaawacantay qof kale oo walaalkaa soomaali unbaad is dileysaan, ma yuhuud baad la dagaaleysay , ordoo meesha u baahan in lagu shahiido u dhintoo u dhaawacma, hadii kale ood idinkoo walaalo ah oo is dilaya aad sidaa ku dhimatataan ehlu naar baad tihiin. القاتل والمقتول في النار
Istoow ogadeen nin hawiya ah ayaa isku kiin diray xamza raysul wazaara mashee war aqligiinaa lagu ciyaaray
Hadaad isdishaan jabaland farkına weeykabixin ogaada
Duqa hadlay waa su.asl xamse wuu u shaqeeya. Ma xasan baad taageere u tahay wasr aamus
inaad dad dishay baa cad ! Dhiig-
Dad wax lagu faano Ma’Aha !!?
Adeer hamza ninka geyayeshan waa Ahmed Islam
Ader in aad iska amustaa laguqatay
Kani miyuu waalan yahay horta?
Hanjabaad socota
Odagaan wax baa kaqaldan
Xaqiiiq ❤❤❤❤
Ninkanow beenta weeye cidanka jubaland ma jeclid ee waxad rabta inad layso cidan hawiye inta uso kaxeysatid baad rabta inaad kuleysa. Kaddibna xasan shek boqor uga dhigtid. Benlow taa ma dhici doonta ha xiiqin.
Agah Awoowgaa la gub
Doqonta Ogaden 😂😂😂😂😂!!!!!!!
Doqonta ayaa ku badan Ogaden 😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
Anagoo Doqoman hadana idin wasnaa maxa ka badali kartaa cilaneey😅😂
Khain baad tahay anigu kuumada baan ahey. Waad ka gardaran tahey axmad madoobe. Waxaad u adeegeysa isboqor doon xasan dhek. Kan aad wadats Xamsa waad ogtahey inu yahay u kalmeya xasan shek. Xamze ma RW ee wa u kalmeeya Xassn dhek. Adiga kismayo amnigeeda haku ciyaarin kumada adiga kuma jevla ee afoga haku citaarin ogow
Adigu ciidanka aad sheegayso in ladayacay maad ku daryeesho lacagta aad leedahay hub ayaan ku iibsanayaa
Odeyga xunka horgal 10doller la so sisay siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
War kaas cidd uu resalwasaro uyahay ma jirto doqonyahay Xassan munafaq oo adiga iyo ogaden iyo daroodba naceb aya ku shaqeysanaya doqonka xamaza kumadana wax kama ogo ee abgaal ayaa ku shaqesan. Afigana tuug lacag soo qata tahay cidd ku maqleyso ma jirto.
Adeer dalka waaladawa leeyahay wax 2 nin wadato kamasuurtagaleyso dadka ha iskuleeynina
Horgal
Cabdi risaq xaji catosh bal halaweydiyo axmed madoobe aya xog ku hesto juboyinka land
Waar reer cabdule kismaayo waxba kuma laha inangumeedyow dacayda dheeri
Waana kii ugu xumaa
Meesha haweenku ku umulaaan aa hadal qurxoon ma aha 😡😡😡😡😡
Ninkan magaca sheeganaya ee xasan qabuura qote iyo marxuumka u hadlayaa ma qoomu loud baa
Mahalig ayaa soo baxay
Ninyahow been haysu sheegin lafahaga alah oga cabso xasan tuug
Jazbaa!!!!!!!😂😂😂😂
Oday uraya huuraale qAbyaaladayste orad garbo tag
Duufle kastaa heyska hadlo
Odaygan habowga ah maalin uu cararay baa show calooshu furantay kuwii la orday baa intii badbaaday waxay u baxsheen (marya xaar side )hada ma loo yaqaan mise laga daa
kan maxuu yahay war dadka kahorkac
Shaqsi codkar ah