KASHKA IYO IDIRISKA ITABO OO GACAN ISKU QADAY AQOONTADA KASHO BIG GAME😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 280

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +44

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉

  • @zakariaabdullahi384
    @zakariaabdullahi384 9 หลายเดือนก่อน +145

    Salada hala ilaliyo 😢❤

    • @mohamedcumar1703
      @mohamedcumar1703 9 หลายเดือนก่อน +3

      Insha Allah 😊

    • @AK-zg6kz
      @AK-zg6kz 9 หลายเดือนก่อน +2

      Diyaar😅😂❤😊

    • @Bilan79
      @Bilan79 9 หลายเดือนก่อน +2

      I.a❤😢

    • @user-ts9fu5sr1f
      @user-ts9fu5sr1f 9 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allaah wllo

    • @user-qx6ti6xm9e
      @user-qx6ti6xm9e 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AK-zg6kz2:43

  • @user-sw9yw4ft8j
    @user-sw9yw4ft8j 9 หลายเดือนก่อน +56

    Wll ku sali nabigeena maxamed scw ❤

  • @haaruunxuseenxuseen1872
    @haaruunxuseenxuseen1872 9 หลายเดือนก่อน +50

    Ku saliya nabigeena muxamad salalahu calayhi waslam❤️

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli 8 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 9 หลายเดือนก่อน +147

    Hadaad aragto magaca Allah like 👍 saar❤❤❤❤

  • @user-hn7lj6wx8w
    @user-hn7lj6wx8w 9 หลายเดือนก่อน +53

    1M coming soon I.a keep going Baba JeY🎉❤

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 9 หลายเดือนก่อน +15

    HADAAD QOF MUSLIIMA TAHAY MA DHAFAYSIID SALIGA NABI MAXAMMED ( SCW )🖤🌍🙏

  • @iafraxmaxamed6653
    @iafraxmaxamed6653 9 หลายเดือนก่อน +38

    San uqoslaye dhulka raftay noso celiya idiris iyo kashka markan kashka burka hala saro ala idiriska jecliya❤

    • @hamdiibrahimali7809
      @hamdiibrahimali7809 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @Samatiski
      @Samatiski 9 หลายเดือนก่อน

      Ha wllhi shp

  • @Ayanitaa
    @Ayanitaa 9 หลายเดือนก่อน +39

    40 qof ducadoda wa la.aqbala iso duceya asxabey ina awlad bari ah illahey igu arzaqo😢

    • @bashirkarinle6474
      @bashirkarinle6474 9 หลายเดือนก่อน +1

      Illahay ha ku siiyo wll kuwa baari ah

    • @Ayanitaa
      @Ayanitaa 9 หลายเดือนก่อน

      @@bashirkarinle6474 amiin wll mhdsanid

    • @sacdiyomursal2293
      @sacdiyomursal2293 9 หลายเดือนก่อน +1

      alaah hakugu arsaaqo awlaad baari ah walaashey qaali

    • @Ayanitaa
      @Ayanitaa 9 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiyomursal2293 amiin wlshy mhdsanid

    • @mohamedsalah-ce6lr
      @mohamedsalah-ce6lr 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahey waxa kabarisey haku siyo😊

  • @xilkasc.qaadir6951
    @xilkasc.qaadir6951 9 หลายเดือนก่อน +29

    Baaba cabdalla buurane iyo idiriska isku balami please 🙏😂😂😂

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ku saliya nabigeena Maxamed salalahu calayhi ❤❤❤❤❤❤❤❤🤔🤔🤔🫣🫣🫣😜😜😜😭😭💗💗💗💖💖💖💯💯🖖🖖🤏✌️✌️🤞🤞🤞🤞🤞👋👋🤚🤚🤲🤲🤲🫦🫦🫦🫦🫦🫦

  • @user-jo9te3zy2n
    @user-jo9te3zy2n 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ku Sali nabiga scw scw❤

  • @Wankooshow
    @Wankooshow 9 หลายเดือนก่อน +8

    Continue more language worldwide.
    I am from Ethiopia i like your fun❤

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 9 หลายเดือนก่อน +6

    Afartan qof ducadoodda waa la aqbalaa isoo duceeya walayaal❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 หลายเดือนก่อน +10

    Four legends always babajey and captan baraah and idirsika itabo and abdullahi kaashka this is knowledge isn't easy 💯❤😍❤❤😮⚽️

  • @haniabdiadan4514
    @haniabdiadan4514 9 หลายเดือนก่อน +6

    Baabajey 1m insha Allah 🎉🎉❤❤❤ guul

  • @saadaqmahadali9465
    @saadaqmahadali9465 9 หลายเดือนก่อน +14

    Captain waji malahan Wllee
    😂
    Baaba 1M Coming soon.i.a🎉❤

  • @Bishaar11
    @Bishaar11 9 หลายเดือนก่อน +12

    taliye baba jey plz cunugaa kashka danbe hakenin sababto ah respati ma lahan😊

    • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
      @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 9 หลายเดือนก่อน

      Kabtan rifrii fcn matihid baba Adn janalgaka idiriska sixun logalay waxaan wabahdil markale yeydhicin

  • @mahadabuukar-gs6lx
    @mahadabuukar-gs6lx 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll ku Sali nabigeena muxamada scw

  • @IdirisMahamuud-ru6u
    @IdirisMahamuud-ru6u 9 หลายเดือนก่อน +9

    Allah is one ❤😢

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 9 หลายเดือนก่อน +12

    ❤ Baaba jeey legend wanku wataa ❤

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 9 หลายเดือนก่อน +12

    Baaquli boy iyo kashka sooo qabo❤

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe 9 หลายเดือนก่อน +11

    Kashka 😜🤴🏽💫 idiriska iitaabo 🤪🤴🏽💫
    🤴🏽Baabajey official Legend Always Legend 👑
    ☝🏽i.a 800k Coming Soon 🔜

  • @sacadiyoibraahim9804
    @sacadiyoibraahim9804 9 หลายเดือนก่อน +6

    1M COMING SOON I.KEEP GOING BABA JEY 🙌🙏

  • @Axmed_maxamed1189
    @Axmed_maxamed1189 9 หลายเดือนก่อน +36

    Allah is one❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @suhaybdejeli5741
    @suhaybdejeli5741 9 หลายเดือนก่อน +3

    The one and olnly legend captain Baara 😂 TH-cam adiga noo shida ✌️

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 9 หลายเดือนก่อน +9

    Waa iwaaloosaa kulahaa idiriska 😂😂😂😂 wuxuu tirinooyo kabtan baara asi xitaa makusoo celin karo😂😂😂

  • @lallanaofficial7306
    @lallanaofficial7306 9 หลายเดือนก่อน +2

    Su,alaha idiriska haloo dhiibo baaba io kaptan hala weydiyo

  • @NoordinAhatOsman-wj8gt
    @NoordinAhatOsman-wj8gt 9 หลายเดือนก่อน +7

    Legend always Legend

  • @mahmoudmohamedmahmoud6391
    @mahmoudmohamedmahmoud6391 9 หลายเดือนก่อน +4

    JAWAAABTA😂😂😂😂😂😂😂😂AR CABTANKAA😂😂😂❤️🙌

  • @muqtarbashiir3497
    @muqtarbashiir3497 9 หลายเดือนก่อน +5

    Baba ninkn halaga grbaxo 😂😂 another time kashka uwcaaa

  • @CuzeyrAbdiKarimHajji
    @CuzeyrAbdiKarimHajji 9 หลายเดือนก่อน +4

    Part 2 sadaxdaan Baaba next idiriska dhankisa ciyaarta ha ahaato kashka afey ha dhadhamiyo guul darada 🎉🎉

  • @MohanAhmed-no9cd
    @MohanAhmed-no9cd 9 หลายเดือนก่อน +9

    Kashka Hdda u jabto Waa ahaataY😅😢😮

  • @nassiryussuf2182
    @nassiryussuf2182 9 หลายเดือนก่อน +9

    Waar kuwan wax kasta oo wanag wey u qalamaan 😂😂qosol iguma hadhine nacala idinku yaaline raga aynu gaadhsiino 1m

  • @osmanabdi7976
    @osmanabdi7976 9 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 war kuwaan cwada kaadi iga keeneen wlhi guleysta yaqeee 😂😂😂😂😂😂

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 9 หลายเดือนก่อน +2

    Idiriska legend 🙌

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 9 หลายเดือนก่อน +3

    Gabar aa iska barano halkan aan luuqa ugalo ma Hela ❤

    • @fardowsosalah749
      @fardowsosalah749 9 หลายเดือนก่อน

      Haaa apowe

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 9 หลายเดือนก่อน

      @@fardowsosalah749Anigana ha i Loobin abaayo 😂

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 9 หลายเดือนก่อน

      @@fardowsosalah749Anigana ha i Loobin abaayo 😂

  • @user-yx8fd1uf8u
    @user-yx8fd1uf8u 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliya nabi salalaahu caleehi wasalam

  • @user-nd3ss2zw8z
    @user-nd3ss2zw8z 9 หลายเดือนก่อน +23

    Idiriska sorry saxib😢 kashka sixun kuu galey😂

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar 9 หลายเดือนก่อน +3

    wlhi waxaa qosley qosol caadi aheen ❤😂😂🎉

  • @Axmed_maxamed1189
    @Axmed_maxamed1189 9 หลายเดือนก่อน +5

    Baaba hore usoco zxp ❤❤❤❤❤

  • @farhiyaabdullahi9904
    @farhiyaabdullahi9904 9 หลายเดือนก่อน +3

    Captan baara umad maaha waa fuuray wallhi 😂😂😂

  • @cabdirashiidzubeyrzubeyr7329
    @cabdirashiidzubeyrzubeyr7329 9 หลายเดือนก่อน +4

    Jinoole ma ahay tartanbaba ku jiraaye😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ragan rag ka qosol badan ma jiraan soomali😂😂😅

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 9 หลายเดือนก่อน +5

    an ku salino ❤nabigeyna ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha aliha ❤️🤙

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 9 หลายเดือนก่อน +5

    Afqamash oo loo jabay waa sidan 😂😂

  • @user-cj2tt1hc1m
    @user-cj2tt1hc1m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qayaano wadaan kashka iyo kabtanka

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 9 หลายเดือนก่อน +4

    I Aamin idiriska fanka woo ko baahan yahay😂😂

  • @suldaanmoha6349
    @suldaanmoha6349 9 หลายเดือนก่อน

    Waa run haduu waalan yahay masheegi laheen

  • @maxamedcali9746
    @maxamedcali9746 9 หลายเดือนก่อน +2

    Iaamin buuga waxba Kuma qorna😅

  • @apdallaposs5082
    @apdallaposs5082 9 หลายเดือนก่อน +4

    Baaba iPhone Maad Ii gado ❤🎉

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 9 หลายเดือนก่อน

    Baab insh allah marka 1M Curtis Anig iska leeh iPhone 📱 ka meel dheer kakenay chanalkan insh Allah bish 5 waad xireysa Hadan nolnahay

  • @fadumamohamud5575
    @fadumamohamud5575 9 หลายเดือนก่อน +2

    Horey usoco baba❤

  • @MASCUUTMOHAMETTBILE
    @MASCUUTMOHAMETTBILE 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi cawa qosol iguma harin 😂😂😂😂

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 9 หลายเดือนก่อน +1

    War aniga aqoontan baahi ayaan kusoobarty adiga waad ku dheel dheelee kwrn legend idiriska itawo

  • @mohameupdyqaniahmed436
    @mohameupdyqaniahmed436 9 หลายเดือนก่อน +3

    Party two nagu Soo celi 3 dooda😅😅

  • @dele.ali5596
    @dele.ali5596 9 หลายเดือนก่อน +1

    kaptan bara fanny wye wlhi😂

  • @manzurofficial9271
    @manzurofficial9271 9 หลายเดือนก่อน +2

    Dadaal wuu kaa muuqdaa lakiin jawaabaha ayaa kaasoo daahooya kulaahaa idiris😂

  • @sahalomar1096
    @sahalomar1096 9 หลายเดือนก่อน

    Dad waa weyn oo bilaa talent ah

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂captan baara waa eeey

  • @user-uu8ez9gu2w
    @user-uu8ez9gu2w 9 หลายเดือนก่อน +4

    Afwayne iyo kabtan baar waa iskugu tagteen idiriska' dheelo fahmaa idirska sida loo cuno😀😃

  • @user-hv1uz2sw2j
    @user-hv1uz2sw2j 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kashka waji malahn😅😂

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 9 หลายเดือนก่อน

    Mafii riney captanka Athi macahan 😂😂😂

  • @Abdimalikyare-sp3ge
    @Abdimalikyare-sp3ge 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhh cabtan bara is so Fanny

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 9 หลายเดือนก่อน

    Walahi aad iyo aad u jeclhay tartan aqoneedkiina soo badiya

  • @sahroabdi2686
    @sahroabdi2686 9 หลายเดือนก่อน +2

    Captan baara suuxe 😅 maskinka wuu wareray idriska please baara qeebta sualaha hanoo tagnado uuu ciyarin lo,da geska kudugan 😂😂 😂

  • @Omar_updi
    @Omar_updi 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi San u qoslaaye Calosha I xanuunte😂😂😂

  • @jamalyusuf9857
    @jamalyusuf9857 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry bro idris

  • @bashkagurey8644
    @bashkagurey8644 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ani su alaha ayanba ku wareeray 😂😂

  • @user-ye7ns1gk4d
    @user-ye7ns1gk4d 9 หลายเดือนก่อน +2

    Santaroc dhih aa ladhahooya dad is fahansan 😂

  • @indhouroon2213
    @indhouroon2213 9 หลายเดือนก่อน

    Walhi cabdal shideeye abahey kashaqen jire ana ligu so koriye xasus wye 😂

  • @user-mg4fs7ym2t
    @user-mg4fs7ym2t 9 หลายเดือนก่อน +1

    Baaba kashka noo soo qabo❤

  • @munomohamed5142
    @munomohamed5142 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kashka in lasaaro foorada kumacdahay Game ka Because jawabta sifican uma helaayo 😂🙈

  • @Abdimalikyare-sp3ge
    @Abdimalikyare-sp3ge 9 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Idiriska😂😂😂

  • @ARMAAN____CADE
    @ARMAAN____CADE 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi cawa zaaid u qoslay😂😂😂 sobadi sadax daan pls baaba😂😂

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange 9 หลายเดือนก่อน

    Captanka mucjiso waaye 😅😅 kilyuhuu i cadeeye kkkk

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 9 หลายเดือนก่อน

    Afeey asiga na markiiida sidaan iyo sikadaran waa in loogalaa albiitaraha na muumin baaloow halagadhigo

  • @user-bx8fv3uf7w
    @user-bx8fv3uf7w 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dintay walahi😂😂

  • @ayuublucky8365
    @ayuublucky8365 8 หลายเดือนก่อน

    Kashka sxb walhi aad ujeclahy video Yada ad kujirto oo qosolka leh ina daawado

  • @apdirahiimdahir2612
    @apdirahiimdahir2612 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ileen qosol looma dhinto😅😅😅😅kalyo xanuunba laga qaada😂😂😂

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kashka Team halaguso daro.😂😅

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asc asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub iso beqda

    • @user-nm1xx8ip2v
      @user-nm1xx8ip2v 9 หลายเดือนก่อน

      Waan ku saaray dhanka abyo muniiro ayaan ka so raacay❤❤

  • @user-hp6bl8no1y
    @user-hp6bl8no1y 9 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh kabtan sxbka idiriska waaa gashay Wlhi hadalka xitaa wuu keeni waaye

  • @mahadiidlemahadiidle7219
    @mahadiidlemahadiidle7219 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkii cabadalla buurane ahaa iyo idiriska haleysku balamiyo babajeyow👍

  • @user-Malcom
    @user-Malcom 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ar ninkii Caawq Waa La Gaday 😂

  • @cumarcumareey8042
    @cumarcumareey8042 9 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco baba

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 9 หลายเดือนก่อน

    Baabajeey kashka ubalami kabtan baara asigana halaweediyo waliba qofba qofka kale hasaaro

  • @canababdifitah1710
    @canababdifitah1710 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kashka abti ka leexo 😢😢

  • @qaniyarepesofficial2667
    @qaniyarepesofficial2667 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sedrof player aan ku ogaaye Campany muu noqday maata😂😅😅😅

  • @Najaxaluminium
    @Najaxaluminium 9 หลายเดือนก่อน

    11:52 😂😂 11:57 😅

  • @apdaamariano6948
    @apdaamariano6948 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hello idiriska i aamin way kuu tashteenb😂😂

  • @GaagaabinhoYare
    @GaagaabinhoYare 9 หลายเดือนก่อน +1

    Baba meshan buurfow kaledahy nosoo qawo legenow😂😂😂

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 9 หลายเดือนก่อน

    Baaba Jey sxb Kashka iphone suprise ugadhig plz codsi wye

  • @fardowsaahmed5025
    @fardowsaahmed5025 7 หลายเดือนก่อน

    Goobta kaliya ee farxada usoo donto😂

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial9786 9 หลายเดือนก่อน +4

    Anagu Gudhuu ayaanu nahay kulahaa idiriska Ra ma karno😂😂😂

  • @koofi508
    @koofi508 9 หลายเดือนก่อน +1

    Idiska waa la helay😂😂😂😂

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 9 หลายเดือนก่อน +1

    BABO JEEY

  • @hilaalmohamedahmed700
    @hilaalmohamedahmed700 9 หลายเดือนก่อน +1

    Baaba taleefan ii gad please ilaahey dartiis 😢🙏

  • @XidigaXamar
    @XidigaXamar 9 หลายเดือนก่อน

    Nalka daaraa😂😅😅😅