Been maahan shaqsi lagama taagero balse rash waa United Unitedna waa rash waa boyhood Academy kasoo baxe ee naagnimo yeysan ku qaadin wuxu dhahe sida ciyaar yahanada qaar oo kle wax xun kama sheegayo naadiga marka aan baxo marka nasiib wacan u rajeena rashyy my poi ❤
Rashford sanadba sanadka ka danbeeya hoos ayuu u sii socoday maskaxdana kama ciyaaro wuxuu kubada ku ciyaarayey xaware iyo orod taana way fahmeen difaacyada ingriisku
Laa hawla walaa quwati ilaa bilaah
Cuudibilaah
finalkii Newcastel ayuu goal dhaliyy 😂😂
Rashford dabiin ka ugu weyn waaye nadiga mar hore ayaaba la rabay in albaabka la tuso
Foosay waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol baan kugu raacsanahay waxaan joogaa hargaysa soomaaliland GUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wuxuu hayo ma jirto
Foosey Rashford wa lacib lakini kibirkisa ayaa badan........ Rashford Chelsea Ayuu kufican yahay ❤❤❤❤❤❤
Maya Maya man city iyo liverpool ku fiican yahay Chelsea ma aha 😂😂😂😂😂😂
Somaliya aan kuu celin lahaay
Ha socdo muxuu yahay waxan maraanka
Rashford waa qalad iin la dhigoo suuqa😮😮😮😮😮
jam stam la direy david berclam la direy
Rashford iska daa
Macalin degdeg maskaxdiisa iyo goaankisu u shaqaynayso
Rashford best player
Yah 😂
Koox Dan ba La Dadagtey Mooye wa Laacib
Fooseey Wiilka Canaanta ka Daa Waaka is Murjinayee 😂😂😂😂😂
CITY QSHQIMADA MAQAADATO
Rashford waa laacib ee idinka ayaa duli ah oo meesha waxba aan ku hayn sakaraad ayaan tihiin
Hanaga tago ewerka
Foos❤❤❤❤ rsh fod 20tn iyar 2 gol angbxo
Habaxo daminka muxuu noo haya 😂
Rashford wa ninka an ugu necba kooxada
Illahow na dhaafi luguyada
Ciyaryahan ka qeero masuulsan man united uma dheelo
Fooosey kaalay adi malagu qabaa mise anaa ku mashquulina
Lambarkaga hoos igusoo qor
😂😂😂😂😂😂
Been maahan shaqsi lagama taagero balse rash waa United Unitedna waa rash waa boyhood Academy kasoo baxe ee naagnimo yeysan ku qaadin wuxu dhahe sida ciyaar yahanada qaar oo kle wax xun kama sheegayo naadiga marka aan baxo marka nasiib wacan u rajeena rashyy my poi ❤
Rashford sanadba sanadka ka danbeeya hoos ayuu u sii socoday maskaxdana kama ciyaaro wuxuu kubada ku ciyaarayey xaware iyo orod taana way fahmeen difaacyada ingriisku
Arsenal ayaa u baahan iin ay ibsato😅😅😅
War ilmahaadi korso
Kkk jimco kasta miyaa
Rashford hanaga dhaafo kaas bilaayo ayuu nagu yahay foosey
Foos kox magacedu yahay
Shayadiinill xumur matagerta kkkk
Laba qofa wali ku jirto teamki ku was o ah kala ah dalot iyo Bruno hanaga qabto amirom damiinadas
Dalot haa lkn bruno maya
Waa runtaa rash habaxo
Vini uma soo halpalyeyn why
Foster waxaan ahay man u fans fecpok maxaa kugu qoran
Foos cadeey i love you abaayo
Foosay inuu baxo way u wanaagsan tahay
Rashford wlhi ha bxo wxpa mahaayo
Nadiga midka ugu liita weyi dhan wlpa horey usoco dheh
Sxbey ninka malmahan aykajiiftahe kadaa legenka
Prime Rashyy 2019🔥😭
Lkn Waa eber Hala Buriyo😂😂
Rashford sidi sancho ayyu sameen yelan dona Foosey tasi iga qoor 😂😂
Damiin kasaa 😂😂😂😂😂
ASC ASXAABTA QAALIGA AHOW WAAN IDIIN SALAMAY ALL MUSLIM
Habaxo