QISASKA QURANKA 2 📜XALQADII 4AAD ┇QISADII DULQARNAYN ⁴ᴷ┇ Sh. Abubakar Xoosh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2020
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    th-cam.com/users/subscription_...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    th-cam.com/users/subscription_...

ความคิดเห็น • 79

  • @abdifarahmadar7453
    @abdifarahmadar7453 3 ปีที่แล้ว +43

    Maasha alaah qisooyinkan aad iyo aad ayaaan u jeclahay
    Kheyr allaha siiyo sheekha

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- 3 ปีที่แล้ว +29

    Rabiyaw Culumada somaliyed
    Hor uqad 😘💨

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 ปีที่แล้ว +14

    Sheekh su,aal ayaan kuwaydiinayaa. Ya,juuj iyo ma,juuj. Maadaamoo illaahay yidhi qoom lamacadaabo illaa,nabi loodiro Nabigee loodiray qoomkaas

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 3 ปีที่แล้ว +19

    Sheikh xafidullah allah dartiis ban ku jeclahy wlhi 🌺 kuwi janada ku kulmay allow naga yeel rasulka agtoda ahaday allahuma Amiiin 🤲🤲

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasakumoho khayer sheikh Abubakar xoosh

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhaman waad mahadsantihin al nasiixa iyo sh.abubakar xoosh

  • @makiali5773
    @makiali5773 3 ปีที่แล้ว +4

    Thx sh. Abubakar mahs allah quran qisadii quranka

  • @mawlidtube7049
    @mawlidtube7049 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ku barakeeyo sh Abubakar xoosh

  • @samiibrahim9554
    @samiibrahim9554 3 ปีที่แล้ว +10

    mansha allah ajar io xasant allaha ka siyo sheikh abubakar xosh walalha al nasiixa 🌍💖

  • @ubaxmumin6934
    @ubaxmumin6934 3 ปีที่แล้ว +6

    Wxan ka dhageystay tafsiiirka shiiq cumar faruuq alaha ha u naxariste

  • @esmajidible94
    @esmajidible94 3 ปีที่แล้ว +6

    Qisas quraanka hanaloo soo badiyo

  • @adnanqorey9095
    @adnanqorey9095 3 ปีที่แล้ว +7

    Kheyr Allaha Idiin siiyo dhamaan walaaalaha Al.nasiixa media
    Waa barnaamij Aad u macaan badan

  • @jabrajuun7399
    @jabrajuun7399 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha inaga dhigo ku Wii ku wno qato

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 3 ปีที่แล้ว +8

    sheekh walahay ilahay dartii ayaan kujeclay alle hakaa abaal mariyo wanagaga adun iyo akhiriba

  • @abdi.ladiifebrahim7807
    @abdi.ladiifebrahim7807 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Tabarakallah 😍😍😍😍😍

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah sheekh abubakar xoosh ilahaye ha ku Xiftiyo

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah sheikh abukara xoosh jazalak Allah kher

  • @yazirfirmiino9227
    @yazirfirmiino9227 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh allha ha ka jazaid siiyo khyrka iyo wanaaga Aad nala jaceshy hay ee qisafa xigta yajuuj iyo majuuj nooga dhig sheekh Abokor hoosh

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 3 ปีที่แล้ว +5

    مشاءالله جزاءالله خيرا

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah barnamijyada aan ugu jecelay

  • @nawafmoha2318
    @nawafmoha2318 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah qisada xigta waxaan ka codsaneynaa sheikha nabi suleyman CS in lainoga dhgo

  • @dekomohamed8976
    @dekomohamed8976 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا

  • @mohamedqadar1222
    @mohamedqadar1222 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wlhi qisaska Quraanka aad baan ujeclahay
    Shikh Allah dartii ayaan jeclahay allah janada hanugu kulmiyo
    Jazakalah keyr walalka alnasiixa allah kaa abaal mariyo howsha Aad diinta allah uhaysid

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha,llah qisooyinkaan aad baan ugu xiranyhy jazakallha shekh abubakar xoosh

  • @bintumaxamuud1016
    @bintumaxamuud1016 3 ปีที่แล้ว +2

    Alnasiixa rabbi raali ha idinka noqdo jazaaka allahu kheyr

  • @Ayushlive273
    @Ayushlive273 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnshlh jakumallah khayar shkh

  • @mohamuddubowahmed2744
    @mohamuddubowahmed2744 3 ปีที่แล้ว +3

    JazaakaAllah kheir sh.Abukar xoosh

  • @walkawissly1098
    @walkawissly1098 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha'Allah 👏😍

  • @nimcaanabdi3349
    @nimcaanabdi3349 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalaah khyr wad la soo habsanteen

  • @ropleaxmedcali7666
    @ropleaxmedcali7666 3 ปีที่แล้ว +3

    M. A

  • @abdiweliyasin575
    @abdiweliyasin575 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah shiikh allaah kaa abaalmariyo

  • @ah375713
    @ah375713 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Allah ha ku xifidyo Sheikh. Waan ku xidhanahaye xalqadan ilaa ramadan tii soo socotaye.Qisaso Fil quraan Kareem

  • @AmalintegratedislamicSchool10D
    @AmalintegratedislamicSchool10D 3 ปีที่แล้ว +9

    Qisadii nebi luudh nooga dhiga Alle dartii Inshaa Allah

  • @jabrajuun7399
    @jabrajuun7399 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a
    Inbdn ayaa
    Sugaye
    Alle qeyr ha idin siiyo bahda chanalka

  • @abuukarmaxamuud6586
    @abuukarmaxamuud6586 3 ปีที่แล้ว +3

    In bdn waad mahadsan tihiin

  • @zamzammahamed5194
    @zamzammahamed5194 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah 💖💖💖 xalqooyinka kale nosoo dhaqsada allaha idin barakeeyo

  • @camircade1126
    @camircade1126 3 ปีที่แล้ว +2

    Mshallh alle jazallah

  • @osmannunow9808
    @osmannunow9808 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaha

  • @hussein1800
    @hussein1800 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah, Sheekh Abubakar Xoosh.
    كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ مُبَارَكٌ لِّيَدَّبَّرُوا آيَاتِهِ وَلِيَتَذَكَّرَ أُولُو الْأَلْبَابِ

  • @ayandaud8487
    @ayandaud8487 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allah qisooyinka nosoo badiya

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku barakeeyo Sheikh.

  • @bashirmaxamed9864
    @bashirmaxamed9864 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allah

  • @mohamedabuukar9137
    @mohamedabuukar9137 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah sh Abubakar Allah xakubarakeeyo wll hore USOC sxb

  • @smaxamoud756
    @smaxamoud756 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alaah alahuma barik

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa barnaamij ay nafteena ku xasisho cibro qaadasho u tahay dadka caqliga u saaxiibka ah

  • @mohamedbashir7177
    @mohamedbashir7177 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah sheekh iyo page kaba

  • @nasriyasin2031
    @nasriyasin2031 3 ปีที่แล้ว +2

    #allahayow #kuwa khayrka U Deg dega naga yeel

  • @maslah345
    @maslah345 3 ปีที่แล้ว +4

    QAYR BADAN OO LASOO KOOBI KARIN ALLAH HA IDIN SIIYO

  • @habibadahir6298
    @habibadahir6298 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @sacdiyofaysalxasan6961
    @sacdiyofaysalxasan6961 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah sheikh illaahay ku barakeeyo

  • @hassanmuse2612
    @hassanmuse2612 3 ปีที่แล้ว +3

    Jawi rooban degmada sheekh

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah jazakallah kheir

  • @munaali2207
    @munaali2207 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @laylajama6371
    @laylajama6371 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh mashallh

  • @carabcabdimuxumad7668
    @carabcabdimuxumad7668 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haaidiin barakeeyo wansugayay Qisaaadaan Ruunti

  • @AmalintegratedislamicSchool10D
    @AmalintegratedislamicSchool10D 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa Allah

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Mansha Allah. Jazakallahu khayr. Ilaaaaah ajir ha idinka siiyo .

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa ALLAAH ...ilaahy ha batakeeyo shiikha qisooyinka ad baaan ula socona ilaahyn haka jazaai siiyo....yaajuuj noogu xigsiiya waa codsi wallo

  • @khadarex9237
    @khadarex9237 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlloyaall

  • @jabrajuun7399
    @jabrajuun7399 3 ปีที่แล้ว +2

    Iyo sheikh
    Abuukar

  • @AhmedAli-bq2pc
    @AhmedAli-bq2pc 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @ahmednasrudin114
    @ahmednasrudin114 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @maahirpoi8222
    @maahirpoi8222 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a Wllo Aad ayaan idiin jeclhy Dhabtii lkn Fadlan noso Dhaqsada wyo afar Cisho kabadan ayaan Qisaskiina Sugaayey walipa Dad badan inagoo ah Mhdsnthy wll igu qaali ah alle haku dhowro 💯❤💯❤💯❤💯❤💯❤

  • @safiamohamed6462
    @safiamohamed6462 3 ปีที่แล้ว +7

    JazakaAllah ♥️

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-65 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa qiso aad u wngsn

  • @somalilandvevo3777
    @somalilandvevo3777 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah 😍 qisooyonka week kasta ayaanu rabtaa

  • @asmakaamil4173
    @asmakaamil4173 3 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh msh allh

  • @bushaarochannel6522
    @bushaarochannel6522 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rirachefaycalrirache3455
    @rirachefaycalrirache3455 3 ปีที่แล้ว +2

    Machallah

  • @mariaM-di4ze
    @mariaM-di4ze 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh sheikh jasakalaH
    Magaca dulqarneyn macnihuusu waa maxay

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc wlalayaal qofka ugu horeyey ayaan ahay inta jecleed qisada quraanka liketa ha idinka arko idinkoo mahadsan

  • @ahmednasrudin114
    @ahmednasrudin114 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninka 3aad Mashegin ee Aduun Ka Somamulay

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  3 ปีที่แล้ว +5

      1.Nabiyu Allah Sulayman CS.
      2.Dulqarnayn
      3.Bukhtunasar
      4.Namruud

    • @ahmednasrudin114
      @ahmednasrudin114 3 ปีที่แล้ว

      @@Alnasiixa شكرا جزيلا كل

  • @footballhighlights4756
    @footballhighlights4756 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasheed name

  • @yazirfirmiino9227
    @yazirfirmiino9227 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh allha ha ka jazaid siiyo khyrka iyo wanaaga Aad nala jaceshy hay ee qisafa xigta yajuuj iyo majuuj nooga dhig sheekh Abokor hoosh

  • @jabrajuun7399
    @jabrajuun7399 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha inaga dhigo ku Wii ku wno qato

  • @caaqilyare2426
    @caaqilyare2426 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah