Filmka Lu'gooyo Haween Part 7 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 428

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 5 ปีที่แล้ว +164

    Adoo faraxsan hadaa daawanayso ama aad jiif ku daawanayso like isaar wllo pls qasab maaha

  • @casarshow4366
    @casarshow4366 5 ปีที่แล้ว +53

    Ilah baan kugu dhaaryeee 1000 I gaadhsiiya walal

    • @msulaijmani3195
      @msulaijmani3195 5 ปีที่แล้ว

      1000 subscribe baryo ku gaadhi maeysid

  • @nimciishnalka7272
    @nimciishnalka7272 5 ปีที่แล้ว +33

    Hargaisa hadhwnaag allow kusiyaadi quruxdaada❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedabdi3112
    @mohamedabdi3112 5 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi luqadan Somaliand wan iska jeclahay wlhi 🤣my best team DayaxDayax films keep going

  • @kaamilakordahab3349
    @kaamilakordahab3349 5 ปีที่แล้ว +83

    Macnahaagi Lama garan
    Qiimahaaga lama mudan
    Million baa ku khaaYimaY
    Mar waxaY ku leeYiin
    Isagaa musiibo ah
    Oo aan midh kaa tarin
    Kuwo aan midh kaa arag
    Qalbigooda aad miran
    Maskaxdooda aad gelin
    Maxay kugu metelaYaan
    Murti dhimatay iyo film
    Mahuraan jacayloow
    Maxaad qaaYo beesho
    Maxaad dulmi ku noshahaY♥️😢

    • @hiboali2114
      @hiboali2114 5 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭 qof u jecel helay uunba fahmaya dhibtisa

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 5 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad😭😭

    • @farahabdi8298
      @farahabdi8298 5 ปีที่แล้ว

      8riudd

    • @farahabdi8298
      @farahabdi8298 5 ปีที่แล้ว

      Hdi

    • @hanainajama4921
      @hanainajama4921 5 ปีที่แล้ว +1

      Jcyl weli namu helin illahow hanagu zapapin😂🙏🙏🙏

  • @4E_Official
    @4E_Official 5 ปีที่แล้ว +46

    Walaal ilaahay hamigaaga hakuu rumeeyee
    Subscribe ii saar Love U walaaladey soomaaliyeed

    • @AhMatoFilmsHD
      @AhMatoFilmsHD 5 ปีที่แล้ว

      EHEL MEDIA Ku Saray Zhp Adna Isoo Saar

  • @hannahyaseen2618
    @hannahyaseen2618 5 ปีที่แล้ว +47

    Umalkhyr kulahaa
    Wlle gacanbaan taagy iyo laba lugood 🤣🤣 UMALKHYR taageero buuxda

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 5 ปีที่แล้ว +8

    Abababababab Alla yaa Cisik 《Hani》walhi hadaladeeda ma kala dhacaaan Mnsh allah.

  • @RIPZORO-t8f
    @RIPZORO-t8f 5 ปีที่แล้ว +12

    Inta aan filimka aan u gudbin dadkan dhahaaya likega ii saara ilma adeerayalaw maxaa macnaa oo ugu jira

  • @munacawil1070
    @munacawil1070 5 ปีที่แล้ว +30

    second person Dayax show inta taagerta like ta ha LA dhafin

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 5 ปีที่แล้ว +19

    Firzt view Nio wlhi bal ka igu qabzadan arkaa arYaadha ilma daYax show Like nio cawa waxa laYzka Yeli maaYe🤣🤣👐

  • @nuuracali6348
    @nuuracali6348 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhh filinka hani ayan Ku heestaa naag karti leh weyaan

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 5 ปีที่แล้ว +19

    😂Hani kulaha Caato Caafimaad qabtaan ahay Alla yaa cisk Waa anoo kale😂

  • @RIPZORO-t8f
    @RIPZORO-t8f 5 ปีที่แล้ว +18

    Qofta ubax walaasheed ah caadi maaha suraha hadalka kulul

  • @indhodeeralay9878
    @indhodeeralay9878 5 ปีที่แล้ว +8

    Umalkheyr dadkaygi weeye🤣🤣🤣

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 5 ปีที่แล้ว +10

    OMG cawa habeen an dhama majirto soo dhakhsdy dayax show keeeeep gooooin ❤👈

  • @abdikadirabdirahman3211
    @abdikadirabdirahman3211 5 ปีที่แล้ว +12

    Inti IXZANKA JECEL AXZAAN IGU ZAAR LIKE

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 5 ปีที่แล้ว +35

    Frxda aamiiin mrkn arko iyo siday dugsiiya u khiyaamayso ax meel ayaaa i xnunta mcbuudka💔😭

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah hargaysa hadhwanga haybadlay ayaa iimuqata allow nimcoyinka badhadhaj iyo barwaqdad sii say usiyadi ❤❤❤

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 5 ปีที่แล้ว +19

    Ridwaan iyo ubax masha allah 💝💝

  • @sahrajaamac3588
    @sahrajaamac3588 4 ปีที่แล้ว +1

    😅🤣😂🤣🤣 dayx shw hore usoco wan idn tagera♥️♥️♥️

  • @maxamedibraahim7568
    @maxamedibraahim7568 5 ปีที่แล้ว +4

    Hani big support halkaa igu sug anaa kaa soo doonanaya reerkiinee😁😁😁one love ❤❤❤❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 5 ปีที่แล้ว +30

    Waxaan ahay qofka afraad 4 like dhac iigu siiya

  • @tezmaofficial6872
    @tezmaofficial6872 5 ปีที่แล้ว +7

    Kooxda dayax filims hore usocda
    Ubax dugsiiya
    Ridwaan muhanad
    C.raxmaan isteey
    Amin saxardiid
    Umulkhayr
    Hoodo
    Hani
    Ck
    Hore usocda zxpyaal
    Goor ay ahaatapa waan inigu soo piirayaa

  • @queenedebsan
    @queenedebsan 5 ปีที่แล้ว +33

    Hani siday balaayo isaga dhigaysay daashay😂😂😂

  • @barkhadcabdi2189
    @barkhadcabdi2189 5 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah
    Hargeisa
    Allow ku diyaadi Quruxda

  • @Moments4155
    @Moments4155 5 ปีที่แล้ว +6

    Maanta umalkhayr iyo Odayga Bidaarta leh Dukaaanka way Kiciyeeen mise Mushaharkii idiin soo dhacay

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 5 ปีที่แล้ว +1

    Amiin inaba caadi maaha nin jilitankiisu heer sare yahay horay u soco i like you sxb 👍👍thx dayx filims sidaad noogu hagar baxdeen 👏

  • @muunaaar2324
    @muunaaar2324 5 ปีที่แล้ว +8

    Wallhi hani waa fariid kartii Lee😘

  • @qalnjobureqa8229
    @qalnjobureqa8229 5 ปีที่แล้ว +14

    Hani Hadalkeedu iyo Actionkeedu waa Funyy🤣wlhi

  • @barwaqoxaliye270
    @barwaqoxaliye270 5 ปีที่แล้ว +8

    Hani WllHi Waa fariiT KuTah CaaTo CaaFimaad qaPTo ahaY👸❤

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 5 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan way waxad udhiibtan qabaha waayeelka AMA waalidnimada runtii kuma soopaxayo jacylka waxyaabaha waa aniga Aragtidayda hadaad igu raacday 👍👍

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 5 ปีที่แล้ว +7

    AX AX AAMIIN FARXADA HADA UU HYZTO IYO HADHOW SIDEY UGALEYSO
    UBAX UKHIYAAMEYSO AYAN KANAXY😥😥😥😭

  • @kowsarcali7513
    @kowsarcali7513 5 ปีที่แล้ว +10

    Ala gabdha isteey sxbtiis qosol socoto waaaye kkkk wanki haysta

  • @nagaadjamaal2433
    @nagaadjamaal2433 5 ปีที่แล้ว +12

    waaaw qofkii 10aad Ayaan ahay horta meesha dadkani miyey uhoydan

  • @akrammohamed7941
    @akrammohamed7941 4 ปีที่แล้ว

    maansha allah inanta hani layidhahdo waa qof wangsan filmkba aawadwed ayan udawada💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 5 ปีที่แล้ว +27

    Film kan intaan Film daawanaayay waa kii ugu fiicna😂☝

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 5 ปีที่แล้ว +24

    Heeesta filimka lagu sodaayo ayaaab la naxaaa😭😭ax

  • @khaliddayibofficial7748
    @khaliddayibofficial7748 5 ปีที่แล้ว +4

    Amiin saxardiid ubaH dugsiiya Ridwaan muhanad Umalkhayr A.raxmaan stay A.raxmaan ck hani shaw horrs usocda walhii love idinku ahay❤

  • @farahqueen9090
    @farahqueen9090 5 ปีที่แล้ว +8

    Hani Runtii hadalkeeda jeclahaY 💓💓

  • @sharifhashim2816
    @sharifhashim2816 5 ปีที่แล้ว +8

    NABIGA KU SALIYA CSW

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 5 ปีที่แล้ว +2

    Aamin walhi zxp actor caadiyyaaaa thy wah waxaasa Actor laha Boqorow

  • @nurasagalsiciid7246
    @nurasagalsiciid7246 5 ปีที่แล้ว +5

    Yaan lay din kla xadin ubax iyo amiin😂❤❤

  • @fardusmahamed9337
    @fardusmahamed9337 5 ปีที่แล้ว +8

    Umalkhyr aad bn ku taagera gacliso 😍

  • @faraxmahamed7367
    @faraxmahamed7367 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadkaygiii ❤❤❤mustafena sharabuu isku Raray 😂😂😂😂😂😂

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 4 ปีที่แล้ว +2

    Am falling in love with Hargesa view wlhi lakin qofna maka kasayi nasib xumo 😔

    • @ahlaamahmed4400
      @ahlaamahmed4400 4 ปีที่แล้ว

      Waanu Kuso Dhawaynayna Quruxeey

    • @ahmedduwane9767
      @ahmedduwane9767 4 ปีที่แล้ว

      Me too I never step a single place in Somalia but really I love Somalia pipo

  • @asmamohamed1324
    @asmamohamed1324 5 ปีที่แล้ว +9

    umalkhyrbnka helaa hadlkeeda♥️🤣😅

  • @bilanabdilahi9453
    @bilanabdilahi9453 4 ปีที่แล้ว +1

    Umalkheir kulahaa😂😂😂 salamaclykumba gashay cajuuska

  • @fatmafj4545
    @fatmafj4545 5 ปีที่แล้ว +3

    Wan sugayey wllhi subar weeyaan horey usiisoco dah all jilaayaasha ilove you ❤❤❤❤

  • @mohammedabdiyusuf3669
    @mohammedabdiyusuf3669 4 ปีที่แล้ว

    2 sano iyo badh marna 2 sano iyo 2 bilood waad kala hadleeysaa oo jaceylka dhab baa inooga dhigeeysaaba like waa qiso macquul ah bal waan la socon dhamaadkeeda

  • @azoummostaphe2763
    @azoummostaphe2763 5 ปีที่แล้ว +7

    I support team dayax show💚❤

  • @sumayailkacas9740
    @sumayailkacas9740 5 ปีที่แล้ว +4

    Hani waa Aniga oo kale. Waa firda mnzha Allha idaan uu dagero dantaad malrcdaa hani wabarshaad danesa idaaad mnzha Allha

    • @salebanali5329
      @salebanali5329 5 ปีที่แล้ว +1

      Weligaa laysma amaano

    • @Ayni88
      @Ayni88 5 ปีที่แล้ว

      @@salebanali5329 😂😂 Daa Dee afkeeda hayskaga dharagte

  • @yahye_nani8276
    @yahye_nani8276 5 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin iyo ubax ka wataa kooxda🖒🖒
    Hadaad igula Raaczantay like ii zaar❤❤🖒🖒

  • @craxmaanibnumawliid5603
    @craxmaanibnumawliid5603 5 ปีที่แล้ว +1

    umul khyr boska umaqalanto waa ayeeyo

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 5 ปีที่แล้ว +10

    Wllkyn idin jecele idin leh sharaf karamo ku noolada fadlan like igu deeqa 👍🔥❤❤💘👌

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 5 ปีที่แล้ว +4

    Nagaha nimanka abarta wlhy anba wa necpahy hani isku kefara nahay👍👍

  • @yasmiabshir9747
    @yasmiabshir9747 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw masha Allh ck waa taheeraah ♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪💪

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 5 ปีที่แล้ว +1

    Umulkhayr is astur walala

  • @hafsaali4543
    @hafsaali4543 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂Umalkhyr ban ku hystaaa wlhi waa funny😁😂😂🤣🤣

  • @fardawsamohamed9897
    @fardawsamohamed9897 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa ruwaad iyo badh lakiin hore nooku soo dadajiya💓

  • @samdasuuban2368
    @samdasuuban2368 5 ปีที่แล้ว +1

    Sagal kumajirto miyaa flimka iyo Ifrax❤😘😘 horuumar wacan Kooxda qarniga😅😅😅

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 3 ปีที่แล้ว +1

    Umalkhyr waa funny 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 5 ปีที่แล้ว +2

    Hanina waa gbadh akhLaaq leh alle yaa ciskil

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 5 ปีที่แล้ว

    Riyada quruxda badan ubaxeey haka bur burin amiin wakan kugu waashaye hhh

  • @fatimamohamed9508
    @fatimamohamed9508 5 ปีที่แล้ว +4

    Jcylkba qiyaamn kuncy iyo labo wajiila nimadaba😭😭😭❤❤

    • @maxamedcabdi447
      @maxamedcabdi447 4 ปีที่แล้ว

      Fatima Mohamed wllo waruntaa jcylka zizaba waa wax dhibadan maficno illh haa nagaH Hayo

    • @tawakalmohamett8794
      @tawakalmohamett8794 4 ปีที่แล้ว

      Lkn dhadhan mapa yeesho hadii aan lays khiyaameyn

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 5 ปีที่แล้ว +2

    MnCHlllH filim mcnkiisa wataH😍😘

  • @dhabeeluguba237
    @dhabeeluguba237 4 ปีที่แล้ว

    Naagtan hani ku matalaysa ma sidan bay ku fayawdahay imika waleee xaafadooda bad gashay naaga waalan bay guriga u joogta😂😂😂😂😂

  • @Qalabjaan7270
    @Qalabjaan7270 5 ปีที่แล้ว +7

    Ridwaan❤❤ ubah dugsiiya 👑👑👑👑👍👍
    HANI show iyo ulkhayr

  • @asiyoqurux7952
    @asiyoqurux7952 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allh akhiyarta aad ayaan utagera istey iyo ubax

  • @hamdamowlid1646
    @hamdamowlid1646 5 ปีที่แล้ว +7

    Haday Ubax wx kaa Ragtay Jecylka Amiin oo kle wx xun may saneysen 😭jecyl dhib tii lee 😭

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 5 ปีที่แล้ว +11

    Qof labaad komntiga bixiya ahy ku farxsanhy wle🤩

  • @happybintuaden1839
    @happybintuaden1839 5 ปีที่แล้ว +2

    best wlhi lkn waad nagu daahisan dayax show♥️

  • @S.S.NUUR14
    @S.S.NUUR14 5 ปีที่แล้ว +11

    Cawa filimka lugooyo ubax inta tagerta like saar

  • @phaangamer4309
    @phaangamer4309 5 ปีที่แล้ว +2

    hani wxkle weye wlhi
    hhh wanku wataa 😍

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +5

    Dee naga kala aamusoo ka eego iminka😂😂

  • @ismacilmaxamed9107
    @ismacilmaxamed9107 5 ปีที่แล้ว

    Reer dayax hore usocda intaa ubax ila tageerta like idinkama hayo👍👍👍

  • @dahabocabdirahmaan3252
    @dahabocabdirahmaan3252 5 ปีที่แล้ว +1

    Jacayl baa i maanqaaday
    Qalbigayga miraanaya
    Wadnahayga maaxaaya
    Muuqaygu waa xaadir
    Mana joogo maankaygu
    Meel dheer ayay laabta
    Muhashada kalgacalkeedu
    Kaga mudanyey maandeeqe
    Muxubada dareenkeedu
    Waa maayad xoog badane
    Mar kastoon la joogeeda
    Meel aan ku kulanaaba
    Mawjad baan dabaashaye
    Mawlow adaa weyne
    Marna hayga dheeraynin
    Manka ubaxa weeyaane
    Waa magool kaliileede
    Waa midho fardawsaade
    Waa maal aduunyaade
    Waa mudan haweeneede
    Waa muraayad nololeede
    Miyirkaygii weeyaane
    Mabsuud caashaq weeyaane
    Markastoon jaleecaaba
    Jacayl ila mataanowye
    Midigtayda inay joogto
    Waa lagama maarmaane
    Meelkale ha iga geynin.
    Waa qalbiga❤ amiin ee imika oo ubax ku jihaysan lkn waxa u dambeeya aan warka hayn😭😭.
    Wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan.😭

  • @maskiinkaal908
    @maskiinkaal908 5 ปีที่แล้ว

    Bahada dayax show filmkan waa flimka kaliya een ka helay qaabka loo jilay iyo sida uu usicdo marka xalqadaha noo soo badiya

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan Weynee UmalkhYrta la Dhaho wllo iz Aztur qof weyn Tahe Bizinkee

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 5 ปีที่แล้ว +2

    Umulkhayr iyo hani
    Xogaa waad murmaysiin
    Markaad waxjilaysiin
    Hakudheraanina
    Isla muranka soo gaabiya inad isdagalaysiinbaaba
    Lamoodayaa

  • @hudasharaf179
    @hudasharaf179 5 ปีที่แล้ว +7

    Umalkhayr iyo hani
    Wey isla googen

  • @dhabeeluguba237
    @dhabeeluguba237 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂umalkhayr waaa qosol wlhi kulaaha oday maxan ku falay wahdiisa 😂😂

  • @Hazelhazeal
    @Hazelhazeal 5 ปีที่แล้ว +2

    MASH Allah 💚💚💚💚💙💙💙💙

  • @amiishagold1072
    @amiishagold1072 5 ปีที่แล้ว +16

    Qofka 5aad ahay likta ii saar ❤

    • @RIPZORO-t8f
      @RIPZORO-t8f 5 ปีที่แล้ว

      Sucdi Abdirashiid bariis lama qaybinayo

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 5 ปีที่แล้ว

    Umalkhayr fariid. Nin bilaa lacaga waa busaarad

  • @AjJibril123
    @AjJibril123 5 ปีที่แล้ว +11

    Dumar wa DAN yaqaaan raggna Waa DAD yaqaaan !!!!

  • @mustafejakuu7766
    @mustafejakuu7766 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow 😮

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 5 ปีที่แล้ว +4

    Well done team dayax show

  • @yasmiinmoha868
    @yasmiinmoha868 4 ปีที่แล้ว +1

    Filinka sheekada badan ka daaya waa lagu daalaya

  • @bilyaneerabdirahman5137
    @bilyaneerabdirahman5137 5 ปีที่แล้ว +5

    dumarku hadii uu hadalka kala dhageysto wuu is dilaa
    ragu hadaanu hadalka kala dhakeysan wuu is dilaa inta ila argtey like ku qabta

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 ปีที่แล้ว +9

    Filmka kaliyen Ee Aan Tagero Hore usocda Dayax show

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo dir soo dir kulahaa 🤣🤣🤣

  • @farhiashabeelleofficial3342
    @farhiashabeelleofficial3342 5 ปีที่แล้ว +4

    keep going dayax show

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 5 ปีที่แล้ว +1

    Ck wxn ku nidhi apti somali baynu nahee brotherta inagadaa
    Afkeena aynu soo kicinee

  • @Tariikhda
    @Tariikhda 5 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my daxay films

  • @saynababaadir9984
    @saynababaadir9984 4 ปีที่แล้ว

    Amiin wll waad qurux bdntahay ee timaha iska yar gaabi hno💇‍♀️💇‍♀️😘

  • @adhamzalad8765
    @adhamzalad8765 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Meel sheega waase aragti kaa maqan anba kaadka noloshuye raadiyey wayay plz iga caawiya

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 4 ปีที่แล้ว

      Ifraax tolmoon pa qaada wlloh hesta mgceduna wa apaaal

  • @abdikadirabdirahman3211
    @abdikadirabdirahman3211 5 ปีที่แล้ว +2

    Inti dawanayza iyago jifa like ii saara

  • @hamdadheman767
    @hamdadheman767 5 ปีที่แล้ว

    Alla rubada markan daacad nimada aamiin iyo khiyaamada ubax arkama meel ayan goda

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +4

    Jawgo macan iyo meel macaan hadal wada macaaan inago wad macaan