Muxadaro Cusub | Dhaantada maxay dhib leedahay | Sh.Maxamed Cabdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

ความคิดเห็น • 103

  • @abdullahihayemohamed1469
    @abdullahihayemohamed1469 8 ปีที่แล้ว +2

    يغفر الله لك ولنا
    يا شيخنا الفاضل والله هذه المحاضرة القيمة هي من محاضراتك التي تلقيها الإسلام التي نفع الله بها

  • @ahmedabshir5300
    @ahmedabshir5300 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh maxammed cabdi umal ilaahay qeer hakaa siiyo runtii in badan umadaani waad u iftiimisay .....

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman7893 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheikh umal diinta ayuu udagaalamaa allah ha barakeeyo

  • @somaliweyn4946
    @somaliweyn4946 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeeyr shiq maxamad umul alaya xafid

  • @iqraomar7476
    @iqraomar7476 7 ปีที่แล้ว +2

    I love sh umal 🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allh Tabaraka Raxman sheikh jazakalahu jannah

  • @sudeisosman1758
    @sudeisosman1758 8 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @osmanyussuf547
    @osmanyussuf547 8 ปีที่แล้ว

    jazakallahu qeyran sheikh Mohammed umul

  • @aminaguhad282
    @aminaguhad282 6 ปีที่แล้ว

    mashaallh sheikh ale hakuxifdiyo tafsiirkaga ayan dagestaa haben walba luqadada fasiixaha jizakallahu kheraa

  • @osmanwarsame2735
    @osmanwarsame2735 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah alle hakubarakeeyo
    sh maxamed

  • @ayanleosman4745
    @ayanleosman4745 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr Sheikh Umal

  • @hm9206
    @hm9206 3 ปีที่แล้ว

    Thank you sheikh

  • @ahmedjama7368
    @ahmedjama7368 7 ปีที่แล้ว +1

    Jaza Ka Allaah.... sheikh

  • @swalehali4292
    @swalehali4292 8 ปีที่แล้ว +1

    jizaakumullaahu khayra jazaa sheequna

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah.
    بارك الله فيك وجزاك الله

  • @adeylamyshariff3652
    @adeylamyshariff3652 8 ปีที่แล้ว

    mash allh alle hakuseyadiyo sahq mohamed

  • @sadaamxuseen5184
    @sadaamxuseen5184 6 ปีที่แล้ว

    Jasaa kallaah shiiq umul cabdi

  • @dahiryare1333
    @dahiryare1333 8 ปีที่แล้ว

    masha allah jasakalahu qeyran sheykhana

  • @cabdinajiipcadde2286
    @cabdinajiipcadde2286 2 ปีที่แล้ว

    Najiib.haye

  • @maryamahmedhassan6796
    @maryamahmedhassan6796 8 ปีที่แล้ว

    jaza kallaahu khayran sheekh allaaha kuxifdiyo wanagana aad noso gudbisayna allaha nagu anfaco adigana misaankaga xasanadka allaha kugu daro dadka lunsana allaha xaqa fahansiiyo

  • @faithfaiiifaithfaii7480
    @faithfaiiifaithfaii7480 8 ปีที่แล้ว +2

    ManshAllah sheikh umal Allah Hakubarekeyo

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 8 ปีที่แล้ว

    culumada waawayn ee soomaaliyeed
    khayr allah hasiiyo

  • @fathiyamohamed9485
    @fathiyamohamed9485 8 ปีที่แล้ว

    Jaza'akallaah khayr adeer

  • @najaxjaxismail4635
    @najaxjaxismail4635 8 ปีที่แล้ว +1

    jazak allaah khayr

  • @safisheekhfarah3549
    @safisheekhfarah3549 8 ปีที่แล้ว +1

    sheekhs are mansha allah❤💕❤❤

  • @adeylamyshariff3652
    @adeylamyshariff3652 8 ปีที่แล้ว

    masha allha alle kubarkaya sashQ umal

  • @mohamedabdi4764
    @mohamedabdi4764 8 ปีที่แล้ว +1

    alaha kubarakeyo sheikh

  • @jamalmohamed4764
    @jamalmohamed4764 8 ปีที่แล้ว +1

    Sh umal asc wr wb ilahay dartiis baan kuujeclahay akhi fillah
    Khayrkaad nooshegaysana ilahay manta malin aad kabaahi badan tahay misanka xasanadka hakuugu daro

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 8 ปีที่แล้ว

    mashallah Sheikh umal

  • @cabdulkadirmuxudin8506
    @cabdulkadirmuxudin8506 8 ปีที่แล้ว

    jazaaka laahu khayrr sheeqanaa

  • @suleqoyussufmaalim3253
    @suleqoyussufmaalim3253 8 ปีที่แล้ว

    jazakzlahu kher sheikh

  • @barkhadbarkhad4920
    @barkhadbarkhad4920 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah sheeekha umul

  • @asmashariif9639
    @asmashariif9639 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @umeyracaadey6236
    @umeyracaadey6236 7 ปีที่แล้ว

    jasakalah kheeran shikh

  • @muminsuudi4432
    @muminsuudi4432 7 ปีที่แล้ว

    Mashaallah sh

  • @zuhuuraaa
    @zuhuuraaa 8 ปีที่แล้ว

    xafidakumu lah shekh umal

  • @abdallaabdijama6539
    @abdallaabdijama6539 8 ปีที่แล้ว

    jazakalahu kheyra

  • @aminaguhad282
    @aminaguhad282 6 ปีที่แล้ว

    wey idhawacday inladhoho sheikh beenbuushegayaa wallhi qofka sidas dhahayo carabkaga laguu ciqaab dulmiga aad ugeysaneysid sheikh sharaftaleh subxanallh

  • @ikraabdi6654
    @ikraabdi6654 8 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 8 ปีที่แล้ว

    shukra wa jazaakallaahu kheyran sh umal waxaan jeclahay inaan weydiiyo xukumka heesta ducada ah ama wadaniga ah ma ku dambaabayaa hadaan curiyo ama aan hal abuuro

  • @istahilqurux9567
    @istahilqurux9567 7 ปีที่แล้ว +1

    mashAlah mashAlah

  • @safisheekhfarah3549
    @safisheekhfarah3549 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha alluh

  • @cabdirisaaq7237
    @cabdirisaaq7237 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha alah

  • @xaashizzxaashizz4878
    @xaashizzxaashizz4878 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah

  • @cr7saney101
    @cr7saney101 8 ปีที่แล้ว

    Manshalllh

  • @Darul.quranTV
    @Darul.quranTV 7 ปีที่แล้ว

    subxaaba laah Allah naga cafiyo qof wali waxaad samey say ayaad goosaneysaa

  • @hharun6625
    @hharun6625 8 ปีที่แล้ว

    asc dhaatada iyo niikadaba aduunka ayaan ugu nabcahay waayo waa qaawan yihiin

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 8 ปีที่แล้ว +1

    wlh shiiqan somali asaa isku diray ilaahayoow ka qawo wlh ninkaan wx badan wan tageeri jiray lkn beentiisa ii cadaaty

    • @mohomuodabdullahi4501
      @mohomuodabdullahi4501 7 ปีที่แล้ว +1

      osman abdi hello

    • @asadahmed4241
      @asadahmed4241 7 ปีที่แล้ว

      ar aamus shedan yohoo

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 7 ปีที่แล้ว

      adaa sheydaan eh stupid baa thy

    • @asadahmed4241
      @asadahmed4241 7 ปีที่แล้ว

      +osman abdi doqon raad malahan

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 7 ปีที่แล้ว

      hadad diin taqano ila dood sxb nin nabiga caayay aniga shiiq ima ahn

  • @mohamedabdi4522
    @mohamedabdi4522 8 ปีที่แล้ว +3

    sheekha ixtiraam buu naga mudan yahay
    hala ixtiraamo hadal aan wanaagsaneyn ma mudna

  • @abdirazakahmed1045
    @abdirazakahmed1045 7 ปีที่แล้ว

    warun wlh

  • @fataaxjama3816
    @fataaxjama3816 8 ปีที่แล้ว +1

    asc waxan Raba in an lakulmo malin sababto ah waxan suaali Raba arin an kuwareray fadlan ila xariri

  • @saxardidabdi2184
    @saxardidabdi2184 8 ปีที่แล้ว

    dhaanto waa xaaraan ama muusig ha wadato ama yaysan wadan.

  • @mahadabdilahi7743
    @mahadabdilahi7743 6 ปีที่แล้ว

    Dhaaban miisigahan waan kawaay

  • @rodahassan9005
    @rodahassan9005 8 ปีที่แล้ว

    masha alah

  • @awilnuur6803
    @awilnuur6803 8 ปีที่แล้ว

    asc wr wb wll aan alaah ha cabsano oo xaqdhowro culimada aana ka qaadano waxa wanaagsan

  • @cr7saney101
    @cr7saney101 8 ปีที่แล้ว

    Amini

  • @Sucaad-wm5ms
    @Sucaad-wm5ms 8 ปีที่แล้ว

    asc wll waxaan donaya inaa suaal weydiyo sheekh ee ila xariiri fadlan

  • @amusanefarah2618
    @amusanefarah2618 7 ปีที่แล้ว +2

    culimada halaga gaabsado yaanwaxlaga sheegin ee ninkaan kukalsooneyn wax habarto diinta baro.

  • @mohamedhussein5056
    @mohamedhussein5056 8 ปีที่แล้ว

    illahey sw wuxuu dunida maamulkeeda nabi aadam cs iyadoon nidaam jirin dowladii taariikhda aduunka diinta iyo wanaaga iyo sharciga rabaaniga ah u keentay waxaa aabe u ahaa rasuulki illahey cs muxamad ibnu cabdullah sayidi waladi aadam waxa khaliifkiisi noqday abuubakar kadib cumar kadib cuthmaan kadib cali boqortoyadii kheyrka lahayd mucaawiya ilaa iyo dowladii cuthmaniyiinta mudo 1113 kadab waa taariikhdi dahabiga ee islaamka iyo waqtigii aan hogaamineeynay aduunka maanta aan ka dib dhacnay waxaana hogaaminayay culumo ama caamay culumo eey hagto markii calmaaniyiinta noocaaga hogaanki islaamka horyimaaden noocaaga oo kale waa markii eey luntay hormuud nimadii islaamka oo gaalada in la isku xoq xoqo sharaf iyo aqoon reer magaalnimo ilbax gaalba isalaamay eey u noqoto wax aduunka uuga wayn anaga somali gaar ahaan taariikhdeena waa taariikh culumo ka soo biloow imaam axmed gureey amiir nuur sayid maxamed cabdullr xasan shiikh xadan barsane sh bashiir ma aragtay dhaqtar ama engneer ama dhaqalayahan ama abuukaate iyo inta lamida oo somali taariikhdeeda ama taariikhda aduunka wax ka badalay ama la xuso sida ragaas jaahil aan lala talin ayaad u egtahay ee illahey sw u towbadkeen wadaada hilbahooda weey sumeeysan yihiin ku ekaada arimaha bulshada shaqadooda waa taas siyaasada dinta ka saar waa lagaaga horeeyay waxaana kaaga horeeyay calmaaniyiin diin diidya ah

    • @sheikhsayem9737
      @sheikhsayem9737 8 ปีที่แล้ว +2

      waaan idin slmy asxaabta dhamaan run ahaantii waxa uu ka hadlayaaa wax run ah oo weliba diiniyana markaaa wlalayaal aflagaadadu waa mamnuuc dadka leh khamradu waa xalaal hadaad xalaalaysateen illahay ma uusan xalaaalayn ee qiil haw raadin shiikhuna waxa uu ku jiraaa culimada somalia u waa weyn markaaa yaan la afla gaadeyn shiikha wacdi iyo waano ayuu inoo sheegay illahay haka ajar siiyee waxa uu ka hadlayona wax uu jeebkiisa kala yimi maaha waaa wax illahay iyo rasuulkeena suuban scw ka sugnaatay

  • @guleidahmed6165
    @guleidahmed6165 8 ปีที่แล้ว

    siyaaasad iyo diiin maba kala maarmaan soma ahan diiinta ayaaba siyaaasad eh marka yaan kalimadahaas lagaa maqlin

  • @AhmedIbrahim-vk6jx
    @AhmedIbrahim-vk6jx 8 ปีที่แล้ว +3

    Sheekha hadalkiisa udanbeeyay ayaa runti ah arinta loobaahan yahay inay fahmaan dadka komentiga kucaaytamaya arintaasoo ah war walaal hadii qof caalim ah kuyiraahdo waxaan waa xaaraam oo isla daliil cadna kusoo hor dhigay hadaad qof inna iimaan leh tahay waxaa larabaa inaadan wixi xalaashanin ee aat tiraahdo danbi baan kujirnaa ee ilaahay hana soo hanuuniyo sababtuna waxay tahay shareecada islaamka qawaacideeda waxaa kamid ah qofka wax ilaahay xarimay haduu sameeyo kadibna yiraahdo waa ii xalaal waxay shareecada qabtaa inuu ku gaaloobayo xalaashigaa uu xalaashaday marka waxa kan ma,aha dood siyaadeed ee waa diin culimada halooga danbeeyo hadii kale walee maalin aan maanta aheyn ayaa laga shalaynayaa waxyaabaha la xarimay hadaadan xalaashanin kuma gaaloobeysid waa danbi kabaa,ir ah oo aad sameeysay hase ahaatee islaamka ugama baxeysid marka fahan ilaahay qalbiga hakuu furo

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 8 ปีที่แล้ว

    Yaab badanaa. Hadii diinta iyo siyaasada. La kala saaro Mxaa dadka lagu maamulayaa ilayn muslim bn nahaye

  • @aabdulaahi5884
    @aabdulaahi5884 8 ปีที่แล้ว +1

    puntlande hadii aad mooday cilmi jamacad laga soo baxo waa lunsantahay ilahay ha ku tuso in uu cilmigu ku jiro tiintaada ee ilahay ka bari inuu ku baro

  • @ubahmohamed551
    @ubahmohamed551 8 ปีที่แล้ว

    walalahay muslimiinta ah waxa idin weydina ducada sheikh yasha aqriyan markay muxadaro sojedin raban ducadas ayan kahelay ee ducadas maxay kamacna tahay yana isoqori karo

    • @Hodanjanno
      @Hodanjanno 8 ปีที่แล้ว

      +ubah mohamed walashey numberkaga iso qor anaa kuu qorayee

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว

    Fanku xaaran maaha

    • @barreibrahim4527
      @barreibrahim4527 4 ปีที่แล้ว

      إنا لله وإنا إليه راجعون

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 4 ปีที่แล้ว

      @@barreibrahim4527 yaa dhintay

  • @saxardidabdi2184
    @saxardidabdi2184 8 ปีที่แล้ว

    cabdullahi bin mascuud ayyadada ku jirta suurat luqman ee micneheedu yahay dadka waxaa kamida qof iibsanaya hadalka lahwiga si uu dadka ugu dhumiyo cilmi
    saxaabigu waxuu ku fasiray hadalka lahwiga heesta maxad marka dhaanto moodaa naago iyo rag isku dhex jiraan.

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 8 ปีที่แล้ว

    wadaadkaan waxbaa ka khaldanaa dhaantada maxaa ku jaban dadkii baaba la iska dilayaa

    • @AliCadan
      @AliCadan 8 ปีที่แล้ว

      nima abdi walaal waad dhunsantee allaah haku hanuunsho culimada in lacaayona diinta looga baxaa iska ilaali teeda kale shiikhu khamri waa xalaal meeshu kuyiri adigaa qiyaame qaadi doona anagu meynu arag dhaantaduna wax ladifaaco maahan waa munkar iyo danbi

    • @asadahmed4241
      @asadahmed4241 7 ปีที่แล้ว

      war is ka aamus

    • @husseincaano5564
      @husseincaano5564 7 ปีที่แล้ว

      mashaa allah sh.m.c.u

    • @abdikariin7345
      @abdikariin7345 4 ปีที่แล้ว

      Dilka dadka wa xaran tana wa xaaraam kale ee alle ka baq

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 8 ปีที่แล้ว

    Aduun rag cirkaasay mareen ragna dhaanto waa xalaal iyo Waa xaaraan bay cilmi moodeen, duf ku bax dheh orod oo school tag oo wax baro waxaan Aad ka hadlaysid cilmi iyo wax dad lagu mashquuliyo maahane !

    • @abdirizakali1365
      @abdirizakali1365 8 ปีที่แล้ว +1

      adeer waa gartaa oo cilmigeedii baadan lahayn, waxan laga hadlayana ma garanaysid marka inaad school wax lagu xariiqo cilmi moodo, cilmigii diinta ahaana aadan cilmi u arag taasi jahligaagay ka markhaati kacaysaa lagula yaabi maayo. nin rag ah sheikh umal waa uu yaqaan cilmigiisu heerkuu joogo, doqonse loo sheegi maayo.

    • @saalimbadri8817
      @saalimbadri8817 8 ปีที่แล้ว

      +puntlander Ibliis baa kugu shaqeeysan, Axmaqa la sheegaya waa adigoo kale. markaad leedahay cirkaasaa lamaray, ayaan dareemay inaad tahay sheydaan weyn Allaha ku hanuuniyo.

    • @salilcade
      @salilcade 8 ปีที่แล้ว

      +Ali Dhurwaa sxb jawabta u mudan yahay puntlander wad siisay jazakAllah

    • @hoooyoaabo4224
      @hoooyoaabo4224 8 ปีที่แล้ว

      balo kugu dhacday pudlandhar. dadka cirka maray yaad kawadaa .

    • @mahamedm4187
      @mahamedm4187 8 ปีที่แล้ว +1

      +puntlander orod adigu cirka fuul, sheikana dhaaf anaguu xaqa noo cadaynayaa.

  • @adanyare7720
    @adanyare7720 8 ปีที่แล้ว

    masha allah