Waraysi abdirahman abdullahi diriye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 373

  • @Bellaquruxbeautyandvlogs
    @Bellaquruxbeautyandvlogs  2 ปีที่แล้ว +51

    instagram.com/p/Ckb9jWnMb33/?igshid=MDJmNzVkMjY= wiilka halkan kala xariir instagram kiisa wixii su aala ah ia

    • @cabdirashiidmaxamed4234
      @cabdirashiidmaxamed4234 2 ปีที่แล้ว

      Mhdsanid noo soo jawaap dheh

    • @ahmedomer5918
      @ahmedomer5918 2 ปีที่แล้ว

      Waa turjumaaan ma jiraaa

    • @nimcodaahirwarsame161
      @nimcodaahirwarsame161 2 ปีที่แล้ว

      Wll ifraax ado rliya I jwb wan xareestay ina xaas ahay o 2 ciyaala hesto ciyaalkana swiradooda man galin ani wixii laygaga bahna Lee boxiyay marka ma markle ku celiyaa o khalad ba iga ima imanayo mase wacadi

    • @cabdirashiidmaxamed4234
      @cabdirashiidmaxamed4234 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcodaahirwarsame161 maya mar kale hdd ku celiso way kaa xidhmysaaye adiga uun hkuu soo baxdo caruurtaada wd usoo dacwoone🙏🙏✨️💔

    • @_araye1
      @_araye1 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi wiilkan waa lagend dhaqsi 1minit uu iigu so jawaabay m.a

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 2 ปีที่แล้ว +201

    Ilahayow waa maalin jimco ahe aniga iyo intii xaraysatayba wlalaha somaliyedba ku guule waa mhdsantahay bella wll adiguna❤

    • @mohamedapdullahi7296
      @mohamedapdullahi7296 2 ปีที่แล้ว +4

      Aamin Abayo dhmntenaba Allha nagu guuleyo

    • @faatimacooking3577
      @faatimacooking3577 2 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah wll astaqfarta badi iyo saliga nabiga scw Insha allah wan guuleysaneyna

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faatimacooking3577 wan badinayaa wll wana akhriya waxbadana wan ka arkay mhdsanid

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo

    • @hoodoaliiichannel2228
      @hoodoaliiichannel2228 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yarabi🤲

  • @kaskey3702
    @kaskey3702 2 ปีที่แล้ว +71

    Alle waa casiis waana jabaar ilahay hanaga dhigo kuwii ku guuleysto insha allah 🥺🤲❤

  • @jookerpoy-wo3yf
    @jookerpoy-wo3yf ปีที่แล้ว +15

    Hal mar aan ku salino nabiga scw 🥰🥰

  • @aamina864
    @aamina864 2 ปีที่แล้ว +37

    Yarabi ilahow qofkasto hamigiisa urumee inshallh caawa ayaa xareesan doona dv loterryga i.a qofkasto oo xareesatay guul ayaan urajeeynaya🥺

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 2 ปีที่แล้ว +17

    War ilaahay tala saartaa ruuxa allah isku xidha waxba ma waayo xaqiiqatan midhkaa iga qoraa xuska ilaahay hadii aad badiso alle adna waaku xusaya alle ha inagu guuleeyo insha allah 🤲🤲🤲

  • @dhehabeautychannel1103
    @dhehabeautychannel1103 2 ปีที่แล้ว +26

    Abaayo qof married ah oguleystay noso geli madama married an kuxreystay qarkod ila mid ahna ay ilaqaban♥️🌿

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilaaahay ha irumeeyo riyedayda maraykana iguma dilo yaarabi biniadamka ciilkoda iga hiili🤲

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha llh gawar fiican aatahy suaalaha loobaahnaa wa waydiisay

  • @swityluckymoha9854
    @swityluckymoha9854 2 ปีที่แล้ว +5

    Illahayow Adigaa Way Oo Waxidee Nasiibka Noo Hagaaji Oo Nasiii Visa has 🤲

  • @arwahaji3712
    @arwahaji3712 2 ปีที่แล้ว +10

    Wllayal iso duceeya ina helo incha allah wan rajay naya 😔🤲🤲

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashallalh wlshey ifrah beela marwalpo wxd qeyb ka tahay hormarka bulshada allaha ku barakeyo jir oo jog in bdn anagane inan guuleysano rajeyneynaa mcny so ducee inshallah Guul dhamanten 👏👏❤❤

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว

      Amiin abayo sanadkan Allah noo wada sahlo dhamamteena Allah aan barino wlashei kheyr badn ku rajeynaa🥰😫🤲🥰🤲

  • @asadvlog9127
    @asadvlog9127 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaashey bella aadbad uumahadsanthy jazaakalaah alaah ka abaal mariyo sidaad ino garab tagnthy guleyso walashey🧡

  • @abdifataxxuseensiidii5552
    @abdifataxxuseensiidii5552 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii Wax badaN ban ka fahmaY
    🎉 hambalyo Guleystayasha 2021😮

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 2 ปีที่แล้ว +28

    every person oo xareysty DV lote waxan rabi uga baryayaa inu usoo baxo but dhalinyaro waxaa leyskaga baahanyahy calool adeyg iyo karti iyo geesinimo wareysi walba dhgysato wax hakaaga kordhaano wadda adag baad mareysa lkn calosha Hala xerto mhdsdin

    • @aamina864
      @aamina864 2 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin 🥺abwe wllhi waxkasto kartida waa umuhiim inaa qof adag oo wax is tarikaro aad noqotid tankale muhiim waaye marka waxa buuxi neesid inaa sifiican isaga hubisid tnx

    • @Mohamuth_khalif
      @Mohamuth_khalif 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aamina864 haa abayoH xitaa bixitankaga waayo waxa tahy qof hadaf leh iyo hididiilo marka waxa laga raba inaad calool adeygto meshad tagyso ma taqanid be strong baayo ustiqfartana badi inzhalah guuleysoh

    • @aamina864
      @aamina864 2 ปีที่แล้ว

      @@Mohamuth_khalif aad oween abwe waa muhiim istiqfarta iyo saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam 🥰 waa inaa aduun iyo akhiradeena oo halganaa waxbo ma tareeso maa layacni meshii dantada kugu jirto waa inaa udada daasha mantana waa jimco ducada waqtiga danbo waxa ku jirto sacatu ijaabah halaga fa ideesto🥰🥺✊ilaheyna hanoo kheer galiyo hadii noo qorantahay halka

    • @ayaanabdirahman6775
      @ayaanabdirahman6775 2 ปีที่แล้ว

      Aamin wll

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Soo daaya warbixinta cidii guulaysatay asxaabeey

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 ปีที่แล้ว +5

    Bella iyo cabdiraxman ba wan idin salaamay shaqo wayn baad noo haysaan walaalayaal

  • @Fandaam_maxamud
    @Fandaam_maxamud 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilahayow nagu guule aniga iyo intii xeraysatayba ya rabbi

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin abyo niyada kheyr u sheeg Allah aan barino 🥰😫🤲🤲

  • @ilwaadhassan9808
    @ilwaadhassan9808 2 ปีที่แล้ว +2

    All the best dhamantin inta xaraysatay l.a gul rajaynayna

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 ปีที่แล้ว +14

    Congratulations 👏 🥰♥️wll apdi Rahman sido thank you sida qurxan loogu warantay anagana ino so ducey inuu ilahey nagu guuleyo isku daygeena insha allah

  • @ahmedyare5377
    @ahmedyare5377 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah Alle ha no fududeyo inta u qoranthy kher alle ha noga dhigo
    Noo so badi wllshei wareysiyadan cml mhdsanid

  • @jookerpoy-wo3yf
    @jookerpoy-wo3yf ปีที่แล้ว

    Ilaahow rabbiyow wax kheyr leh ku weydiisanaya aduun iya aakhiraba 🤲🤲

  • @hafzadahirabdullahi4712
    @hafzadahirabdullahi4712 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow qofkasto xareeste kuwada gulesanena

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo mrkaan lamaane yaal ino so qabo si iyagana waraysigooda wax ugu faaidno thanks walashaey

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll beela qurux thanks ❤🙏.

  • @abdiboqor2518
    @abdiboqor2518 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abdirman, you were lucky enough sxb.

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

    Jasaa kallaah quruxeey

  • @sulekamaxamad6017
    @sulekamaxamad6017 2 ปีที่แล้ว +20

    Congratulations 👏👏 wll clraxman allah wuu kugu guuleeyay nosoo ducee anagaga inaan guulaystaha noqono

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 2 ปีที่แล้ว +14

    Sanadkan waa xareystay allow iii sahal aniga iyo dhaman inta rabto 😢

    • @a-kareimjota8871
      @a-kareimjota8871 2 ปีที่แล้ว +2

      aamiin illaahey ha inoo fududeeyo

    • @stronggirl72
      @stronggirl72 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen allaha inagu guuleyo dhammanteena

    • @faisomaxamad5244
      @faisomaxamad5244 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamn

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Kawarama xaalada cid guulaysatay kasoo warama asxaabeey

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah daacaw buu noogu waramay wiilku thanks

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

  • @biriqofficial4370
    @biriqofficial4370 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Qaali Allah Kuxafido
    Waa buuxi

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 2 ปีที่แล้ว +6

    Bella wllo aad iyo aad baad u mahadsan tahay walahi soomali waa la dadaashey
    Miisaanka xasanaadka alle hakuugu daro
    anagu bi idnillaah kuwa kafaaido illahay
    Hanaga yeelo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhow qofkasta oo somaliya kuguu leysii yarabi aniga iyo wixii xareysteyba

  • @adenmohamed9494
    @adenmohamed9494 2 ปีที่แล้ว +4

    Walal qof High school ugu guulesti wa reyse ka soqabo insha Allah my dear

  • @ac-cy7wy
    @ac-cy7wy 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhamanteen allaha no sahlo haduu qeer noogu jiro amiin

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

    • @ac-cy7wy
      @ac-cy7wy 2 ปีที่แล้ว

      @@SuhFoot macnaha kuma fahmin 👍

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      @@ac-cy7wy naagaha cadaanka ayan ciil uqaba aragtiba naga dhaxaysa

  • @abdillahihassan894
    @abdillahihassan894 2 ปีที่แล้ว +1

    isoo duceeya asxaap

  • @maxamuudcabdi92
    @maxamuudcabdi92 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sis

  • @ayanmohammad9145
    @ayanmohammad9145 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hanbalyo wll cabdirahman

  • @zannaqurux2830
    @zannaqurux2830 2 ปีที่แล้ว +2

    zee zafaarad kale loogu bedelan karaa cml hadii kenya laygu qoro zee jabuuti ugu bedelanayaa

    • @Lyla-sb9hj
      @Lyla-sb9hj 7 หลายเดือนก่อน

      Waba jabawabts an ubahanhy dhamanten

  • @siyaadbaban6151
    @siyaadbaban6151 2 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid wa galab jimaca ilahay hano sahlo ifrax adna shaqa wacan wll

  • @sabirinabdiali5850
    @sabirinabdiali5850 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations walal Abdullahi anagana alle hanoo fududeeyo I.a

  • @SirTa-NolosHa.
    @SirTa-NolosHa. 2 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo Zxp guulayso waligaa oo horumar barwaaqana dhex joov waligaa zxp ✋️♥️😍

  • @abdisamedibrahim6046
    @abdisamedibrahim6046 2 ปีที่แล้ว

    I.a waxa alle ka rajeynayaa inta xaresatay o ka mid ahay in alle nagu guleesiyo

  • @mohameddahir9227
    @mohameddahir9227 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo abdirahman

  • @sharmaakecabdi5340
    @sharmaakecabdi5340 ปีที่แล้ว +3

    Interview su,aalihiisa
    1= waxbarashadaada Maxaa ugu saree
    2= qeex fielkaaga fahan guud naga sii
    3= Maxaa cadeena inaa single tahay ?
    Qarash intee leeg aa ku bixi kartaaa.?
    Estimate =4000$
    Caqabadaha iqabsada
    1= visaha India oo uu waayey
    2= india oo tiri somalida ma rabno

  • @suldanfarah143
    @suldanfarah143 2 ปีที่แล้ว +5

    Lottery sanadkan wa xareystay waxa sugayaa nasibkeyga waqtiga uu noqdo insha allah wax badan ayan ka faaiiday dhageysiga barnamijkan thanks my sister sida dadka xogta rasmiga ah oo la wadageyso , marka ku guuleysto anigana markeyga ayaa kaso shekeyn doona kkk

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Faarah Abdi jaamacoow lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa

  • @xamsexaye
    @xamsexaye 2 ปีที่แล้ว +1

    maantaan xareeyay ee bal faataxada soo mara qaraabo

  • @munaxaashi817
    @munaxaashi817 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha inagu guulayeeyo dhamaan inteeni xaraysatay

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Munaay lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa USA

  • @MohamedOsman-re5yt
    @MohamedOsman-re5yt 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok aada umahadsantahe

  • @xubbiofficial3416
    @xubbiofficial3416 2 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal isoo duceeya in ilaahay isoo saaro visa wan xaraystay in uu isoo baxayo ayaan niyada qashaday

  • @Islaaash
    @Islaaash 2 ปีที่แล้ว +21

    Maalin un Wa la iwraysn doona Markaan Guleesto Guys 😂😂😂

    • @genmejor8451
      @genmejor8451 2 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @hodanismail8020
      @hodanismail8020 2 ปีที่แล้ว +1

      insha’allah dhamaantena 😂😂

    • @xmudi24
      @xmudi24 2 ปีที่แล้ว +1

      Insha allh wll ilhay ha nu fudaydiyo😊❤

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 2 ปีที่แล้ว

      Inshaa allah dheh

    • @maryamahmed7078
      @maryamahmed7078 2 ปีที่แล้ว

      Insha allah dheh wllo🥰

  • @sookinmahamed8422
    @sookinmahamed8422 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID WALAALO,ILAAHAY HA IDIN BARAKEEYO,ANNAGA ALLE HA INOOGU GUULEEYO.
    ILAAHAY IGU GUULEE HADDU KHAYR II LEEYAHAY.

  • @sabirinahmed8782
    @sabirinahmed8782 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilhada maxaren ya ilamida November neh wa cadi somaha wala xaren kara

  • @nastehajimale9998
    @nastehajimale9998 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantihiin walaalalyal

  • @maryanguleed3681
    @maryanguleed3681 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo wll Allah nollol qurxon hakaga bilaabo meshada

  • @suleymaansabriemumin3321
    @suleymaansabriemumin3321 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadasanid ifraax beela

  • @munamaankachelsea1221
    @munamaankachelsea1221 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan waxaas oo caqabad ah asigoo Maray ayuu hadana tagy America bariiskiisa ayaa halkaas ka qornaa annagane hadii ay noo qorantahy waa tageenaa insha Allah

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Muna maankaay lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa

  • @aminasalah3971
    @aminasalah3971 2 ปีที่แล้ว +4

    First Mahadsanid abayo ❤

  • @khalidheybe2542
    @khalidheybe2542 2 ปีที่แล้ว +6

    Iso duce ini Allah ifudhudheyo abayo

  • @AbdiMahad17ss
    @AbdiMahad17ss ปีที่แล้ว

    0:32 😮😢😢😢

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha aalh mr. Beela qurux mhadsanid wll

  • @short______vedios
    @short______vedios 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahooow ana ikas sndkna 👋

  • @hoodoaliiichannel2228
    @hoodoaliiichannel2228 2 ปีที่แล้ว +8

    Abayo waxaa noo soo galisaa qof married ku marey 🙏🙏adigoo mahadsan

  • @dhehabeautychannel1103
    @dhehabeautychannel1103 2 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco mcnto ada kaga mahdcelineyna sida wangsane nolashqeneso noso badi mcnto🥰🥰🥰🥰

  • @naslitani8728
    @naslitani8728 2 ปีที่แล้ว

    I like your help

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 2 ปีที่แล้ว +3

    Bella abayo aad baad umahadsan tahay. Sida aad ugu dadaalayso dadkeena soomaliyed.

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 2 ปีที่แล้ว +4

    Welcome to america goormad idhahay mr.beela

    • @mohamedyare3414
      @mohamedyare3414 2 ปีที่แล้ว

      Dadka guuleystay maad ka mid tahay wll

  • @swityluckymoha9854
    @swityluckymoha9854 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Noo So Ducee Adigana Bella

  • @axmeddarwiishboy916
    @axmeddarwiishboy916 2 ปีที่แล้ว

    Aniga isoo duceeya inaa ku gulaysta

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Axmed darwiishoow lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa

  • @abdirizakfaysal6252
    @abdirizakfaysal6252 2 ปีที่แล้ว +3

    Noo soobadi beelo

  • @jabsheofficials
    @jabsheofficials 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdirahman wa mahadsan tahay balse somali xage ka joogte, markii guuleysaneeyse

    • @abdirahmaanshaadiri7591
      @abdirahmaanshaadiri7591 2 ปีที่แล้ว

      Garowe wll

    • @mohamedkobra2305
      @mohamedkobra2305 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmaanshaadiri7591 zxb wan joga waraaqada decomentiyada dhalshada iyo CID Garoowe miya laga qadanaya mise xamar

    • @abdirahmaanshaadiri7591
      @abdirahmaanshaadiri7591 2 ปีที่แล้ว

      Garowe waa kawada qaadan karta dhaman

  • @abdirhmanali8039
    @abdirhmanali8039 ปีที่แล้ว

    Abayo dada u xareyay ee weydii D55 JAWABTA LAGU SUGU SIDEE U BUXISEEN THANKS

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 2 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations wll Abdirahman.
    Inta sanadkaan xaraysatana , oo aan anigu ka mid ahna allha nagu guuleeyo.
    Adigu sanadkaan waad xaraysatay DV-LOTTERY soomahan?

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

    • @rayaanmoha3373
      @rayaanmoha3373 2 ปีที่แล้ว

      AAmiin I.a

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      @@rayaanmoha3373 nin ma rabta walal

    • @faarx51
      @faarx51 ปีที่แล้ว

      Luuqadda kawaran sxb

  • @omarhassanomaraddan2841
    @omarhassanomaraddan2841 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha ALLAH kip going 🙏
    Wll adigo mahadsan noso gali qof marriage 💑 ku tagay Dv lottery asaga iyo family 👪 kiisa

    • @SuhFoot
      @SuhFoot 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka cadcad ban anigu ciil uqaba

  • @iptizamupthiqani
    @iptizamupthiqani 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll qof high school ahaa oo ku xarayztay noo soo Gali mhdzanid

  • @abdiqadirmaxamed4169
    @abdiqadirmaxamed4169 2 ปีที่แล้ว +1

    Xagee igafiican hadii lugu aqbalo jabuuti ama kenya

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Abdulqaadir maxamadoow nio lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa

    • @abdiqadirmaxamed4169
      @abdiqadirmaxamed4169 ปีที่แล้ว

      @@abdalle7191 hadii alle calaf iigudaro in la idoorto marekanka aan tago waxaan rabaa in aan shakheysto

    • @abdiqadirmaxamed4169
      @abdiqadirmaxamed4169 ปีที่แล้ว

      @@abdalle7191 sxb alle ha iiyeello riyadeyda

  • @ragehcaalin8993
    @ragehcaalin8993 2 ปีที่แล้ว

    Wall beela waydii in dadlagugu xidhayo iyo I kle

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 2 ปีที่แล้ว

    Itoobiya noo raadi

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 2 ปีที่แล้ว

    Xalay xaresa islaha lk waxan isdhahy mlin ugu danbeso xareso mnta ma xermay 🥺 mise wxba qaldan

  • @a-kareimjota8871
    @a-kareimjota8871 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahow nagu guuleey aniga iyo inta xareystay

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wll😫🤲

  • @salmanabdirahmanabdullahi7582
    @salmanabdirahmanabdullahi7582 2 ปีที่แล้ว

    Nosoo badi abyo barnaamijkan dhiirigalinta ino ah

  • @miirwaaqheadofcomminicatio4843
    @miirwaaqheadofcomminicatio4843 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal waxaad talo iga siisaa hadaan ahay mid doonayo in uu xareysto misane xaasle ku xareysto Su'asheyda ayaa waxay tahay hadii aan LOT Ku xarareysto xaasle + caruur, Arinkaasi maku dhib badan yahay in asn single nimo ku xareysto? Mahadsanid walaal
    Jwb

  • @qaaliali96
    @qaaliali96 ปีที่แล้ว

    Nairobi hadanan rabin oo somalia neh ka xareysty qabkee u badalan karaa?

  • @abdulkariimabdulkadir2383
    @abdulkariimabdulkadir2383 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @DORUKMAHTHI
    @DORUKMAHTHI 2 ปีที่แล้ว +3

    Sidad nogu dadaalayso wx aan u dhigo malha inshalh wxn rajaynyaa inan Ku kulano u.state

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 ปีที่แล้ว

      Ayaanloow lacalla hadaa tagto mareekan oo ilaah calaf kuugu daro maleedahay bajat/qorshe maxuu yahay qorshahaga maxaadse is leedahy waad kala kulmi doontaa usa

  • @yaxyacalimaxamed7978
    @yaxyacalimaxamed7978 ปีที่แล้ว

    Ani si an wax u fahmo qof an laxariiro rawaa

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 2 ปีที่แล้ว

    Wllo itoobiya raadi qof kayimid

  • @hamseabdilaahi7544
    @hamseabdilaahi7544 2 ปีที่แล้ว

    How can I get case number When I complet DS 260 inshaallah

  • @hasanking2358
    @hasanking2358 2 ปีที่แล้ว

    M,Allah walshy

  • @mohamedibnukhalifa1858
    @mohamedibnukhalifa1858 ปีที่แล้ว

    Wllo sogabo reer hasa

  • @aaminonur7044
    @aaminonur7044 2 ปีที่แล้ว +1

    Mcnto interviewed family noso radi ok

  • @saciiddaacad3438
    @saciiddaacad3438 2 ปีที่แล้ว +1

    Wareusiyada noo so badi adoo mahadsan ifax bella

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 2 ปีที่แล้ว

    Wllo itoobiya noo raadi qof kayimid

  • @KiKiAFCAD-t7n-p9z
    @KiKiAFCAD-t7n-p9z 2 ปีที่แล้ว +2

    Plz and plz abyo kaso hdl ama qofki commentigeygan arkayo hdu idhaamo haisharaxo qof an high school no degree dortay shaqo oo kaliyah mala tagi kara safaarada igu caawi hda idhanto

  • @mohamedcade9698
    @mohamedcade9698 2 ปีที่แล้ว +2

    wilkan jamacdiii isla dhigan jirnee guul inshaaal

    • @naimomoalim8154
      @naimomoalim8154 2 ปีที่แล้ว

      Abowe waxaa Naga maqan wiil la yiraa muuse cabdulllhi diriye oo ani ila dhashy ...sidaan arkana wiilkan magcisa waa Abdirahman mrka Waxan is dhahy amoo asigii o mgca Badashy yahy abowe aqoon miyaa u ledahy wiilkan adi o Raali .....ah mudo 30 sano ku dhawaad ah baa wiil Naga Maqanyahy

    • @legendofsomalia8539
      @legendofsomalia8539 2 ปีที่แล้ว

      @@naimomoalim8154 hhhhhhh 😂😭 pyoh ninkan ana garanaya Kaad raadineysid ma aha

    • @naimomoalim8154
      @naimomoalim8154 2 ปีที่แล้ว

      @@legendofsomalia8539 run sheg abyo

  • @pubggeamr332
    @pubggeamr332 2 ปีที่แล้ว

    Tanks

  • @DaarulDiin-tt6ex
    @DaarulDiin-tt6ex ปีที่แล้ว

    Asc wll shaaciye waxaad ka soo hadashaa Aupairworld somaliya malaga xaraysankaraa fadlan ka soo hadal waa ii muhiim fadlan ka soo hadal wll mahadsanid

  • @osmaan254
    @osmaan254 2 ปีที่แล้ว

    Wllshey adigoo mahad san waxan rabaa inad iga jahil bixiso work experians meesha lagu sooban dhigaayo

  • @roblehabdourahman7448
    @roblehabdourahman7448 2 ปีที่แล้ว +2

    Waalal bella sidaa wilkaan haadaa waaraysigaa ad kaa qadaay okalee ayaa anigaa khaalaadkaa ugalaay oo aan hadaa kuubuxiyay informations xaaskaa ayaan anigu hadaa kuqoraay magacaygi iyo sawirkaygi markaa please sii aan ugaa waraystoo wilkaan haankaa uu uxaaliyay maa isinkartaa adresse wilka waalal please

    • @Bellaquruxbeautyandvlogs
      @Bellaquruxbeautyandvlogs  2 ปีที่แล้ว +1

      Wiilka instagram kiisa pin ku qabtay wll fiiri comments ka ee la xariir

    • @roblehabdourahman7448
      @roblehabdourahman7448 2 ปีที่แล้ว

      @@Bellaquruxbeautyandvlogs thanks wll waan arkaay wll bella aad ayad uguu mahadsan tahy siida noo caawiinaysiid wll

  • @swityluckymoha9854
    @swityluckymoha9854 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah Noo Fududeee