Waa Diyar Garowga Eida Insha’allah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 266

  • @xamdaayaan451
    @xamdaayaan451 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah walashy qali alla hakuxafido wn kahely cilankaga aad nabaraysid wn jecelahy cilanka barashadiisa in kastoo igu adgyahy

  • @drscanab6048
    @drscanab6048 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah iqof wax laga faidesankaraa tahay qaali illahay hakuu barakeeyo gacantaada

  • @suadxo9028
    @suadxo9028 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah wllo allh gacnta hku barkeyo wxn kuweydinaya bacaha aad kusaarto xgee laga helaa

  • @Mommy23620
    @Mommy23620 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah qurux waye waa kaheley abaayo gacanta allah kubarakeeyo anigana subscribe isaar insha allah

  • @deeqaluul9499
    @deeqaluul9499 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo qurux waaye thanks Allah ku barakeeyo wax badan aa kaa faaiday abayo lugaha sida lo mariyo no so gali inata iida lagaarin qaaliyee Allah ku xafido

  • @fatimahasma4219
    @fatimahasma4219 5 ปีที่แล้ว +2

    ku xiisay wlhi adi iyo Cilaan kaada gabadha ugu shidan cilaan saarta Nairobi😍😍😍🤗🤗

  • @princesshayaat6648
    @princesshayaat6648 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah qurux hbo macan ilhy gacan ta hakusi barakeyo anagana hano barakeyo
    Ameen👐

  • @sacdiyaarobleroble6608
    @sacdiyaarobleroble6608 6 ปีที่แล้ว

    Mnshaa allah wellcom back fardowsa beauty ilahye hakuu xifidiiyooo

  • @abyanabyan1477
    @abyanabyan1477 6 ปีที่แล้ว

    Asc abayo Maasha allaah aad ayu uqirxbafan yahay waxan ka helay sida fudud ee ad usarto illaah haku barajeyo

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaaah

  • @xafsahibrahim3149
    @xafsahibrahim3149 5 ปีที่แล้ว +2

    Abaayoy Mshlh Allah haku barakeeyo in shaa Allah Lkn dhibkeyga waaxaa waaye bacda maqaban Karo sideen kubartaaa

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 5 ปีที่แล้ว

    wwwww mashaa allaah qali dumar alle haku xfdiyo

  • @munnachannel0
    @munnachannel0 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah cilan casri ah oo Qatar badan walashey horey usoco haka daalin

  • @cadarkhaliif1053
    @cadarkhaliif1053 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abaayo aad ayuu u qurux badan yahay inoo soo badi shukran

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว

    masha Allaah qurux waaye Gacantaada Allaha kuubarakeeyo mcnto waa kuuxiisnay❤

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abaayo macaan jazakallah sida hagar la aanta aad noogu soo gudbisay qeer allah ku siiyo

  • @Quman_qaali
    @Quman_qaali 6 ปีที่แล้ว

    Mash’llah axsan best cilaan wlhi gacantada allaha ku barakeyo

  • @AihaanAbdi08
    @AihaanAbdi08 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Fardowsa macaanto gacantada Allah kuu barakeyo

  • @queenabyad6460
    @queenabyad6460 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah macanto waa lagu wayey soma cfmd qabin illah gacan tada hakuu barakeyo qurux waye

  • @fartunmediashow6058
    @fartunmediashow6058 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacantada Allah kubarakeyo walalo

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abayo jazakalahu qer ad ad uqurux badan yahay

  • @nimofarahzan7048
    @nimofarahzan7048 6 ปีที่แล้ว

    maaaasha allaah alle hakuu barakeeyo gacanyaada wll

  • @kadraidil9099
    @kadraidil9099 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah walshey fardowso gacmaha allaha ku barakeyi

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakuxifdiyo fardowsa

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 ปีที่แล้ว

    masha allaaah qurux gacantaada allaha kuu barakeyo

  • @anisaalihassanatoz4313
    @anisaalihassanatoz4313 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah gacantada rabi haku barakeyo abayo

  • @ihsohcmefb4445
    @ihsohcmefb4445 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah Waa cIlan
    Qurux badan abayo gabar an aqano codkeda ledahay fardaws xuseen ma lagu dhahaa

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว

      Shukran ha walal fardowsa Hussein waye

    • @ihsohcmefb4445
      @ihsohcmefb4445 6 ปีที่แล้ว

      Maashaa allaah wlshay qaali waxaan Rabaa talefonkaga Sen ku helaa

  • @sacdiyocabdullaahi4796
    @sacdiyocabdullaahi4796 5 ปีที่แล้ว

    waw masha Allah abyo adban uga helay cilankaga xagee jogta

  • @bahjoquruxley2024
    @bahjoquruxley2024 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo fardowso ciida Ku imana insha allh wayadan kuma imanine mashquul Lee

  • @mansaamir527
    @mansaamir527 4 ปีที่แล้ว

    manshaallah

  • @ugaaska6891
    @ugaaska6891 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah alle ku barakeyo. Wan jeclahy cilanka inan saro wan isku deyaa abaayo qeyr badan

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว

      Masha’allah abayo isku day haka cajisin malin ayu ku an faca hadu alla idmo Shukran abayo

    • @ugaaska6891
      @ugaaska6891 6 ปีที่แล้ว

      Insha allaah abaayo kama cajisi dono ilaa hadafkaan kaleyahy ka gaaro shugran qaali

    • @aymanqurux5440
      @aymanqurux5440 6 ปีที่แล้ว

      Maansha Allah abayo

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 6 ปีที่แล้ว

    maasha allah sister tabarkalaah gcaantaa Allaah kubarakeeyo

  • @aragsansalax2829
    @aragsansalax2829 6 ปีที่แล้ว

    Fardoso abayo waa cusbahay waxaa rajenaa in leysoo dhaweyo

  • @sacdiyaabukar4559
    @sacdiyaabukar4559 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaaayo mahadsani

  • @asharashid9467
    @asharashid9467 6 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah abyo lugaha oo eida ah nosoo gali

  • @nasranuura9725
    @nasranuura9725 6 ปีที่แล้ว

    Illahay haku barakeeyo gacmaha

  • @amtaffatma3945
    @amtaffatma3945 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah ilaheey ha xifdiyo

  • @anisamohamud5695
    @anisamohamud5695 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah wa cilan qurux badan 😍😍😍

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cilaanka caadi maaha Qurux zaadaki llaah walaashen Alle haku xafido

  • @bintiali7327
    @bintiali7327 6 ปีที่แล้ว

    Asc walashey masha'allah waa qurux Henna design Mcnto Numberkaaga mano soo qori kartaa adigoo raali ah 😍😘

  • @omarabdisamad6995
    @omarabdisamad6995 6 ปีที่แล้ว

    runtii koofeerkaaga iisheeg wxaan rabaaa inaan kuu imaado oo kaamarsado xine plaece

  • @saabriinlove3701
    @saabriinlove3701 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah aad ayuu uqurux badan yahay waan kahelay

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo gacanta allh kuu dhowro qurux waye si fudud aa loo fahma markasta sas noo fahan sii qali shugran

  • @samiixaali3935
    @samiixaali3935 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo ani cilanka inan saaro waa jeclahay lkn mar wuu iificnana marna wuu iga xumaanaa ilahey gacantada haku dhowro

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว +1

      Masha’allah abayo sidas an so ahan jiray lkn haka cajisin malin un wa laqabsaneysa

  • @maryamaxassan6495
    @maryamaxassan6495 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaarakalLaah

  • @amalalihajixaji7684
    @amalalihajixaji7684 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo wu qurux badan yahay

  • @ilhaanjaamacilhaamjaamc2127
    @ilhaanjaamacilhaamjaamc2127 6 ปีที่แล้ว

    masha allah abyo gacantada allah kubarakeyo

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo waa nashqad aad uqurxan nooso badi mcnto

  • @aishamohmed8437
    @aishamohmed8437 6 ปีที่แล้ว

    Manshallh abyo Allah hakudaysato

  • @asmaachannel6733
    @asmaachannel6733 6 ปีที่แล้ว +17

    Abayo ilahay gacantada kama goyo masha Allah wlhi,,,,noso badi sidaa waqti uheshid barashan kujiraye

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว +1

      Asmaa Beauty henna & make-up Insha’allah

    • @caishaabdicaishaadi1781
      @caishaabdicaishaadi1781 6 ปีที่แล้ว +1

      Fardowsa Beauty Salon salunkaga xagu 4ka oga yala abyo wan wayay sa malin kuradinyay melkala kasartay

    • @somfilms552
      @somfilms552 6 ปีที่แล้ว +1

      Asmaa Beauty henna & make-up agj f s b idc buckshot zdk

    • @qalquulnuur3885
      @qalquulnuur3885 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha llaha abayo inada nosobadiso ilah hakugu dago

    • @yowboy5472
      @yowboy5472 5 ปีที่แล้ว +1

      Okay

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 6 ปีที่แล้ว

    Msha allah allah kuu desto gacantaada wakaa fa idesanaaa

  • @ifrahcadey3531
    @ifrahcadey3531 3 ปีที่แล้ว

    Abayo Kampala mad Jogta plz

  • @zuhurwaberi6067
    @zuhurwaberi6067 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aad bu u qurux badan yahay

  • @fadxiyaqaali616
    @fadxiyaqaali616 5 ปีที่แล้ว

    maashallh tabarakallh abayo nolow

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah gacantaada allaha kuu daysto abaayo

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah shukrn xbbti

  • @faisamohamed510
    @faisamohamed510 6 ปีที่แล้ว

    Omg the henna is so beautiful...😮😮💋

  • @ubaxhassan5866
    @ubaxhassan5866 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah abaayo qurux waaye

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fardowsafilsan7758
    @fardowsafilsan7758 6 ปีที่แล้ว

    abayo cilaan kada wan kahelaya wan kusoraadinaah insha allh qaali masha allh xinahag macan waye

  • @thebosslady7897
    @thebosslady7897 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayu uqurux badanyhy masha allah mcnto wad kumahad santhy

  • @abamuhamet5011
    @abamuhamet5011 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @شوشوعامر-ي3ق
    @شوشوعامر-ي3ق 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo meesha intee waye 😍😍😍inaa iisaarto rabaayeee

  • @sundusxasan8366
    @sundusxasan8366 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah Allah ku barakeyo wll mcn

  • @opziye1237
    @opziye1237 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo qli noo soo gali xine guduud ah oo jiidjiidka ah pls

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakalah abaayo macan

  • @umuhadaadiselon4045
    @umuhadaadiselon4045 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah waa quurux

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 6 ปีที่แล้ว

    Wan kaso daahay yaah videogaan😰Insha allah hada ku xerna doona

  • @hamdiahmed6508
    @hamdiahmed6508 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah tabaraka allah mcnto gacantaada allaha xafido galabtaan lahaa fardowso ma nabadqabtaa tolow.soo noqod xiise leh .

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว

      hamdi ahmed Masha’allah shukran abayo mashaqul Addun

    • @yowboy5472
      @yowboy5472 5 ปีที่แล้ว

      Maya

  • @nihaalosla1843
    @nihaalosla1843 6 ปีที่แล้ว

    xabiibti xagee kunoshahy illah hakubarakeye

  • @fatimahasma4219
    @fatimahasma4219 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah

  • @faadumohibo8551
    @faadumohibo8551 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah wll islii intee ka degen thy

  • @Hawaa_HennaArtist
    @Hawaa_HennaArtist 6 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah MashAllah

  • @ubaxdaahir798
    @ubaxdaahir798 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah fardoso qaali qurux

  • @قويةبمعيةالله
    @قويةبمعيةالله 6 ปีที่แล้ว +6

    abyoy xagee ka dagantahay islii umul ban ahay kan umul kabixitanka inaad isaarto ayaan rabaaye.
    safar na waan sii gali rabaa khyr allaha kusiiyo iso jwb

  • @munaaali477
    @munaaali477 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @rahmamohamed1157
    @rahmamohamed1157 6 ปีที่แล้ว

    Cilaan kaaga aadoo u qurux badan yahay maasha allaah

  • @dhemandahir9771
    @dhemandahir9771 6 ปีที่แล้ว

    Firdows xgee ku noshahay numberkaga ma isin kadhaa hdad nairobi jogtd

  • @simranmukhtaar9230
    @simranmukhtaar9230 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qurux

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah shukran

  • @rahmaqali2854
    @rahmaqali2854 6 ปีที่แล้ว

    masha allah abayo ilahay haka abal mariyo

  • @anuushmustaf4088
    @anuushmustaf4088 6 ปีที่แล้ว

    Abayo ii wrn xld abyo su'al ayn wata hadi an cilanka gadudka bacda ku jira hadi an marsado siden gadud cadi oga dhigaya

    • @SaphaBeautyandSpa
      @SaphaBeautyandSpa  6 ปีที่แล้ว

      Wan fcnahay abayo waxa sameynesa marka ad marsato asiga aya guduud noqonayo cilan dalwandi iyo biyaha cad isku qas Insha’allah

  • @halimoabdi6677
    @halimoabdi6677 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah very beautiful

  • @sahromaxamed1016
    @sahromaxamed1016 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah illah ahkuxafido abaayo 😍😍😍😘

  • @bilanabdullahi868
    @bilanabdullahi868 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo cilaan ayaan rabaa inaad ii mariso xagee waaye isli ka dhinacee

  • @awahaab8803
    @awahaab8803 4 ปีที่แล้ว

    👍

  • @amaanijamac6439
    @amaanijamac6439 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah qli noso badi insha Allah

  • @hafsahasan738
    @hafsahasan738 6 ปีที่แล้ว

    Abayo wan raba cilankan xagen kahe likara

  • @farhiyasalaal2688
    @farhiyasalaal2688 6 ปีที่แล้ว

    farduuwso abaayo xagee joogtaa

  • @munasheikhabdulhayisheikha3914
    @munasheikhabdulhayisheikha3914 6 ปีที่แล้ว +2

    Adooo raali xyaati koferkaaga meeshuu kuyaaalo noosheeg aan kusoo booqanee
    Jazakalaahu khayr mcnt ❤💯✔👏.

  • @ziina3
    @ziina3 6 ปีที่แล้ว

    Marsha Allh so talented 😘😘😘

  • @qadrojaamac2073
    @qadrojaamac2073 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo quruxa

  • @sacdiyacaydiid3176
    @sacdiyacaydiid3176 4 ปีที่แล้ว

    Manshalh

  • @sareedonasiibdhalay8465
    @sareedonasiibdhalay8465 6 ปีที่แล้ว

    Abayo numberkaaga isheeg isli joogaye

  • @fatimahasma4219
    @fatimahasma4219 5 ปีที่แล้ว +2

    Fardowsa qof igu qaliya

  • @ayanayanina3219
    @ayanayanina3219 6 ปีที่แล้ว

    massha alaaah inaba cadi ma ahan

  • @fadumomohamed952
    @fadumomohamed952 6 ปีที่แล้ว

    Msh allh thanks abyo wn cusbahay

  • @bellaskitchen9392
    @bellaskitchen9392 6 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah. Qurax waye waa ka helay.

  • @faadumofaabeeso1332
    @faadumofaabeeso1332 5 ปีที่แล้ว

    inaan kaa bartaan rabaa ee inteen kaa hela

  • @sihamabdi9925
    @sihamabdi9925 5 ปีที่แล้ว

    Wow