Qiso cajiiba : Macdan qodihii loo geeyay madaxweynaha Jinka iyo macdantii ay gacanta ku Hayeen oo ..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 7 หลายเดือนก่อน +14

    Islaamowna run sheeg islaanowna run uga qaado xaalna Alaa og qof weyn been baad sheegaysaa odhan meynee

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ustaad Nuuraddiinow waad yaabtay miyaa? hhhh

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waqooyiga waa buuraley jinn kana wuu degan yahay ALLAH NAGA XIJAABO

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi odeyga waa iga qosliyay ,sadexdiu nin ee cararay ayaan aad ugu qoslay😂😂😂 mahadsanid barmamijka

    • @user-pk6pd9qc6f
      @user-pk6pd9qc6f 7 หลายเดือนก่อน

      Ninja jinkakubarayay islaam muuna ahayn

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 7 หลายเดือนก่อน +1

    ninkan odayga ah waxaan u malaynayaa in aan burco ku arkay wajigiisu iguma cusba
    marka macdan la guranaayo meelkasta oo macdani ku jirto jinka waa joogaa waxyaabaha bini aadamka ka qarsoon ayay ka midtahay macdantu wakhtigii nabi sulayman waxaa lasiiyay mulkiga dhulka jin iyo insiba ilaahay jinka waxaa uu u sakhiray in uu arko macdanaha waana xikmad alle sidoo kale waraabuha ama dhurwaagu waxaa uu arkaa jinka iyo insiga labadaba

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he วันที่ผ่านมา +1

    11:39 😂😂😂😂😂

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 7 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂 Ruux weyn o benaale ah 😂😂

    • @AMiNBushuP
      @AMiNBushuP 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haudambi dhaafo waxkale on nidhahno garan Mayne BenTa NoCaNa Billad Ayaa LaGu qaaTa

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha janno firdowsa ku arsaaqo sheekh aaden sheekh cabdulaahi cali,wuxuu ahaa imaamka masjidka weyn ee la oran jiray isbahaysiga islaamka.

    • @user-qw3ce5vb4i
      @user-qw3ce5vb4i 8 หลายเดือนก่อน

      muu dhinty zhp ilhy ha uu naxriisto ma reer cerigaaaba 😂

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 8 หลายเดือนก่อน

      @@user-qw3ce5vb4i kkk maya laakiin ogow culimadu waxay xanbaarsan yihiin dhaxalkii anbiyada, manalaha reer loo nisbeeyo iyo xuduud xakamaysaa

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa warey jinku waa halis subxaanala

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂 what a hilarious story. That of visiting the president 😂😂😂😂 keeps me laughing.

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 7 หลายเดือนก่อน +2

    Riyo waynaaty weeye😊

  • @idirisibraahin6207
    @idirisibraahin6207 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan filayaa in uu soo marary xaalad la yidhaahdo Hallucination ama dilution

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ayaa inaga qariYaYBa Jin iyo shaydan midna Lama arko Been wadhaFTaY waxan adeero DaLDaLaYa ama dad caadiya ayuu Jin ahaan uxisaabSaDaY

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir1114 4 หลายเดือนก่อน

    Waa run wax jiraa weyaa jinkaa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAAH YARXAMO SHEEKH AADAN SHEEKH CABDULLAAHI❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 8 หลายเดือนก่อน

      Muudhinty zxb warka kadib miyaa

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 8 หลายเดือนก่อน

      @@zayidmeeaad8660waxaa lagu DILEY muqdisho mooryaantii ayaa toorrey ku DISHEY Sheekhii tafsiirka XAMAR radio muqdisho ka marin JIREY toddobaatameeyadii 91 ayaa la DILEY raximahullaah SHEEKH Aadan ah Cabdullaahi

    • @user-qw3ce5vb4i
      @user-qw3ce5vb4i 8 หลายเดือนก่อน

      ilhy ha uu naxriisto qof wngsn bu ila eegYhe ❤

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-qw3ce5vb4i NINKANI wuu nool yahay e Sheekha uu tafsiirka ka DHEGEYSAN JIREY ayaa dhintay markastase QOF NAXARIISTa ilaahay KUU u BAAHAN yahay

  • @IbrahimAli-cy8mp
    @IbrahimAli-cy8mp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa marqaansanyahay reer waqooye been badana

    • @faizam523
      @faizam523 7 หลายเดือนก่อน

      Waar cunsuriyow odeyga ka xishood. Waa aroor ood leedey wuu mirqaansanyey.

    • @hanefa283
      @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน

      sla saan uqoslaayey ragii orday​@@faizam523

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 7 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa amisonta ka ilaali Nin raaxaysanayaa qayilee lagctiisa aya ugoysey e kabax anaga ku haysane xaaryow nagaha la xinayso Nin qaylayaa gole rag buu jooga e

    • @islamicentertainmentchanne1128
      @islamicentertainmentchanne1128 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@King-lp1myilaahay kabaq qofyahoow. 2 xumaan wanaag madhalaan

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@King-lp1myinadeer hadalka ma buugbad ka akhriday maxad isku toostosisay

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน +1

    3:25 daqiiqo ay ii tahay saan u qoslaayey radii orday 😂😂😂😂😂

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 7 หลายเดือนก่อน +1

    Either hallucinations or just a dream😅

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 8 หลายเดือนก่อน

    Fantastic stories

  • @haarunabu1835
    @haarunabu1835 7 หลายเดือนก่อน

    Shekada qarkeeda hore 3 nin carartey wa macqul qof bada canbar karadin jirey aya kudhacdey qebta lawad jin ayan suradiisa xaqiiqda ayan ku arkey indhihisa maqaadanayo imamu shaafici wahu yiri qofka kudhaho jini ayan wejigiisa runta ayan arkey marqaati hitaa magalo qofkaas

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 7 หลายเดือนก่อน +2

    Baq baq leh
    Tudhu tadha leh
    Sheeko xarir leh
    Wa been
    War inta anaad macdan qodan
    Hor wax aad cunto tabco.

  • @AfcadaaweAfcadaawe
    @AfcadaaweAfcadaawe 21 วันที่ผ่านมา

    Su,aal jinka gaaladuba masheegto mana aragto macdantina caalamka wey ka dhameeyeen ee soomaalida maxaa tusa jinka waa yaabe

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 7 หลายเดือนก่อน

    Waa sheekoy sheeko. Kkkkkk

  • @mohamedabdirahman3171
    @mohamedabdirahman3171 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 madaxweynaha jinka

  • @layloabdulaahi492
    @layloabdulaahi492 7 หลายเดือนก่อน

    Garowe ma koonfurba shekhow😂😂😭

  • @Duraan571
    @Duraan571 8 หลายเดือนก่อน

    Adkaatey 😂😂😂😂😂

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 7 หลายเดือนก่อน

    GAROOWE ma koonfurbaa? Dhulna Waan marray baad leedahay shiikhoow

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 8 หลายเดือนก่อน

    Xaggay sheekadu ka dhacday

  • @DaauudabdiomarDaauudabdiomar
    @DaauudabdiomarDaauudabdiomar 5 หลายเดือนก่อน

    Wad

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน

    Haaaah odayga waxbaa helay

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 6 หลายเดือนก่อน

    BEEnTa wuxu kabilaBaY koonfurta marku maraYaY

  • @massmass8300
    @massmass8300 8 หลายเดือนก่อน

    arbadw nimo ayaa ku heshay wxy ahayd inad madaxtoyada caraysado
    o intaad ciidqaado ku saydhiso bisinka raaciso halshay kaama dageen waadlawareegi lahayd
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 8 หลายเดือนก่อน

    RUBIGU WAA DHAGAXA CAASE OO QAALIYE WAA LAA DHACA

  • @liibana22
    @liibana22 7 หลายเดือนก่อน

    🤩🤩🤩😂😂😂😂

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 7 หลายเดือนก่อน

    Rubi wa dagax qaali ah

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @Seynabmuusemuuse
    @Seynabmuusemuuse 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhhkkkkkkk

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 8 หลายเดือนก่อน

    Ex bada somaliland 😂😂😂😂

  • @abdishakur9845
    @abdishakur9845 8 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhh

  • @maxamadmaxamuud6244
    @maxamadmaxamuud6244 8 หลายเดือนก่อน

    😂🎉❤😢😮😊

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @hahahahaheh
    @hahahahaheh 6 หลายเดือนก่อน

    reer an beenta ka xishoon

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beenlow qofki yiraahda jin baan arkay marqaati .agalo dii ta Islamka.

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 8 หลายเดือนก่อน +2

      Xaggee ku qoran tahay inuusan markhaati gelin?

    • @user-qw3ce5vb4i
      @user-qw3ce5vb4i 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahmoudhersi4603wxn waa shabaaab diinta xumeeya saxaabiigi wyn ee ibiils arky kee ah talo?

    • @FatmaNuuro23
      @FatmaNuuro23 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wall qof weyn Been bad sheegeysa ha oran , hadad dontid adigu ha rumeysan iskaga tag

  • @anabali3897
    @anabali3897 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @AliHassan-wy8ps
    @AliHassan-wy8ps 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂