10 Bishaaro oo ku sugan Salaada Subax oo Nebiga SCW inoo Sheegay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2019
  • Sh Maxamed Macalin Abshir

ความคิดเห็น • 393

  • @halimaali4913
    @halimaali4913 4 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah tabarkallah Allow noo danbi dhaf oo nawafaji Salaada Subax iyo Tan casir iyo dhaman Saladaha kale iyo cibadada yaraxmaan naxariistada nogu naxariis sheekh Maxamed macalin abshir xafidahullaahu
    Ilaahey subxaanu watacalaa haka ajirsiiyo jazaakumullaahu kheyran 🌸

    • @istanbulelmi5200
      @istanbulelmi5200 4 ปีที่แล้ว +2

      asc jazakalaah

    • @maryanciise4103
      @maryanciise4103 4 ปีที่แล้ว +1

      Masshaalaah

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 4 ปีที่แล้ว +1

      Amin amin amin amin amin amin amin

    • @Habibaibrahimcaafi
      @Habibaibrahimcaafi 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@maryanciise4103n n❤❤❤❤❤😂😂nnn😂🎉🎉❤❤❤❤

    • @Habibaibrahimcaafi
      @Habibaibrahimcaafi 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@maryanciise4103❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤1❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 4 ปีที่แล้ว +44

    Ilaahi I Waafajiyay Maanta Ayaa Mahad Iska Leh الحــــمد للــــَّه

  • @hindaxuseen7684
    @hindaxuseen7684 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilahayoow na waafaji khayraa badan jazakallaahu khayran sheekhanaa

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +2

    sheekh ilaahay ha ku barakeeyo madaxda muslimiinta ha loo duceeyo in ilaahay xaqa garansiiyo

  • @riiraash4674
    @riiraash4674 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah, Allah ha ku xiftiyo.

  • @ayanahmed2508
    @ayanahmed2508 4 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allaah shiiqoow noosooduceey maansha allaah waad nasiib badantahaye

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah sheikh Allah haku xifdiyo janatul firdowsatul aclaa Allah hainagu kulmiyo amiin

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 ปีที่แล้ว +143

    Shan ka faaiidayso intaanay shani kugu iman.’’
    Shabaabnimada ka faa’idaysi, intaa gabow kugu iman.
    Caafimaadka ka faa’idayso, intaanad bukoon.
    Qaninimadaada ka faa’idayso, intaan fakhri kugu iman.
    Firaaqadaada ka faaiidayso, intaadan mashquulin.
    Noloshaada ka faa’idayso intaanad dhiman.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +18

    Runti aad buu qalbiga iigu degaa hadalada dhiirigalinta ah Ee sheekh maxamed xafidahulah

  • @aishahassan7671
    @aishahassan7671 4 ปีที่แล้ว +10

    Maasha alaah shiikhunaa alaha kuu barakeeyo owlaada iyo marwadaada aamiin

  • @abdiwaliyusufdhoof
    @abdiwaliyusufdhoof 4 ปีที่แล้ว +9

    JAZAKALAAH KHAYRAN YAA SHEH MOHAMED

  • @abwaanato6792
    @abwaanato6792 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Alla Jazakumulaahu Khayr Sheekh Maxamed Macalin Xafidulaah♥️

    • @zakiozman6604
      @zakiozman6604 4 ปีที่แล้ว

      adaa lagula hadlayaa ee timahaaga hagaaji

  • @Hafsa595
    @Hafsa595 4 ปีที่แล้ว +8

    Jazakallahu kheir sheikh may Allah protect u werever u are

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 4 ปีที่แล้ว +6

    اللهم امين يارب العالمين الحمدلله على نعمة الاسلام
    الله يحفظك شيخنا الفاضل
    اللهم صل علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه الطيبين الطاهرين

  • @siciidgeele4347
    @siciidgeele4347 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh macalin wa Nin balaaaqo leh ku so jiiidanaya alle haku barakeeeeyo

  • @muslimahsister8915
    @muslimahsister8915 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allaah sheeqena Allaha Noo Xafido

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alaha barakeeyo sheikha iyo ita kale oo dadkaan u taagan qeyrka iyo wanaaga anagana allaha naga dhigo kuwii ku dhaqma qeyrka iyo ita kale oo alle raali kayahay

  • @zamzamcadeh1459
    @zamzamcadeh1459 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh shiikh waad nawacdisaye alle haku sharfo❤👑🌹💋💋💋

  • @husseinmohamed6732
    @husseinmohamed6732 4 ปีที่แล้ว +3

    Allahayow ku xafid Sheikh mohamed !!!!😍😍😍😍😍

  • @Jngle114
    @Jngle114 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu Kheyr Sheeqa Allaha nagu Anfaco Fidunya wal Aakhira Allaha Xafido

    • @xaajishugri1049
      @xaajishugri1049 4 ปีที่แล้ว +1

      ماشا اله بارك اله فيكم جزاك اله خيرا
      Maasha allah baaraka laah jasaka laahu khayr

  • @footballgaolchannel625
    @footballgaolchannel625 4 ปีที่แล้ว +8

    Allow Hooyo janadii geeey.
    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
    Aaaaameeen.
    Wll illaaahay dartiis subscribe iigu saar.

  • @luulali1873
    @luulali1873 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah iwafajiyo asaga awodasleh aniga iyo inti.uslim ah rabi hanoo aqbalo cibadanena
    Laaxawla
    Walaaquwati
    Ilaa bilaah
    Caliyul
    Cadiim

  • @ruqiyoabdulqadir1876
    @ruqiyoabdulqadir1876 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah sheeqnaa

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxad ayaan la ooy gaaray Allah kheerka Ina jecleeysii adaa awood lahee

  • @dhigowabdi1658
    @dhigowabdi1658 4 ปีที่แล้ว +2

    Maaanshaaa alh illy haku xafido sheeqena noo soo badi baryahaan waa nga raagtay aloow na hanuuni dhamaanreen jasaklh qer

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah Alla Hayow nahaleelshii shiikhana ajar iyo xasanaad kasii

  • @yusufosman4991
    @yusufosman4991 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله،، اللهم احفظ ،شيخنا الجليل

  • @aminyusuf6239
    @aminyusuf6239 4 ปีที่แล้ว +6

    Jazaka Allah sheekh

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah allah ha no fududeyo salada subax

  • @safiyoxasan9123
    @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh yaa alaah janadaada nooogu bishaaree oo naga dhig kuwo saladaha waajib kaa ilaaaliya yaa alah iga aqbal aniga iyo dhamaan mus limiinta dhan adaaa ku baryee naga ajiiib

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 4 ปีที่แล้ว +1

    malaa'igta xagga ilaaheey uma noqonayaan mana ka'imaan xagga ilaaheey ,malaa'igta cirka ayey ka yimaadeen cirka ayey deggan yihiin cirka ayey ku noqdaan laakiin ilaaheey cirka kuma dhexjiro cirka kahor ayuu ilaaheey joogay cirkana asaga ayaa abuuray, laakiin ilaaheey waa soo diraa malaa'igta cirka ayuu kasoo diray sida nabi maxamed uu ilaaheey uga soo diray dhulka, ilaahey wuxuu kasoo diray magaalada maka oo dhulka malaa'igtana cirka ayuu kasoo diraa

  • @raaxokhayre6399
    @raaxokhayre6399 4 ปีที่แล้ว +8

    Maaashaaa allaaaaah alla dhamanten khayrka hana wafjiyo wllahayga qaligaa iguso duceya inuu alle salada ifududeeyo alle jidka tosn hanagu rido dhaman teen

  • @mohamudwali
    @mohamudwali 4 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله شيخ الفضيل جزاك الله خير في الدنيا والآخرة

  • @axmedadan1552
    @axmedadan1552 4 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah ilaah ayamahad iskaleh nagadhigay Muslim

  • @shukrimuse6447
    @shukrimuse6447 4 ปีที่แล้ว +9

    Ajar iyo xana allaha KU siiyo yaa sheeq cws

  • @cadnancadnan8683
    @cadnancadnan8683 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a tabaraka raxman

  • @rukiaabdikadir3881
    @rukiaabdikadir3881 4 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah jazakaAllah

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +11

    masha alllah

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah kheeq ilahay hakuxafido jazakalah khery shekh

  • @dekamanshaallahmammajkqeer7077
    @dekamanshaallahmammajkqeer7077 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah illahow nawafaji qeerka

  • @ayaanaali7405
    @ayaanaali7405 4 ปีที่แล้ว +3

    msh allah allaha na tuso xaqa sheikh adigana allaha ka ajarsiiyo dhaman muslimiinta allaha una xariisto

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haku xafiido shiikh

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhaan magaciisa oo buuxa fadlan hala ii sheego aad ayaan u jeclahay ilaahay ha barakeeyo..

  • @hodanmohamedmahamud2446
    @hodanmohamedmahamud2446 4 ปีที่แล้ว +8

    Sallallaahu Aleyhi wasallam ❤❤❤❤❤

  • @aishahared873
    @aishahared873 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahy ayaa mahad leh nagadhigay muslimin

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah jzkq shiikh maxamad

  • @abdifatahmohamed64
    @abdifatahmohamed64 4 ปีที่แล้ว +5

    Jizaakumallahi I Sheikh Suashay Wadan Gaalo Ayaan Joogaa Misajidna Iima Dhowa Salaada Subahna Gurigayga KU Tukunaa aniga Iyo Caruurteeda xaaladeena?

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخ محمد
    Waanu kaa faa'idney cilmi nafci iyo wax tar leh.

  • @faruqomar7945
    @faruqomar7945 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah sh.

  • @juweriyaabdulahi7408
    @juweriyaabdulahi7408 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansh Allah alleh hakuxiftiyo sheekh

  • @shaafimacalin5498
    @shaafimacalin5498 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh Mohamed macalim abshir ilaahay haku barakeeyo maashaa alllaah wllkey

  • @same-kaabaar-salaan6263
    @same-kaabaar-salaan6263 4 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH JAZAAKALLAAHU KHAYRAN SHEEKH

  • @nadramaxmed6489
    @nadramaxmed6489 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah

  • @ardoahmed3070
    @ardoahmed3070 4 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar sheeq m.m.abshir illahey ha ku xafido

  • @mohamedalisadiik9797
    @mohamedalisadiik9797 4 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah mizanka akhiro Allah kugu ziyadiyo anagana Allah hanagu anfaco.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekha magacii khayr Allaah ha siiyo.masjidkuna waa halkee.

    • @m.bashiir110
      @m.bashiir110 4 ปีที่แล้ว +3

      Sheikh Mohammed macalin Abshir wuxuuna joogaa Mogadishu

  • @mohabillow3772
    @mohabillow3772 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a sheikh Allah kubarakeyo Adun iyo akhiro

  • @nimcoali6000
    @nimcoali6000 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallha kharin sheekh

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jazakalahu khyr sheekh maxamed

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah Allah hakubarakeyo sheikh

  • @dekalul9410
    @dekalul9410 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shieqh maxammed abshir xafidhullah

  • @bintuabdrhim3501
    @bintuabdrhim3501 4 ปีที่แล้ว +4

    Allh naga dhigo kuwa salaada ilaaliya آمين يارب العالمين

  • @rumaanrumaan8165
    @rumaanrumaan8165 4 ปีที่แล้ว +2

    M.allh allow intii dhunzan hanuuni angana na hanuuni

  • @cabdirabi5934
    @cabdirabi5934 4 ปีที่แล้ว +4

    illaahay ha nagu hanuuniyo jidka toosan

  • @nuurdaalacay1211
    @nuurdaalacay1211 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow rabbiyo kuwii laasima salaada subax iyo salaadaha oo dhan eebow naga dhig eebow nagu xir jamaacada masjidka dhamaan intii muslimiin ah الله اكبر لا اله الا الله محمد رسول الله صلي االله عليه وسلم

  • @yaxyayusuf2560
    @yaxyayusuf2560 4 ปีที่แล้ว +8

    Jazaakillahi

  • @issehajji7364
    @issehajji7364 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar Scw

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah jasakala allhu khery sheekh ❤❤❤❤❤🙏🙏✅

  • @laylaoffacial7929
    @laylaoffacial7929 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh shugran shiikh

  • @abdulkadirahmed2703
    @abdulkadirahmed2703 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh allaha ku barakeyo

  • @filsanmustafe7051
    @filsanmustafe7051 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallha alle haku karaameeyo

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +2

    Haa waan helay sheekha magaciisa.masaajidku halkuu ku yaalaa.

    • @ibraali1681
      @ibraali1681 4 ปีที่แล้ว

      Masjidku waxa uu kuyaalaa dhabarka dambo ee isbitalka masaarida walal jimcada soo aad kana faaiideso shikha waa hadii aad joogto mogdisho

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 4 ปีที่แล้ว +4

    jazakallaah kheer

  • @updyjamal380
    @updyjamal380 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr sheikh adun iyo akhiro

  • @shugrinuur9791
    @shugrinuur9791 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha nawaafajiyo aamiin yaarabi dhamaanten

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +1

    jasskalaalhu khyer ❤❤

  • @faysalabdulkadir6941
    @faysalabdulkadir6941 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakal laahu shiikh Ilaahay hanagu hanuuniyo
    Dhamsnten aamin

  • @fowziyaweheliya3332
    @fowziyaweheliya3332 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Shiiq allah kuxafido

  • @xabiibohilowle3415
    @xabiibohilowle3415 4 ปีที่แล้ว

    Allow Janna alle kuuqadar sheikh maxamad mcln aamin

  • @nimcansiyad9176
    @nimcansiyad9176 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sheekhجزاكالله خيرايا

  • @duniyaabshir3075
    @duniyaabshir3075 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah ilaaheey ajar hakaa siiyo shiikh

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow nagu anfac khayrka Muxaadaradan... Yaa dhaygasanaya 26/3/2020..makassar, indonesia

  • @muslimahsister8915
    @muslimahsister8915 4 ปีที่แล้ว +2

    JISaakalah Qeyr

  • @khadarcadow9259
    @khadarcadow9259 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxnllh allha hanoo danbi dhaafo dhamaanteen walaalayaal insha allh waan dadaaleynaa

  • @afroo2524
    @afroo2524 4 ปีที่แล้ว +1

    mash allh shikhan aad u keclahay

  • @abdiqadirabdi2441
    @abdiqadirabdi2441 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahayoo naxifdi

  • @cm4221
    @cm4221 4 ปีที่แล้ว +1

    Alxamduli-llaahi
    allaahu subxaanahu watacaalaa haka abaal mariyo , anagana hanagu anfoco .

  • @muhubofarah2352
    @muhubofarah2352 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah Allah ajarhakaasiyo

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Allah ha xafidoo sheekheena

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 ปีที่แล้ว +2

    Aabihii sawkan qabyaalad la saaxiiba. Oo maqaaxiyaha cantafka daadinaya. Ee reer aan waligii koob shaaha u shubin u hiilinaya oon xitaa aqoon subxaanalaa

    • @nimcodahabo8180
      @nimcodahabo8180 4 ปีที่แล้ว

      aabehe weye? Ma sheekha aabihii baa?

  • @hiboyusuf7824
    @hiboyusuf7824 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah khayr sheekh

  • @abusuheyba
    @abusuheyba ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @khadarismaciljanaale7777
    @khadarismaciljanaale7777 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hana wafijiyo ameen yaa rabi

  • @farhaniyow3139
    @farhaniyow3139 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ajar kaa siiyo wax badan ayaan ka faaidey wacdigaada ee allaha ku xifdiyo

  • @aminayussuf7042
    @aminayussuf7042 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kher

  • @husseinmahamed577
    @husseinmahamed577 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allhu sheikh

  • @munashire1150
    @munashire1150 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah scw scw

  • @walaalahakhayrka7846
    @walaalahakhayrka7846 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah ........./////

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarkalah