I’don’t understand how they didn’t vote for him this man did more than any other president he did bring stability and he is focused and determined to bring Somalia to where she belongs I have full faith in this man he doesn’t talk around goes straight to the point
nin wax badan dalka u qabte baa tahay talaabadda qabate ayee madaxka ka dambeese qabteen inaad so noqoto oo aad diinta islaamka aad umada ku xukunto aad baan u rajeena
Siyasada somalia waxa kujira cadow qarson an aheen kooxda shabab la baxday ee qa gumesi dadban oo somalia oo dhan kujirto tasi waxa la dhaha brain connection taasi wa in qof walbo loogu sharaxa Bugagta iyo sabradaha logana digo in ay tahay shirki oo an la isku jilcin in la isku duleyo ay tahay wax ad u ah dambi allah laga galayo wanna camalu shydan waindhaha o wax laga sawirto iyo qofma oo magac ahanku sawirma magac ahan kug sodhaCa tasi wa halista dadkena lagu kala fogeye ee ereyo luqD qalad logu kala sawiray sida meat 🔫 iyo burn ama born
@@MOHAMMEDV3465 adawalno qeyla.mala waxa tiri Sharif wax ma qaban lakin wax badano qabtay marku ahay madaxweynaha ee farmajo muxuu qabtay oo aan ahayn in uu gatay dad iyo dalkaba

Sheekh shariif waxaan odhan lahaa xukun waad soo qabatay macaan & qadhaadh wuxuu ahaa hadase danahaaga shaqsiga ah raaco
Magaceeyga waa maxamed cumar ku nool ug ani hadaan xildhibaan ahaan lahaa waan dooran lahaa
VIVA PRESIDENT MATDAXLAAW SHANRIIF
ALCALAM = SOMALIALAND 🇸🇴
Dacwan ahay Pass lan i heeso wlhi Qabil Qaran ka doortay MR Presnat 🎉
Dhibka Somalia ugu weyn oo heesto waa Aqoon xumo laakin in la dagaalamo oo cadawga lala dagaalamo waa sharaf aqoon badane uma baahno.
nin wax badan dalka u qabte baa tahay talaabadda qabate ayee madaxka ka dambeese qabteen inaad so noqoto oo aad diinta islaamka aad umada ku xukunto aad baan u rajeena
Sharifow sii codka farmaajo ha is daalin the car is one way
Markaan farmaja codka siinayo Sheikh Sharif waayo asaga keenay waxana layira doorashdii hore Sharif codkiisi wuxuu siiyay Farmajo
Doonfaarku sikisto hadii loodhaqo xalaal naqanmaayo
Soo laaabo shariif
Siyasada somalia waxa kujira cadow qarson an aheen kooxda shabab la baxday ee qa gumesi dadban oo somalia oo dhan kujirto tasi waxa la dhaha brain connection taasi wa in qof walbo loogu sharaxa Bugagta iyo sabradaha logana digo in ay tahay shirki oo an la isku jilcin in la isku duleyo ay tahay wax ad u ah dambi allah laga galayo wanna camalu shydan waindhaha o wax laga sawirto iyo qofma oo magac ahanku sawirma magac ahan kug sodhaCa tasi wa halista dadkena lagu kala fogeye ee ereyo luqD qalad logu kala sawiray sida meat 🔫 iyo burn ama born
🤣🤣🤣🤣🤣 bada somalia miyaad iibinesa shariif
Illahay Umada Ha kaa Qabto hore ba waxba umaad tarine
Qofku waa Sheikh Sharif ma waxaad mooda Farmajo
Qayaalada maa kaa tanbadisay
@@MOHAMMEDV3465 adawalno qeyla.mala waxa tiri Sharif wax ma qaban lakin wax badano qabtay marku ahay madaxweynaha ee farmajo muxuu qabtay oo aan ahayn in uu gatay dad iyo dalkaba
Adiga Allah ha ku qabto samadoon sheikh Shariif soomaali adigey ku sugi insha Allah madaxweyne soo dhawaw
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara❤💟