FILMKII | SIDDAN KAMA FILAYN | PART 1 KHIYAAMO JACAYL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Filmkan insha Allah wuxuu inoo noqon doonaa mid Taxane ah Haddaa ka heshaan saaxiibayaal waan idin Soo badin insha Allah
    Coming soon Part 2

ความคิดเห็น • 297

  • @nusaybomahad1872
    @nusaybomahad1872 3 ปีที่แล้ว +23

    Waan ku jeclahay walshey sundus intii sundus jeclay love halaysaaro❤❤❤❤❤

  • @momohamet11
    @momohamet11 3 ปีที่แล้ว +32

    Walll qali Waa Bishii alle Qur'aanka Soo dajiyay

  • @hadiyoabdirisaaq4870
    @hadiyoabdirisaaq4870 3 ปีที่แล้ว +96

    Qofbaa Xaga Dambe Ku Jira Yaa Ila Arka😁😁😁😁😁

  • @abdiumar7048
    @abdiumar7048 3 ปีที่แล้ว +75

    Inta suduz darteed udaawanayza sidayda like dhac kasiiya😀🖐

  • @najmocumar3102
    @najmocumar3102 3 ปีที่แล้ว +62

    Inta bulo darteed u dawaty like 🤣🤣🤣

  • @gobsanboodhle1209
    @gobsanboodhle1209 3 ปีที่แล้ว +7

    Dirac Day Dadaalkiisa hore u soco Wllky💯💖

  • @ducoqabto1814
    @ducoqabto1814 3 ปีที่แล้ว +5

    Bulo wlhi Waan Qoslay Gaariga say ugu Fariisatay Filmka Adigaa wada Caadi Maha wlhi waaa iga qoslisay Nolow wll

  • @hamzehaffid3421
    @hamzehaffid3421 3 ปีที่แล้ว +13

    Inta ila aragtey in gaariga lala saaran yhy 😂😂😂

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 ปีที่แล้ว +14

    Wllh riwaayadan waa lays ku arkay ileen jilayaashayadii reer hargeisa iyo reer mudugii aan tageri jiray baaa is helay mesha idinka uunbaan idinka daawan jiray wllh woow weeye waaa riwayadan ramadanta kaga bixi lahaaa 😍😍😍😍😍😂😂😂😂😂😂 bigaase nin walan weye 😂😂😂😂

  • @nashaadsaiid5862
    @nashaadsaiid5862 3 ปีที่แล้ว +11

    Hh Alla bulo melayjogto xaraabo kma mqna keep going

  • @jimicsadecawale4679
    @jimicsadecawale4679 3 ปีที่แล้ว +9

    Basa diirka reer nugaalka ah ku so dar filinka insha allaha waa ninka hada jarmalka dhan laga daawo wlhi

  • @layladhalsanaag3060
    @layladhalsanaag3060 3 ปีที่แล้ว +10

    😹😹😹😹😹😹😹😹 midbaa iga jeexmay oo xerada saarnaa kulahaa bullo kelyaxanuun igu dishey hhhh

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 ปีที่แล้ว +9

    Diracow inder laari Iska noqo..
    Anigu. #Sundus ayaa wata ..
    Boqorada jilinka ✔️✔️ from Burco

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow waan kasootaahey inta bulo ilawadata like dhac igusiiya bulo jilaa cajiiba

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 ปีที่แล้ว +3

    Mesha bulo iyo labadan wiil ba ugu shidan xaga majajilada top 👍

  • @gurxanboy834
    @gurxanboy834 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going legend asxbaan taageero

  • @faadumoxasan4832
    @faadumoxasan4832 2 ปีที่แล้ว

    Muna faysal ciise walaashay waa dartaa laykta itii Muna jecel laykta siidaaya

  • @user-oz4cq9ht4s
    @user-oz4cq9ht4s 8 หลายเดือนก่อน

    🎉❤❤❤❤❤ naa kula jecela sundus diraac io bullo io taagerayaasha kale

  • @axmedjama6483
    @axmedjama6483 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw hore u socda jilaa axmed jaamac

  • @zamiitaabdiaziizabdullahi697
    @zamiitaabdiaziizabdullahi697 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah keep going sxbayaal

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh sundus saacid waan taageera hore usoco wll

  • @tazlimgobaad7027
    @tazlimgobaad7027 3 ปีที่แล้ว +7

    Qosol igu hadhiin Buloy😂😂😂

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 3 ปีที่แล้ว +5

    Part2 laso shaqso wll🥺🤤

  • @sabahali1605
    @sabahali1605 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @yaasirproduction6452
    @yaasirproduction6452 3 ปีที่แล้ว +5

    Diracow sxb midbaaa dhagaysta aha oo gadhiga kurasta danbe ku nabane ma moohana ba mise jeego😂😂😍

  • @nimcoqueen7902
    @nimcoqueen7902 3 ปีที่แล้ว +3

    Cadi ma ahan runti qeybta kalane lasoo daqsada adbaan idiin tageera daman team kiina

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +1

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah

  • @suldaandaamiri1804
    @suldaandaamiri1804 3 ปีที่แล้ว

    Maanchallah kaliya waxaaba wax lagu farxo dhalinyarada kala deeganka ah ee isdhex galka sameeyay hore u socda ilmadeerayal.

  • @asiyamaxamud7892
    @asiyamaxamud7892 3 ปีที่แล้ว

    Wllky diraac gul hadh wll adi iyo koxda adaba

  • @axlaamdaauud8948
    @axlaamdaauud8948 3 ปีที่แล้ว

    Walaaleey lamabarkaaga sundus

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed1727 3 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁soo badiya reer badiyaha ugu shidan

  • @Bashairosman1516
    @Bashairosman1516 3 ปีที่แล้ว +1

    Wall. So badiya waan ka hele.

  • @maxcade4583
    @maxcade4583 3 ปีที่แล้ว +3

    Pulo another level 💯 👌 hhhhhhhh jilis 👌 nice

  • @mulkisahal1092
    @mulkisahal1092 3 ปีที่แล้ว

    intaa bullo baa ugu shidaan wlhy bullo funny girl wlhy waa xarabo

  • @suldaanasharaftuqali
    @suldaanasharaftuqali 3 ปีที่แล้ว

    Diraac sxb horay usoco
    Waxaan xasuusta filmki aan wadajilny ee ahaa aargoosi
    M.a sxb guul kurajynyaa

  • @SacdamaxamedSacdamaxamed
    @SacdamaxamedSacdamaxamed 3 ปีที่แล้ว +1

    Hmmmm wlaahy waan raftay bulo kulahaa diriciii

  • @HassanAli-cr8gh
    @HassanAli-cr8gh 3 ปีที่แล้ว +2

    Bulo cadi ma ahan wlhi aabe ducada😆

  • @khadranuur9741
    @khadranuur9741 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaga dambe qof ku jira 😁😁

  • @najiibmaxamed1685
    @najiibmaxamed1685 3 ปีที่แล้ว

    Diraacow wan kuu saaray hore usoco

  • @zumayahcumarchannel4772
    @zumayahcumarchannel4772 3 ปีที่แล้ว +1

    Laba meel wada jooga oo iz baranya ya arkay

  • @mohamedmoyzar6292
    @mohamedmoyzar6292 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh filmkan qaladaadkiisa wll sodaaaya walahi waa qrux badanyahay halka ka arkayaaye

  • @famousofficial1235
    @famousofficial1235 3 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wcn zxp diraac

  • @abdikarimomer4695
    @abdikarimomer4695 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh waa ruwayad aad umacaan
    Halawado horena usocda

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 ปีที่แล้ว +9

    Qofba xaga danbe saaran hhh

  • @deeqaali2795
    @deeqaali2795 3 ปีที่แล้ว +1

    First person .

  • @sihaammire5104
    @sihaammire5104 3 ปีที่แล้ว +2

    i cant wait part two

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaaw Mnsha Allah Team isku duubn Zhapayaal guuuleysta Dhamaantiina
    Diraac Zhp sugi layahyba xalqada xigta

  • @hamdaabdifatahahmett7930
    @hamdaabdifatahahmett7930 3 ปีที่แล้ว

    Ala bulooy say gaarigah ugu fariisaty baa iga gadan😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @ugaaaskaxafada1939
    @ugaaaskaxafada1939 3 ปีที่แล้ว

    Bulo sax sax sax sax sax sax sax sax sax ❤️

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 ปีที่แล้ว +3

    Diracow filimka lama edit gareyn miyaa?, hadalada director-ka ayaa lamaqlayaa , yaa ila arkay?

  • @maryanahmed8084
    @maryanahmed8084 3 ปีที่แล้ว

    Awi qiibti 2wllo wan ka heley hore usoco wllo qali

  • @drsaamina9786
    @drsaamina9786 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay su ku leyahay😃😃😃

  • @saynabtushleyabdi307
    @saynabtushleyabdi307 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going 🥰♥️

  • @yaasirproduction6452
    @yaasirproduction6452 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb filinku waa shidan yahaya sxb habeen kasta halanoo soogaliyo

  • @ayanabdirizaq7202
    @ayanabdirizaq7202 3 ปีที่แล้ว +3

    Wle bulo waankuwata say dhaqan ugu adagtahy markasta

  • @queenhaniita556
    @queenhaniita556 3 ปีที่แล้ว +1

    Apaapa dirac fudeyd badanaaa guriga sudus dalaq😂😂😂😂😂😂

  • @deeqamaxamed684
    @deeqamaxamed684 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Laba tiiric. ❤❤

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 3 ปีที่แล้ว

    Bulo wallahi waa ig qoslisay si kal iyo laab uqoslay

  • @istaahilmohammed783
    @istaahilmohammed783 3 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhh Muhamed dirac iyo sundis shukansi baa ka dhacay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว +1

    I’m dying over here Wallahi 🤣🤣

  • @muniitajama280
    @muniitajama280 3 ปีที่แล้ว +1

    Bulo waa wata

  • @nurashacni5998
    @nurashacni5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalalaadka film ka nosoo dayaa diraacow plz

  • @ubaxahmed9906
    @ubaxahmed9906 3 ปีที่แล้ว

    Gar iyo Gardaraba wanku wata wlhi bula😁😁😁😁😁

  • @maxamedukdalmar4596
    @maxamedukdalmar4596 3 ปีที่แล้ว +1

    Var var kani xage danbe fadhiyaa yaa hhhh

  • @nasracadey2168
    @nasracadey2168 3 ปีที่แล้ว

    Wlh wan nitagera sundus iyo dirac wllo ilahay cimrigina ha ni dayo

  • @hafsaahmed2394
    @hafsaahmed2394 3 ปีที่แล้ว

    Sundus TH-cam 100k maad gaarsiisid

  • @bashka974
    @bashka974 3 ปีที่แล้ว

    M,a inan qurxbadan mashallah

  • @zhukriibro1119
    @zhukriibro1119 3 ปีที่แล้ว

    Maxamed diraac wan ku wataa❤

  • @niciimanalka4279
    @niciimanalka4279 3 ปีที่แล้ว

    BiGaase wlhi reermii kusoo baxayaa🤣🤣🤣

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan ❤💖💖🙏

  • @InaHajimohamed646
    @InaHajimohamed646 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabe weykan dheh yaa maqlayey vaar vaar welipa diraac

  • @ikraancabdi1781
    @ikraancabdi1781 3 ปีที่แล้ว +3

    bulo intas caleemoyo iyo caagado lagama wayo xarabo😂😂

  • @dahabochannel2428
    @dahabochannel2428 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan walalaha subscribe hayla dhaafina alle idinku dhaarshe😭😭

  • @wadaaye2852
    @wadaaye2852 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep gonig pro

  • @abdiasiiscamoofficiall8457
    @abdiasiiscamoofficiall8457 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro diraaaac

  • @musexajiyacqub8353
    @musexajiyacqub8353 3 ปีที่แล้ว +1

    Diraacow aqalka reerka ha ugaracin

  • @shankaroon2097
    @shankaroon2097 3 ปีที่แล้ว

    Inaangaari sidaloowado barto wxn kjeclhay majiro💗

  • @sodhawaada
    @sodhawaada ปีที่แล้ว

    Filimka dajiyaa wll seebo sundus sidagan reaction greeyso

  • @safiyaadan5706
    @safiyaadan5706 3 ปีที่แล้ว +1

    Part two nola so dhaqsada msha allah bulo ina saacid mohan dirac muna boss

  • @muxibo7918
    @muxibo7918 3 ปีที่แล้ว

    Hadalo lagahelay ku hadlayaan waaaaaaaw😋😍

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว

    Walee sifiican ayaad u matasheen dhaqankii iyo reer miyi nimada

  • @nouramohammed2142
    @nouramohammed2142 3 ปีที่แล้ว

    waaaaw film igadheh

  • @naimayousuf6265
    @naimayousuf6265 3 ปีที่แล้ว

    Keep going dirac wll💯💯👌👌

  • @farahqueen8634
    @farahqueen8634 3 ปีที่แล้ว

    Wlaalayaalow waad nugu raajiseende

  • @maxaacusub1225
    @maxaacusub1225 3 ปีที่แล้ว +4

    Ee nin kalaaba xaga danbe saarane wuuba is qarinayaa filmka camerada naga hagaajiya sxbayal horuumara

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 3 ปีที่แล้ว +1

    Laysla qadyba😂

  • @bushayranaagmudug5335
    @bushayranaagmudug5335 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh bigaase caagad shaambuu wataa

  • @aragsanluula4802
    @aragsanluula4802 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh yaa ila arkay wiilka sundus gadaasheda gaariga ka fadhiyo

  • @Bkcaska
    @Bkcaska 3 ปีที่แล้ว

    10 jeer salaam

  • @hamdadiamond1633
    @hamdadiamond1633 3 ปีที่แล้ว +2

    biigas iga qosliayy😃

  • @abdishakuurmaxamed6403
    @abdishakuurmaxamed6403 3 ปีที่แล้ว

    NAA Aabe isduu illaahay kuleeyay kkkkkkkkkk

  • @liibaanbishaar9769
    @liibaanbishaar9769 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaybtii labaad wan sugeynaaa from muqdisho somalia🇸🇴❤

  • @amiinngamer2286
    @amiinngamer2286 3 ปีที่แล้ว

    Vaaaar

  • @sakariyeallimuse3862
    @sakariyeallimuse3862 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa aapo siduu illahey ku leeyey😹😹😹😹😹

  • @queenmunna9515
    @queenmunna9515 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ruwayad iga qoslisisay de qeybta labadna laso dhaqsada😀😂😂😂

  • @queenhaniita556
    @queenhaniita556 3 ปีที่แล้ว

    Muna boss war badanaaa ninka zundus dalaq😂😂😂😂

  • @mahamuttmahamett3727
    @mahamuttmahamett3727 3 ปีที่แล้ว +1

    Pullo dirici😃😃😃😃 qaybaha kle sodedejiya

  • @beerqaaccolorov5589
    @beerqaaccolorov5589 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio diraacow qoftaan bay bay badana waxan waligeed garri raacin baad u qabtaa