Is Dhaafsiga Maxaabiista Dagaalkii Laascanood Iyo Isku Furka Jidadki Xidha"Madaxwayne Ciro ...
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Is Dhaafsiga Maxaabiista Dagaalkii Laascanood Iyo Isku Furka Jidadki Xidha"Madaxwayne Ciro Iyo Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoibay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN MUDAN MUDAN MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul.Somaalilnd 💚🤍❤️
Waa guuul illahay ino so hoyay alleh aaya mahadleh xukumadan wanu ku raynay wlhi mar haday maxabiistii ino daynayaan
❤❤❤❤❤❤❤
Xukuumadu wayka noqotay gaani isku taagii somalilan
Somali allaw maxay caqli yari iyo garasho yari iyo wacyi la,an la noolyihin
Ciro qaybta aqoonsiga xooga saar
Ergayga qaramada midoobay ee somaaliya dheh, somaaliland kumajiro meesha e
😢😢😢😢 wlhi waa ayaan daro yuhuidio iyi xamaas ayaa mooday maxaabiis lesdhaagsanayo dad muslim sas maalinkasto isku dagaalan waa dhib
S land iyo somalia u qaabilsan un ka anigu waan eryi lahaa la kulan iska daayoo
😂😂😂😂😂 envoyé spécial for Somalia
Waar kan yaa inaga qabta? Kani lagaxayiro dalka Somaliland
Warbaahinta la iibsaday dhadhama raac
Jidad la isku furaya majirto miyad gaajooten habar isaaqey maxaabiistana waa xukun dil sugayaal oo dambiyadii ay galeen waajibkooda lamarinayaa
Somaliland has been taken over by those who question whether they believe in its independence from Somalia. I have never heard any of the new Somaliland leaders speak of its self-determination or discuss how Somaliland can be recognized by the world community.
Aqoonsigii miyaan la address garayn talow
Aqoonsigii 32 sano la raadinayey waa qasmay
Muuse ayaa 20 sano dib u celiyey somaliland , Dagaalkii sool dib u dhac wayn buu ku keenay Somaliland,
Beentu waa doqoniimo sxb
Jemes waaa nin reer koonfur iibsden oo ka soo horjeeda somaliland nasiib wadaag Trump baaa jimacad beenta ah qarmda midoobe ka dhxeya laacagtii kaa jarey Trumol Jemes Jeelkuu dhigyaa wad arki wahy lacagtii somali markey siiyey ee la layahey Jemes baa ka kow ah
😂😂😂😂😂
Ergiga qaramada midoobay ,waa tuukta loo soo diray inay somaliland aya basasan oo waxay ay ayagu rabaan loo yeelo muuse biixi wuu ka diide jiray waxa uu rabo,muxuu inoo qabtaa horta 5000000 ayay ina siiyan 5 sano ,maxay qabataa lacagtaas,inta dalkeena taala ayaa ka badan,ragan waxay fidiyaan qomaluud nimada ,baahid ,si loo iloobo ina la baryo ilahay ,viva somaliland
Maxaabiis lays dhaafsanayaa ma jirto, ilaa aad deegaankiina iyo
Maamulkiina aamintaan.
Nabadduna taas ayay ku imanaysaa.
Weerarkana idinkaa soo qaada, kuna jaba.
Deegamada aad sheegaysa waa kuwee
Ciro waa nin wax wayn fahnsan oo yaqana sida loo gal galo aduunka
Sidaa lo sexdo iyo khuurada ayu sii ficaan u yaqaan 😂😂😂
Aqoonsigii somaliland waa la iska dhaafay lamana rabo aqoonsi iyo gooni isu taag midna