AK OO SHEEGAY IN SAGAL GURI KU XIRATAY , HADA U HANJABEEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel วันที่ผ่านมา +3

    Ak wey jeceshahy gabadhu sheekadi filimkii masayr ayey wadaa sucdina Ak ayey kaqaaday😢😢😢😂😂😂😂😂😂

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 วันที่ผ่านมา +3

    Waxa la moodaa Dad HOLLYWOOD FILIM KA JILAYAY 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamiyaSiman-cm5jv
    @SamiyaSiman-cm5jv 2 วันที่ผ่านมา +6

    Sagal Somali Waba musibo intixana

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 วันที่ผ่านมา +1

    Sagal.waa.waalatay

  • @HooyoMcn-hg6ub
    @HooyoMcn-hg6ub วันที่ผ่านมา +2

    O guuri Marky kugu xidhatay maxay ka rabtay ceeb badana😂😂😂

  • @user-uj2pe8ci1m
    @user-uj2pe8ci1m วันที่ผ่านมา +1

    Runti inay xanunsanhy sey u hadashay ka arkay

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 2 วันที่ผ่านมา +1

    Naagta miyaanu nin qabin waxay umadan ay rag iyo dumar guriga ku xidhanaysaa, isna miyuu ku xidhanyay waa yaabe

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 วันที่ผ่านมา

    Ku aaway dadkii musalsalkii sagal ee maseer daawanayay 😂😂

  • @XamdiMaxamed-em3yf
    @XamdiMaxamed-em3yf 2 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah abayo isoqobo walashey ❤❤

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 วันที่ผ่านมา

    War hedhe gabadha faraha ka qaada oo Kala xishooda Ak iyo dahir

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaaayadan shanbaayda u ek naga aamusiya.

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 วันที่ผ่านมา

    Ascw Daahir Callasoow Hosha Si Dhab Ah u gal Hatii kale Faraha Kala Baxa Eedow Sababdo ah Meesha dil Ayaa yemid In laysugu Hanjabo Hate kale u dat bad so Hayaraysanin Hoowshaa

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meelkasta FIQI MOXAMED ayeey la taaganyihiin. Waryaada na dhiga wejiin gubayeee😳😳😳

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sagal maxaa kaqaldan

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 วันที่ผ่านมา

    Dahiroow Ha dadaboolen Maxad u Yeraysan ruux dil laku hanjabay
    Hadhihin Macna Male Ruux Dil ku hanjabay

    • @zeynababdullhizeynab1769
      @zeynababdullhizeynab1769 วันที่ผ่านมา

      Ala isku dirsanidaa yaahuu. Daahir muxuu kaqaadi 2 da rux wa ilmo adeero. Cidna madhaxgali kartiin iya gaa walaalo ah ma ogtahay wllo

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh วันที่ผ่านมา

    Iimaankay lahdaya

  • @user-eq4or3rm4c
    @user-eq4or3rm4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    dimadih

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sharciya mariya

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 วันที่ผ่านมา +1

    Tan baleeg ku leh wiilka yaa u reer abtiya somalida qabiil baa lagu saliday😂😂😂

    • @l.dzheif3252
      @l.dzheif3252 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂

    • @rukiyamohamed3728
      @rukiyamohamed3728 วันที่ผ่านมา +1

      Hhhhhhhh dahir dadkoo dhan ayuu abti dhahaa ee usheg shekhada

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiya maa caya leha

  • @umumohhamed2021
    @umumohhamed2021 2 วันที่ผ่านมา

    Weeyba uegtahay wax xanuunsantahay

  • @faridaidriss3596
    @faridaidriss3596 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 วันที่ผ่านมา +2

    Habaarkugu dhac candhooy adiga iyo sagal ba masiibaatihiin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan วันที่ผ่านมา

    Qofkii edeb daro sameeyaba weey xanuunsan tahay miyaa loogu qildayayaa

  • @Msa_girly
    @Msa_girly วันที่ผ่านมา

    Away ninki qaabay nagtaan

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 วันที่ผ่านมา

    Qof afka ka tumo mala wayey wasaqda qeylada badan cajuso jinigey ka walax tahay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 วันที่ผ่านมา

    Waa naag Cawaan ah ok kibir san ilaahay curry aan daro lahay hairdo sagal

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masiibo candhooy kugu dhacday Dhalinyarada ka dhexba ak Allah kugooye

  • @Smasha1000th
    @Smasha1000th 2 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh nin rag nag kadacwoon 😂😂sagal is not easy

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 วันที่ผ่านมา

    Habarta gabadha ha dhihin ee xishooda masas iyo abeesooyin Ayeey korsatay belo

  • @l.dzheif3252
    @l.dzheif3252 วันที่ผ่านมา

    Ninka daroodka ayaa laga urinayaa war Somali wa wada walalo we daanyeer nimada iska dhaafa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 วันที่ผ่านมา

    Dagaal soow maaha cudur aan daro lahayn Ayaanu ugu ducaynay insha Alaah waa in calaamo.laga muujiyo

  • @ardoismail5500
    @ardoismail5500 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂