Asc waxaa soo martay meelihii waayo waayo usc ka hor aan Taxi ku wadi jray IF iyo Aakhiro oo hade lo bixiyay Xamar bile sanca. Beexaani Fiat jubba borstade shingaani iyo liido
Hotel Folorenza, Garaashki Elman, Machadki Ali Haji, 15 May School, Villa Somalia, National theatre, National Museum, Maktabadi Qaranka ila Afar irdoodka wadadaas Hamar-Bila kaga timid ayaa wada marta ku toos keeda degaandagaas.. macal-asaf dhagxaan ku xirran…
There is zero public waste management service! No public trash 🗑️ bin no public awareness over trash or fines. The old Mogadishu was way more beautiful! Beautiful houses and roads not ugly apartments everywhere it destroyed the city character
Wadankaan dhib u dhis. Badan buu u baahan yahay. Hadii taas la rabo waa in shidaalka la soo saaro. Dalka dhane dib u dhis xoogan lagu sameeyo. Wadamada aan joogno markii loo eego somalia waxeey noqonee. Meel qashin qub ah ama dal gabi aanba baa ba ay.
Masha Allah xamar alle ha barakeyo horumarka iyo nabadda Allah ha u siyadsho. Anigu reer hargeisa ayan ahay walina ma arkin xamar i.alah mar uun waan arki doonaa❤❤❤❤
😂😂😂 Kuwa canshuurta qaado marka ay kaa qaadaan kabarka jaadka ayeey horey ka geeyaan lacagtii ay kaa qaadeen Nadaafad kama rabnee dhuubaha biyaha qashinka qaada ha sameeyaan ama wadooyinka aan la dhisin ha dhisaan
Suqi siinaay wali lama dhisin meesha bur bursan marka Jidka Wadnaha bidix u gashay ilaa isgoyska Siinay wali kama soo kabsan gubashadi 20 sano ka hor aheyd
Dalkaan dadkii lahaa ma joogaan , dad maskaxda laga badelay ayaa joogaa , iskuul dhan ayuu u bixiyay suweys intii uu u bixin lahaa Badda cas ama webi shabeele bal maxaa ka galay suweys ….
xamar bile waxa ka soo baxday wadada siinay ee bonshere soo gashay lakinse dhinaca manabolio a aaday ka bacdina juba a ka so lexatay bidix a u gashay scholka bartamaha hadana bidix a u gashay madbacadi qaranka waxa aday meshi cinea ruushka iyo juba dhaberkeda dambe nadiga masarida a dhaftay iyo wakalada daawada spima lakinse wa goysay camerada dacwad aan ku qaba gurigeyga marka u leexatay hadana camerada waxa ka bilowday jidka cabdi casiis gas stationka inaa ku qabatid ee aheyd iyo saldhiga boliska iyo dekada meshas an ku dhashay walahi xamarti hore dawlad aa jirtay iyo nidaam lakinse hada xataa ma xuma oo wey soo kabsaneysaa jiingadahaan faraha badan iyo xoolahan laamiga lo da daaqeso ma jirin dawlad xoog leh ayey aheyd oo amarkeeda la qadanayo . hadana insha allah wadadeedi wan heyna
Somalia is finished ✅ it belongs to the imf and United Nations. Eventually it will be split between Ethiopia 🇪🇹 and Kenya 🇰🇪. Somalis will clean it under their control. Don’t worry you can help too.😂😂😂😂
Qashinka jawaan ku jiro laamiga la dhigaayo dowlada Kuma baraarugsano qarax waa la hoos dhigi karaa subxanallah
Thanks abayo waxadka bilowday xafadeydi xamarbile ❤❤
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
Ascw walaashey,ajar iyo xasanad aad ubadan alle hakaa siiyo,waxaad noo soo gudbisey muuqaal aad u qurux badan,oo qalbiyadeena taabtay,raali ayaan kaa nahay ee raali alle hakaa noqdo.,
Mashaallaah waye amnigana wa fiican yahay hada alxamdulaahi
Maansha allaah habo meesha minishibiyo ayaa loo baahnaa in ay ka shaqeeyaan soomaalida hadii la ganaaxo dadka xoolaha laamiga ku sii daynaayo ma fiicna walaahi soomaali indho cad iyo Amartya wax ku maqlaan laami xoolo daa qaayaan Baan layaabay waa qalad hadii baabuurtu jiirto laga baxsan maayo waa qaladaadka wadooyinka muqdishu!!!!!!?
Mw,Siyaad Bare,Ayyaa inoo dhisay ee illahey ha u naxariisto ,allahuma Amiin
Masha Allah abaayo walahi wadanka qurux abaayo waxa noo soodubtaa Gedjaceyl wardhiigley dagmada
Jazakalahu kheyran jazaa abaayo waa codsi
MASHALAAH MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KA QABO
🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹 thankyou for showing us Masha Allah ilaahow noosiyaadi Mogadishu qurxdeda ramadanka fadligisa❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
I used to live in If iyo Aaqiro. Government owned buildings. For some reason, Xamar looks nothing I remember when I was a kid.
There's something off about the place idk
maansha alaah muqdisho is beautiful ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
MashaAllah
Ugu dambeen isgoosyada so martey waa shangaani meshii ka horeeysey waa juma market meesha udambeesana wa wadada liido adeeyso iyo degmada c.caziiz ❤❤❤❤😊
Frome wardhiley yaaqshiid shibis boondheere shangaani ilaa cabdi caziiz
1)Warranty nabadda 2)Boondhere 3)Ships 4)Shangani 5)Cabdicasiis
Shukran Quruxey kun iyo kow jeer ama in kabadan…
Please just focus what is good and keep in mind where it came from , before any negativity .
I love my country malin malmaha kamid ah waan Arki doona
ALA QARAX BADANAA MUQDISHO
Xamar waxaa iigu dambaysay 1983. Xamar bila waxay daris la ahayd Suuqii SINAI iyo qabuurihii SINAI
Asc waxaa soo martay meelihii waayo waayo usc ka hor aan Taxi ku wadi jray IF iyo Aakhiro oo hade lo bixiyay Xamar bile sanca. Beexaani Fiat jubba borstade shingaani iyo liido
Pension kii ma qaadata . Waayo waayo ayaa soo xasuustay
Mashallah deeqsiyada somalia i ❤u sister
Thanks abyo ❤
Hotel Folorenza, Garaashki Elman, Machadki Ali Haji, 15 May School, Villa Somalia, National theatre, National Museum, Maktabadi Qaranka ila Afar irdoodka wadadaas Hamar-Bila kaga timid ayaa wada marta ku toos keeda degaandagaas.. macal-asaf dhagxaan ku xirran…
Soomaalida waa dad uskag ah. Uff. Muqdisho, Hargeysa, Jabuuti waa isku mid xaga nadaafadarada
if iyo aaqiro... ama Xamar-Bile 1988 ayaa iigudanbeysay anigoo 12-sano jira. ✌️
Weli waad garanaysaa
waxaan ka gartay wadda jamhuuriyadda iyo iskoolkii media centraleiyo isgoyskii baarlamaanka.
Alxm xamar save wayay ❤❤❤
Muqdisho waa xera Moor yarn hawiye ayaa looks guurayaa
Cunug yaar uegtahay yaa qabyalada qurunka kugu aburaay
Xamar waxaa bahdilay nadaafo xumo iyo fiilooyin tiro badan😢
MUQDISHO QURUX MA TAALO EE QARAX AYAA YAALO WELCOME TO THE QARAX IN MUQDISHO
There is zero public waste management service! No public trash 🗑️ bin no public awareness over trash or fines. The old Mogadishu was way more beautiful! Beautiful houses and roads not ugly apartments everywhere it destroyed the city character
Maamulka maxaa Ka hortaagan in gudoomiye kasta xaafadiisa nadaafada Ka shaqeeyo
Meeshaas waa meel xaasid ku kulmey
Waa adan yabaal
Dismaha wa guruux dadkii aweey dad umajeedno.
Waa salaad hore, dadku weli si fiican umay soo kicin, laamiga uu marayaa waa suuqii.
Masha Allah qurux waaye nadaafad lee ka maqan Sax waaye Alnadaafatul imaan ❤🇸🇴💪🏼
Magaalo Qashin ayaa foolxumo kadhiga, Nadaafadna Qurux ayeey kadhigta.
Wadada halo sameeyo stop sign 🛑 speed limit🚦sii baburta dadka lokala badbadiyo wala iska socda mexay tahay sharci halo sameeyo
Wow manshalha
Waa qurxan badan dhismahan cusub
M.a
cadaalad hadii lahelo nabad way imanaysaa
Wadankaan dhib u dhis. Badan buu u baahan yahay. Hadii taas la rabo waa in shidaalka la soo saaro. Dalka dhane dib u dhis xoogan lagu sameeyo. Wadamada aan joogno markii loo eego somalia waxeey noqonee. Meel qashin qub ah ama dal gabi aanba baa ba ay.
Naftaada iyo lacag loosubiyo iyo amaan allaha dhasiyo
Run ahoo sax ah lakiin .
Masha Allah xamar alle ha barakeyo horumarka iyo nabadda Allah ha u siyadsho. Anigu reer hargeisa ayan ahay walina ma arkin xamar i.alah mar uun waan arki doonaa❤❤❤❤
Nadaafad iyo biyaha roobka meel maraan u sameyso dowladda hoose, canshuurta laga qaado masaakiinta dib haloogu celiyo.
Waagii hore labada wado dhexdiisa waxaa ku beernaa jiray ubaxyo aad u qurux badan qaasatan jidka wadnaha jidka sodonka ubaxyo iyo nalal kalaro leh
Dadkii cunay quruxdas ma no shegtid
Waxaas magaalo miyaa??? Aaway dadkii dhulkaan lahaay????? Unukaa leh … Caqli miyaa???!!!😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
DHIGA LAA DAADIYO WEXEY XOOJINEYSA SHYADINTA MARKA SOOMAALIYA INTA DHIGA SIDA HAQ DARADA'AHA LAA DADINAYO MAA SOCONEYSO IN AMAN YIMADO
subxaana laah nadaafaddu waa caafimaad dadka deggan meesha waa inlafahan siiyo gurigaaga hortiisu waa wejigaaga isku xishooda hadaad weysay kii canshuurta kaa qaaday iska qaad lana xisaabtan murkuu bìilka soo doonto qofka canshuurta qaadalagarabaa inuu qashika mee usameeyo
😂😂😂
Kuwa canshuurta qaado marka ay kaa qaadaan kabarka jaadka ayeey horey ka geeyaan lacagtii ay kaa qaadeen
Nadaafad kama rabnee dhuubaha biyaha qashinka qaada ha sameeyaan ama wadooyinka aan la dhisin ha dhisaan
Warta nabada bondhere shangani cabdi caziiz
Kaaraaan yaqshiiq warta nabada
😂😂😂 Shahaado ma anfaceeso ee NUS BOOS ma bixinee walaaley
Asc walaasha Maalin ayaa mooto walaalkaa weday idnla soo raacay doogle daaru salaam marka hadiyada meeshaa lee u fadhiyaa
Degmooyinka
Wardhiigleey
Boondheere
Yaaqshid
Shibis
Shangani
Cabdi caziiz
I agree with u on every thing u said may full peace
Suqi siinaay wali lama dhisin meesha bur bursan marka Jidka Wadnaha bidix u gashay ilaa isgoyska Siinay wali kama soo kabsan gubashadi 20 sano ka hor aheyd
Masha allah mahad sanid noo soo badi.
Mahadsanid
Qiimobadan qaayobadan Nafsad waxi igaimaanaayo baan wax tu ahey dhankayga iyaaiyaaa offcourseee offcourseee .Familyyyyyy baanahayba an tanitani ta ahey jEmaadeeey tanogasho princseseseses
nadaafadu waa muhiim lkn waa in dawladu qorshe ka lahaato waa masuuliyad iyada saaran
Jidkaan waa wadada fiat gasha
Hada kor u so kacoyna muqdisho
As, dumaar haween waan uwataa yariiseey qiimobadan murwodumaroo qatraayEEy cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses baa layga yiraahdaa bahbahbah bahyareey minyaro offcourseee offcourseee sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy shibistatE yartayarta Nicmaturabi nicmaturabi
Waxaad soom artay ilaa afar degmo warta nabada shingaani boondheere saan fllaayo cabdicasiis iyo yaaqshiid aan umalaynaayo madaamo fifteen may ilaa xamar weyne aan lamari karin jidadka oo xiran awgiisa marka waxaan umalaynaa shan degmo sadax hadii aan dhahay waa qalad
Waa in dadka gudoomiyaha ka ah had uusan si daacad ah u shaqeeyin waa iska sidaas
Dalkaan dadkii lahaa ma joogaan , dad maskaxda laga badelay ayaa joogaa , iskuul dhan ayuu u bixiyay suweys intii uu u bixin lahaa Badda cas ama webi shabeele bal maxaa ka galay suweys ….
haamahii qashinka ma muuqdaan
xamar bile waxa ka soo baxday wadada siinay ee bonshere soo gashay lakinse dhinaca manabolio a aaday ka bacdina juba a ka so lexatay bidix a u gashay scholka bartamaha hadana bidix a u gashay madbacadi qaranka waxa aday meshi cinea ruushka iyo juba dhaberkeda dambe nadiga masarida a dhaftay iyo wakalada daawada spima lakinse wa goysay camerada dacwad aan ku qaba gurigeyga marka u leexatay hadana camerada waxa ka bilowday jidka cabdi casiis gas stationka inaa ku qabatid ee aheyd iyo saldhiga boliska iyo dekada meshas an ku dhashay walahi xamarti hore dawlad aa jirtay iyo nidaam lakinse hada xataa ma xuma oo wey soo kabsaneysaa jiingadahaan faraha badan iyo xoolahan laamiga lo da daaqeso ma jirin dawlad xoog leh ayey aheyd oo amarkeeda la qadanayo . hadana insha allah wadadeedi wan heyna
MAHADSANID AJMAL
Bilic waa nabad
Wardhgley.yaqshid.bondhere.shibis.shangani iyo c/casis
Wadajir.
Soomaalida nadaafaday kadhimatay
Dhismo hortiisu wasaq tahay wax quruxa malahan waxaa la rabaa in nadaafadda la adkeey oo dhir lagu beero
Hadi wadad nolodhisay xita in naloxaaqo rabna Somali fadhiid ah
Yaaqshiid, wardhiigley , boondheere, kaaraan
War somalida waa xoollo dad mahan
Dameeradii xilka haayee xageed ku hilmaamtay
Canshuur kala duwan inta kaa qaadaan ayeey jaabkooda ku shubtaan wax adeeg ahna Kuma qabtaan maalinkii ay dowladaha shisheeye mashruuc wado dhisid ugu deeqdo lacagta ugu badan ayeey cunaan markaa ka dib ayeey dhisaan wadadaas
Xamar bile degmadee ku taal wlshy?
Stadio muqdisho degamuu ku yaalo ayeey ku talaa
Kkkkkkkkk
Meeshaan qashin qubkaa miyaa meel loo dalxiistagaa? Dalxiixoow xaal qaado.
Awaay shirkada nadaafda
Sigaar haassh xitaa kii ku tuuro wadada hala xiro
QatimoqEyr jano.As
ilaaheey amarkiis xabadaan mataataceeda sidaa u nacay.
Nacas yahow naga aamus, naceebkaaga meel kale kala nacnacleeey…
Somalia is finished ✅ it belongs to the imf and United Nations. Eventually it will be split between Ethiopia 🇪🇹 and Kenya 🇰🇪.
Somalis will clean it under their control. Don’t worry you can help too.😂😂😂😂
Futada udhigi haku fuulane
Ilaahayo somalia burbury ya rabai
Maxaad la habaarameysaa ma itoobiyaan soomaali bartey baa they yaa huu
Qarax kawaram hee adiga neh
The previous owners are suffering and they can not claim their land. So for me I don’t care about you talking about.
its not beautiful
Wardhigley kaso bilowtay bondhere so martay shankani half yar cabdi casis u danbesay