Kikiiiiiii. !!!!!! . You tach my feeling I’m in Canada now, far away from my mother, and I cried. And you say, "Get up, get up." And you broke my feelings. 😭😭😭😭😭😭😭
@@AyaanAbdirahman-j9o anigaba sidaa oo kale Wxn kuu rajeynaa waalidka maalin in aad hab siin doontid ado faraxsan insha allah Riyadaasna wey kuu rumoomi doonta inta aad nooshahay
I wish in malin uun familkyga dib ula midoobo sanado bdn kdib wa u hiloby wana uxiisay😢😢xita ma ogi waqtiga macqulka ah een hooyo mcn la kulmi doono😢😢😢isoo duceeya😢
Wllhi kiki waa iga ooysisay wan uxiisay hooyadey macan abbaheyga macan wllahey aan adunka ugu jecelahay Asxpy igu soo docey hooyadey macan way iga xanunsan thy Ilahey ha icaafiyo 🤲🏻🤲🏻 Hadane garapkeeda waa ka maqanhy 😭😭😭
Wax runa ayad ka hadashey wlhy aniga kiki muda dheer ayan ka so maqanhy familkeyga somalia ayana joog waliba caasimada muqdisho hadana kaligey aya meel jooga xaalado jira awogeed ilahayow hooyo macaan iyo aabo macane iyo walalhey mar kale ila kulan sii🤲😢
Woow gabadha kali aha ee barnaamijyadeeda aanay ahayn kuwa ciyaar ah oon faaido ku jirin waa kiki wax badan kaa faainay kikideena horay usoco qalpi ilaahay hanoo kaa ilaaliyo❤❤
Maasha Allaah runta ayaa ka hadashay. Qurba ninkii yimid ayaa dareemi kara nolashii macaaneed ee wadankeena oo aan la dareemeynin markii wadanka la joogo!. Ilaahoo wadankeena noo deji. Aamiin.
Dadal wlshay macaneey ha niyad jabin hore u soco alle hakula qabto dadalkaga iyo wax qabadka walidka u dadalayso dhib malahan waa laga baxaa malmihi wacnaa way soo socdan ha niyad jabin hana rajo dhigin
Habo kiki ama kowsar ha naga Ooh siin waxan waa aduun wana lagabaxaa (Qof aan nibo soo arag ma dheefsado) waxa jira dad ay walidood Alle waxa siiyey laakiin mayaqaanan giimaha nolasha marka waxa ka fiican qofka barta nalasha markaa Waxa uuda reemaa, qiimah ,watiga, lacagta ,saxiibka, nolasha macaankeeda ha dhibsan Kalinimada, inshalla waa ka bexee adoo farax san 😊❤
Runtii uma maleenayn in aad dhaafdiid saliqa nabiqa muhamad scw😢😊
صل الله عليه وسلم
Sallaahu caleyhi wasalim ❤
Scw scw scw❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
Scw
Uma maleynmaaayo indhahan sidan uqurux badan io gacmahan iney dhafayan saliva nebiga scw
Sallaahu caleyhi wasalim ❤
Salalhu calhi wasalm
Salalahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Scw
Qoftan talented waye barnamijo cusub aye la timada mar walba halagu tagero sxbyal guleso abyo🙏💚
Kii Kii ha cajisin noon Soo badi qisoyinka ama riwaayadaha waxaa thy qof talented ah hambalyo our Queen waxaa Ii muqdo inaa heer wanagsan gaareyso hambalyo Ina ader
Hadalka ay kiki dhahday "ha raja dhigin hooYo adiga dartaa ayaa uma qanhy"😢❤
Illahey wadanka ha ino hagaajiyo sida qurbaha looga maarmo🇸🇴😢❤😢😢😢
@@muna_____somali
Aamiin ilooh noo toosi dalkeena
🤲🤲🤲
Abayo wllahi 200k uma qalantid wayo waxathy gabar dadaleysa but waxaa kurajeynaa 1m love you kiki ❤❤🎉
@@FaisoCabdi-ve4wt haa wllhy
Lkn mar uun inaa arlo waa rajeynaa kiki oo 1m udabaal dageyso
Wad iga oysiisay kikiyeey😭😭😭
Sorry wll
WAABA SOO GASHE AAN KU SALINO XPP KEENA MAHAMETH❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Kiki diamond ta cas ee team 27❤❤
Gabadhaan saameyn badan ayey ku yeelatay Teamka.
Iyadoo in yar joogta
Alla cawada murug baad nooshiday kiki 😢😢
Walhi hadlka qalbiga iga tabtay ha rajo dhigina hooyo adi dartad umaqanahy❤😢
Kikiiiiiii. !!!!!! . You tach my feeling I’m in Canada now, far away from my mother, and I cried. And you say, "Get up, get up." And you broke my feelings. 😭😭😭😭😭😭😭
Kikiy cawa murga no shiday keep going hppti ❤
Wlhi waa xalad jirta ilahay anago cafimad qabna ha isku keen celsho familygena😢❤🎉
Gabdhan waa taalantet wlhi guleyzo sister
Abaayo noo soo badi filimka plz i love you❤ abaayo
Kikii mcnyyyyyyyy please now soobadi markasto qalbi😢❤
plzzz waa maskiin wllhi Kiki 1m dag dag ku gaar siiiya Ilaa Hey Dar Tiiis😭😭😭🙏😭😭🙏😭😭🙏🙋♀️
Kiki love you 😍
😢😢
Runtii waxaad suureysay nolosha dhabta ah ee dareemaan qof kastoo waalidkiis iyo walaalihiis aa la joogin😢😢😢
Haa wllhi ani hada ku suganahay xaaladas😢
@@AyaanAbdirahman-j9o anigaba sidaa oo kale
Wxn kuu rajeynaa waalidka maalin in aad hab siin doontid ado faraxsan insha allah
Riyadaasna wey kuu rumoomi doonta inta aad nooshahay
@@abdirisaqabdullahi-v2x insha allah 🙏
Qofka aysan unooleen kwrn maka sii darnoo😢
@@daauudmatan1117 aad wllhi illhy ha u naxariisto waalidka inti dhimatay
Kusali nabiga maxamed scw ❤
Abaayo hooyo adna wad uxisda sow maha❤❤❤❤
Kiki xppti 😊 codkaaga ayaa uxiisnay iyo routine kaaga❤
I wish in malin uun familkyga dib ula midoobo sanado bdn kdib wa u hiloby wana uxiisay😢😢xita ma ogi waqtiga macqulka ah een hooyo mcn la kulmi doono😢😢😢isoo duceeya😢
iLhaYy haNna tUSsso adiyO familka oo baShaLayya sistEr wlhI wa ilmeye aniPa sOKlE hooyO maNn araG mudO dhEeer 😭👸🏽💐
Kiki qofki TH-cam logu talagalay thy waxyabaha so gudbinesid is the best wlhi masha alah 💋🤍
Wlhi saan ugu xiisay familykeyga wadn qurb kali ku ahay cid ifahmeyso maleh waan iska af gabanahy waxan u xiisay hooyo salaada utuus hooyo cun hooyo waa miyaa xanun santhy hooyo erayadadii quruxda badnaa argtida wajigaaga ala subaxaan sobaxay xasuus gaar iileh hooyo miss you 😔 😢
Walahi waku wataa kiki filmadan no so badi❤😮
Caawa murug murug baad nooshiday lkn waxaan ku leeyahay geesinimo iska yeel oo jileec iska dhaaf dheh qofta wallale
Abyo marmarka qaar wey wanaagsanthy in kalinimada lisbaro inkastoo waalid keena aan kamaarmi karin oona tabeyno markasta 😮😊keep going abyo
Wllhi waan ilmeeyay 😢😢😢
kikiye wlh hadaladada wexey nagurebayan xasus walid kainlagafoganini sida ano kale😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Caawa kiki murug baa noo daartay my sister lkn waa nolosha haysata qof walba oo waalidkii iyo walaalihii lajoogin waxa thy gabar telanti leh nolow abyo mcn😥😥💗💗❤💋❤
Wllhi kiki waa iga ooysisay wan uxiisay hooyadey macan abbaheyga macan wllahey aan adunka ugu jecelahay
Asxpy igu soo docey hooyadey macan way iga xanunsan thy Ilahey ha icaafiyo 🤲🏻🤲🏻
Hadane garapkeeda waa ka maqanhy 😭😭😭
Allaha caafiyo Hooyo cafimaad dag dag ah I.a intee martena danbi dhaaf Allha uga dhigo 🤲🏻
Allah hacafiyo hooyo mcn
Kiki wa iga ohisey wxa is odhan jirey qurbaha aad ❤😭😭😭🥺
Wax runa ayad ka hadashey wlhy aniga kiki muda dheer ayan ka so maqanhy familkeyga somalia ayana joog waliba caasimada muqdisho hadana kaligey aya meel jooga xaalado jira awogeed ilahayow hooyo macaan iyo aabo macane iyo walalhey mar kale ila kulan sii🤲😢
Amiin wll.
@@muna603-p4v
Aamiin walaal
Sido kle wey jiraan dad kula mida oo aan aniga kamid ahey
Halkeee joogta apayo gacalo
😥🤲🤲🤲
Woow gabadha kali aha ee barnaamijyadeeda aanay ahayn kuwa ciyaar ah oon faaido ku jirin waa kiki wax badan kaa faainay kikideena horay usoco qalpi ilaahay hanoo kaa ilaaliyo❤❤
Wllhi kiki 200k uuma qalantooh 2m bay uu qalanatah wayooh talan tigeedah wan kuu hayastah abyooh horu mar wacan hadan awodoh wan kuu gar siin laha 2m😢
Kiki murug nooo daartay keep going abayoh❤😢
Wllhi kiki waa iga ooysisay wn uxiisay hooyadey mcn abbaheyg iyo wllahey aan adunka ugu jecelahay keep going kiki ♥
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd❤❤❤
Kiki Walahi waagabar qalbi waan jeclehay inaa lkulmo 😢
Marki aad eegto wax yaabo badan bey ka hadli
Keep going siz kiki i a ❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waa la kulmi doontaa xppti
Hpptih I.a waad la kulmeysaa Familkaada. Ala kuu sahlo muraadki aad uga soo fogaatey familkaada ❤😢
Maasha Allaah runta ayaa ka hadashay. Qurba ninkii yimid ayaa dareemi kara nolashii macaaneed ee wadankeena oo aan la dareemeynin markii wadanka la joogo!. Ilaahoo wadankeena noo deji. Aamiin.
Run ahatij wll qali wa xaqiiq lakin wll samir iyo dulqad yelo walaga baxyaa😢😢😢😢😢
Fiicnaan la heed inaan hooyaday noolaan laheed hooyo mcn illaahay ha kuu naxariisto 😭😭😭😭🥹
Ilahy ha unaxaristo Abyo 😢
@@Najmainamaxamed aamiin Aamiin wallo
Sorry abaayo 😢😢
Allh hawnaxariisto abyo😥🤲🤲
Allaha unaxaristo 😢
kiki mxaa nagu sameynoosaa😭❤❤
Wlh manta ana u horeye🎉😂
Kiki wll marka salaamo naqsanaysid salaada garabka kor ha u qaadin dhinaca bidix iyo midig uun eeg ❤ keep going you are creative❤
Inaad noosoo duubtid fedyawgan ayay aheed ma rhore kiki inta aan qurbha tagin
Ana u horeyo caawa🎉
Kiki ayamahan filim short waku fadhisa keep going🎉🎉🎉🎉❤
Dadal wlshay macaneey ha niyad jabin hore u soco alle hakula qabto dadalkaga iyo wax qabadka walidka u dadalayso dhib malahan waa laga baxaa malmihi wacnaa way soo socdan ha niyad jabin hana rajo dhigin
Balaan waye in aan wadankeyga ka tago aan ku dhiinto kiiki keep going you're talented 👏
Walaahi cawadha waan qiiroo.dhay😢😢😢
😢😢😢😢😢 wa wax jira weey sorry samirka badi walasheey
Sorry kiki abyo wanqiroday😢😢
Waa xanuun runti 1⃣ day dib wa u kulmi doontaan I.a sis😭
Wlhi inantan yari waa talanted ❤❤
MUQALKA CALOL XUMO U EGYHY ANI DAWAN CALOL XUMO DAREMOYA WALIBA WALID KEY LA NOOL MA AQAN SABABTA 😥😥
Ax ax ax ax sorry kiki hn walhi waa Runtaa waan ka wumahay 😢😢
Kiki warkada waa xaqiiq ❤😊
Kiki qalbiyadena ilali 😢😢
Talent girls mss kiki 🎉🎉
Sidan hada daremayo cidlo murugo😢 Wan idin xisay mi family 👪
Abayo kiki Allah ku xafido hooyo mcn waa lagamaranan Allah ku xadiyo Abayo
Sorry abayo kiki❤❤❤❤❤❤❤
Keep going kiki❤️❤️
Kiki codkeeda cawa
Wa sax kilinimada waa nolol aad uadag dadka ku nool ayaa sifican ugarana marka ilaaheey hanaga bixiyo😢😢
Lkn ogow kalinimada ad adeeg kaqaade sida loo noolaado barane😂😂
walibo marka gabar tahay oo wadan dan kaliged kunol oo laqabin ayada un iyo illahaygeda😢 cidlo waxa kasi daran intan shaqada kuma qantahay supermatket lagahor xiro oo waxa cunto waydo 😢😂😂😂 lakn qof adag noqone
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa)
Kiki you smile is the best
M.a kiki keep forward wa dadalaysa waxyapa cusub samaynaysa youtubeka ku bahna yqeyy😊❤🎉
Walashey kiki😢😢😢😢
Ku sali nabi maxamed scw ❤
you’re so talented ma sha allah
Wllhi waa runtaaa_abyo iska samir 😢😢and keep hoing
Waa ku salaamay
Habo kiki ama kowsar ha naga
Ooh siin waxan waa aduun wana lagabaxaa
(Qof aan nibo soo arag ma dheefsado) waxa jira dad ay walidood Alle waxa siiyey laakiin mayaqaanan giimaha nolasha marka waxa ka fiican qofka barta nalasha markaa
Waxa uuda reemaa, qiimah ,watiga, lacagta ,saxiibka, nolasha macaankeeda ha dhibsan
Kalinimada, inshalla waa ka bexee adoo farax san 😊❤
War waxan jilin wye ee iyada maha
Kiki please film dariska noo soo sameeey abaayo ❤
Team kiki afcad maxaan kaa soo salamaya Gawolga wagiyii barii ee Kenya.
Waan ku faraxsanahay inaan noqdo Qofka ugu horeeyau❤
Ilahay. Baaka baryaya in qof walba wuxu jcl yahay ino alle dudadiyo amiin yaa Allah 😢😢😢
Ayyyyy walhi waiga murjizay
Naa kiki waad iga oysiisay😢
Marka dhaheesid walaalaheyga dharka so gato iga xiran jireen
Same wllhi😥😥😥
Barnamijyo qurux badan soo samey bulshada dhexgal saad hadafkaga u gaarto
Walhi calosha eey ıga hurise😢😢
Noso badi wll filmka nocan kala masha Allah adigu naa hore usco wll❤🎉
Sorry Abayo mcn 😭😭😭😭
Anigaa ugu horeeyo caawa kep going sister
Samir waad dhafii dontaa
kiki wali qacan ban kutagay abaayo
Horay usoco waa gaareesaa meeshaa rabto abyo😊
Kiki afcad keep going insha llah 300k
Nosoo badi abyo❤❤❤❤❤
Kiki. I love you❤❤❤
Sorry qalbiy 😢😢😢
😢inta ilmeesay 😢😢😢😢