Hhhhh ma kaa dhab baa mise waad is yeelyeelaysaa dowlada soow dimoqraadiyad dastuur ka dhaqanta maahan ayadaa raali ka ah ,car waa kaase ha joojiso qaawanaanta .
Macsida in laga hadlo oo la radiyo waa wax wanaagsan lkn inaa soo bandhigtid adigoo radinaya msxay macno ahoo samaynaysaa weliba clippba clipkuu ka xunyahay oo ka anshax xunyahay aad soo bandigtid
shareecada islaamka ma,ogola gaalada in loola dabaal dago waayo taarikhda islaamka waa 1446 hijtiyada nabigeena scw laga joga nabi ciise cs 2025 laga joga xita nabi ciise cs isla asiga hadi u so boxo waxaa u ilaahy s,w faray inuu umada nabi muxamed scw ka mid noqdo ❤ ))) jaahil waxaa ah qofkii alle iyo rasuulkisa garan waayo allh nagama dhihe
Shantasyoow afkaada miyuuna xishooneyn Naag taanu waa u bareerty waxay sameyneyso dadkuna waa ujeedaan Adigu maxaad u sharaxeysaa Af adkidaa waxaani waa munkar dheh ilaahey ka baqa dheh intaasaad ka adagtahay Mida kale dadka soomaaliyeed kuwa gaalnimada sheektay ma adigaa muslim ka dhigi kara Sorted Nayroobi ku qabanayeen xaflada kiristanka
WAXA IGU SO DHACEY HADA KA HOR AN KU ARKEY WADAN YURUB KA MIDA 3 GABDHOOD O SOMALI AH O XIJABAN O BORSOYINKA KU WATEY QAMRIGA QATARTA IYO KONDOBYO 😂😂😂😂😂😂
Viva❤sheekh shantay ruunta uusheeg somalida waasheey
Sheekh Shantaay waa in laguu magacaaba taliyaha ladagaalanka anshax xumada. Goboolka Banaadir waa in laxariirta Doowlada Somalia 🇸🇴
Hhhhh ma kaa dhab baa mise waad is yeelyeelaysaa dowlada soow dimoqraadiyad dastuur ka dhaqanta maahan ayadaa raali ka ah ,car waa kaase ha joojiso qaawanaanta .
Allaha nasoo wada hadeeyo🤲🏼
Subxaanallaah, walaahi waa habar duq ah Allaah hasoo hanuuniyo
Sheikh Shantaay Allah haku xafido.
Masha allah xaqa cade sheekh salaad maxamuud shantaay
جزاك الله خيرا
Shiiq shantaay waa turnaah Shiiq guuleyso adduun iyo aakhiro xaqqa sheek
Mansha Allah sheikh Ajar Allaha ka siiyo xumanta aad ogu digeysid umada Islam ka ah
Masha Allah ilahey ha ku xafido walalkey
Ilahay hasoo hadeeyo waa islaan wayn ilahayow qadumo xun hanagu dilin.
Allaha Soo hanuuniyo Ameen yarabi 🤲😭
Subhanallah may Allah guide Somalia 🇸🇴 pole
Allaha soo hadeeyo
WAXAAD KA XUNTAHEY FEYSTADA
Sh shatay hasoo bandhigin please lk afka kasheeg hadii kale macsida aad qeeb kafafineysa adigon ogeen subxanalah
I tusi i taabsiina soow ma jirto .
Maanshallah well done sheekh shantaay.
Subxanalah waa habar u mada fasahadineyso aaway culumadii xumanta reebijirtay macarada alaah ayan sugeyna magaladena xamar in aay ku dhacto
Fartuun birimo anigo yar ayn maqli jry heesaheeyda ilaa hda ma hees ayay ku jrtaa subxanalaah alle haso hanuuniyo geeridu meel ma jrto
Macsida in laga hadlo oo la radiyo waa wax wanaagsan lkn inaa soo bandhigtid adigoo radinaya msxay macno ahoo samaynaysaa weliba clippba clipkuu ka xunyahay oo ka anshax xunyahay aad soo bandigtid
subhanallah sheekh jasakhaallahu kher waa run
Fananadii lul jeylaani waa dhimatay maraykan adun waakas 😢😢😢😢
walaahi sheekha waa runtiis
ilaahay ha soo hanuuniyo yaarabii
Ilahay ha u naxariisto mamada danbi dhaaf ilahay u waydinayna Waa horay ugu danbaysay fanka qayr ayaan u rajeynayna
Asgaaba faafinaya natusay nahorkenay
Inna lilaahi wa inna ileyhi raqucuun ☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿
Waa..Runtaa..Sheekh
"إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى اذا لم تستحي فاصنع ماشئت."
Dadkaan habqanka ah aawey dadkii dhaley ama diyadooda lahaa ,war isku xishooda oo wax isku fala ,ka daaya magaalada xumaanta mise ngo baad tihiin ,fanaaniin waan arki jirey kuwa geeraara gabya laakiin tan oo kale ii dhiman aawey mukhtaar rooboow iyo amiir mey wax ka qabtaan waa howshoodee mise xerada xalane ayaa laga baqayaaaaa.....
MAXAAD U JAFEYNEYSA CURYANTA
ALLAH hasohanuniyo
Shiiq shantaay markaan runa sheegtay waana kuugu raac sanahay😂😂
Allow. Shartoda. Naga. Qabo
Maash allh Thank you keep going ❤❤❤❤sheekh
Fanka aduunka oo dhan baa leh look at Saudi arabia
Subxaanalaah😮😢
😢😢😢😢😢😢😢Subxanallah
Subxanalaah habartaa allaha hadeeyo😢😢😢😢
Habartii shaydhaanta ahayd Acuudu Billaah
Qawaar caato soolagma wado jir waayabe tan 😮
Qurukoodhan buufe shiiqow
Wlh cafimaad ka dadku wa siraa ar Bina aadamaa maxaan caaqi nhy allow xaqa na tus khaatimada na kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢🎉
Sheekh shantaay jazakallah khayr eedo banaanka haloo soo saaro wixii fisiq wada
Salalahu Caleyhi wasalam
Subxaana laah😢😢😢
Illahayow umadan. Soo. Hadee
Shantayow adiga hadambaabin cayda jooji hana soo bandhigin niigoyinka ee u duceey dadka Somaliyeed oo dhunsanoo dhan Allaha soo hadeeyo anaga oodhan
MashAllaah Sh Shantaay Munkurka halareebo inshallah Subxaanka Good job❤️🩹🤍🇸🇴🩷👍😍
WADAMADA GALADA INAAD TIMATID WAD JECLAN LAHEYD
Love ✨️💙🇸🇴🇸🇴💙✨️🧕🏻😭😭😭😭😭😭
FANANADA HADEY QAWAAR TAHEY ADNA QAIN BISIQIISU CADADEY AYAAD TAHEY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Thank you
Maxa usii faafineysaa qeyr kahadal isleedhaay lkn dambi kaaso gaarayo wall ado so bandhigin
Subxallah bisinka 😢😢😢😢😢😢
Asc shiikh Shantaay maasha allaah waaba yaabanaa inaad arkin habartaan sheydamada ah ee 3ayeeyo dhaaftay ayaan mooday shiikh allaha ku xafido
SheeqShantaay baarakallaah xaqa ku adin
Subxanalaha .
ADIGA MA AHEYNO KI DHAHAYEY QUEEN QAWAN WAX FIICAN AYEY SAMEYSA😂😂😂😂😂😂😂
Shiiq jizaaka Allah
masha allah wanadada lakin muqalka haso daynin sabab anigo arkin adiga i tustay walal wani lakin fafinta joji jazakallah
Caydu waa maxay ?😮
Walhi warunta shekh shantay habartan ano jirin baay hesaysay waa habr qabto umada fidmaynayso
Haa walahi warun taas ilahey hasoohanuuniyo
Maxaa noo tusee xumaanteeda iyo ruxasho
Asc
Subxaanalaah
Shantaay caydeeda yaa kuu baneeyey maxaad se udaawatay
Waa Habar "Qawaar" ah Eraygaas waa iga gadmay
WAXAAD KU JIRTA KUWA KU QARABTA DIINTA ISLAMKA O CAYA DUMARKA
DUMARKA AD DHASHEY KULA KULA DHASHEY AYAGA WANI😂😂😂😂😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢😢
kuwii horena firxaiya fiska ka dhex muuqtay kuwana fartuun birimo sidan isu dhama walidiintii umadan dhashay iyo ragoodiw ragoodow dayuus ha noqinina dumarkan wayo haday idin maqlay gadbdhiina ka cesha walahay wa fidna sharaf daroo badaa dua,araka qawan wa la waninka taa sii daran wa waxan isku niikinaya
Waxaan aniga warba kama hayn Shiikhow Adileeba itusey
Adiga maxaa gabdhaha ku dabadhigay
Lkn qofka sidan maa lagu nastexeya ilaheyow gefkena iyo geeridena ha kulminin sheikh sida wax kabadel wacdiga dadka ha fogeynin
SHEEKH SHANTAAY ADUUNKA DHAN BAA LA FEESTEEYA SANADKA CUSUB MARKA JOOJI REER MIYINIMO
shareecada islaamka ma,ogola gaalada in loola dabaal dago waayo taarikhda islaamka waa 1446 hijtiyada nabigeena scw laga joga nabi ciise cs 2025 laga joga xita nabi ciise cs isla asiga hadi u so boxo waxaa u ilaahy s,w faray inuu umada nabi muxamed scw ka mid noqdo
❤ ))) jaahil waxaa ah qofkii alle iyo rasuulkisa garan waayo allh nagama dhihe
aduun oo dhan wax ladhoho majiraan Lk Muslim iyo gaal ayaa Jira ee ciid goolo u dabal dageyso oo shirki ah hatagerin please gabarey
@nuryousuf5147 m.a wll adiga iyo ehelkaga janno allh inku bishaareyo fahankana allh ku kordhiyo shirkiga in lala dabaldago gaalada iwl,
ADIGA MA ILAHEEY AH SIDE DAD MUSLINA U CEYN KARTA JAFEYN KARTA AFLAGADO WA LAGU NAAR TAGA
Shantasyoow afkaada miyuuna xishooneyn
Naag taanu waa u bareerty waxay sameyneyso dadkuna waa ujeedaan
Adigu maxaad u sharaxeysaa
Af adkidaa waxaani waa munkar dheh ilaahey ka baqa dheh intaasaad ka adagtahay
Mida kale dadka soomaaliyeed kuwa gaalnimada sheektay ma adigaa muslim ka dhigi kara
Sorted Nayroobi ku qabanayeen xaflada kiristanka
DANYERKA DABADIISA MA ARKO TAN KALE AYU U JEDA WAR ISTAQFURULEYSO WAAD KA DENBI BADAN TAHEY
AMAAD ADIGA DADKA CEYNAYO JAHANAMA GASHA AFKAGA WAXA KA SOCDA😂😂😂😂😂
Shan daqiiqo ayuu hadlayey. Hordhac luu muu ahaa 😂
INU DADKA CAYO AYU FIYUUS KU RADINA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
WAR DIIN WAX KAMA TAQANID DIINTA MUSLINKANA MA DHIGEYSO INAAD JAFEYSO CEYSO DAD MUSLINA
Sheekhow musiibada. Laga bixi waayey naagahan weeye
❤❤❤❤❤
ADIGA DENBI WEYN AYA KUGU SOCDA INAAD QOF BINI ADMIYA CEYSID
YAKA DENBI BADAN CAAY MACSI FISQI BEEN ADA ABAHOODA
Maxaa kaa galey
Sheeq jazaaka laahu kheyrN wax aad ka Hadassah wax sax waainà laga Hadlaa dhiman oo yutubreey ah Ayaan jiro Maka hadlaan sidaan wey ku raaxeystaan waxed dhaleeceeyaan culimada meel ay isugu yimaadeen oo dhahay maxey isku imaanayaan oo katiifada loo fidiyey loo sharafay lacagta meesha lagu diyariyey Dada dhibateesan maa la siiyo dheheen iimaan daciif fadeexadaan maxa loo dhaleeceyo waayey?
Wa islan weyn oo nikineysa lakin wa daqan kina sow maha reer xamar wad iska nikisan ee tani curyan ka aya ka waley wa wali sidan.
Why are you spreading her faults what sort of sheik are you?
Sheekho. Wax wanagsan iyo howl. Adag ayaad heysaa lkn muqaalkii xumaa ayaad soo dhigeysaa. Mana fiicna adoon ogeyn ayd denbigii sii faafine
ADIGAAN AYA DENBI KU JIRA O LOGU CADABA INAAD MALIN KASTO COWRO DUMAR
WAXA IGU SO DHACEY HADA KA HOR AN KU ARKEY WADAN YURUB KA MIDA 3 GABDHOOD O SOMALI AH O XIJABAN O BORSOYINKA KU WATEY QAMRIGA QATARTA IYO KONDOBYO 😂😂😂😂😂😂
Shekhu hub ayuu haystaaye muu koox samaysto la dagaalanta xumaanta
😂😂😂😂😂😂 qawaar😂😂😂
SHEEKH SHANTAAY ADUUNKA DHAN BAA LA FEESTEEYA SANADKA CUSUB MARKA JOOJI REER MIYINIMO HA KAA RAXEYSTAAN DHALINYARANIMADA KU JIRAAN
Dhiig islaamka
Qabuuro fagoo
Badii baala qaatey
Qabiil qabiil bA la isu leenayaa
Ciidankiibaa la laayey
Waxfiican m sameenayaan laakiin kahadla dhibtaan soomaali saameeys
Sheikh booto 😂
Nagahan shekhow wax celiya maleh diin Walid dhaqan boqol Sano san yihin fananiin bay leyihin
Maxaa kutusey hadaad wadaad tahay duf alkubed maxaa dadeeda ku berey maadaa dhalay oo adigu idho dheeridaa
AYADA IYO ALAH BEY XISAABTA KA DHAXEYSA,SOMALINA WEY SHEEGTAN MUSLINIMO.MADAX WAX BOOBEYSA,QARAX, DIL. WADANKI OO GUBANAYA.,DOWLAD DARYEL CAFIMAD,WAXBARASHO BIXISA MA LEH DENBIYADA AYAA KA WEYN, DUNUBTA WAAWEYN KA HADAL,
War adiga miyaadan aqoon sida loo ridiyo baadilka adigoon dadka ku xadbudbin oo caynin sidee nasteexo lagaaga qaadanayaa waad caytamaysaaye
Why is it your business? Are you Allah to judge
Kkkkkkkk kkkkkkk