Magaalada 100 albaab leh waa al uqsur ( الأقصر ) oo ah caasimaddii hore ee masar waxaana loogu bixiyay waxaa ku yaala qasriyo badan iyo meelaha lagu cibaadaysto.
jeceelka waxaa laga dreema waxa waye ee kuu cadaynaysa in jeceel ku haayi amse aad qof jeceshy waxa waye laabraxawda amse sida loo yaqaan galan gaalista halkaas oo aad ka dreemaysid mar walbaba inay ku xanuny markad qifjaagi lahadlysid amse ad aragtid like saar iltii ka heshy )?
Ninkaas waaa runtii , 80% qofku aragtida Indhaha ayaa hogaamiya Indhuhu wax ey arkeen arkeed maskaxda eyey ugudbiyaan , maskaxduna way ka fikirtaa jawaabna way ka diyarisaa Kadib ayey Qalbiga ugudbisaa haddi ay jaceyl u go aamiso.
Meeshaan Reer Muqdisho Maah Waa islii Soomali oodhanaa isugutaktay Reer Muqdisho Ma Waxaad utaqaan Somalia oodhan mise soomaali dhan Muqdisho waa magaalo Kutaal Koonfurta Somalia Ee Title ka soosax
Magaalada 100 albaab leh waa
al uqsur ( الأقصر ) oo ah caasimaddii hore ee masar waxaana loogu bixiyay waxaa ku yaala qasriyo badan iyo meelaha lagu cibaadaysto.
Dadweynaha waxey u badanyihin Somali Kenyan afsomaliga sifiican Uma garanayan
Libaaxa dhidiga ah waa Gool
Maroodiga kiisa dhegaha waxa af soomali lagu yiraahdaa qalanjo
Kaasi wa faraska
@@lostgang1701 faraska kiisa dhedig waa geenyo sxp
Qalanjadhi hablaha iyo waxa tahay qorax sobexeyso miyaaaaa hhhh
Qalanjo maaha waa Laqan.
Waad saxan tahay qalanjaa la yidhaahdaa.
00:28
oo yaa xisaabiyay
Wllhy waa fariid yar 😂😂 Yaa xisaabiyey
Wlhi farid ahyd
Aamiin Aamiin Aamiin
Halkani waa Nairobi ee mxaad uledahay waa muqdisho beeta kadaa dadka bro jamka,wwayee
Jacaylku wuxuu ka yimaadaa maskaxda wuxuuna isku muujiyaa qalbiga.
Magalada boqolka albabaleh waa magalakaste
boqol albaba wayledahay
what's the ladys name? beautifull!!!
war meshan waaa isilii gaar ahan jaamka
Meeshaan islii nayroobi weeye
Magaalada boqolka Albaab leh waxay ku taal dalka Masar
jeceelka waxaa laga dreema waxa waye ee kuu cadaynaysa in jeceel ku haayi amse aad qof jeceshy waxa waye laabraxawda amse sida loo yaqaan galan gaalista halkaas oo aad ka dreemaysid mar walbaba inay ku xanuny markad qifjaagi lahadlysid amse ad aragtid like saar iltii ka heshy )?
Good job sister
Ninkaas waaa runtii , 80% qofku aragtida Indhaha ayaa hogaamiya
Indhuhu wax ey arkeen arkeed maskaxda eyey ugudbiyaan , maskaxduna way ka fikirtaa jawaabna way ka diyarisaa Kadib ayey Qalbiga ugudbisaa haddi ay jaceyl u go aamiso.
Midabbada Fardaha
ASHKIR : waa Farsaka cas oo aan midab kale ku dhexjirin , timihiisuna cas yihiin
XAMAR : waa faraska cas balse ay timihiisu madow yihiin waana laba nooc (mid bunni xiga iyo mid casaan xiga)
BULLAALE : waa faraska cad laakiin caddaankiisa uu ku jiro dambari , timihiisa iyo minjihiisuna madow yihiin
QAAJE : waa faras caddaan khaalisa ah oo aan midabbo kale ku dhexjirin
CAYNAB : waa faras madow dhuxuli ah oo aanuu midabkale ku dhexjirin
BOOD : waa faraska cad oo caddaankiisu cawlaan xigo
BAROOR : waa faras aan hal midab lahayn ee midabbo badanoo isku jira leh (afar midable)
Noocyada Fardaha
Fardaha kooda Lab waa : FARAS ama SENGE
Dheddigana : GEENYO
Ubadkana : DARMAAN lab & dheddigba
Dhasha fardaha aan ababin : BOGCAD
Faraska la dhufaanay : SENGE
Faraska aadka u dheereeya : BAXDOW
Faraska orodka yar : MAGAAN
______________________
Cida fardaha waxaa la dhahaa : DANAN
Boqolka faras waxaa laysku dhahaa : WEGEN
Geenyo wa faraska dhedig maroodiga dhedigna qalanjo
Maroodiga dhediga ah waa. Qalami
wcs
Meeshaan Reer Muqdisho Maah Waa islii Soomali oodhanaa isugutaktay Reer Muqdisho Ma Waxaad utaqaan Somalia oodhan mise soomaali dhan Muqdisho waa magaalo Kutaal Koonfurta Somalia Ee Title ka soosax
Asc laac tiifi suaalaha lagaran wayay waad inaad noo shek taa mar ka ukudan beeyso saan uka faaideey sana sida magaa lada boqolka albaa leh leh olagaran waayay
This is not ugandishue this kenya because there are lot of women dressed in miniskirts.
Jacaylku wuxuu ka imaadaa Wadnaha ♥️
Ayaday kayaabsadeen😂😂😂👌
Genyo iyo ashkiro maxeykaloyihin
Waa nayrobi halkan
Waa telefonka galka jacaylka laga darema laysaga shegta niyow lkn waxan miyanay somali ahyn amam somali aqoon
Xamar maaha e iska sax Kenya weeye
Tan iyadaaba ka dhacsan lab iyo dhidig waa afaf qalaad ku lahaa
Magaalada yaa soo ooday ee 100-ka Albaable
Faraska kiisa dhiddiga waxaa la yiraahdaa GEENYO
Isliidan noocwaliba waykunolyihiin xaaranta iyo xalasha ankala garaneyn Balkan kuleh lacag anheley ayanku farxay malintas ayaa igu frxadbadneyd iladawo
Ragu indhaha ayay ka dareeman
Jacaylka waxaa laga dareemaa waa Nafta. Qofka waxa uu ka samaysan yahay waa ruuxda iyo jirka, waxa wax jeclaado ama naco waa nafta ee maahan xumnaha jirka.
Naftee? Waa maskaxda xubinta jismiga ee go'aanka jaceylka kasoo go'o.
Maroodiga kiisa dhadig waa qalanjo
Fardaha kooda dhadig waa geenyo
Jacaylkana waxaa laga dareemaa niyada
Magaalo madaxdii hore ee masar ee aqsar
Geenyo
Faraska dhadig waxa layidhahda geenyo
ASC winwaanka khalad ayaa u qorten muqdisho Maha waa islii laac tv horusocda
Alif waxmaale😂😂😂
Magaalo boqol albaableh waa qalbiga qofka
Maroodiga kiisa dhadig ahna waxa layiraahda qalanjo
Dadkaan afsoomaali waa kuyaryahay
Su aalo xumo mesha ma burcey modaa nacasta
Maroodiga dhidig waa qalanjo ka labna waa Arbe
Xafad isli
Magalada boqol albaab leh waa aqsar اقصر wana dalka masar marodiga kisa dhedig waa qalnjo fardahana waa geenyo
Walaaliyaan ii saara subscribe
Kkkkkk
Faatush
🤣
Dameerta ayankawadaa cunugeedu was qeylka
Faatush waa maxay
Muqdisho kulaha war waa islii 😂😂
Gabadha waraysiga qaadaysa xoogaa iska cabin baa Ku jirta waana wax ka fog qofka dadka warysanaya xogaa akhlaaqda suaalaha ha hagaajiso waa iga talo
Markodiga dhediga ah waxa looyaqan qalanjo
Magaalo boqol albaable waa alaskandariya kolay fikirkaga gaaban
Waa qaahira
Magaalo kasta wa ku yalaaan 100 albaab ah😂
Qofta wariyaha bazh weeyan 😅😂😂😅
Qoftaan ma umul khayrpaa mse wa indhahyga
Nio dadkan soomaliga budh ku barteena
Waxaa laga dareema jacalka ugu horeyn waa miskaxda ama brain sidad utaqanaba
Maroodiga Dhedig waxaa ladhahaa Qalansho
Hhhhh ninka xoolaha dadka kufarxay wuxuurabayna ku
Qabsaday hadana uu kadhigay
Maalintii ugu farxada badnayd
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jacayl Maxay somali ka taqaanaa
Qarax sugayaasha
They hate them self's
Waxa aad tahay qofka keliya oo cuqdad nafsi ka uraayo.
Hhhhh marodi qeyl noqday was warcusub qeyl somarta cunugeedu muu aheyn maroodi was jalanjo fasaska mahubo lakin waxan maleynayaa ashkiro isoosaxa somaliyed walahi waligey afsomali mabaranin somaliya mabo tagin waligey
Naagtu reer burco maha waa
Kkkkkkk ilaheyba igaka horkenin
Hadan isku dayo suasha ah maroodiga dhadigiisa magaceed? Waa goso ama qalanjo ayaa loogu yeeraa fardaha dhadigaana waa baqal
Faraska dhedig waa geenyo
Baqal waxa layidhaa neefka faraska iyo dameerku iska dhalan
Baqasha waxa iska dhala fardaha iyo dameraha mrky isku tagaan
INDHAHA MA WAX BAA LAGA ARKAA?
MISE WAX BAA LAGA DAREEMAA?
Mesha muqdisho maba ahan. Beenta nagala tag. Muqdisho cadey E views ku radsadaan naga xishoda
Hhhhh dharkeynley waaye kulaha ciyal madiino dhib badana
Aar yahe hortaa naga shimpirahaa markay horta reer xamarka arkaan maxay isugu xaraan siilka hooydiin wasee
Hadi jcyl indhaha laga daremayo wax walba aad aragto sow mad jclaten
Se inantani ragana waa aya taabanaysaa dumarkana way ka durkaysaaye see camal weeye haye haye
Meeshan ma ahan muqdisho ee waxaa weeye islii dadka beenta ka daaya
Gaafii kee sirrefadhu
Kenya gorme muqadisho noqotay bal eeg nagta weyn qowhdanta ahi naa isasoosax first Kenya iyo muqadisho kalasobaro
Maxan iska saxna wll oo keya iyo muqdiaho keney jwb
Maroodiga dhadiga ah waa qalanjo.
Magaalo boqol ilbaableh waa janada.
Faraska dhadiga waa gamaan farad.
Gabadha muqdisho mayadaa sheegtayba Nairobi islii ayey dhahday
Jacaylka Guskaa laga dareemaa Qof qurxoon markaa aragto dareemahaaga kacaaya iyo indhaha aad kuarkayso
Waar xishood
Tan baraagta maxay ahyd
Maroodiga dhadig waxa layidhaahdaa qalanjo
asc beenaale meesha waa islii Nayroobi.
hahahahh muqdisho ayaad ku sastay xeywaaaaaaaaaaaaaan fooqal axmaq kakakakakkaka nairobi ma reer muqdisho bes ayaa jooga waaba dadka ugu yar reer muqdisho
Habiiqleyso
Dhilo hoyada wz
Kkkkk nfd somaliland waayo maaho thanks Kkkkk Nuucaas matahay
maroodiga dhadiga ah waxa loo yaqaanaa qalanjo
Willka sadacad sorry ..
Waa mxay dadkan wada niqaaban
Qaali Ahmed miyaanad garanayn gabadhani waa tii riwaadaha lamatali jirtay abdi shugri & igaare magaceeduna waa umalkhayr
Sxb beentaa maad kadeysid dadka waa isliiye muqdisho maahan
Maroodiga tiisa lab waxa la dhaha qalanjo
Bal adigu sheeg magalo daaqad kaliya leh
È
ree muqdisho kulaha hhhhhhhhhhh
Qalajo ayaa ladhahaa maroodiga dhadiga
Qalanjo
QLanjo
Qalanjo
Qalanjo
Qalanjo