Hoo Hadiyad | Qaybta 2-aad - Bisha Ramadaan | Astaan 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 ปีที่แล้ว +14

    Mansha lah tabaraka laah aad ayan ugu xirnahay barnamijkaan ilahow cimri kusii walal ❤magaceyga waa maryan ruun igu so xus meshan insha lah ilaa dhow sano ayan ku xirnahay

  • @QiiQ.43
    @QiiQ.43 ปีที่แล้ว +15

    Allah caafimaad Ha Noogu Dhameeyo 🤲🏻

  • @faadumocabdulaahi8535
    @faadumocabdulaahi8535 ปีที่แล้ว +1

    ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض ปีที่แล้ว +16

    يارب رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير والصحة والعافية انشا الله ❤❤❤❤

    • @RihamCabdulahi
      @RihamCabdulahi ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RihamCabdulahi
      @RihamCabdulahi ปีที่แล้ว

      😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +4

    Walaal yuusuf mahadsanid
    Su allaha diiniga jawaabtooda waxa fiican in AAD siiso hadiyadaha ugu fiican Si dadku u bartaan diintoda 🎉

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah wiilka sheegey halbeega cabirka cufka qofku haduu waxbarto waakaas inkastoo dhalinyaro badan aqoonwaayeen

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka khamiiska madow ee suasha abshir bacadle kajawabay waa mashlallaha ❤❤

  • @abdullahixasan-kl4cg
    @abdullahixasan-kl4cg ปีที่แล้ว +3

    M.a tabarakalaah Waa Barnamij aan ujeclahay inan mar uun kaqayb galo i.a

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE ปีที่แล้ว +33

    8.57 😂
    Suaasha:Waxaaaad sheegtay Hal beega cufka
    Jawabta : Hal beega xuska WAA mooowliid kulahaà 🤣🤣🤣 xarifkaas Suufi waaye Mashallah

    • @mohamedmaanka3229
      @mohamedmaanka3229 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

    • @fatimaadamyusuf288
      @fatimaadamyusuf288 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😄😄😄😄

    • @fatimaadamyusuf288
      @fatimaadamyusuf288 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waanqoslay mowlidka kulaha yaarabi

    • @MOHANHAYBE
      @MOHANHAYBE ปีที่แล้ว

      @@fatimaadamyusuf288 🤣🤣🤣 Bun iyo canbule kaheysaa xarifka

    • @Ismailkhaatumo199
      @Ismailkhaatumo199 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimaadamyusuf288 😂😂😂 sax wye mowliid wye hhh

  • @farhiyomohamed6525
    @farhiyomohamed6525 ปีที่แล้ว +10

    Ramadan mubarak

  • @abdirashiidabdirashiid86-xs7of
    @abdirashiidabdirashiid86-xs7of ปีที่แล้ว +6

    Ramadan mubaarak

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 ปีที่แล้ว +4

    Allah naga dhigo kuwa kafaaiidesta ramadaankaan

  • @aishcuud3081
    @aishcuud3081 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy barnamijka wanjeclahay insha allh malin teda sukana ❤

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 ปีที่แล้ว +8

    Waa wax uu horay u soo bartay maashaa allaah

  • @abdifatahomar518
    @abdifatahomar518 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ♥️

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wll qali masha allha tabarikllha Ramadan mubarak ❤❤❤

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllaah,hadiyadaha aad bixinaysaan waa kuwo qiimo leh

  • @SacadiyaAbdullahi
    @SacadiyaAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    I had to go back just to watch Yusuf islam again 😢 why they didn’t bring him this year he was the best mash Allah

  • @hawahappy7270
    @hawahappy7270 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan nabad hanuga dhameyo Aamin Aamin

  • @ilyasali-mj6kn
    @ilyasali-mj6kn ปีที่แล้ว

    ASC walàalaha mamulka gacanta ku haya hadyadaha qaaliga fadlan hala siiyo su aalaha diiniga

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว +21

    Wiilka u horeeyey 😂😂😂 Abshir bacadle 2003 uu dhashay makulahoo 😅😅😅

  • @mohameddhicis4199
    @mohameddhicis4199 ปีที่แล้ว

    Wallahi bilaabi maceygu waaa. Bal yaa kadharinaayo

  • @farxaanbaaruud2724
    @farxaanbaaruud2724 ปีที่แล้ว +10

    tiradu waa 1+1+8+10
    9+1 = 10
    macnaha 11 marka hal lagaqado halbaa soo hadahay
    halkii marka 9 lagudaro waa 10
    marka labaad marka 9 hal lagaqaado waa 8 marka labada 1aad lagudarana waa 10
    mahadsanidiin

  • @Rahimaali-ir5dc
    @Rahimaali-ir5dc ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllkey Hore usoco

  • @shukulatinapea3488
    @shukulatinapea3488 ปีที่แล้ว +1

    M.a mar uun wan kaqeb qadan donaa insha allah❤

    • @wbwb4630
      @wbwb4630 ปีที่แล้ว

      Soonku 6waa beri kaqeebgal😂

  • @Rahimaali-ir5dc
    @Rahimaali-ir5dc ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim wllkey

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 ปีที่แล้ว +18

    Dadka wax fiican siiya alaabo gurigey uyaalaane

  • @nboss8028
    @nboss8028 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah ❤

  • @saamiyareofficialchannel9130
    @saamiyareofficialchannel9130 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah ramathanki 3 bandawanayaa barnamishkaan

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan Mubarak all brother Muslim ☪️🕋🤲🙏

  • @khadarhassan5493
    @khadarhassan5493 ปีที่แล้ว +13

    Ramadaan mubaarak all muslim ☪️ ❤ ♥ 🙌

  • @luulcarale
    @luulcarale ปีที่แล้ว +8

    Ramadaan mubaarak

  • @moha2053
    @moha2053 ปีที่แล้ว +2

    Baraamijka dumar kuma jiro

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 ปีที่แล้ว +11

    Mawliid kulaha 😂😂😂
    Suasha wa physics wa macan cufka ama dencty

  • @SacadiyaAbdullahi
    @SacadiyaAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน

    We missed you Yusuf 😢

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem dhaman Muslimta

  • @sakiyosiman7278
    @sakiyosiman7278 ปีที่แล้ว +1

    Sayid cali adoo form 4 maa gaftay su ashaas damiiin hoyadaa kuu shegaa

  • @RihamCabdulahi
    @RihamCabdulahi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dheemanluulaofficial8096
    @dheemanluulaofficial8096 ปีที่แล้ว +1

    Su aasha gabadha laqabo xolaha lasosiiyo waa dhibaad😊

  • @hodanhabi8883
    @hodanhabi8883 ปีที่แล้ว +3

    Ramadaan Mubarak axpaapi

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 ปีที่แล้ว +15

    wlhi plhi magaceygu waa______war yaa ku dhaarsadey😂😂😂

  • @maymuunmahamuud4837
    @maymuunmahamuud4837 ปีที่แล้ว +1

    ramadaan kariim wll w naabada imow wll

  • @ifrahabdi7256
    @ifrahabdi7256 ปีที่แล้ว +1

    M.a waa barnamij aad u wacan ficnan lahydaa inaad casimada somliland aad keentan I.a

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarik

  • @salmanur1976
    @salmanur1976 ปีที่แล้ว +16

    Abwaanka 2003 dhashay 😂😂😂😂😂😂

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 ปีที่แล้ว +1

    RAMADAN KARM asxpta

  • @abdi_252
    @abdi_252 ปีที่แล้ว +8

    Suaasha 5 kuxusan waa tan ugu fudud meesha lkn dadku waaku dhibtoodeen 😅😅

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +1

      Inoo faaide wlal hadi ad taaqono ❤️🤣

    • @Shurie2
      @Shurie2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

      ​@@abdikarimismail442 waaba la sheegee ma daawan miyaa kk

    • @vannyguy4187
      @vannyguy4187 ปีที่แล้ว

      ​wa dhibaad😊

    • @kaafiahmat8852
      @kaafiahmat8852 ปีที่แล้ว

      ​@@vannyguy4187 Yabadh Hore Ma U Maqashey

  • @halimamousa78
    @halimamousa78 ปีที่แล้ว

    Cabirka xeebta fasalka 3xaad baa ku qaatay su.aalo easy ah waaye wlhi

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 ปีที่แล้ว

    Yaab! wiilsha macawisaha wata badankood maxeey guska ugu wada dheganyihiin?

  • @ruqiyaguled1263
    @ruqiyaguled1263 ปีที่แล้ว +7

    Waxey Noqonee
    9 hal kaqaad waa 8
    11 hal kaqaad waa 10
    Waxaa Heysaa 2 +8=10

    • @sailorabdi6334
      @sailorabdi6334 ปีที่แล้ว

      mya wa -9-1=10 mid kle ne wa 11-1=10

    • @AnasJojo27
      @AnasJojo27 ปีที่แล้ว

      Saas maahan ee saan wye
      Xi hadii i la tiro waa 10. X= 10 u taaganthy
      Ix hadii i la tiro waa 10

    • @geellesam
      @geellesam ปีที่แล้ว

      yahuuu🤣🤣🤣

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว

    Dhibaad ayaa ladhahaa lambar 5ta

  • @NAJMAAHMETT-yv2bv
    @NAJMAAHMETT-yv2bv ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤🎉

  • @saraabdekareem212
    @saraabdekareem212 ปีที่แล้ว +1

    Su’aasha cufka(density) qalad buu ka sheegay, cufka waxaa lagu cabirraa “KG/M^3) ama (gram per cubic meter”.

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 ปีที่แล้ว

    Wcs Ramadan Mubarak legend

  • @zakixainkir8225
    @zakixainkir8225 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaan yaa yaqaano

  • @nimoali5644
    @nimoali5644 ปีที่แล้ว +2

    19- hadii laga bixiyo 1 ka waa 9, then 11- 1 waa 10

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 ปีที่แล้ว +1

    Mawliid kulaha😁

  • @sahraomar1039
    @sahraomar1039 ปีที่แล้ว +5

    Asc Suasha 6 waa sidan
    911 meel ayeey kuwada yalan tusaale
    911 hadi hal lagaqado 9 ka waa 10
    911 hadi hal laga qaado 11 waa 10

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 ปีที่แล้ว

      Waa sax wllhi masha allah waa caqli badanthy ilahay haku xafido abaayo

  • @abdullahixuseen5878
    @abdullahixuseen5878 ปีที่แล้ว

    9 11. Jawaabta waa 19. 10

  • @prencesscaishosoodaan7063
    @prencesscaishosoodaan7063 ปีที่แล้ว

    Xoolaha la siiyo waa dhibaad

  • @bile-25
    @bile-25 ปีที่แล้ว +8

    xoolaha gabdha la soo siiyo markay reerkooda ku noqoto waxaa la dhahaa guurdoon
    😅🤣

  • @Mrmaake00
    @Mrmaake00 ปีที่แล้ว +1

    Tiro 9 hadii laga qaado 1 waxay noqon naysaa 8 ileen waxa ladhahy hadii laga qaabo lacala haddii ladhaho tiro 9 hadii lagu daro waxay noqon leheed 10

  • @axlaamqaali5693
    @axlaamqaali5693 ปีที่แล้ว +1

    Guurdoon wye taas kulhaa😭😂😂

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 ปีที่แล้ว +2

    Asxpy waxaa idin weydinaya weriyaha mehifdisinyahay su,alaha mel maba firinayo

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 ปีที่แล้ว

    Abshir nuur bacadle
    1946

  • @AbdifatahHassanali-qt9ww
    @AbdifatahHassanali-qt9ww ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh Halbeega Xuska Waa Mawliid Astaqfirullah 😂😂😂😂

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 ปีที่แล้ว +1

    Hayeey lo'a

  • @munamaankachelsea1221
    @munamaankachelsea1221 ปีที่แล้ว +1

    27:09 6 iyo 7 inta udhaxeeysa miya kulahaa bal maxaa udhaxeeyo labadaas tiro!

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijka magaca hoo hadiyad halaga badalo sababto ah qofka hadiyad marka siineso wa waxa adi ama Chanel ka u u garto lkn midaan wa aqoontada kafaideeso sual hadu qofka ka jawaabo le wax la siina marka hoo hadiyad maaqan mesha wax oguso qoreesan rer astaan

  • @kaafisoaweys3215
    @kaafisoaweys3215 ปีที่แล้ว +2

    Waa fcnhy Alx😂😂😂😂

  • @mahamednoorani
    @mahamednoorani ปีที่แล้ว +1

    11 hadji hal laga qaado waa toban

  • @yuusufmaxamuudnuur4417
    @yuusufmaxamuudnuur4417 ปีที่แล้ว

    Wlhi bilahi macaceyga waa qadar abdi maxamud ku yeh yaa dhahy dhaaro bisinkee 😹😹😹😹😹

  • @maganjr-rf6ip
    @maganjr-rf6ip ปีที่แล้ว +2

    Microphone naga haga jiya😮

  • @thakidgt
    @thakidgt ปีที่แล้ว +4

    Yaa lu dhariyay magac lee lagu waydiiyaye😂

  • @SomhealthPodcast
    @SomhealthPodcast ปีที่แล้ว +2

    Gabadha markaey guridooda aado xoolaha la soo siiyo waa dhibaad

  • @Sawda-cabdinasir-yusuf
    @Sawda-cabdinasir-yusuf ปีที่แล้ว

    Inanta marka ay reerkooda tagto xoolaha la soosiiyo waa dhibaad

  • @xaliimayasin8124
    @xaliimayasin8124 ปีที่แล้ว +1

    2003 ayuu dhasty kulahaa😅😅😅😅😅😅😅

  • @luulahmed4547
    @luulahmed4547 ปีที่แล้ว +4

    Yaaaqshiid maxaa udiidey neh ma imantiin🥺😢

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 ปีที่แล้ว +3

      Wey imaanaayaan waaku waajib degmooyinka dhan

    • @boolo6556
      @boolo6556 ปีที่แล้ว +1

      Yaqshid waan u xiisey ❤❤😂

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل ปีที่แล้ว

    su Aasha lixaad 911 waaye sagaalka hadii hal laga qaado toban Ayey noqonee micnaha labada 11meesha yaalo mid haduu boxo midka kale sagaalka Ayuu buuxinaa saas Ayey toban ku noqonee 11 hadii hal laga qaadana waa isla meeshii halaka soo hara sagaalka Ayuu buuxinaa caqli ayey ubaahantahay maasha Allah idhaha 😂🧏🏻‍♂️

  • @zaciimkamedia2419
    @zaciimkamedia2419 ปีที่แล้ว +1

    cufka waxaa kagu cabiraa killogrm

  • @nachoofficial8008
    @nachoofficial8008 ปีที่แล้ว +2

    Masheegaa

  • @ibrahimxuseen-dw7md
    @ibrahimxuseen-dw7md ปีที่แล้ว

    1 milyon is coming soon

  • @sahraomar1039
    @sahraomar1039 ปีที่แล้ว +2

    degmada hodan ayaan ka socdaa

  • @foabrar8254
    @foabrar8254 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad tiraa hadii segaalka hal lagu daro waxay noqonaysaa toban 11 laga jao toban iyadoo 9 iyo 11 ay is dheeryihiin 3

  • @kaafiahmat8852
    @kaafiahmat8852 ปีที่แล้ว +4

    5.Xoolaha Inanta Laso Siiyo Mrkay Gurigooda Tagto 1.Dhibaad 2.Yabadh 7.Hal Beega Cuf Kuna Wa Kg

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 ปีที่แล้ว

    Wiilka madaw funaanada pink wato Galganaa wacdiyoow uu sheegay maanshs Allah waa wiil taariikhda yaqaano

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +1

    Xisaabta 9 hal laga jarey waa 8 11 hal laga jarey 10 jawaabta waa taas

  • @salmaancali
    @salmaancali ปีที่แล้ว +1

    Zxb intee lagu qabtaa,

  • @shaamtechnology
    @shaamtechnology ปีที่แล้ว +3

    7 kg

  • @shaamtechnology
    @shaamtechnology ปีที่แล้ว +2

    Dhibaad baa la dhahaa su aasha 5. 7 waa kg

  • @fadumoahmed6602
    @fadumoahmed6602 ปีที่แล้ว

    Meher ma ahan miyaa

  • @abdi_252
    @abdi_252 ปีที่แล้ว +5

    Sualahas badankod wan jawaabi laha lkn galabkii xafada kama baxo

    • @mariama.noorad
      @mariama.noorad ปีที่แล้ว +1

      Hhhh mcnaha galab wlpo xafadiina mala imaanaa🤣🤣👊

    • @abdi_252
      @abdi_252 ปีที่แล้ว

      @@mariama.noorad maya lkn mogadisho cimrigay aa jogay hal barjaamij xata laga kulmin saa maba so baxe😅

  • @mssqosol
    @mssqosol ปีที่แล้ว +4

    Abwan abshir bacadle wuxu dhashay 2003 dii🤣

  • @muhanadqaalid
    @muhanadqaalid ปีที่แล้ว

    Guur don waye kulaha cunaga yar😂

  • @tienskenya5006
    @tienskenya5006 ปีที่แล้ว

    wlhi billahi magaceyga waa abdiqadar wan so dhaweynaya barnaamijkan 😂😂😂😂😂😂

  • @darulhadyi3644
    @darulhadyi3644 ปีที่แล้ว

    2003 dhasahy kulaahaa😂😂😂

  • @IfrahHussein-fo1bx
    @IfrahHussein-fo1bx ปีที่แล้ว +2

    Cufka mxa ladaha😮

  • @maxamedxuseenaxmed4142
    @maxamedxuseenaxmed4142 ปีที่แล้ว

    5 jwb tedu waa dhibbaad

  • @emrehajji6120
    @emrehajji6120 ปีที่แล้ว +6

    (−9+(−1)=10
    11_1 =10

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 ปีที่แล้ว

    Dhibad aya ladhaha