اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 💚💚💚 صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
asc wll qaali wiil ayaa an wada shekeysane ayaa IGA amuse anu wax Ka samen aniga waa jcelaa waliba said waxa sameye salad istikhara ayaa dukade waa. Jifte kadib waxa arke riyo ah aniga iyo wiilki u isku frxsan wada qosleyna walashisa ayaa Nala jogte ad aye u frxsaned ayadana lkin riyada Arin kale cjb Ku arke u ah gawadha walashisa waxe ishegyse in wiilka naag sixirtay iso firis ado mahadsan wll qaali Allh haku jcelade Hana Ku xifdiyo dhanantena
Masha Allah jazakallah kheyr fasirka riyoyinka cadi kuma tihin Masha Allah ,Allah idin barakeyo
sallahu calyhi wasalm ❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخنا شكرا لك
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 💚💚💚 صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw
Asc, waxaan jeclaystay inaan riyadan ku waydiiyo hadii aad kasoo jawaabi kartid. Waxaan ku riyooday wiil aanu saaxiib ahaan jirnay oo bari hore dhintay oo yimid anoo meel fadhiya isla markaana isiinaya wallet oo igu leh waakan wallet kii kaa lumay. Intaa kabacdi waan kacay waanan ka qaatay waxaanan aaday bus meesha taagan. Isagii lama hadel ee waan isaga tagay. Riyada sheekh kasoo waren haduu ilaahay yidhaa. Waad mahadsan tahay.
Masha allh shukaran wll qali
asc wll qaali wiil ayaa an wada shekeysane ayaa IGA amuse anu wax Ka samen aniga waa jcelaa waliba said waxa sameye salad istikhara ayaa dukade waa. Jifte kadib waxa arke riyo ah aniga iyo wiilki u isku frxsan wada qosleyna walashisa ayaa Nala jogte ad aye u frxsaned ayadana lkin riyada Arin kale cjb Ku arke u ah gawadha walashisa waxe ishegyse in wiilka naag sixirtay iso firis ado mahadsan wll qaali Allh haku jcelade Hana Ku xifdiyo dhanantena
Amiin yarabii😊
scw scw scw scw❤❤❤
Asc wllo jasakulmh ilhy hakuxafido
Sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam sololaahu calayhi wasalam
Amiin yarabi
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw❤❤❤❤😊
ScW❤
Scw scw scw scw
wll waxaan ku riyooday anigoo wiil aan jeclaa oon kala hadhnay oo reerkaagayaga is laynayaan wll dhowr jeer igu soo noqnoqtay maxa laga wadaaa
Scw scw
Wll suala bdn kuwediyay oo an jawab kasugayey wll plz riyoyinka kuwediyay iga sojawab
Scw scwscw Scwscw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Riyada cunista kaluun duban aad umacan maxay noqon kartaa fasirkeda hadad awodo walal ino fasir qayr allah ku siye
Walal riyada Tsunami ama bada so fakanayso kaso hadal jizakalahu qayr
scw scw scw scw scw scw
Wllkey adigoo nin kugu mehersan oo kala careesan inka dhaxeyso oo ku riyooda asigoo fariin ku sodiray oona isala hadala jirin isoo fisir wllkey
❤❤❤❤
Riyada qof ooo dheranya ka sooo waran wll
Asc aqii riyooyinak si ran tafa shaniin lkin aasif
Asc sheikh waxa ishegtaa riyo wax xun lagugu sheegayo adne aad quusatay oo dhulka lafadhiisatay quusasho darted ah asxabtii klena logu bishaareynayo wax ee ku farxaan ilaa aniga mooye😭
Wll waxa weeye ducadada la aqbalay sasan ka maqlay wadada
@@nemoabdullahi609 ilahey run haiga dhigo abaayo
Abyo kheir un niyeyso riya walbana lazim mahan iney rumowdo
Waxaan ku riyody qof aan is jecelyn oo kala hadhny laba jeer marna anagoo gacnta is hysana marna dushaa ka arkey
@@HodanMaxamuud-r8e ano lay qapo ayaan ku riyoday nin aan isjecelayn oo an kala hadhanay 2 jeer
Waxan ku riyoday wiilkan kala hadhnay oo intu yimi isyidhi dil ana aaan kacararayo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Haddii aad ku riyooto xaaskaagii oo aad kala tegteen ama khilaaf idinka dhexeeyo adigoo xidhiidh galmo la samaynaya ka waran bro
Qofka meedka ah oo markle dhimanaya kasoo jawaab
Waxn kuriyody wil isjecelnhy gurkubalany oonagkale latacamulayo isofasir sheikh
Riyada ado xasbunalahu dhahayo maxey noqonkartaa
Idinku riyada markasta ma balayo ku fasirtan markasta oon arko wax laga naxo idinko fasilayan arka
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw