Sualo iyo Jawabo Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh waa culumadii xalaasha aheed. Cilmigu waa fiqhi ee halabarto fighiga. Qofkaan fiqiga aqoon cilmi mayaqqno

  • @jamacisse7669
    @jamacisse7669 6 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير الجزاء سيدي وأستاذي شيخ عبدالقادر شيخ حاشى شيخ علي ( باجورى )
    Ilahey ha noo kaa xafido diintu waa sanad sidii Xabiibka caleehi Salaato wasalaam loogu soo dhiibay ayaa noo soo gaar siisay micigaada allaha nayeelo maalinta qiyaamo ani iyo inta ahlu ii maan ah
    بجاه الحبيب المصطفى عليه افضل الصلاة والسلام

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 5 ปีที่แล้ว

    Nuuraani nuur ilaahay utoobad keen xaaladaada waa adag tahay ilaahay haku hanuuniyo culumada oo lacanad lagu turaa waa kufri guruubkuu doono hakasoo jeedo ilaahay ha nahanuuniro amiin

  • @abdikarimfarah3580
    @abdikarimfarah3580 11 ปีที่แล้ว +2

    Asc...Maashaa Allaah culumaddeena Soomaaliyeed oo Diinta Islaamka aadka u yaqaan Alle ha noo dhowro war dadow inta ay noo nool yihiin cilmigga ha laga dhaxlo illow noo dhowr inta xaqa runta ka sheegeyso wadaadkaan aad baan u jeclahay waligeyna lama kulmin wax kalena maahan waa ahlu diin siday tahay diinta illaahay u siiyey sheekhoow Alle dartii baan kuu jeclahay. caamadii Sooomaaliyeed waa la wareershay waa taas umadda diin xumadda lagu baabi,iyey. asc

  • @shafishukri6905
    @shafishukri6905 11 ปีที่แล้ว +2

    masha allah sheekh ilaahy ajri iyo xasanaat hakaa siiyo

  • @Sudionlygoat
    @Sudionlygoat 12 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah ilaah ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin hakaa siiyo sheekh waa su'aalo loo baahnaaye

    • @nuuraaninuuri8515
      @nuuraaninuuri8515 8 ปีที่แล้ว

      Masaaafada Waa Banaantaha kuye'wataas Diinta Suufiyadaa
      kuye Waligu Waa Maaanic haduu maqan yahay oo miyaan lala xiriiri karin Hadda aniga Waxaa joogaa UK gabartaydana Gaalakcyo Telefonkaygana 24saac waa furan yahay nin ka dhahaaayo Waliga gabartayda waa maa Maanic ayaa yimid diin ka akhrisan mayo

    • @nasrahussein2500
      @nasrahussein2500 8 ปีที่แล้ว

      mashallah

    • @nasrahussein2500
      @nasrahussein2500 8 ปีที่แล้ว

      shiikh alle Hanoo hafido

    • @calisunnicalisunni8328
      @calisunnicalisunni8328 5 ปีที่แล้ว

      @@nuuraaninuuri8515
      Adi yaa diin kaa aqrisanayo sooma tihiin kuwii alle iyo rasuul kubeen abuurtay oo baneysen 3dalaaqo waa 1 jahlixumo caqlixumo faasiqnimo baadilnimo khawaari awalba diin mey aqoonin waana in la iska qabtaa ahlu baadilka ee shekha caalimka ahi iska daa

  • @hanidalnoorshe7788
    @hanidalnoorshe7788 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah allaah haku dhoore shiikho

  • @maankayussuf5979
    @maankayussuf5979 11 ปีที่แล้ว

    maasha allaah sheekunaa sheekh abduqaadir baajuuri allaha noo xafido

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah ❤️❤️❤️

  • @moohamednoor5144
    @moohamednoor5144 5 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله سيدى الشيخ عبدالقادر شيخي

  • @Mfilig
    @Mfilig 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء اللة
    Allaha sheekha barakeeyo. Anagana Allaha nagu anfaco.

  • @yunisosman3013
    @yunisosman3013 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah sh ilaahay dambigaga hadhaafo

  • @shiiqcalishiiq2277
    @shiiqcalishiiq2277 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allh

  • @shaafici-youtubemedia4514
    @shaafici-youtubemedia4514 6 ปีที่แล้ว

    jazaka Allahu qayrn

  • @mohamudr
    @mohamudr 11 ปีที่แล้ว

    aniga la kulmay kibana ka raacan rabo.

  • @khalud1272
    @khalud1272 7 ปีที่แล้ว

    arinta masaafada kuma raacsani

  • @adamadams9656
    @adamadams9656 6 ปีที่แล้ว

    Kani waa suufiyadii masaafada orgi toobalcaara ah

    • @calisunnicalisunni8328
      @calisunnicalisunni8328 5 ปีที่แล้ว

      War culumada ha aflagaadeynin oo alle kaxisho dadka diinta saxda wado oo sanadka leh ha ugafin shekhul caalim sheikhul fiqi sheikh bjuri mshallaha nin udhigmo khwaarij maheystaan ahlu dalaalada

  • @nuuraaninuuri8515
    @nuuraaninuuri8515 8 ปีที่แล้ว +1

    Bal fiiri Malcuun kaan Masaafu banaynayaa kuye waa Xeel Diin.mahayaan suufi uff

    • @muzxin
      @muzxin 6 ปีที่แล้ว

      Afka kansar kaaga dhac ee culumada ha caayin

    • @calisunnicalisunni8328
      @calisunnicalisunni8328 5 ปีที่แล้ว

      War culumada dhaaf caamiyahow iimaan alle kaaqaad kuma dhihi karee oo kuwiina khwarijta ee 3dalaaqo 1 dhahayo matihiin

    • @footballdailymatches696
      @footballdailymatches696 5 ปีที่แล้ว

      Nuraani nuur malcunkaa shegeyso xowyahay inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun