Isqurxintii Iyo Abaayo Bariirah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @XafsoShXasgn
    @XafsoShXasgn 8 ปีที่แล้ว

    Asc ukhtii fillaah masha.allaah sida waqtigaaga qaaliga ah aanoo gu hureesid oo waxyaabo faa,iida leh noogu soo ban dhigeesid allaah ajar farabadan hakaa siiyo

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 8 ปีที่แล้ว

    i liked Bariira Barwaaqo alle ha hakucawiyo walaal sa dadkaga u cawinaysid waan kahelaah fiidiyoow yadada i love you for the sake of Allaaah walaasheey.

  • @amaalarahmaan2711
    @amaalarahmaan2711 8 ปีที่แล้ว

    wallshay bariira mahdsanid dadaal kaaga jasaakalaa khayr misaanka aakhiro alle ha ku ugu daro

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin qaali shukran xabiibti jizaakillaahi kheyran jizaa

  • @AllTrendingtopics2024
    @AllTrendingtopics2024 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazza ka Allah qaali waa alaab khatar ah waana inaan ku dadaalnaa qurxinta iyo nadiifinta jirkeena anagoon kiimiko isticmaalin amaba qarash badan burburin

  • @saidofarah3485
    @saidofarah3485 8 ปีที่แล้ว

    Manshallah manshallah so nice manshallah thanks jazakallah manshallah so beautiful manshallah nice

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wa'iyaaka qaali shukran xabiibti

  • @farhiamohammed2535
    @farhiamohammed2535 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah walashey. wa bariro barwaqo bashbash iyo happy new yr. jazakalah kheir. u look mwaaaah💋 with that hijab also. God bless u

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      happy new year to you too sweetie shukran xabiibti qaali

  • @nasteexonasteexoindhouroon2081
    @nasteexonasteexoindhouroon2081 8 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo bariirah waad ku mahadsantahay

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah beautiful thank you Sister

  • @munoxasan1254
    @munoxasan1254 8 ปีที่แล้ว

    abayo waxan Ku weydiinA maku darikara cusburka iyo huruudda iyo saliida qunbaha qeyr alle haku siiyo igaso jawaab

  • @maaidahaxmed2706
    @maaidahaxmed2706 8 ปีที่แล้ว

    thnks abaayo lkin maisticmali kara becs wajigeyga saliid ayuu leeyhy inta badane nabra igaso baxan

  • @faadumosiciid4495
    @faadumosiciid4495 8 ปีที่แล้ว

    masha allah walashey bariirah hurada maxaan ku garan karaa hadaan yurub jogo magaceda qof yaqaan qasatan iswedhan ahaan baraklah magaca iyo mesha ay taal ha laygu soo cawiyo akhyaaree

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      America ayaan joogaa quruxey sorry ma aan ogaan karo meesha aad joogtit

  • @HealthyMacaan
    @HealthyMacaan 8 ปีที่แล้ว

    Mashallah qurux abaayo kheyr allaha ku siiyo

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 8 ปีที่แล้ว

    MashaAllah walaasheey 😍😍😍

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      shukran xabiibti

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty markasta waan arkaa saliid qumbada laakiin wey fadhidaa dhagax camal madaxana markaan kululeeyo uun ayaan marsan karaa laakiin wey igu fariisataa

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha qeer ha kusiyo

  • @khadijonuur2540
    @khadijonuur2540 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah abaayo jizaaka Allahu kheyr

  • @shankaroonmaxamad1696
    @shankaroonmaxamad1696 8 ปีที่แล้ว

    jazakalaaah bariiro mcnto wad mahadsantahay

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wa'iyaaka qaali shukran xabiibti

  • @ubaxyuusuf8883
    @ubaxyuusuf8883 8 ปีที่แล้ว

    asc waad mahadsantahay abaayo.faadumo saciid af sweden waxaa huruuda lagu yiraa Gurkemeje meesha xawaajiyaapsha ayeyna taalaa ekologiskana waad taalaa iyo natur apotek a

  • @sahroahmed8995
    @sahroahmed8995 8 ปีที่แล้ว

    abayo masha Allaah waqtigaga Allha kubarakeyo anagana ku wii ka faa iidesto Allaha naga dhigo

  • @boondherelibaax5667
    @boondherelibaax5667 8 ปีที่แล้ว

    jazakumalah qer halka kasi wad hawsha ad walahada ugu faa iidayso

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wa'iyaaka qaali shukran xabiibti

    • @sadaqxarago1897
      @sadaqxarago1897 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty. asc.walalo.wa.gabr.walashe

    • @sadaqxarago1897
      @sadaqxarago1897 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty Wan.kahely.boraga.rmkda

  • @zeytunhajideer1968
    @zeytunhajideer1968 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo mashaa Allah jazakillahu kheyran xijabka aad xirantahay aad ayad uguqurux badhantahay

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wcwrwb xabiibti, wa'iyaaka qaali shukran xabiibti

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 8 ปีที่แล้ว

    Bariirah Mcnt coconut ka summer wajigaada saliid ayuu noqonaa ayaa la igu dhahay wan jeclahay Lkn arintaas Ayaan ka baqaa mcnt iiso Jwb Inshallaah

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      quruxey aniga wejiiga saliid ayaan ku leeyahay mana ahan saliid culus oo kugu dhageysaa weybidee teeda kale waxa ey ku xiran tahay in aad aragtay in ey ku anfaceyso iyo in kale

  • @frywetwolde7330
    @frywetwolde7330 8 ปีที่แล้ว +1

    Hello madam, Am ethiopian so I don't understand ur language. But I see all the time ur videos pls do something about language ,2nd I won't ask about in this video about ingredient coconut oil,turmeric powder then what pls replay me pls? Thanks

  • @fadumodaahir133
    @fadumodaahir133 8 ปีที่แล้ว

    asc walal Qali ilhy haku xifdiyo melkasto ad jogto mcnto hadn arkay fidiyowgada mcnto wlhi wax badn ayaa IGA baxy ilhy ajir haka siyo Qali lkn waxn kaa codsanlahaa mcnto inad isiso Mel an kala soxariro Qali adoo raliya what's ama fecebook mcnto wadna Mahad santhy Qali ilhy Ku xifdiyo mcnto waxabo iqanciyay somaligada fasixaa shukram mar labad qli jisaah kallaah qeyr wajisaah plz mcnto Iso jawab hadad hesho qoralkeygan shukran

  • @ayaancabdi8829
    @ayaancabdi8829 8 ปีที่แล้ว

    masha allh abaayo mcnto wn ka helay jazakallah khyr

  • @hawaadammohamed5800
    @hawaadammohamed5800 8 ปีที่แล้ว

    Masha alh sista mahadsanid qaali

  • @maithayousuf4867
    @maithayousuf4867 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah mama bariira thnks dear

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 8 ปีที่แล้ว

    Maashallaah abaayo bariirah jazakallaahu khayra

  • @iqraabdi7979
    @iqraabdi7979 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abaayo lkn adiga hada marsato bio oil weey ku cawineysa wax madmadowga wajiga

  • @muniiroabshir3585
    @muniiroabshir3585 8 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo Bariirah jazakalahu qeer allaha ku barakeyo qumbaha wan wayay iyo huruda inte laga hela isheg mcnto

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      bariira abaayo saliida qumbaha makululaysay mise sidaas ayey aheed .saliid qunbe socota maba ku arkin wadakaan joogo ayadoo dhagax ah ayaan arkaa

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      abaayo mcnto meesha aad joogtit ma aan aqaani lakiin America dukamada intooda badan waad kaheleysaa insha Allah

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      +Hawa Aded quruxey markii ey qaboow dareentana wey fadhiisataa laaakiin aniga qaanadaha kushiinka ayaan galiyaa waana kuleylkaas waxa keenaayo iney dhalaasho

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty maanto aniga yurub ayaan joogaa wadanka holand

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty maasha alaah abaayo xitaa aniga waan sameestay saliidaas qunbaha oo abaayo degan ayaan ka fiirsaday sida loo sameesto waana jeclahay caraf waaye markaad gacantaada ku sameesato laakiin dhibla jira waa qaboowgaas

  • @fartuunabdi9460
    @fartuunabdi9460 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo barira salida lasiim miya inan tan istacmalo ama qumba kale waa istacmala kara shukran jazaka allahu qeer

  • @faizac.karimmaxamud4146
    @faizac.karimmaxamud4146 8 ปีที่แล้ว

    asc abaayo aada u mhdsnthy lkn qumbaha caadiga oo la shiido malo isticmaali karaa inaa tijaabiyaa rabaa

  • @suhaanahmed9493
    @suhaanahmed9493 8 ปีที่แล้ว

    codkaaga walal kor u qaad si aan si fiican ugu maqalno

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      oooooohhhhh sorry qaali insha Allah waan isku dayaaya quruxey insha Allah

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 8 ปีที่แล้ว

    mashaa Allaah abaayo ihahey haku xafdiyo

  • @naciimoabdi3162
    @naciimoabdi3162 8 ปีที่แล้ว

    maansha allah abayo bariiro habenkii ba ku seexanaysaa aroortii ba kadhaqaysaa somaha maxaa marinaysaa kadibna

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      waxa ey ku xiran tahay markaas inaan baxaayo iyo inaan joogaayo quruxey

  • @ramlaabdi6059
    @ramlaabdi6059 8 ปีที่แล้ว

    jazakallh abaayo hada ayaan qastay guriga ye iwada yaaleen thank u abaayo

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo huruuda igama ba.ayso mxn sameeya

  • @hafsaabdille8216
    @hafsaabdille8216 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo bariira ma isticmaali karaa hadu wajigeyga ama korkeyga saliid leeyahay

  • @fathiamohamedwais9958
    @fathiamohamedwais9958 8 ปีที่แล้ว

    asc anigu aadayan uga helay macato wuna ianfacay walahi wankaraystay waxyabihi anlacagta kudkasariyay wadmahadsantahay

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wcwrwb xabiibti masha Allah quruxey

  • @fadmajamagadayare5134
    @fadmajamagadayare5134 8 ปีที่แล้ว

    abyo bariira I have small pores in my face so please dear how can I remove it???

  • @sacdiyoxuseen6818
    @sacdiyoxuseen6818 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @iqbalabdi9399
    @iqbalabdi9399 8 ปีที่แล้ว

    Thanks abayo bariira

  • @xaragosiciid6416
    @xaragosiciid6416 8 ปีที่แล้ว

    abayo shugran kwrn hadan isticmalo salida oil

  • @amalabdalla1583
    @amalabdalla1583 8 ปีที่แล้ว

    Abyo coconut ka can i change to olive

  • @fartuunmohamoud8688
    @fartuunmohamoud8688 7 ปีที่แล้ว

    had an heysanin sokor marereyda maxan sameyn

  • @eleverdhammaan3056
    @eleverdhammaan3056 8 ปีที่แล้ว

    abayo huruuda matii cuntada lugu darsanayay mase waa tii lamrsanayay

  • @yorobawilvcfffccfgut9154
    @yorobawilvcfffccfgut9154 8 ปีที่แล้ว

    abaayo bariiro waxaad soo galisid MA ii soo waxaan MA aqaan siskaraabna waan suubiyay bal soo jawaab abaayo

  • @namjaabdinoor7874
    @namjaabdinoor7874 8 ปีที่แล้ว

    seriously do we have brown sugar I galkaio? no and siz one more thing my face is oily and using any type oil pimples will occur so how can I go about it?

  • @juweriyamohamed9984
    @juweriyamohamed9984 8 ปีที่แล้ว

    walaal waxaad iisheegta adoo raaliyaa sonkorta matii madoobayd oo aad shiidaybaa mise waa sonkor kale?????

  • @safahussein5753
    @safahussein5753 8 ปีที่แล้ว

    umu bushra walaal mashalh ayaad tahy markaa cadaankan miyaad u dhalaty mise alabtn aad samynaysid ayaa ku cadaysy
    mahsanid sis

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 8 ปีที่แล้ว

    Happy New year to you walaalo

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      happy new year to you too sweetie

  • @bahjasaeed2899
    @bahjasaeed2899 8 ปีที่แล้ว

    aad baad u mahadsantahay abayo I love that 💚

  • @HamdaSocialHS
    @HamdaSocialHS 8 ปีที่แล้ว

    abayo huruuda wajiga haraa magaliso miyaa

  • @amiraadan726
    @amiraadan726 8 ปีที่แล้ว

    bariira waku salamay sis maku seexanaysa ka bacdi wax biyo ah ma lagu darayo miya

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo bariira ilahay dartiba kaga helay waxa raba ina igu darto gurubka insha laha hadii wakhtiga ku saamaxo

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      aswrwb qaali waan kugu darayaa lakiin waa whatsup ka hadii aad rabtit Facebook ga igu darso si aan kugu daro group ka insha Allah bariirah love

    • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
      @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty haye wllo magacayga faceboga waa faysa shukran

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo bariira jazakallahu kheyr

  • @hafsaabdille8216
    @hafsaabdille8216 8 ปีที่แล้ว

    plzz isoo jawaab i wanna use

  • @sagal1435
    @sagal1435 8 ปีที่แล้ว

    Wllo aniga wajigayga saliidbu leyahay ma laga yaba inu finan iga so saaro
    ta kale wllo ma isticmaali kara salid narajinti somalia la isticmaali jiray e akhtarka ahayd sonkortaana ta cad ma isticmaali kara wll

  • @lkiabdullahi3656
    @lkiabdullahi3656 8 ปีที่แล้ว

    walashey ani isha hostida aa xidid iga soo baxa hada wx yar noro ma aqan wx ku sameyo

  • @anasalwa9990
    @anasalwa9990 8 ปีที่แล้ว +1

    wllshay bariira salid macsar maku dari karaa

  • @HennabyUbah
    @HennabyUbah 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💞💞💞💞💞💕👌

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      masha Allah quruxey subscribe ayaan kuu sameeyay mana aan ogeyn inaad leedahay chanel

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abaayo

  • @shortscookingvideos6891
    @shortscookingvideos6891 8 ปีที่แล้ว

    Abayo thanks sokorta shidan Oo madowga eh miya mise mida caadiga?

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      labadaba mida aad heli kartaa ayaad isticmaali kartaa quruxey

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      shugran xabiibtii

  • @saabira1212
    @saabira1212 8 ปีที่แล้ว

    Maasha.allah

  • @fathiamohamedwais9958
    @fathiamohamedwais9958 8 ปีที่แล้ว

    Macha allah abayo wa waxwanagsan wadmahadsantahay

    • @hawaaded8421
      @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

      somaaliya markaan joognay shaygii ama maradii ay nooga haloowdo huruuda qoraxda ayaan ku warijirnay ka kalarka qorada ayuu raaci jiray.

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      adiga ayaa mudan qaali

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      +Hawa Aded masha Allah quruxey

  • @sacdiyagaraad3137
    @sacdiyagaraad3137 8 ปีที่แล้ว

    Marwa dii hablaha thanks

  • @qaniamohamedabdilahi8048
    @qaniamohamedabdilahi8048 8 ปีที่แล้ว

    mansha alah lkn wall qof skin oil lehi mamarsankaraa

  • @hodankedie1303
    @hodankedie1303 8 ปีที่แล้ว

    Abaayo Macaanto mahad sanid waa wax fiican marka hadaan waayo sokorta madow Maxaan kubadali karaa

  • @muntaasabdilhi707
    @muntaasabdilhi707 8 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @qaliosman2232
    @qaliosman2232 8 ปีที่แล้ว

    Qofka ilajifo sen uga ilalina abayo

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว +2

      quruxey hadii ninkaadu kuu joogo ha isticmaalin habeenkii

  • @sahuryusuf6522
    @sahuryusuf6522 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo bariirah biyo kumadartid miyaa

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      wcwrwb xabiibti qaali Maya kuma darin

  • @farxiyomuxammad6785
    @farxiyomuxammad6785 8 ปีที่แล้ว

    i liked your xijab

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhh masha Allah quruxey shukran xabiibti

  • @khadarmahamed6267
    @khadarmahamed6267 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo ani wn waye salida qunbaha tii somaliya ma is tic mali kara quruxey

  • @Shikoo-xx4wu
    @Shikoo-xx4wu 8 ปีที่แล้ว

    waxan madoow sakor miya

  • @suhaanahmed9493
    @suhaanahmed9493 8 ปีที่แล้ว

    walal saliid qumbada bas miyaan ku qasaa teeda kale saliida qumbaha waad ku badisee

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      haa waa saliida saliid ahaaan ayaan umarsadaa

  • @sahuryusuf6522
    @sahuryusuf6522 8 ปีที่แล้ว

    tankale abayo bariirah habenki maa kusexataa

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      haa quruxey waa markii saliida oo soo kormartaa ayaan marsadaa cream ahaaan

    • @khadiircllaahi4912
      @khadiircllaahi4912 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty wllo wajigay ku waa I cascasda maxaan ku daaweya cascasanka ma guudka wajiga

    • @khadiircllaahi4912
      @khadiircllaahi4912 8 ปีที่แล้ว

      +Bariirah & Beauty wllo iso jawaab adigu raaliya

  • @aminas4324
    @aminas4324 8 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @sahuryusuf6522
    @sahuryusuf6522 8 ปีที่แล้ว

    mise waa iska dhaqdaa

  • @qaalisiciidcali6568
    @qaalisiciidcali6568 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah xafidula bariira waxaan kamid Ahay Asxabtafa Abaayo bariirah whatsApp 0615874788 igalasoxariir Abaayo waan kubahanahay

  • @sahuryusuf6522
    @sahuryusuf6522 8 ปีที่แล้ว

    jawab

  • @suhaanahmed9493
    @suhaanahmed9493 8 ปีที่แล้ว

    saliidaan aad isticmaaleyso ma tii timaha la marinaayaa

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      abaayo mcnto waa tii raashinka marka si kasta ayaad u istic maali kartaa quruxey

    • @zakimx
      @zakimx 7 ปีที่แล้ว

      abaayo bariirah anaga wax yaabaha qaar kamid ah mahay sano hadaan soomaaliya joogno sida shea butter iyo backin soora hadaba maxaan ku badali karnaa abaayo

  • @ladanitaomar4505
    @ladanitaomar4505 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Waye Lakin Xajiga Aya I Dhibsan Kuma Sexan Karo Malinti O Before bed Ayan Marsan Lakin If you single ok Waye thanks Quruxey

    • @BariirahBeauty
      @BariirahBeauty  8 ปีที่แล้ว

      I just telling you how I do at the night time, but for you, it's depending on you sweetie . you can use anytime that you want

  • @saxarlaadan6733
    @saxarlaadan6733 8 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @HennabyUbah
    @HennabyUbah 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💞💞💞💞💞💕👌

  • @saaranaif8644
    @saaranaif8644 8 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah

    • @Nashaada
      @Nashaada 8 ปีที่แล้ว

      abayo oliva oil ma is ticmali kara

  • @sacdiyagaraad3137
    @sacdiyagaraad3137 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @maryanmuse7381
    @maryanmuse7381 8 ปีที่แล้ว

    masha alaah

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 8 ปีที่แล้ว

    masha allah