Shayga keliya ee aan la yaabay sidee Gabadh Nin qabo Aabeheed iyo Walaakeed ugu ogalaanayaan inay Nin kale shukaansato Soomaali waa kala dhaqan Meeshaan ka imi 2da Lugood baaba laga jebinlahaa Illaahay hana asturo
Subxaanallaah naciimo iyo asxaabta inta ay sameyeen oo khalad ah waxaa kasii daran inta aad xamaten ee yaa xantooda idiin baneeyey dadka yuutuu barada waxaan kula talinayaa in ay waxa aad ka shaqey saneysaan ay xalaal idiin yihiin marka waxa noo soo gudbi wax aan wax ka faaiideyno oo xan ku jirin wax shaqo laga dhigto ma ahan heblaa saatiri iyo hebelbaa saa yiri dad waaweyn baa la yahee halaga fiirisado waxa aan so gud bineyno
Asc naciima cadeey waanii salaamay adiga iyo famille xaaji uweny yahay micraaj uyar tahay horaa waxaa loo yiri hal booli ah nirig xalaal ma dhasho marka waa iska normal waxaan aan arkeeyno somalina badan kood jecelka wey ka been abuurtan oo maba yaqaanan qofka aad jeclan kartid iyo qof kale yaa ubaneeyay ninkaan naag nin qaba inuu jeclado subhanalah Ilahey hana asturoaaqiru samaan ayaa la jooga
Walahi waan ku qoslay ninkan. Waxaasoo ilin aha waa been iyo metelaad. Famlygiisa Allah haw garagaaro wuu dawakhiyey. Indho shaydaan ilin kama dhamaato. Naciima adaan kaa bartay maahmaahdaas 😂.
adiga Qur'an aa ku bilaabee adiga maa la joogtay waxay sameenaayeen, maxaa nin xaaskiisa ku dhex geliyey hadee is jecel yihiin iyo hadii kale adi Diinta ma dadka ka xigtaa
th-cam.com/video/8XX5bE2DyRc/w-d-xo.html
ASXAABTEEYDA KUSOO DHAWAADA CHANNELKA AAN CAAFIMAADKA UGA HADLO, KANA FAAIDEEYSO SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
War cad cad iyo runtaba adhiga aa laguugu imaadhaa Maasha Allah caqli Allah ha ku dhaafo Allahumma Baarik. 👏🤜🤛👍❤❤❤❤
Aamiin aamiin
Amine 🤲🤲🤲🤲
Walaahi waa run labaduba way fuduudyihiin waa run
Walal. Waa. Runtaa. Khayr. Allha. Hakuusiiyo
Wallaahi waa runtaa abaayo Naciimo, waaba xaaraan waxay sameeyeen subxaanallaah.
Aamiin
Scw. Scw. Scw. Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc naciimo warkada waa sax
Subxaa. Nallhaa
SubhanaAllah abayo waxaan lama dhageysan karo
Ceebta Allaha astura ❤❤
Jacaloow xaal qaado
Jacayl la is jajabinaayo xageen ku aragnay kkk jacayloow xaalqaado. Malaha waalabadalay jacaylkii.
Asc mashallh abayo
haduu dareen leeyahay hooyo macaan kaba oohin 😭😭😭
WAA BALWAD WALAAL ALLAH SWT HOW FUDUDEEYO AMIIN
Yaab badanaa aduunyadan wax aan larkayn ma lahan 💔💔💔‼️‼️‼️
Waa sax 💯💯👍
Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya dadka dad caqli iyo karti kamuuqato ma,aha kawaran siiba wiilka waa nin raga waa inuu adkaystaa raganimada saas ma,aha teeda kale guriga markiisa horaaba khiyaano lagu dhisay guur khiyaano lagu dhisay mawaaro subxaanalah
Wcs walal
Waxaas waxaa waaye xaq daradey isku guursadeen
Mid baa dhimandoona labadooda ugu damayn
Sheekadoda lama socon aniga,Lakin waxan ad sheegeyso hadeey dheceen Wa runta fekerkaga wan kula qaba.Aadaabtoda ma fiicna
Shayga keliya ee aan la yaabay sidee Gabadh Nin qabo Aabeheed iyo Walaakeed ugu ogalaanayaan inay Nin kale shukaansato Soomaali waa kala dhaqan Meeshaan ka imi 2da Lugood baaba laga jebinlahaa Illaahay hana asturo
Subxaanallaah naciimo iyo asxaabta inta ay sameyeen oo khalad ah waxaa kasii daran inta aad xamaten ee yaa xantooda idiin baneeyey dadka yuutuu barada waxaan kula talinayaa in ay waxa aad ka shaqey saneysaan ay xalaal idiin yihiin marka waxa noo soo gudbi wax aan wax ka faaiideyno oo xan ku jirin wax shaqo laga dhigto ma ahan heblaa saatiri iyo hebelbaa saa yiri dad waaweyn baa la yahee halaga fiirisado waxa aan so gud bineyno
Maasha alaah abaayo waan kugu raacsanahay hadalkaaga hadayba sheekadu saas tahay lkn waxaa layiri duunyo kaacararaysaa laceshtaa ee dadkaa cararaaya lama ceshto. Marka waarid ka waa inay kafiirsadaan ninkaan celcelintiisa. Waa nin wayn umaduna waa ujeedaa.
Labada qof ugu doqonsan intaan social media aan ka aqaano 😮
Asc naciima cadeey waanii salaamay adiga iyo famille xaaji uweny yahay micraaj uyar tahay horaa waxaa loo yiri hal booli ah nirig xalaal ma dhasho marka waa iska normal waxaan aan arkeeyno somalina badan kood jecelka wey ka been abuurtan oo maba yaqaanan qofka aad jeclan kartid iyo qof kale yaa ubaneeyay ninkaan naag nin qaba inuu jeclado subhanalah Ilahey hana asturoaaqiru samaan ayaa la jooga
Ninkan wuxu u socda in geedka laga gooyo 😂😂jugtii hore ku yarate subxanalaah 2daan dhaqmimayaan
😂😂😂
Walahi waan ku qoslay ninkan. Waxaasoo ilin aha waa been iyo metelaad. Famlygiisa Allah haw garagaaro wuu dawakhiyey. Indho shaydaan ilin kama dhamaato. Naciima adaan kaa bartay maahmaahdaas 😂.
Ninkaa gabarta waa bahdili jiraya gabartuna hadeey badileey lakiin ninkan hada waxuu rabaa in uu dilo😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Inkastoo naagta kulushahay lkn ninka kasii daran....xogohoo caqli ahaan wuu hoseeyaa oo waxba kuma dhaxjiraan....nin ahaan xitaa xor maahan oo mashaqeysto.
Caadiyan labada noocaas ah iskuma waaraan.....guriga marba qof ayuu ku dhisnaadaa......lkn labo qof oo dab iyo gas isku ah islama joogi karaan.
Sax✅💯
Wasex
Dadkan ayago yaryar aya la kari waye iska dhaafa😂
subxanalhi walhi beenta mahan
adiga Qur'an aa ku bilaabee adiga maa la joogtay waxay sameenaayeen, maxaa nin xaaskiisa ku dhex geliyey hadee is jecel yihiin iyo hadii kale adi Diinta ma dadka ka xigtaa