Musalsalka Wacdi & Waano 2021 Q9AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 733

  • @soomaalimanintheworl2330
    @soomaalimanintheworl2330 3 ปีที่แล้ว +147

    Inta isku Filan iyo ikraan And Cegag iyo Hibaaq Dartood u Daawata is Muujiya 💓💓💓💓

  • @sacdiyoilays9085
    @sacdiyoilays9085 3 ปีที่แล้ว +184

    Ikraan ilmihii yaraana wuu dhacay
    isku filan ku celi🤣🤣🤣🤣
    Commentiga akhrisaye liketa iska saar

  • @khadarjayne4270
    @khadarjayne4270 3 ปีที่แล้ว +144

    Manta hadey ramadan 10 kutahay alx dheh dhirigalainta hayla dhafina somalaay👍

    • @wacanmohamed8788
      @wacanmohamed8788 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wa I sadex ka waran so ducee in an inta ka dhiman cafimad ku dhamaysto.

    • @idilm6382
      @idilm6382 3 ปีที่แล้ว

      Alx

    • @khadarjayne4270
      @khadarjayne4270 3 ปีที่แล้ว

      @@wacanmohamed8788
      Alle haku cafiyoh wlloh😪😪😪am feeling your sick

  • @legendd291
    @legendd291 3 ปีที่แล้ว +71

    Inta caafimaad qab ku daawanaysaa Allah ha u mahad naqdo.
    Waxa jira dad badan oo aan awoodin inay inala daawadaan.
    ALXAMDULILLAAH 🤲🏽

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 3 ปีที่แล้ว +150

    Ummadda soomaliyeed oo dhan waan salamayaa wixii fariiinteyda arka noolaadda then
    Like

  • @kamaalmahamud3177
    @kamaalmahamud3177 3 ปีที่แล้ว +141

    Yaa ila arky inuu xaladaystay filmku😂

    • @yaasirhasansaid1523
      @yaasirhasansaid1523 3 ปีที่แล้ว

      xaaladaystay aa 😂 nio qosol soconaya tihin from mudug😂😂🇸🇱

  • @idirismaxamud4798
    @idirismaxamud4798 3 ปีที่แล้ว +113

    hibaaq gobaad soomaalidi hore inay kahartaa moda qofta kaliye filinka an u daawado

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 3 ปีที่แล้ว +155

    inta filimka iyo commentiga isku wada like👍

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi ninkaan af oromada ku hadlaya waa funny waan ka helay👍👍😀

  • @nairaahmed684
    @nairaahmed684 3 ปีที่แล้ว +126

    Hablaha Afurka Samaynaya siday😂👍 dokle wan idin salamay

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 3 ปีที่แล้ว +8

    ♥️♥️♥️♥️Hablahayaga soomaaliyeed ee intaanu filmkan daawanayno ama waxkale mashquulsannahay afur ka noo samaynaya ama sikaleba u shaqaynayaa noo daalaya ka inamo ahaan walaahi waa mahadsantihiin hablahaygii Janada alle haydinku casuumo mid mid hooyo ah walaal ah iyo xaas ahba dhamaantiin alle haydin barakeeyo.

  • @ifrahaddow6113
    @ifrahaddow6113 3 ปีที่แล้ว +64

    gabdhaha ani cml afuurka sameyna waa idin salamay❤

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 ปีที่แล้ว +108

    Wacdi iyo waano waaa film fantsatic inta ila aragtay like sàara

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 ปีที่แล้ว +210

    Inta ka xun falki safiya tusmo
    Ismujiya 😢😔

    • @somalitiktok232
      @somalitiktok232 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe isaar

    • @m.c.cgraphicdesigner7241
      @m.c.cgraphicdesigner7241 3 ปีที่แล้ว +10

      buuqanu Facebook kaga nimi xagana ha keenin

    • @mouztaphehariir7824
      @mouztaphehariir7824 3 ปีที่แล้ว

      Mxaad ka qaad qadysaa ader Hoydaa kso qaad maad jecshy in mel ksta la wad wado

    • @jimalemohamed68
      @jimalemohamed68 3 ปีที่แล้ว

      inader aan karaysane nagada naagta iyo ninkaas way nagu wareeriyene safiya tusmo iyo cajuun laftoodu filim kano kale ah oo taxana ah ayan umakaynaya inay jilayano maalinba inbay inooso daynayan

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah1900 3 ปีที่แล้ว +79

    Gabdha yuusuf ceegag mehersady inay musasalka la socoto inta og liketa😆

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 3 ปีที่แล้ว

      😂😂ya ku sheegay

    • @Abuudi1738
      @Abuudi1738 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 3 ปีที่แล้ว

      shut up 😂😂

    • @gobaadyusuf8327
      @gobaadyusuf8327 3 ปีที่แล้ว

      Maxa kaa galay adiga kakakaakakak

    • @nasrilaki8hasan140
      @nasrilaki8hasan140 3 ปีที่แล้ว

      Xajjigeda cegaagna wuladawanaya😀😀😀😀

  • @umusafa6179
    @umusafa6179 3 ปีที่แล้ว +75

    Inta cali ormo ku hayesata is muujiya😂

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 3 ปีที่แล้ว +27

    Dhamantin Korkad ii saran tihiin
    Sharaf ku nolada
    La'aantin waxba manihin 😇🙏

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤

    • @sakariyeallimuse3862
      @sakariyeallimuse3862 3 ปีที่แล้ว +1

      Suhayb shp wnku wnta😘❤

    • @nimcohariir3182
      @nimcohariir3182 3 ปีที่แล้ว +1

      Suhaybow walhi ubax bilayo casbad ku dhigtay all hhhh ❤❤❤💟💟💟💟💟💟💟💟💚💚💚💚💚🏌️‍♀️🚴‍♀️

    • @queenaraweelo6322
      @queenaraweelo6322 3 ปีที่แล้ว +1

      Cali BaariYow😂

    • @kevsermohamedkevser4743
      @kevsermohamedkevser4743 3 ปีที่แล้ว +1

      Cali baariyoow xiligaa iga qoslisey 😂waan Ku salaamay ee iga qaad salaanta

  • @sacdiamuxammad1702
    @sacdiamuxammad1702 3 ปีที่แล้ว +20

    Hibaaq waa gob wllhi fanaan nimada umba xumeyneysa mooyee waa naag nool mashaAllah, Alle hana hanuuniyo dhamaanteen.🤲🤲

  • @shakarlove5397
    @shakarlove5397 3 ปีที่แล้ว +72

    Intaa sideyda cml igula xiran muslslka like I saar

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 3 ปีที่แล้ว +76

    Wx unba igu leh yusuph ceegaga xilka wuu waayaya😂malaha ilmihi yarana wuu dhacay😂
    👇

  • @monaiman4006
    @monaiman4006 3 ปีที่แล้ว +63

    InTa cali oromo ku qosozha 🤣😂is muujiyah😆😂

    • @fatumamohamed7030
      @fatumamohamed7030 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khadarhassan5363
      @khadarhassan5363 3 ปีที่แล้ว

      Meshaba ali oromo kaliya u dawadaa😂

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 ปีที่แล้ว +92

    Intaa yussuF Cegaag ka qosliyo is mujiya a🤣

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

      odaygu qaybtan olole adag buu ku jiraa gurigiisi baa daad ugu soo galay😂😂

    • @MOHADJ-sk7xz
      @MOHADJ-sk7xz 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh ma argtaa

  • @mohamedabdirahmansaid2724
    @mohamedabdirahmansaid2724 3 ปีที่แล้ว +23

    Ikran wlhi waa Qatar hibaqnaa kaba daran. Ceegagnaa hasheegin isku filanaa waa mucjiso 💯💕

  • @haji509
    @haji509 3 ปีที่แล้ว +85

    inta filmka ilaa Bilawgii
    Lasocotay ismuji😍

  • @naimaomer7731
    @naimaomer7731 3 ปีที่แล้ว +47

    Inta xayasiiska is dhafisa ismujiya 😊😎😍👇

  • @yahyecdeh9093
    @yahyecdeh9093 3 ปีที่แล้ว +98

    Rer somaliland ramdan kream

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 3 ปีที่แล้ว +35

    Alla ilmihina wey dhacenee ku celi halahsa ika qosliye wlleee ismujiya inta anika cml ints ku qososhy 😂😂

  • @saedhassan3871
    @saedhassan3871 3 ปีที่แล้ว +46

    Muusika ha laga daayo waa ramadaane dadka filmka habeeya fadlan 🌙🙏

  • @jamalcabdilahi2911
    @jamalcabdilahi2911 3 ปีที่แล้ว +52

    inta donaysa inay hibaaq iyo muuni isdilaan doonaya like isar wall👇👇

  • @mohamedhassanali1366
    @mohamedhassanali1366 3 ปีที่แล้ว +22

    inta ila fahantay in Xildhibaan Cunaaye Yusuf cegaag arooskiisa runta ah 7 ugu maqan yahay sidaane Hibaaq Maseer naku madadaalineyso
    like ii saara

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 3 ปีที่แล้ว +1

      War aqli badanida nio😂😂

    • @sawdaaxmed9175
      @sawdaaxmed9175 3 ปีที่แล้ว +1

      Wr ninyahow m.a batahe maasha layiri caqliga kaa maqan wllka bu ku jira m.a Good wllky

    • @kordahap4016
      @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +1

      Mya ma maqna sababto ah Iskufilan Wuu raacey Halkna Wakan Jooga Iskufilan Oo aan maqneyn Taasna kudarso😂😂🤣

    • @sabirinasabirina7973
      @sabirinasabirina7973 3 ปีที่แล้ว

      Filmika Ramadan ka hor ayaa lama taley

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxa jira dad markii hore dawan jiray musasalkan mantana inaga hoseeya ilahay ha u naxariisto qof waloo geriyooday amiiin 🤲🌙

  • @hoodocali1896
    @hoodocali1896 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaa jah ninka kaliye iga qosliyaa weye wlhi Thanks kkkk😂😂😂

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 3 ปีที่แล้ว +26

    Inta hibaaq iyo Ceegaag tageerta like Saara 🤓🤓🤓

  • @Awliyoalle1
    @Awliyoalle1 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayaay Rooxaantiihbaa ku jiree suheeb saanjo pro waku wataah😍🥳

  • @muniirsacad5957
    @muniirsacad5957 3 ปีที่แล้ว +15

    Suhayb sànjo legend weyn waxbuu ku dhigey ubax dugsiiya😂😂

  • @Computer_learners-i4u
    @Computer_learners-i4u 3 ปีที่แล้ว +15

    inta ka xun safiya tusmo arinteda kaxun like sara

    • @hibanigesod5418
      @hibanigesod5418 3 ปีที่แล้ว

      Inan baad tahey ee xishoo nio arintan aad wado uun way kugu dhici kartaa

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 3 ปีที่แล้ว +30

    Si qurux badan hadaad ula socotid sideyda
    Like ii saar.

  • @hoodocali1896
    @hoodocali1896 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali oromo wlhi waa ninka kaliye iga qosliyaa weye😂😂😂👍🏾

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 3 ปีที่แล้ว +19

    Isku filan makaa hosliyay jawaabtadu waa like😀😀

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan wacdi iyo waano waan wata and directorka weyn ee mahamed Caabi ...... hore usocda

  • @quruxbila2147
    @quruxbila2147 3 ปีที่แล้ว +25

    suhayb zanjo inta tagerta like 👍tii shaqaynesaay kulaha🤣

  • @amaalahmedm3182
    @amaalahmedm3182 3 ปีที่แล้ว +3

    Saanjo cawe waa ku hya
    Qofka maah
    Ciile bey kugu gororineysa funny 😅😅😅

  • @ayanayana8699
    @ayanayana8699 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta markay ikraan aragto filimka qaybtisa kowad iyo qaybta labaad xasuusato heesti (duruufuhu way dhacan waqtigu ways daba maraa) like qaybti kowad folxumo hdana qurux

    • @hamda7360
      @hamda7360 3 ปีที่แล้ว

      Hhh kula mid bn ahy

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 ปีที่แล้ว +6

    Isku filan kulahaa: “ Wanan baq baqaya gaadhna wan ku jiraa” 😂😂😂

  • @azuzhaaji9419
    @azuzhaaji9419 3 ปีที่แล้ว +22

    Flim kuba waa ikraan shamaakh iyo abdi qani isku fillan 😘💥

  • @sihamsahal5064
    @sihamsahal5064 3 ปีที่แล้ว +22

    Filimka xita sanadki hore wan lasocday kana wn la bilowday hory usocda 🥰😊😊😊

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 3 ปีที่แล้ว +15

    Filmka yusuf ceeegag oo waashmana soosocota malaha 😂😂😂😂

  • @siyaadgii8819
    @siyaadgii8819 3 ปีที่แล้ว +24

    ASC INTA ANIGA CML HARGEISA LOVE KU AH ISMUUJIYA💘💘💘💘💖💖💖

  • @liinahirad7450
    @liinahirad7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi filmkuba zuhayb zanjo ayuu baahnaa😂🤣🥰🥳

  • @nusaymanallka3363
    @nusaymanallka3363 3 ปีที่แล้ว +20

    gabdhaha afurka sameeya ani cml duca qabayaal wan idin salamay

  • @hoodohoodo4284
    @hoodohoodo4284 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow wan idinka halay dhamaan kooxda wacdi iyo caano xildhibanadiina waa casayseen

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 3 ปีที่แล้ว +10

    Alla ilmihii yaraa waa dhacay ikraan abdi qani celi kulahaa🤣😁🤣

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +18

    Xildhiban cunaye inte rabta inanu xilka kadagin hhhh

  • @abdulfatahshariifsharfane
    @abdulfatahshariifsharfane 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabar weliba oo sanadkii hore xabiibi waad gacan macaantahay la oran ee sanadkaan ladhahayo waa gabar kanasiib badan waana kusalaamay

    • @tayasiiroday7564
      @tayasiiroday7564 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga horta way iga nasiib badanty

    • @abdulfatahshariifsharfane
      @abdulfatahshariifsharfane 3 ปีที่แล้ว +1

      @@tayasiiroday7564 waad gaari huuno as soon as possible mid kheyr qaba insha'alaah

  • @nuradinomer2181
    @nuradinomer2181 3 ปีที่แล้ว +9

    What a director of the film 💯👌🔥

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 3 ปีที่แล้ว +1

    Inata xalqadood kana icajibiyey😂❤walahaan adiga badhida kga dhufan kulaha😂cabdiqani

  • @nasrinmaxamed1470
    @nasrinmaxamed1470 3 ปีที่แล้ว +1

    Suhayb Sanjo wlaih wuu igaa qoos liyay😁😁😁😁

  • @abdishakuurmohomet9040
    @abdishakuurmohomet9040 3 ปีที่แล้ว +7

    Ali oromØ WAN Ku waTaa WlLhei 🤣🤣iGa QoslizaY

    • @aweyscali7747
      @aweyscali7747 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk ilmihi yarana wuudhacay kulaha

  • @abdinajiibkhadar1739
    @abdinajiibkhadar1739 3 ปีที่แล้ว +20

    Ramadan kariim yaaa intiiba soomay is cadeee

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +23

    Inteeba xayaysiska isdhafisa hhhh

    • @hoodoahmed5333
      @hoodoahmed5333 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh anaa ka kowa wlhi ma anaaba sugi kara hhhhh thankz sis

  • @Mohamed-gs5np
    @Mohamed-gs5np 3 ปีที่แล้ว +49

    Qofkii u horeeyay like ii saar

  • @quenaziiza220
    @quenaziiza220 3 ปีที่แล้ว +17

    Anoo ordayo sanbuuska saliidisa igu dadatay 😀xiisaha aan u qabo kaliya

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 3 ปีที่แล้ว +1

    14:48 inta maqashay Comera man ka inuu Qoslayo liketa iisaar 🤣🤣🤣🤣

  • @abdikarimyasin4003
    @abdikarimyasin4003 3 ปีที่แล้ว +13

    Suhayb saanjo waa dhikh wlhy😂🤣

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +8

    ceegaag ashahaadeedaa muran ku jiraa oo afsoomaalina garan mayso ee shiida kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasrayasiin3470
    @nasrayasiin3470 3 ปีที่แล้ว +1

    Weee wee Ali Oromo wlhi wa funny ba 😃😃

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +1

    12:16 abdiqani iskufilan waa funny walahi😂😂😂🤣 "waryaahe kulaha"ikran 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow suhayb baan kuhYstaa iyo ikraan

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +12

    inta habenkasta 2 saac kadib fiirsato like👍👍😀

  • @jamilaadem2598
    @jamilaadem2598 3 ปีที่แล้ว +2

    Ali oromo la anti xarabe ma jiro😅😅😅

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi intaan dawanaayay hada ka hor ma qoslin cali horti ma qoslin markii lagu yiri adu so guro untada kijiga aado daacadbu uqoslay 😁😁😄😄

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo 3 ปีที่แล้ว +1

      💞❤💋💕

    • @soomaalimanintheworl2330
      @soomaalimanintheworl2330 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 ma ila Arag Tay😂😂😂

    • @rahmaahmed1058
      @rahmaahmed1058 3 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjo taageero buuxda bro 🥰💖👏

    • @rahmaahmed1058
      @rahmaahmed1058 3 ปีที่แล้ว

      @@soomaalimanintheworl2330 haa wlhi

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 3 ปีที่แล้ว +24

    Asxbta #hibaaq_gobaad 3kun igaadh siiya
    #MAHADSANDIIN

  • @abdikarimmohamed8503
    @abdikarimmohamed8503 3 ปีที่แล้ว +20

    Intii abdiqani iyo ikran tagersan like sara fadhlan

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 3 ปีที่แล้ว

      Malaha ilmihii yaraana wuu dhacay, Cabdi -qani ku celi kulahaa sidii oo ilmuhu alaab yahay......

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 3 ปีที่แล้ว +6

    Hibaaq booto weynaa😃😃
    Waa habar baaas

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkaa oromada mataya intuu ka qosliyey like

  • @shucaybshucaybaxmed8034
    @shucaybshucaybaxmed8034 3 ปีที่แล้ว +9

    Saanjo nin aan taagero keeping go 💯♥️

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilhimii yara haduu doono wuu dhacey..
    Kuceli kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @haajihassan316
    @haajihassan316 3 ปีที่แล้ว +1

    inkaar qabtadan isbaaray iidhigitay kulahaa kkk suhayb sanjo

  • @murtaawiofficially3912
    @murtaawiofficially3912 3 ปีที่แล้ว +15

    inta ikran inay boqaysa arkaysa like dhah kkk

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +7

    Hdhow bn kugusoonoqon ooan siwcan kuudaawan Isug aaan jikada ka soo dhamaaadeee🤣🤣🤣😂

  • @sawdamaxamed8278
    @sawdamaxamed8278 3 ปีที่แล้ว +5

    Cali coromo❤😢

  • @_____taliso____8732
    @_____taliso____8732 3 ปีที่แล้ว +29

    Inta iyagoon afurin dawanasa aniga camal like😅

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh Ali oromo waaa funny caadi ah hhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sulekha8037
    @sulekha8037 3 ปีที่แล้ว +3

    😂cali ciiltire hibaaq gobaad quruxdaydii❤️💋

  • @queenkunkaroon1747
    @queenkunkaroon1747 3 ปีที่แล้ว +15

    Hibaaq aad ayey uu qurux bdnthye

  • @khadrabeautysalon9368
    @khadrabeautysalon9368 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta ceegaag miyiga ula baxdee ololaa kula jirta like ta dhac ku sii

  • @naimanur5471
    @naimanur5471 3 ปีที่แล้ว +18

    Naagtaan uurska dhagaxa leh kulahaa hibaaq dhib badanaa😀😂😂😂

    • @mohacanogeel10
      @mohacanogeel10 3 ปีที่แล้ว

      Wllo magacagu xasuus buu ii galiyy
      Gabdha aan is jeclayn wakhtigu ma kle fogeyay magacedi bad leedahay 😢

  • @aidrousmh6963
    @aidrousmh6963 3 ปีที่แล้ว +13

    Ikraan ilmihii yaraana wuu dhacay
    Isku filan ku celi xppti 🤣🤣🤣

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi1883 3 ปีที่แล้ว +1

    I liked Ali oromo😂😂😂😂

  • @mariyahassan4897
    @mariyahassan4897 3 ปีที่แล้ว +1

    shiida markay idin soo marto kulah yuusuf ceegaag😅😅😅😃

  • @cawosool1193
    @cawosool1193 3 ปีที่แล้ว +7

    Zuhyp sanjo lagend 😅❣️

  • @cumarsaadiq5520
    @cumarsaadiq5520 3 ปีที่แล้ว +4

    Daawo Marinka ugu dheer adduunka uguna mashquulka badan
    👆

  • @Hodan.m.s
    @Hodan.m.s 3 ปีที่แล้ว

    Group musalsalka wacdi iyo waano hore u socda ♥️♥️

  • @abdullahiyusuf5672
    @abdullahiyusuf5672 3 ปีที่แล้ว

    Jilayaasha filmkan waa dad aan caadi ahayn sida aan ugu tixnahay filmkaan shaqakasta oon hayo waa joojiyaa

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +4

    Hibaaq masayrbaa ku karay😂❤

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilmahan yaree iska dhacaya muxuu yhy 😂😂😂😂😂ku celi kuyeh

  • @idirizleabdinadef8310
    @idirizleabdinadef8310 3 ปีที่แล้ว +8

    Inta ali oram ku qososhay like dhac kusiii

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +3

    Ikraan = ilmihii yarana waakas uu dhacy
    Iskufilan= ku celi
    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadramohamed9959
    @khadramohamed9959 3 ปีที่แล้ว +26

    Mesha ma qaarba sii dhex seexda 🙄yabanahay😂

  • @yahyecdeh9093
    @yahyecdeh9093 3 ปีที่แล้ว +18

    Ints isku filan iyo ceegag mesha udawta like