CALI ZAKI HOO QAADO NAFTAYDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 3 ปีที่แล้ว +1831

    Are you ready for this
    LayaabLayaab
    #teamwaqal

    • @diiriyemaxamed5870
      @diiriyemaxamed5870 3 ปีที่แล้ว +55

      Waxaan sugnaaba waa reactionkaaaga arimaahena waxana u rajeynaa team arimaheen 600k i a salaan

    • @maaidamaanka6229
      @maaidamaanka6229 3 ปีที่แล้ว +14

      Yes✌ waxa sugnaba waa adiga

    • @abdifatahali8757
      @abdifatahali8757 3 ปีที่แล้ว +6

      Waiting ur reaction to this aremaheena ❤❤❤

    • @qadarinho2715
      @qadarinho2715 3 ปีที่แล้ว +2

      Naga soo boobsii

    • @cadnaancaduur8056
      @cadnaancaduur8056 3 ปีที่แล้ว +3

      Reacoinkaga suganaa cumar

  • @abokorcismaan7668
    @abokorcismaan7668 3 ปีที่แล้ว +212

    Dadku ilahay abuuray nabi maxamed ayaa uugu sharaf badan kusali nabiga scw

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 ปีที่แล้ว +302

    Waxaas oo comment ah hadaa iga dhex aragto adiga iyo hooyadaba allaha idin xifdiyo
    #2030

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 3 ปีที่แล้ว +234

    War somaliyey hadaa dadka iga dhex aragtan like izara😅
    Ncala sheydab haku yale

  • @abdimaalikayshka502
    @abdimaalikayshka502 3 ปีที่แล้ว +426

    Waxa Ladha Gaysto Waxa Ugu Macaan Quraanka Alle

    • @ilhaanilhaan614
      @ilhaanilhaan614 3 ปีที่แล้ว +2

      𝖬𝖺 𝗑𝗎𝗆𝖺 𝗅𝗄𝗇 𝗂𝗇𝗍𝗇 𝗆𝗑𝖺 𝗄𝗎 𝗄𝖾𝗇𝗒 𝗊𝗎𝗋𝖺𝖺𝗇 𝗆𝖺 𝗒𝖺𝖺𝗅𝖾 𝗐𝖽 𝖺𝗋𝖺𝗀𝗍𝗒𝖾𝖾𝗁 𝗅𝗂𝗄𝖾 𝗍𝗎 𝗒𝖾𝗒 𝗆𝖾𝗅 𝗐𝗅𝗉𝖺𝖺 𝗄𝖺 𝗀𝖺𝗅𝗂𝗇 ☹️😼 𝗐𝗅𝗅𝗄𝖾𝗂

    • @naziibaahmet8024
      @naziibaahmet8024 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa waa ku qadhaaba taan

    • @maxamedsalafi3087
      @maxamedsalafi3087 3 ปีที่แล้ว

      @@naziibaahmet8024 ilaahay ayaa og marka zxp wax lagu sheego haka xanaaqin

    • @naziibaahmet8024
      @naziibaahmet8024 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedsalafi3087 HHhh ma beentay waad dhagaysanaysa hadana quraanka alle ayaa soo galinaysa

    • @mushtaaqcabdiraxmaan3091
      @mushtaaqcabdiraxmaan3091 3 ปีที่แล้ว

      Qur aanka alle hadad kubadalilahsyd heesaha wlhi waa laguu bogilaa 😭😪😭😪

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 3 ปีที่แล้ว +242

    Reer somaliland is muujiya🥰❤️

    • @libaax6091
      @libaax6091 3 ปีที่แล้ว +1

      cali zaki waa fanaan somaliyeed..gobnimo iyo qabiil meesha hala imaan plz and thank you sxb

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 ปีที่แล้ว +83

    Hesta laxankeda legend mustafe dollar😍❤ full resbect brather From Borama somalilanD🙌

  • @yasinabdi5561
    @yasinabdi5561 3 ปีที่แล้ว +60

    Ali Zaki & Waqalka Hir Galay 🙋🏻‍♂️Another Level ✌🏻😋

  • @mohamedtogdher3682
    @mohamedtogdher3682 3 ปีที่แล้ว +68

    Laxanka mustafe doller oo reer burcaa
    Music bulshaawi Beat oo reer burcaa
    Fanaanka cali zaki oo reer burcaa
    Reer burco is muu jiya✌✌😎

  • @shucaypka9820
    @shucaypka9820 3 ปีที่แล้ว +105

    Xasuuso nabigeena mohamed scw❤

  • @updywaduud
    @updywaduud 3 ปีที่แล้ว +239

    soran Allah ha unaxristo wll udeceeya Janadi Allh haka warabiyo Aamin urci wll

    • @haldhaaizmael9351
      @haldhaaizmael9351 3 ปีที่แล้ว +2

      😭Aamin ilahay ha unaxariisto wll lkn inaad hees kuso hadal qaado may ahayn

    • @Maax-media-production
      @Maax-media-production 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haw naxariizto izaga iyo intii dhimateyba

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +1

      Somali fududey badanaa

    • @cawoyaray5557
      @cawoyaray5557 3 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiin.wllo.mcn

    • @laylajaamac2420
      @laylajaamac2420 3 ปีที่แล้ว

      Ale hawnxariro soran amiiiin amiiiin

  • @mohamedcazka3692
    @mohamedcazka3692 3 ปีที่แล้ว +421

    inTa JeceL xabibkena like dhaC🔥✅🤗

    • @liicade5929
      @liicade5929 3 ปีที่แล้ว +6

      Baqti aa tahay saliga haku raadsan like xaywaan aa tahee

    • @naztehhassan2388
      @naztehhassan2388 3 ปีที่แล้ว +1

      HADDA HINDHIZAHA HALYEY KURABO

    • @siimapazhir9719
      @siimapazhir9719 3 ปีที่แล้ว

      tdd77da7raaaeaar

    • @muunamaxamed620
      @muunamaxamed620 3 ปีที่แล้ว

      Cali sakgi mashallah wllo Macan 👨‍❤️‍💋‍👨🌟❤️💞

    • @muunamaxamed620
      @muunamaxamed620 3 ปีที่แล้ว

      Waa n kudag

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +95

    Waqal inta jecel inu dhakhso gaadha 1m like isar✊

  • @guilt-b8r
    @guilt-b8r 3 ปีที่แล้ว +38

    Bushaawi Beats 🎹🔥💯
    Waqal studio 📷💯
    Ali zali🎤😘

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 3 ปีที่แล้ว +590

    WaQal Wstudio 1M Is Coming Soon ❤🥰👊

  • @ibrahimosman594
    @ibrahimosman594 2 ปีที่แล้ว +7

    “Ne kadar beğendiysem başka kimseye beğenmedim”👌🏽👌🏽👌🏽❤️

  • @muhiyadiinahmed2681
    @muhiyadiinahmed2681 3 ปีที่แล้ว +202

    Inta WAQAL heesaha lasoo galiyo ku xidhan ismujiya like🤙

    • @Ururka_yufo
      @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay haynaga ma doobeeyee

    • @ridwaanjaamac9963
      @ridwaanjaamac9963 3 ปีที่แล้ว

      hooqado naftayda😍🤩🙏🏼

    • @Barafle-z3w
      @Barafle-z3w 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ururka_yufo3😊³3³³😊3😊😊33😊33😊😊333😊³😊😊😊😊😊3😊😊3😊😊3😊😊3😊3😊😊😊😊😊3😊😊😊33😊3😊😊😊😊

  • @Yacquubcismaan123
    @Yacquubcismaan123 6 หลายเดือนก่อน +41

    who watching 2024

  • @asadduuni_topic
    @asadduuni_topic 3 ปีที่แล้ว +45

    Hadad isku aragtay cudurka cominti akhtis adoon luguu dirsan howshaas like isara🤣🤣

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +23

    Waqal Sababta Uu Millionska Madaxa Ulasii Galaayo Ayaa ah Muuqaalka Amazing-ka Ah Somali Isaguunbaa Ka Duuba✌💚🗯❤ Keeb Going Ilaa 10M Subscribers

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 ปีที่แล้ว +51

    Astamuhu shegayoo dhan hada ledahay like saar noh😭

  • @izmailupdirahman5348
    @izmailupdirahman5348 3 ปีที่แล้ว +58

    Hal mar Ha lagu Zaliyo Nebi Mohamed zcw

    • @rahmaomar2861
      @rahmaomar2861 3 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @sahrac4678
      @sahrac4678 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

    • @macalinkajacaylka3863
      @macalinkajacaylka3863 3 ปีที่แล้ว +1

      Hal mahaa ee waa kun jeer scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @maxamedsalafi3087
      @maxamedsalafi3087 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmaomar2861 scw scw scw

    • @amiiraibraahim6087
      @amiiraibraahim6087 3 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว +176

    The legend waqal 1M coming soon 🔥❤️

    • @aaminasalaad7172
      @aaminasalaad7172 3 ปีที่แล้ว +3

      Caan😂😂😂

    • @burhanmirreh8188
      @burhanmirreh8188 3 ปีที่แล้ว

      Bye nac nac qofka profile saarane ma adiga

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว +1

      @@burhanmirreh8188 Ha wa aniga wll

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว

      @@aaminasalaad7172 😂😂 mhe

    • @burhanmirreh8188
      @burhanmirreh8188 3 ปีที่แล้ว

      Deh wll Instagram kaga isheeg aan kala so hadle

  • @kingcabdallaofficial1471
    @kingcabdallaofficial1471 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta u alla aburay waxa ugu saraf badan nabi muxamad s c w ku saliga nabugena wll ❣️

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 3 ปีที่แล้ว +18

    Ereyada :axmed xaraf
    Laxanka :mustafe doller wll qaliya
    Music:bulshaawi beats
    Iyo waqal studio
    Waa hees layskuhu tagay looma kala hadhin

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +4

    Fanka 100sano Ayaaad Hargaisaay Xoog Ku haysataaye wax Maad Naga Siin ...Haday Abwaan tahay Iyo Haday fanaan Tahay Iyi Haday Musician tahay iyo Haday Duube Tahay Gacan Baan Utaagay Magaaladaa Barakaysan ....Ku Darsoo waana Meesha Ugu Culimada badan Dhulka somali Dagto...

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 ปีที่แล้ว +52

    Nin izaaqa 1m cid uga horayn mayso kinaga ahaban maqlayo laha 1m ana ugu horgadhayo majeedo kuwa heesaha soo dhiga kuwa heesaha sodhiga ma fb pageba manay YT channel ahayn😂

    • @haniapdi7751
      @haniapdi7751 3 ปีที่แล้ว +1

      So Booqo wallsha Queen Hanuush thanks

  • @apdulahimhiiz2401
    @apdulahimhiiz2401 3 ปีที่แล้ว +58

    waa macmishii Ee Like DhuL keega sii adoo qosLaya😂😂😂😂

    • @haniapdi7751
      @haniapdi7751 3 ปีที่แล้ว

      So Booqo wallsha Queen Hanuush thanks 🥰

    • @apdulahimhiiz2401
      @apdulahimhiiz2401 3 ปีที่แล้ว

      @@haniapdi7751 Nombar kaaga

    • @Goosha_Arabsio
      @Goosha_Arabsio 3 ปีที่แล้ว

      @@apdulahimhiiz2401
      No Cashaqa Amba just wanted you have by now to

  • @zuldaancalibaazhi6569
    @zuldaancalibaazhi6569 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaa Run Zhegayzaan liktaiga Haqab Tira Somalinimo Haday Jirto😭😭💝

  • @فريحة-ن3ز
    @فريحة-ن3ز 3 ปีที่แล้ว +8

    Adaa HaQab tiraaY Qudhayda haboo ❤
    Adaa HiiliYaaY Haraadka tiroo 🌎
    Adaa Hagar Li i darYeelka Huroo 💋
    Intaan Kaa Helay Cidkale kana Helin 😍

  • @hamzeupdy9731
    @hamzeupdy9731 ปีที่แล้ว +2

    Jah heestan waxan u qaadi Laha carurtayda hoyadood muwahip faarah mahamud❤

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 ปีที่แล้ว +30

    Somali music 🎵 nowdays makes big changes. Woow I wanna say keep going forward 😍

  • @hanaanabdirashiid8476
    @hanaanabdirashiid8476 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow.heestaan wllhi wey iga dhax baxdey Runtii fanaan.fanaan dhaafey Ali Zaki

  • @mawliidozillyricz5425
    @mawliidozillyricz5425 3 ปีที่แล้ว +23

    AYYYYYY WHAT A BEAT !! PULSHAWI BEATS

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow waqal studio horay usocda huuunayaal cali zaki taageero buuxo 🙂🤍💕🙂🤍🤸‍♀️

  • @cumaryareofficial5918
    @cumaryareofficial5918 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaflada 1m ee waqal studio hala iga qayb galiyo waxan kusoo biiray 2013 markii uu dhaantadii dirgax lasoo galiyay keep going waqal studio

  • @zakihassan8505
    @zakihassan8505 3 ปีที่แล้ว +7

    WAQAL STUDIO HURUMAR WACAN 1M INSHA ALLAH❤️✅✅✅✅❤️

  • @khadarxuseen75
    @khadarxuseen75 3 ปีที่แล้ว +3

    Waqal wstudio coming soon 1m

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta laxanka mustafa dollar baa soo saaray🥰 kawaran hduu mustafa dollar qaadi lahaa heestan hit Bay noqon lahayd🤩😍✌🤌

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +130

    Adiga ii Haya Farxadayda Aaa😳 Gulled simba na wuxu yiri Haka sugin Qosolka iyo Farxada Adiga Khaas U leH Fananintan wa na walayan 😂😂😂😂

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 3 ปีที่แล้ว +8

      Huno yaab dartiis ma wareertay wah😂😂😂

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Hodan7812 HAHA Walhi 😂😂😂😂

    • @amaalmaxamed1185
      @amaalmaxamed1185 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂way naga waalayan fanaanintu dhinacee loo racaa 😂

    • @mohamedgaiyte2808
      @mohamedgaiyte2808 3 ปีที่แล้ว +1

      Hahaha

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amaalmaxamed1185 Haa walhi dhan Lo Raaco majirto😂😂😂😂

  • @fox1048
    @fox1048 3 ปีที่แล้ว +1

    Cidkasta oo Akhrida Qoraal kayga waxaaan ku rajo waynahay inay caaafimaaad qabto❤❤

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend of burco tolkaye keep going inabti

  • @niini476
    @niini476 3 ปีที่แล้ว +1

    Anaaa ku hadraaayaaa magacaaaga🖤🖤🖤🖤

  • @muhsinabdirahmanhaji6516
    @muhsinabdirahmanhaji6516 3 ปีที่แล้ว +12

    1.3 Million Next Two Weeks 🔥❤😎

    • @NuurRooraye-ye3ie
      @NuurRooraye-ye3ie ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱

  • @qalpigahbukayadawayn6403
    @qalpigahbukayadawayn6403 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow inamdena macha allhda hanagah qadin cod io quruxba lo dhibey Ali Zaki the one and only in my heart ❣❣❣❣🥰 from borama

  • @yasinadan77official43
    @yasinadan77official43 3 ปีที่แล้ว +7

    Congratulations in advance for being the first somali TH-camr to hv 1 million subscribers 👍👍👍👍👍👍👍

  • @suhuurismacil9359
    @suhuurismacil9359 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal inshllaha gaadh hAmblyo ka horysa ❤️❤️❤️❤️♥️❤️❤️❤️♥️❤️

  • @mahmoudabdikariem9909
    @mahmoudabdikariem9909 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed CabdilaHi Diriye Bulshawi nInka Rag baDan Soo saRaY Hore Usoco wlKy Bulshawi PeaTz maNtana muSic another Level aH no keNTaY😃😱✌✌✌✌✌KeP GoiNg Bulshawi Iyo caLi saKi

  • @bulshawiofficials1839
    @bulshawiofficials1839 3 ปีที่แล้ว +1

    fanska cali zaki aniga ha isoo raacan oo like ha ii dhahan wixii kalana py py banu leenahay plse

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 3 ปีที่แล้ว +4

    First somali TH-camr. One million 😍😍😍 I’m prod of you guys many more times mashallh and allahuma barik🥺♥️♥️♥️

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 ปีที่แล้ว +2

    Wxn hibaanaayo adaa isku hawla halkaan dhibsanaayo adaa ka hayaaba adaa ila heera aniga ila haaba adaa hambalyiyo Amaan ku haboon my love s.C.M Ilahow rabow rahmaanow nolosha ngu mide🤲🏾🥺❤031/12/2021 hbn Taariikhia👏🏾👏🏾👏🏾

  • @ameennikke
    @ameennikke 3 ปีที่แล้ว +6

    WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️🎙️ hore u soco 🔥🔥🔥🔥 1M..... from Belarus

  • @naima5387
    @naima5387 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidaan kuu hubo cid kale uma hubo 🥺💕❤️

  • @riyaqhassan5730
    @riyaqhassan5730 3 ปีที่แล้ว +4

    👏👏kabax cod mcn❤️❤️ mansha Allah heestah weygusocotahy runtii Cali Zaki hormar wacn bro one love 💖

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 ปีที่แล้ว +1

    Video qurux badan uunba hada shaqeeya murtidii wey dhimatay 😰💚🗯❤

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 3 ปีที่แล้ว +17

    1 million in coming🥰
    viva waQal and his team🤤🥳

  • @cawalefarey6345
    @cawalefarey6345 ปีที่แล้ว +1

    Sewing and all ❤❤❤❤❤❤❤and a great product that ❤❤❤❤has made a big impact

  • @caishabeela5027
    @caishabeela5027 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw hees iyo badh cali zaki 🥰🥰 music 🎶 iga gadan aniga ✅

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaad ii tahay hamiga noloshayda❤
    Adan ku huree hoo qaado nafteyda ❤🙋‍♀️

  • @qurbo_films
    @qurbo_films 3 ปีที่แล้ว +5

    Waqal Studio iyo cali zaki labadoodo is hela waa taliyani rooma jooga😁 🤴

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaniinta ugu dagan fanaaniinta somalida uu ka mid yahay cali zaki, Respect my bro🙏🙏

  • @hanadbreezy6783
    @hanadbreezy6783 3 ปีที่แล้ว +3

    Eyyyy anoTHer LeveL♥️🦋1️⃣0️⃣0️⃣

  • @canbaromacalin5543
    @canbaromacalin5543 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali zaki waan ku tagerah al fanaan ❤❤❤❤❤💉💉💉💉💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulaahiyare652
    @abdulaahiyare652 3 ปีที่แล้ว +5

    Cali saki king of style iyo cod isku darsadey❣

  • @Adnaxayd27
    @Adnaxayd27 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa kuu hure hoqaado naftayda😞🔥🌏

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta Og in Ali zaki Iyo zaalax Zanag Nairobi Jogaan 😁👍

  • @maxameddaauud8648
    @maxameddaauud8648 3 ปีที่แล้ว

    Wax ladhagayst waxa ugu mcn quuranka ilhay waxaan kuu baryaa inaad soo hadee amiin 🥰 wllo qalad ha uarkin qalad waa iga waano ali zali quruloga❤

  • @mohamedxadaari2341
    @mohamedxadaari2341 3 ปีที่แล้ว +6

    asc dhamaan ummada islaamka marka hore jumce muparak marka xigtana wll waxan idinka codsanaYaa inaad iigasoo ducaysaan inaan hesaha iskadaayo ilahay haygu garabgalee aniguna aan go,aan adag ka qaatay ugu danbayna waxaa mahad oodhan iska leh allah iwaafajiyay khayrka kuligeen allah hayna waafajiyee heestana waxay noqontona tii iggu danbaysay aan commenti ka bixi ama shidoba khyrbaan idiin rajaYnayaa wllYaL💯👏

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 6 หลายเดือนก่อน

      Oo hadi aad rabto ina iska dhafto maxa meshaan kukenay duco hadi aad rabto masjidka aad

  • @cabdiraxiinxasan5868
    @cabdiraxiinxasan5868 3 ปีที่แล้ว +1

    tagee rayaasha waqal inta ah🤚

  • @sadnoqueen4803
    @sadnoqueen4803 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan markay dhaafto 2million like dhac hee Asxabta ha laiskageno

  • @beerlulabeerlula200
    @beerlulabeerlula200 3 ปีที่แล้ว +2

    Hanplyo waqal studio 1m kabadanaa kuu rajeynaa

  • @fatimamohamoud857
    @fatimamohamoud857 3 ปีที่แล้ว +6

    The One Nd the Only
    Legendary Ali Saki Apdirahman ❤️✨✌🏻

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice song 🎵 brother go forward 👏 👍 👌 🙌 😀 😊 👏 👍 👌 🙌 😀 😊 👏 👍

  • @fatxaahmed7083
    @fatxaahmed7083 3 ปีที่แล้ว +6

    MarkaN Inanka CaLi saki ArkuN paN Nimanka Caatadaa iSGa DaKhrama Waxy Tahy moye 🥰😂

    • @upthirahmangomezz8198
      @upthirahmangomezz8198 3 ปีที่แล้ว

      𝐇𝐇𝐇😅 𝐌𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚𝐬𝐚𝐚𝐚

    • @upthirahmangomezz8198
      @upthirahmangomezz8198 3 ปีที่แล้ว

      𝐖𝐢𝐢𝐋 𝐜𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐚𝐇 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐔 𝐬𝐨𝐨 𝐩𝐚𝐱𝐚𝐲𝐚𝐲😅

  • @amaalabdullahmohamed8366
    @amaalabdullahmohamed8366 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllky cali zeki wan kuu hystaa ee hoqaado naftyda aaa

  • @abdilahifaarah736
    @abdilahifaarah736 3 ปีที่แล้ว +6

    I from Italia ❤ Somali song ❤💚

  • @vanbare1387
    @vanbare1387 3 ปีที่แล้ว +1

    Anoo mombasa raxa Kenya 🇰🇪 joogo yaan waqal songs kuraaxesanoya i.a 1m coming soon💪

  • @cawoycisi1540
    @cawoycisi1540 3 ปีที่แล้ว +7

    Congratulate waQal studio to coming soon 1m 🎊👏👏👏👏

  • @asmacabdilaahi4278
    @asmacabdilaahi4278 3 ปีที่แล้ว +1

    Ada hilyiy hardka tiro 😍😍♥️😍♥️😍♥️

  • @kamalmaxameddahir436
    @kamalmaxameddahir436 3 ปีที่แล้ว +21

    Walee inkan waan taageeraye lkn Apdikarim Ali shaah iyo saalax sanaag labadaa ayaan anuu fanka la sheegaba ka wataa

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +2

      A.karin Ali Shah Waa Hobol Labadanba Cidluu Kaga Tagayaa Hhh

    • @ahmedkhaliif7789
      @ahmedkhaliif7789 3 ปีที่แล้ว

      hhhhh saalax garanay bee lkn cabdikariin kumaba heystaba khas hhhhhhhhh

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedkhaliif7789 Hdalkaga Kala Saar A.karin Ma Garanaysid Miya

    • @mumtazmohamet5758
      @mumtazmohamet5758 3 ปีที่แล้ว +3

      Kaligaa maaHa capdikariin cali fanaanka sanadkuu u qalmaa

    • @ahmedkhaliif7789
      @ahmedkhaliif7789 3 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446 hhhh waan aqaanaa lkn ma taageero bro

  • @lindatasline6803
    @lindatasline6803 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow cali zaki level waqal brother ❤❤

  • @alishabbe949
    @alishabbe949 3 ปีที่แล้ว +4

    Ali zaki hdaa tageerto like ha ila dhaafin👍♥️🔥#team waqal waan idin salamaye

  • @zulthanmohazm221
    @zulthanmohazm221 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal wstudio hambalyo hambalyo (1M) somalida oo dhan baa hor muur utihiin bahada waqal waa zulthan keep going

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 3 ปีที่แล้ว +15

    Ali: Hoo qaado naftayda
    Innaga: Keen qaadannee naftaada😂
    Another situation team waqal fankii dhintay ragga nooleeyay

    • @alaxisgender2164
      @alaxisgender2164 3 ปีที่แล้ว

      maxaad ku fali ma bilaa nafbaad taHay Hhhh

    • @mumtazmohamet5758
      @mumtazmohamet5758 3 ปีที่แล้ว

      @@alaxisgender2164 hhhhh dee mayee isagaa nala soo doontay indr

  • @maxamadow10
    @maxamadow10 3 ปีที่แล้ว +1

    muqaal so saaraha ugu fcn somalia waqal studio horumar wacan 🎥📹📷👌

  • @ayaanismail3063
    @ayaanismail3063 3 ปีที่แล้ว +4

    Waw waw waqal studio iyo alfanan Ali saki hurumar wacan guul🥰🥰🥰🥰🤴

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 3 ปีที่แล้ว +2

    1m heesta markay gaadho liketa ha ila dhaafin

  • @mericanbadass5299
    @mericanbadass5299 3 ปีที่แล้ว +4

    I wanna be crowned King of Somalis, who’s with me?

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa iihaya hubaal farxadayda
    Adaan kaadhigay hoganka hadayda
    Ww ali zaki iyo bulshaawi beat wxkale❤🔥

  • @hodanmohamed7753
    @hodanmohamed7753 3 ปีที่แล้ว +3

    Intaan kaahelay cidkale kama helin😙intasa kahelay ana❤

  • @zafwaanhassan5143
    @zafwaanhassan5143 3 ปีที่แล้ว +2

    Is the best song of ali zaki 😚wllhi waxan jeclanlaha somali weyn inad gadhsisan waqal 1M subscribe congratulation 1M subscribe wankusi hormariyey😁🥰🥰

  • @m.hassan7079
    @m.hassan7079 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta laxanka mustafe ila taqan like ta ✨🔥🙏💕

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 3 ปีที่แล้ว +2

    inta aaminsan waqal wax soo galy iny kayran 1M inay garyso ha udhafina like

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 3 ปีที่แล้ว +5

    Ali Zaki ft WAQAL Waxba Lagama Qabankaro 🔥

  • @ridwaanjaamac9963
    @ridwaanjaamac9963 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa haqabtira qudhayda haboo🙏🏼🤴

  • @abdallaabdi7885
    @abdallaabdi7885 3 ปีที่แล้ว +6

    Another one🔥🔥🔥🔥hit video go forward our legend waqal

  • @amiishacabdi9437
    @amiishacabdi9437 3 ปีที่แล้ว +1

    Ww laxamada mustafe dolar waa top waana kahelaa anigu m.a

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 3 ปีที่แล้ว +6

    Heesti ugbaad aragsan iyo wiilk Yaxye meeday malinhore xaysiinysen soogaliya pilze 😙🙋🙌

  • @habon_abdi_ali3071
    @habon_abdi_ali3071 3 ปีที่แล้ว +2

    wad iGa Dhax Aragtaye 9.4k liketa dhac prother or sister👑❤👍

  • @samirehroblehyacoub5627
    @samirehroblehyacoub5627 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqal Wstudio Un Coming Love j'étais perdu ses mains

    • @samirehroblehyacoub5627
      @samirehroblehyacoub5627 2 ปีที่แล้ว

      🎤🎧🎸🎙️😍😍😍🥰🥰💯✨💓💗💝👩‍❤️‍👨