ความคิดเห็น •

  • @Isbatooraha
    @Isbatooraha 6 หลายเดือนก่อน +3

    Meel ee shacabka maraan hala dhiso🥰

  • @jamac-l2e
    @jamac-l2e 7 หลายเดือนก่อน +4

    WADANKA BILICDIISA WAA DHIRIYNTA IYO NADAFADA DEGMADA GUULEYSTA MAANSHA ALAAH

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg 8 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah mahalo Quezon waxas iyga yabiyey magaladu bidix ba laga wasaa baburta(lift drive) mise midig(right drive) mise mesha tarafico(traffic) banan
    ka jirin

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 6 หลายเดือนก่อน

      Waa qalad sida gawaarida loogu wado. Somalia gawaarida in midigta lagu wado ayay aheed. Sidii Kenya/Ingiriiska camal u badaleen kuwaan.

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 8 หลายเดือนก่อน +8

    Looks better than muqdisho manshallah

    • @abdulahiabukar4621
      @abdulahiabukar4621 6 หลายเดือนก่อน

      have you ever visited Mogadishu?

  • @vlogerrazaul0011
    @vlogerrazaul0011 9 หลายเดือนก่อน +4

    Supper Garowe ❤

  • @DawoodDawood-q9g
    @DawoodDawood-q9g 8 หลายเดือนก่อน +4

    Meeshu waxay kadhimatay faras magalaha ilaa bosaska banaan ladhiso io guryahan fooshaxun ladumiyo oo dhismiyal casri ah lagadhiso growe kow ma joogto

  • @Ibnmohamud
    @Ibnmohamud 5 หลายเดือนก่อน +2

    salaamu calaykum walal waxan ka imid canada waxan xiisaynayaa in aan u guuro dhulkayga hooyo ee somalia Garoowe ma nabad baa? Ma jiraan meelo aan Carabiga ku baran karo? Waxaan rabaa inaan la imaado hooyaday.

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 29 วันที่ผ่านมา +1

      Anaa jooga waa nabad waagii doorashada baa qalalaaso dhacay lkn hada waa caadi marka xog fiican raadi wax yaabahaa ubaahantahay

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah goroowe ❤❤❤

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 8 หลายเดือนก่อน +2

    meeshan somalia maha wa kenya baaburti sidi kenya ayay bidix socota mise puntland aya sharci cusub wadoyinka u samaysatay

    • @memenene7675
      @memenene7675 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kenya maha, Waa Garowe

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hal wado xataa dhir kuma abuurna hormar ma dhawa. Garawe iyo hargeisa iyo xamar intaba waxaa tagay sanadkii hore waa isku mid hormar ma jiro hadana sidaan ayaa hormar u naqaan. Faanka waa iska jecel nahay 😂😂😂😂

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 8 หลายเดือนก่อน +1

    garoowe oo dhan hal wado bes miyaa waxa dhisan?

  • @Puntland1
    @Puntland1 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dawlada hoose ee Garowe waxan kula talinaya in canshuurta lagu kordhiyo dadka bosaska uhaysta ganacsiga.

  • @abdisamedOsman
    @abdisamedOsman 7 หลายเดือนก่อน

    Puntland build clan of calisaleeban