AF-HAYEENKA BOOLISKA SIDIIQ "LACAGTII KENYA IYO NINKII RUUSHKA AHAA OO LAGU RAAD JOOGO" XOG CUSUB.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • XAALADDA AMNIGA EE MAGAALADA MUQDISHO, NINKII RUUSHKA AHAA IYO LACAGTII BOOLISKA SOOMAALIYA AY QABTEEN, DAAWASHO WACAN.

ความคิดเห็น • 369

  • @weheliyeagency7245
    @weheliyeagency7245 3 ปีที่แล้ว +142

    Dadka ilahay u Abuuray waxa ugu sharaf Bdn nabi Mohamed scw hadii aad ogtahay ku sali halmar scw❤🥺

    • @barwaaqoadam8292
      @barwaaqoadam8292 3 ปีที่แล้ว +2

      ScW Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 3 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @ciisehaji7616
      @ciisehaji7616 3 ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @HamZahSafAidarous
      @HamZahSafAidarous 3 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @axmedyare6178
      @axmedyare6178 3 ปีที่แล้ว +2

      Scw

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 3 ปีที่แล้ว +18

    Absolutely, nin aad u diyaarsan oo deggan oo khibrad u leh shaqadiisa weeye Mr. Sadiiq. Dalkii dhalinyaro aa u soo baxday maasha Allah.

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 3 ปีที่แล้ว +20

    Allaha xafido wiilkaas yar waxaan jeclaan lahaa wiilkaas in niyada loo dhiso wadan kiisa in uu ka cararin qofkasta wadankiisa ayuu sharaf ku leeyahay allaha garab galo Ameen Ameen yaarabi

  • @adenmohammed7050
    @adenmohammed7050 3 ปีที่แล้ว +91

    Aad baan ugu farxay walaalkey Sadiiq Aadan Duudishe sida wanaagsan uga jawaabay su'aalaha, waxaa ka muuqata inuu yahay qof garanaya shaqada loo dirsaday. Masha allah Ilaahay garabkaaga ha galo bro. Shaqo wacan 💪

    • @haylegabow9601
      @haylegabow9601 3 ปีที่แล้ว

      Beentaan cabud gaajo u sheega anigaa airport ka aadan cade ksshaqeeyo waan been cad oo aan biyo lamarin . Tankale diyaarad kenya leedahay airport ka soomaaliya ma imaadaan safaarad kenya goorhore ayeey guureen. Simacquul ah wax u sheega laakiin sida aad wax u wadaan waa beentii cabud gaajo idinku celinlaheed reer baadiyo nimo intaas la eg waligeey ma arag ithopia airline or jabuti airlines waa macquul laakiin kenya airways soomaliya maimaadaan thanks

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 3 ปีที่แล้ว +3

      @@haylegabow9601 been low xun goormaad ka shaqaysa hadad ka shaqayso xataa maogaan kartid waxaa imaanaya hus baan ku leehaya

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 3 ปีที่แล้ว +2

      @@haylegabow9601 Caabud gaajo maxaad kawadaa tan kale ma adigaa Taajir ah?Tuug Tuug dhalay baatahay No more Mooriyaanimo sharciga ayaa ka wayn qabiilka kkkkk

    • @ciisehaji7616
      @ciisehaji7616 3 ปีที่แล้ว +2

      @@haylegabow9601 war waxaan tahay doqon waxaa tahay qof uraya isago nool maadigo kalaa ka shaqeya earapoot Af somaaligaad qori la dahay od qaldeysaa teda kali maxaad ka taqaan diyaaradaha dalka yimaada ma kenya Ayaanan ka imaan diyaaradaha somaaliyed e yar yar safiirada ha kala qaataan lkin duulimaadkii calamigahaa yaa xidhay imisa diyaaradod e Aan soomaalia u socon e kenya okaliya u safraya Ayaa haddana daqiiqad kastaa so caga dhigato madaarka mugdisho ma garaneysaa micnaha ey u so marayaan may ma garan kartid qabyaaladiiste wax so baro deb u tag shcoolka wax barashada hoose halka kuugu dhow si aad wax u barato hadii kali noloshaada yaa ree hebel eheey Adaa dhahayaad dhameysan nacas

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ciisehaji7616 ba bbi ciyaalkan arimaha gudaha
      Iyo arimaha kusaabsan wadaniyadda dalka iyo shisheeyye kaalka
      Kanoo kalle kuma fiicna inla dhaho wa
      Somalli

  • @rashjoh8028
    @rashjoh8028 3 ปีที่แล้ว +19

    Maanshallaah waa boolis xirfad leh ,
    Professional police officer. Si wanaagsan ayuu aqoon u leeyahay.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 ปีที่แล้ว +35

    Wiilkani waaba iconic! Mansha Alah. Ilaahay isaga iyo inta samaha jecelba ha barakeeyo.

  • @cabdimaalikmacawiye9860
    @cabdimaalikmacawiye9860 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah Mrka hore salaan aad uqiimo weyn Walaal wariye c/xafid iyo walaal sidiiq oo ah afahyenka ciidamada booliska soomaaliyeed run ahaantii aad ayaad ugu mhdsantahay daganaantaada iyo aqlaaqdaada wxyaabaha qaar ee aan loo baahneyn in la shaaciyo sida qurruxda badan aad u ilaalisay adigana inshaa allaah rabbiga weyn h kuu ilaaliyo kuuna xafido dhmmn adiga iyo faamilkaaga iyo shacabkaaga aad amni ahaan aad adigu masuulka k tahay rabbi haydiin wada xoojiyo adiga iyo dhmmn ciidamada kula midka ah ee shaqadooda u daacada ah inshaa allaah 🤲 guul joogto ah mar walbo guuleysta ayaan idiin leeyahay

  • @mrJuufe
    @mrJuufe 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah waa afhayeen da'yar oo dhan walba ka dhameystiran... Guuleeyso Mudane

  • @jokerkaahiye6863
    @jokerkaahiye6863 3 ปีที่แล้ว +11

    Afhayeen bilaash uma noqon ninkan abdihafiid intaan waraysadaada dhagaysanayay kii kuugu adkaa ayuu ahaa kan suaal walba jawaab waafiya msha allah allaha barakeeyo police ka somaaliyeed

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว +55

    Maanshaa Allaah. Afhayeenka booliska waxaa ka muuqata inuu yahay nin aad u diyaarsan oo u qalama hawshaa afhayeenimo. Guulayso nin dhalinyara ah oo wadankiisa sidaa xogtiisa u illaalinaya waajibaadkaaga ayaad gudaynaysaa Allaah garabkiina ha galo dhamaantiin Adinkoo iksu duuban. Wariyaheena C/Xafiid aadbaad u mahadsantahay.

    • @asmarmaalik9335
      @asmarmaalik9335 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha runti wa nin yar u diyarsan howsha u hayo wayna ka muuqata u diyarsanan iyo faham shaqads u hayo ah mashallah

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 3 ปีที่แล้ว

      Boolisku ineey warbixin siiyaan dad TH-cam sameystay oo eysan aqoon ulaheyn waa qalad weyn. Qof kasta oo TH-cam sameysta yaan lagu degdegin in warbixin lala wadaago. Waa iga digniin. Sirta dowladu waa muhiim

    • @farahmohamed6079
      @farahmohamed6079 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanyuusuf9750 iska dheh wariye cabdi xafiid aqoon uma lihi

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 3 ปีที่แล้ว +37

    Allow dalka iyo dadka noo wanaaji oo cadowga sokeeye iyo cadowga shisheeye ba naga qabo adigaa arki karee!. Guuleysta ciidanka xooga dalkoow dalka idinka ayuu idinku badbaadayaa insha,Allaah.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 ปีที่แล้ว +4

    Maanshalaah imisanku talinjirey dhalinyaro waxbaratay oo wadniyiina haloo dayo mamulka wadanka

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +28

    afhayeenka lama gaadi karo suaashii baad ii kala badashay kulahaaa libaax horey u soco😂😂

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 3 ปีที่แล้ว +2

      mansha allh ninkaan allh ha daayo waa dadka dalku ubaahan yahay

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Abdi Xafiid nin utaagan Somalinimo.
    Sadiq Rageeda Well Said

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 3 ปีที่แล้ว +72

    Farxad bay notahay in ay soobaxeen dhalin yaro yar yar o wadan keena daacad ugu shaqaynayo

    • @ahmedhassan3002
      @ahmedhassan3002 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa runtaa weyjiran dhalin yaro wanagsan sxb lakin odayasha qabil ayaa ku washen iyo in dagal ee huriyan allow wadankena halmid kadhig sida wadamada daris keno kalaa

    • @abdifahabdi2758
      @abdifahabdi2758 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedhassan3002 allaha naga qabto wa bil Ramadane

    • @jiijodaqere8881
      @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว +3

      Ilahhey ha nooga xifdiyo cadowga dhalinta soomaliya

    • @abdifahabdi2758
      @abdifahabdi2758 3 ปีที่แล้ว

      @@jiijodaqere8881 amiin ya allaaaah

    • @faizaali247
      @faizaali247 3 ปีที่แล้ว

      Asc abdi xafid walal waxan ka mid ahay somalidii laxagta lehed wana lacag ganacsi

  • @AhmedOsman-qn8dz
    @AhmedOsman-qn8dz 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah tabarakallah guul guul guul Somalia 🇸🇴

  • @hawahassan9864
    @hawahassan9864 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah sargalka aad iyo aad ayu u ilaliyay xogta ciidankena waxa u mudanyahay kudayasho abalmarin thank you so much daljire

  • @mohaalii4601
    @mohaalii4601 3 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi dalka waapa loo istaagay difaacisa alxumduillah🥰🥰🥰🥰

  • @lulabdi7732
    @lulabdi7732 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah ciidankeena cimrigiina ha jiro cadowgana alaha idinka qabto aamin

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 3 ปีที่แล้ว +20

    Sidiiq iyo raga iyo dumar damiir soomalinimo ku jirta Allah noo badi inta dalkooda u daacada ahna Allah dhowr

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow. Masha Allah. Ha iga harto cidanka somalia aqoon ma leh. Sadiiq & Co hore u socda.

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah guul insha alah dalkena somalia iyo dadkeygaba 🙏🏼

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend wye taliyaha hadalka iyo sida uu mesha ku habon ushegay hada MAQASHO sacurty wa sidas cml legend keep going sxb sare,♥️♥️✔️

  • @abdiosman5043
    @abdiosman5043 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah waa wareysi qeymo iyo akhbar muhim uah umada uso gudbinayo. Walalaken Sadik waa nin udiyarsan shaqadisa. Hambalyo!

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso wll Sadiiq Aadan. inkasto askari waajibaadkiisa gudayanaaya aad tahay, haddana marwalbo aad in aan ku dhiiro galino waa inta kalliya aan awoodno hadda nahay Shacab.
    Guuleysta wll adiga iyo dhamaan booliska Soomaaliyeed.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshaAllah..war iska casha tuugada iyo calooshadi u shaqeysanayasha .
    Wallahi sharaftina gacantiney li jirta ..iska iloow in leysku keen tuso Reer Reer iyo Qabiil folxun..🤲🏼
    Alxamdullillah Rabbi Calamiin

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah Allw wadankena iyo dadkena somaliyed noo nabdeey. Yaa Alaah raxmadaasa huwi danbigisana dhaaf muaadin kasto oo somaliyed ee Ka dherada Qabiilaysiga Aamiin Yaa Rabi

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah wax garad somaliyeed guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah Afhayeenku si fiican buu u jawaabay"" well done

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hadalka sidiiq iyo shaqada uu hayo isaga iyo muwaadininta kale alle ha xafido hana ku caawiyo inay hawshooda qabsadaan waxay inaga mudan yihiin dhiiri galin iyo garab istaag waan idin jecelnahay dhamaanteenba❤

  • @jucepower
    @jucepower 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wuxu dahay suashi lee ibadashay great job afahyen

  • @khadiijamahamuud3895
    @khadiijamahamuud3895 3 ปีที่แล้ว +2

    aamiin yaa rabbi ducada Allaha noo aqbalo🤲🏾❤️

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah wa afhayeen ama qofka ugu caqliga badan ah masha allaah

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 3 ปีที่แล้ว +33

    Warkanoo kale bro noo soo badi maxa yelay kuwo warkoda been abur u badan ayaa baraha bulshada ku so batay youtubarada lagu kalsonyahay ayad ku jirtaa sxb c,xafis from Nairobi

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 3 ปีที่แล้ว +5

    Sadiiq ilhay ha ku xafido adi iyo family ka

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +1

    💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽cadawga allaha naga qabto in shaa allaha

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi shaqadiisa iyo kartidisa waa la isku helay masha Allah

  • @ullasuutari313
    @ullasuutari313 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaalkeeyoow Sadiiq Allah haku xafido cadowgaada iyo kan Soomaaliweyn Allah jebiyo Insha`Allah AAAAAAAAMMMMMMIIIIIN, Shaqadaadana Allah kuu fududeeyo

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 3 ปีที่แล้ว +6

    Si wanaagsan oo cilmiyeysan ayu uga jawabe m.allah waxaan rajena hormar inta ka wanaagsan in ee cidankena garan.

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh alle haku xafido sarkaal mustaqbal weyn kuleh cidanka iyo wliba dalka ..sharaf ayaad naga mudantay magaca somalinimo ayan hsrgiesa kaga so salamaya wll

  • @caishaabdikarim7097
    @caishaabdikarim7097 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah runtii wadankeena waa u hormaray dhalinyaro dacad Aya uso baxay frxd ayey ino tahay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wiilkaan yar taariidabe baaxusidoonta yaarabi noodaa isagookalena noobadi

  • @ruqiyomohamed862
    @ruqiyomohamed862 3 ปีที่แล้ว +18

    MANSHA ALLAH, XAFIDULLAH, AFHEENYKA POLICE 🚔 🙏 AFKAGA CAANO LAGU QOBAY

  • @zamzamhassan5042
    @zamzamhassan5042 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Alllah illahay ha ku xifidiyo walalkay

  • @fartaqqf3516
    @fartaqqf3516 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha alaah guuleysta ilaah ha idin xafido amiin yaarabi

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil dhaliyaro ah oy dawlad nimo kamuuqato ilaahay haku xafido dalkiina ushaqeeya gull 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 3 ปีที่แล้ว +6

    الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله اللهم اغفرلنا ذنوبنا ويرزقنا حوسن الخاتمة اللهم إصلاح بلاد صومال وشبابهم يارب العالمين guul iyo gobanimo soomaaliya hails raacdo masha Allah

  • @Siraji
    @Siraji 3 ปีที่แล้ว +17

    Wadanka haloo duceeyo

  • @dahabaomar857
    @dahabaomar857 3 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الله يحفظهم ويبارك 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله ماشاءالله ربي يوفقكم ويقويكم يارب

  • @anwarahmed9643
    @anwarahmed9643 3 ปีที่แล้ว +15

    C/ Xafid Waad Ku mahad santahay Sida wngsn Aad marwalba Noogu Soo Gudbinayso Wll, Arimaha Ka soo cus Boonada Dalkena.

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah tabaaraka laah, wareysi aan ku raaxeystay bilow ilaa dhamaad, cabdi xafiid waakaaga 🙏🙏🙏mahad celinaa, sida aqoonta, ixtiraamka iyo kalsoonida 👍👍👍ku dheehan ee aad ula yeelatay wareeysigaa quruxda badan,well done. Mahadsanid

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf 3 ปีที่แล้ว +31

    Nin shaqadiisa yaqaan iga dhe wax garad sirta wadanka qari

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa sirta wadanka ah 😮 wax qarsoon soomaalia ka jiro malahan maanta

  • @siciidoshaafici5476
    @siciidoshaafici5476 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah guulaysta ciidanka soomaliyeed allah barakeeyo wariye abdihafid wariye qiimo leh baad tahay

  • @hodanelmi4573
    @hodanelmi4573 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank you brother 🙏

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah caadii ma ahan Afayeenka ciidanka policeka Somali dadaalka meesha ka sii wada 👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guuuul Guuul Somali.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnx a lot Mr cabdixafiid
    Shaqsi sharaf iyo karaamo ugu shaqeeyo
    Dalkeena inaan adiga madaxaaga ku barano

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +1

    Good job somaaliya horey bay u socotay guul taliyha la waraystay waa nin fariida ciida ushaqeeyoow cadawgaa hajabo

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 3 ปีที่แล้ว +1

    Sadaq Adan waan Ku salamaya marka hore illahay ha Ku xafido🙏 marka xigta somaliya cadaw badan ayeey ledahay ha ka aqbalin wareeysi cidna.

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa afhayeenka policka uku fiican mashallah

  • @cabdirahiimcabdihassan9529
    @cabdirahiimcabdihassan9529 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid taliye wadani dhab ah ayaad tahay guuleyso somaliya hanoolaato

  • @gureyyare4707
    @gureyyare4707 3 ปีที่แล้ว +7

    Msha allh aadbaan ugu mahadsanyihiin ciidanka police ka gaar ahaan qaybta Airport afhayeenka io dhamaantood.

  • @safiyaisse6091
    @safiyaisse6091 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah walaal dalka iyo dadka ilaalinta ☝️🇸🇴

  • @modernwar5240
    @modernwar5240 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah nin shaqadiisa iyo gudashadiisa fahan weeye

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi xafid keep going my brother guuleso waligaa wadna mahadsantahay sxb qali

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ปีที่แล้ว +1

    Sadiiq 👏👏👏❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 3 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa allaah ciidamadeena guulaysta aniga rayigeeyga waxay ilatahay lacagtaas halasiiyo ciidamada iyo xaasaskooda becouse wey istaahilaan.

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alah afhayeenka police waa nin qibrad aaad ah uleh xirfada police nimo

  • @mumtazabdi8647
    @mumtazabdi8647 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sargaalka illahay ha ku xifdiyo 🇸🇴💙

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan halkanbu ka mahad celiin Ciidaanka somali har iyo habeen u dagan nabad galiad dalka iyo daadka somali iyo hormarka dalka waxan mahad labad u celin sadiiq iyo dowllaad sharaaf badan Barlamaanka somali u dagan nabad iyo hor marka dalka somali see mabad ku helin allow Ciidaanka iyo dowlaad Cadagow jabi aamiin🤲🤲🤲🤲 ya rabi ☝🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somaliya Hanoolaato🇸🇴🇸🇴💙💙💙❤❤👑👑🌹🌹✊✊✊✊

  • @bortieredihiiraan
    @bortieredihiiraan 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alaah dhalin yaro wax soo baratay baa ciidan inoo ah kuwaasoo la jaan qaadi karo aduunkaan casrigaa

  • @qosolqaraxeysi9370
    @qosolqaraxeysi9370 3 ปีที่แล้ว +4

    Well done Sidiiq❤️❤️🙏🙏🙏Allah bless to y’all

  • @saidsahal6625
    @saidsahal6625 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah Mashaa Allah RAMADAN MUBARAK ☪️ Mudane Abdihafit nolow ILAHAY haku dhawro Soomaaliya hanoolaato nabad iyo nolol hanoolaato inshaa Allah Guuul inshaa Allah 👍❤️💕💕❤️❤️❤️💕💕❤️❤️💕❤️☪️👌

  • @sacaadaaadan363
    @sacaadaaadan363 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Thank you my brother Abdixafid. 🇸🇴💜

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allah ilaahay haku xafido ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul

  • @maankacaddeh2745
    @maankacaddeh2745 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wiil dhalin yaro ah wadan kiiza u shaqeeya hada cilmi ku darsaday

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah waad Mahadsan tahay walaal Cabdi Xafiid,Afhayeenku waa nin Warkiisu uu Cad Cad Yahay ahna Good speaker....

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Ramadan mubaarak

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +8

    guuul 🇸🇴❤️ somalida

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLAYLE WADANKII GABLAMAY GEESIYAA UKACAY GAFUUR IYO GANACYA WEYN WAA LA GOOBAYAA IYAGOO GARDADUUBAN JEELKAA LA GEYNAYAA GOBEEY GOBANIMADU WAATAAN GABAADSANAA GOBEEY GOBANIMADA KA ILAASHA GEBIDHACYAYN

  • @adenalisadik4864
    @adenalisadik4864 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanidiin dhamaantiin, walalaya aadbay noo dhiirigelinaysaa bogaadintiina iyo ducooyinkiina.

  • @cumaaranimaxamed2062
    @cumaaranimaxamed2062 3 ปีที่แล้ว +10

    Su aashii le ibadashay vs adne jawabta ii badaL aya ka dhcday wan qosLay ya iLa mid ah 😂😂

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw masha allah

  • @muhubok1388
    @muhubok1388 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah Illah ha inoo xafido Allahuma Amiiin

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 3 ปีที่แล้ว +1

    Afhayeenka booliska m shalah waa nin shuruucda bartay

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad baan u bogaadinayaa Afhayeenka iyo Guud ahaan Ciidanka Police ka Allah na ha Guuleeyo Umadda somaliyeed dhamaan

  • @caisha12ceeni40
    @caisha12ceeni40 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allaah guuleesta ciidamadeen waa kuwa aan ku hurudano

  • @guledabdi6342
    @guledabdi6342 3 ปีที่แล้ว

    Guuleystaa shaaqadaa aad u qaabadeen shaacabkaa soomaaliyeed guul somali iyo dooladaa somaliyeed guul muqdisho hooyaada soomaaliyeed diidaa naabad diiidka iyo qaran duumiskaa ushaqeeya Kenya iyo qeyrkeed guul somali Guul muqdisho hooyaada soomaaliyeed guul farmaajo waadaani dhaab ah guuleyso qaataa laacagtaa tuug niimaada ah

  • @dulmarxaaji9647
    @dulmarxaaji9647 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah noolaada wadaniyiin noolaada ilaahow waxay qarinayaan facshar ilaahow wax haw asturin kuwa wadanka dhibkz kusameynayz🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @dacwachanel2281
    @dacwachanel2281 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow noo barakee dhalinteena somaliyeed walhi wadanka way udadalayaan mnshlh

    • @sofiadakane1984
      @sofiadakane1984 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow noo barakeya dhalineena somaliyeed walhi wadan ka way udadalayaan

  • @habooniid7302
    @habooniid7302 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allh sharftii somalia muuqata🙏🙏🙏🙏🙏👍

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah Ciidaanka guuuulistad waa lacagtid shacabka laku dilaah bee qabtin

  • @IbrahimAli-pt2es
    @IbrahimAli-pt2es 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah taliye waad ku mahadsantahay warka sidha ad u diigtaay cimrigadha Allaha ku dereeya Aamin Aamin Aamin yaa Allah.

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisha ramadaan fataligeed ilaahay somaali nabada ha kadhiga

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @farxadmuhiima1583
    @farxadmuhiima1583 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah taliye dacada waye guulayso

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ninkaan afhayenka ah mansha allah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah guul insha Allah

  • @luulxasan3803
    @luulxasan3803 3 ปีที่แล้ว

    qasnada dowlada noogu shuba samali guul viva N&N🇸🇴🇸🇴🇸🇴