XASAASI: Dilkii In ka Badan 80-ka Sarkaal & Qaybtii 3 aad + Ninkii kalidii ka Badbaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +6

    MASHAALLAH ILAAHAY ha barakayo Amiin nin wax badan oog

  • @dsf9824
    @dsf9824 2 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว +7

    Dalka nin cadawga ka cabiya waa muuse Biixi abdi alle ha xafiido

    • @thegunner971
      @thegunner971 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkk

  • @suldankageeska2333
    @suldankageeska2333 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragaas ALLAAH HAWNAXARIISTO

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +2

    mujaahid Ka waxan Ku waafaqsanahay in madaxwaynaha qaranku inuu yidhaahdo waan is casilaya hadii dadka kasoo horjeeda in sharciga dalka lagu maamulo diidaan

  • @bulaale
    @bulaale 10 หลายเดือนก่อน +1

    Liiska wuu ku qorraa, balse meesha ragga lagu laayay ma tagin. 3 nin ayaa la hubaa inay ka badbaadeen, oo labo dhaawac ahaayeen.

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqtigaasay somali Raglahayd maanta Amxaar baa cagaha dhulka ugu dhufanaya markaasay ooda jabsanayaa Aduunyo

    • @esmaelsheybow3226
      @esmaelsheybow3226 2 ปีที่แล้ว

      Waa. Runtaa. Maxay. Haayaan. Maanta. Siyaad bare. Alaa yaa raxmo

    • @abdiyusuf9419
      @abdiyusuf9419 ปีที่แล้ว +1

      @@esmaelsheybow3226 sxb Siyaad bare waxaa masiibo dhacday isagaa ka masuul ahee waxba hay amaanin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdiyusuf9419 caadifad baa ku haysee ka waran adeerkaa muuse dhiigyacab

  • @alishosman2618
    @alishosman2618 2 ปีที่แล้ว

    Oo waa odaygi caydiid walewayn ee iska sheekayn jiray ANa aqaan wlhy

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 5 หลายเดือนก่อน

    Ragedii

  • @abdifatahdahiradan5490
    @abdifatahdahiradan5490 2 ปีที่แล้ว

    Rag waaa ragii hore dowladiina siyaad bare sidaan yeelay wadanka bal haduu wadanka xilka iskadhibi lahaa manta somalida dhanba barwaaqa ayay kunoolaani lahayeen wuxuu ismoodaay inuu xoog dad kuhysani karo
    Waqooyigana waxaaa kugukacay SNM
    Halka koonfurtana USC ay kukakeen walow jab aadka ugufarabadnaaaa
    Ay gaarsiiyeen jabhada USC
    Aya aqli keeniwaaayeen
    Qoladan SNM AYAAba Aqli keentay oo nabad keentay inkastoo manta somalida dhan ay Waxba hynin
    Marka Waxan leeyahay ninwalba meshiisa nabad Allaha kuyeelo 35 sana aqli lakeeniwayey manta lakeenimaaaya

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 ปีที่แล้ว

    Ee naga aamu muuse biixi kii soo hadal qaadi waayaa la daawanmaayo

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 2 ปีที่แล้ว

    Wariyaada. Hadaba. Siyaad. Bare. Wiilkiisa. Ayaa. Idin. Joogaa. Muusa. Biixi. Iska. Saara. Ama. Xabad. Madaxa. Ugu. Dhufta. Waa. Siyaad. Bare.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 10 หลายเดือนก่อน

      Ha caayin maxamed siyaad qadhmuunyahaw ciilqabe dhiigyacaba dhulka boobe ah gaajo hayso ayaad la simaysaa libaaxii afrika

  • @muali9773
    @muali9773 ปีที่แล้ว

    Mujaahid nin somali diley ma noqdee reer somaliland sidan qaran kuma noqon kartaan ila tahy!!!