بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Ilaahayow na astur ma ninkii yidhi Ciidankii Muse Biixi uu ku faani jiray waa la jabiyey ee ku faraxsanaa…Ciidanka Somaliland ayaa leh inta uu u jiro Muse Biixii ayuu u jiraa ina Abiib….intaa udhaafi maayo Waa Khayran katiiran
SNM baa musiibo ku haya bulshada reer awdal hantidona iyo maalkoda ka qaata bulshada awdal. Dhulkodi ethopia loo gacan galiniya ka xorooba maamulka qabyaladeysan somalidiidka ee isaaqland 🇸🇴☪️
Waan ogaa Jamhuuriyadda GACAN KU RIMISKAA in aaney ku dhicin in go'aan ka qaataan Mr Abiib,Faraha ayay ku taagan yihiin oo waxaa u muuqda jidkii LAASCAANO oo kumey dhiiran karaan, waana taa ta jirtaa
49 Hadey gacanta yageen 6 xildhibaane kale maqnaa meysugaan, no xilka xayuubin Bey majority U bateene, Meeshu buuq miidhanaa, Waar dadkii idin Soo doortey U shaqeeya,
SOMALILAND QARANNIMADEEDA IN KA ILAALIYAA WAA KU WAAJIB DHAMMAAN XILDHIBAANNADA BULSHADA SOMALILAND SOO DOORTEEN. HOWSHAA HADDAY DAYACAAN CEEB IYO FOOLXUMO WEYN BAY DALKA U SOO JIIDAYAAN. UMANA MALAYNAYO INAY SIDAA KU SII MATALI DOONAAN UMMADDA SOMALILAND.
Nimankan ma baraha bulshada ayaa loo doortey,,,baraha bulashada ayey taagan yihiin mar walba,,,,, kuwani waa xildhibaanadii ugu listen ee soo mara Somaliland,,,,,( waa Geel Kiis)?
Waar wadani waa dibjirin aa waa in shacabku ka soo darariyan ma ah barlamank aduunkii baa inala yaaban waxay u shaqayan cadowga Somaliland waa xamar waa inkhalif waa jabuuti waa hirsi waa inxashi waa in 5000 oo shacab ucodayan guul Somaliland sharciga ha sarayo
Somaliland is free and democratic country, with everyone is under the law and can be accused, tried and either convicted or freed like this..... Those who question about Somaliland please its a lesson for you...... and please ask yourselves about Somalia???? kkkkkkk its a terrorist state as Hon.DrS Edna pointed out......
waalidan eega kan bidaarta leh wuu ilahay inu dalka u dhartay qabaylaada ayuu ku tageeryaa ninkaan denbi waa galay ha daboolin beelayo idin jebisee wadankena ma jabin beenta joojiyaaa ninkana edebdaradiisa ma waxaa loo doortay cayda madaxwwyanaha iyo masuulinta kale iyo inu dalkiisa ka raaco kuway is hayaan inu ciidamadi aflagaadeyo waxan kale xaq maha hada ku caadarto wa laga xaayuuubin hadii kale wuu joogi waxan loo buuqaya waxay dadka parliament sharafti wadankaa ayad sidaan qaylada iyo buuqa yareeyaa wadanka si wanagsan u wadaa hadii haal qof soo eedeeyayna eega qofkaas laftiisa ha la eego haduu eedo aan jirin ku eedeyaay balse ina aabiib umada odhan baa dwanaysay is walawaalkiisa iyo edebdaradiisaa cadoowga wadanka ayuu ila ekaa aniga runtii
Guuuuuul somaliland
khayr ha ku dhamaato
Xeerilaalintu ma dawladay u shaqaysaa mise dalka oo dhan ..
Nothing will happen to him this is the way to freedom
Dadka ka qayb qaata FIKIRKA KALA GO'A, IIBINTA BADA waa danbiile qaran. Waana lala xisaabtami doonaa sida kuwan oo kale.
Hooyadaada ay Amisom gacanta ku hayso ayaa hiil kaaga baahan
استغفر الله العظيم واتوب اليه
Guul Maxamed Abiib
Alaahu akbar alaahu akbar sharciga cidna kama wayna abtiyaal sharciga barta
Maasha,allaah si gobonimo leh
Jawaabta Xaga Xildhibaanku waa Shicibkisaa Somaliland Guuleh uma baahna jawaab kala
Maxamed abiib intu waso ayu dhakada shahwada kaga daadiya caruurtan qayl yaysa waar kadhiga xilka wAlahi bilahi inay san borama kamid noqonayn somaliland ooy noqon awdal ested 😂dhimasho xita way isku badaĺi donta 😢diyaar aana unahay hadan nahay dhalinta gobolka awdal
Mudane Moxamed abiib ha guuleyso
Waa lajiifiyaana banaan lajoojiyaana banaan midakale muuse amarkiisa ayey howshu kasocotaa
Sharcigu ha sareeyo
Haguulaysto
Horta goluhu ma ciyaalba buuq la,aan miyanay wada hadli karin
Halkaan waxaad MOODAA suuqii SINAI iyo YOOBSAN (2 suuq oo Muqdisho ku yaal oo Reer Woqooyigu u BADNAA) QAYLA BADANAA!
Waa kuwii sharciga kubaray maxaad ahayd kahor wabigaa lagaga talaabi jirayre maanta adigoo aqoonsi hayasta wabigii iyo beerihii iyo xoolihii aduunyaduna dhaqaale kula barbartaagantahay ayaad waxba noqonwayda oo qamandi qalalan dawarsataa iyo dumarka oo aad kufsato ayaad ka adagtahay maadaa hodikara oo sharci kahadli kara islayaab oo xadhig isa sudh
Allaylahe gar dheh.
Golaha muqayiliinta Khaadkii Soo dhacyey
Waxba maoga muqayiliintu
Dulmi Allah ma jecela ee cadaaladda u hiiliya
Fasaxa kulhaa meshu ma school baa 😅
Waa mucaarad mr abiib kahoryimid maamulkii somaliland
Waryaadahayn waxan aad akhrinaysan aayat quraan maaha, socon mayso oo walaahiya, hadii qof walba meeshiisa amamdeegaankiisa ayuu goosan doonaa
Subxanalah
Hayaay af somali miyuu ku hadlayaa kani mise afku wax kuhayaa ...
Snmland caadi iska dhiga ah
Snm hadaad coloysato waad jabi
@@xasandheere3294 been isku shegaysa ssi maad iloowday
Taariqda dib uraac
HAAA MAJIRTOO EEDAA MAXAMUD ABIIB GUUUUUL
Kkkkk waligiinba uunsada waxab kamaqaadi kartaa xl,abiib carkee
Kuwa wax garsooraya iyo kuwa wax dacwaynaya wa isku REER, war xishooda
kuwa difaayana waa isla reerka ee ogow
Ciyaala malcaaama, farteenii baynu eednay
Isaq / Lan 👍
Guul Xildhibaanada Goolaha waakiilad Waayo waxay iska badbaadiyeenduufaanka kala dista Soomaaliland ee loo Soo
Caqliyad aan sax ahayn ayaad umada la hor timaadaan ee marka hore wax umada anfaca kaalaya
Good job 👏👍👌
No a good because they know little about maxamed abiib
@@markcaa2942Mohamed Abiib faraha ha laga qaado haddii kale wax ka weyn ayaa dhici caqligu ha shaqeeyo
@@markcaa2942 they know for what ..?
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Ilaahayow na astur ma ninkii yidhi Ciidankii Muse Biixi uu ku faani jiray waa la jabiyey ee ku faraxsanaa…Ciidanka Somaliland ayaa leh inta uu u jiro Muse Biixii ayuu u jiraa ina Abiib….intaa udhaafi maayo
Waa Khayran katiiran
Hadii aan ciidankaas jebin sland dhexdeeda buu isku dili lahaa muuse juudaan ooilaahay baa ssc uu soo diray
Reer awdal haka tashadeen isaaqland maamulna hasameestan
Reer awdal iyagaa qarankan iska leh adigu maxaad ka dhex radinaysa
Reer qawsaar ismaciil meel aan waxba idiinku jirir ayaa munaafaqad ka dhex raadisaan
@@halilmamohamed4493doqoniimo aandaarood ahayni kuma hayso
@@birmaddafleabsolutely duli nimada cawaanimadaa ugu wacan beenaala yaasha
SNM baa musiibo ku haya bulshada reer awdal hantidona iyo maalkoda ka qaata bulshada awdal. Dhulkodi ethopia loo gacan galiniya ka xorooba maamulka qabyaladeysan somalidiidka ee isaaqland 🇸🇴☪️
Guul, gole jira
kuwa la midana ha la raaciyo ha laiska qabto qofka ka horyimaada qarnka uu u shaqeeyo ee garan waaya shaqadiisa
Waan ogaa Jamhuuriyadda GACAN KU RIMISKAA in aaney ku dhicin in go'aan ka qaataan Mr Abiib,Faraha ayay ku taagan yihiin oo waxaa u muuqda jidkii LAASCAANO oo kumey dhiiran karaan, waana taa ta jirtaa
Idinkaa dibjiro ah dalka ibadan uga shaqaynayo
War hadalkii dhediga ha la iman meesha
😊
Waa sax xamar in sharci noqota oo uu sharciga ku taagnaa bal waa waxaad ha ka heshaan
Ok
Kuwan qaylinaya car yaa ila fahmay ?
Mawaxa Faarax macalin lagu qaaday ayaad indinku baal mari kartaan
Sida dhigiina 🇰🇪 Kenya hadii hayadaha Somalia 🇸🇴 laga qayb galayaa waxa danbiya noo sheega
Walee reer boorame waa isxureeyeen in sidaas layiraado
kkk xildhibaanka awal iyaga maakeenay
Hadaad sharciga diidaan shacabkaa iska kiin qaban insha-allaah
Shacabku dawladdan dadka cabudhineysa ayay iska qaban doonaan Insha Allah
Hadalkii muuse handaraab meesha ha la iman dhedigow xildhibaano qaran weeye ee maahaa reerqaran qaawiye ee ina kaahin iyo muuse sacsac muusow
49 Hadey gacanta yageen 6 xildhibaane kale maqnaa meysugaan, no xilka xayuubin Bey majority U bateene, Meeshu buuq miidhanaa, Waar dadkii idin Soo doortey U shaqeeya,
SOMALILAND QARANNIMADEEDA IN KA ILAALIYAA WAA KU WAAJIB DHAMMAAN XILDHIBAANNADA BULSHADA SOMALILAND SOO DOORTEEN. HOWSHAA HADDAY DAYACAAN CEEB IYO FOOLXUMO WEYN BAY DALKA U SOO JIIDAYAAN. UMANA MALAYNAYO INAY SIDAA KU SII MATALI DOONAAN UMMADDA SOMALILAND.
Nimankan ma baraha bulshada ayaa loo doortey,,,baraha bulashada ayey taagan yihiin mar walba,,,,, kuwani waa xildhibaanadii ugu listen ee soo mara Somaliland,,,,,( waa Geel Kiis)?
Siyaasiyiinta Iidoorku waa kaankaro Somali haysata
Waxa ballan nagu ah in aan Soomaali oo dhan gumayno, ooy ama cabaad
Ilaahay qaranka haydinka qabto
AMIIIN
Allah Muse Shaani iyo kooxdiisa ummadda ha ka qabto
Iskuulaka snm waa lagu katayaa hadii lataabto abiib
War gudabiirse hayska eryina awalba maamulkiinu lugo kama taagneyne
Jamhuuriyadda karaama beeshay ee Muuse curyaamiyey.
Goolaha dhan ba uu baahan ina qashinkan Waddani iyo Kaah laga sifeeyo
waar markan ciwanka arkay waan naxayba ceeba dhici lahayde
Xeer ilaalintu Muse ayay u shaqeysaa waxaan sharciga waafaqsaneyn golaha ayay keeneen
Waxan waa inuu Madaxweynuhu kala diro. Waayo dalka waa laynaga qabsaday
BAL NIN ILA EEGA, XITAA MA AKHRIN KARO WARAQADDA AFSOMALI KU QORAN.
😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Wuxu xildibaan dad madhala soma aha. See baa xilka loga xanbin dee. How????
MESHANI MAA BAARLAMAANKIIBAA MISE SUUQII WAHEEN MAXEY KA EEGANAYSAA XUKUMADU ALABAABADA UXIDHA KICK THEM WAXAN CIYAALKA EE MEESHA LAGU SOO URUURIYEY
Gooboonimo saaka shirqoolki qaranka ilahay waa kaa badbaadiyey alxamduli laahi rabil caalamiin xeer ilaaliyaa laftiisaa xilkaa xayuubin laa la guu qaado
Qabiil Qaran ma moqon karo
Waxoogu waxay udhacaysaa dhimasho iyo nolol,dadka dhulka,jagooyinka,nabadaynta ka arimiya oo kale weeyi bari bari, waa karti daro iwm
Warqada intaadan dadka lasoo horfadhiisan ayaa la soo akhriyaa
Maxa layiri xilki malaga qaday M/abiib hadan arakaye
Jaahilka Xeer ilaaliye isku sheega oo muhiimada uu u Dacweeyay ay tahay Aadeerkaybay is hayaan
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk sl waxay ka dumaysa barlamaanka hadan lakala dirin
Maxamed abiub sharci buu ku taaganyahay xamar ku dara wadanka aqbilyada doon ayaan
Kuwan hadlayaa waa intii faqashta u shaqaynaysay ee cuqdadda Isaaqu haysay uun baa hadlaysee aaway kuwii dalka daacadda u ahaa ee muxaafidka ahaa?
Odeygani dhinac buu ka raranyahay
islaash somali maaha ee xariijin dheh si ay dadka aan waxba baran kuu fahmaan mudane
Golahani wuu ku fashilmay shaqadiisii.
Waar wadani waa dibjirin aa waa in shacabku ka soo darariyan ma ah barlamank aduunkii baa inala yaaban waxay u shaqayan cadowga Somaliland waa xamar waa inkhalif waa jabuuti waa hirsi waa inxashi waa in 5000 oo shacab ucodayan guul Somaliland sharciga ha sarayo
Faratoon waa dabeer muuse meesha dhigtay haduu nin yahay wuxuu raacilahaa reerkiisi la xasuuqay oo 9ka biilod la gubayey buu raacilaha waa duli
odeygaas qeylinayaa
wadaad ma aha waa munaafaq
Waa ku wii ugu liitay nacal idinkuyaal
Somaliland is free and democratic country, with everyone is under the law and can be accused, tried and either convicted or freed like this..... Those who question about Somaliland please its a lesson for you...... and please ask yourselves about Somalia???? kkkkkkk its a terrorist state as Hon.DrS Edna pointed out......
Kani sharciga waxba kama oga,ee ka qaada majarafoonka
golaha wakiiladu haday waajibkooda gudanwaydo iagana waajibkooda loo gudimaayo
Ninka tuura niiyaw
Adiga kaalay tuur waalayska kiin celin
Soomaali taga golaha malaha
Bahasha wey is nuugtay
Murqaanland caadi maaha😂😂😂😂
waalidan eega kan bidaarta leh wuu ilahay inu dalka u dhartay qabaylaada ayuu ku tageeryaa ninkaan denbi waa galay ha daboolin beelayo idin jebisee wadankena ma jabin beenta joojiyaaa ninkana edebdaradiisa ma waxaa loo doortay cayda madaxwwyanaha iyo masuulinta kale iyo inu dalkiisa ka raaco kuway is hayaan inu ciidamadi aflagaadeyo waxan kale xaq maha hada ku caadarto wa laga xaayuuubin hadii kale wuu joogi waxan loo buuqaya waxay dadka parliament sharafti wadankaa ayad sidaan qaylada iyo buuqa yareeyaa wadanka si wanagsan u wadaa hadii haal qof soo eedeeyayna eega qofkaas laftiisa ha la eego haduu eedo aan jirin ku eedeyaay balse ina aabiib umada odhan baa dwanaysay is walawaalkiisa iyo edebdaradiisaa cadoowga wadanka ayuu ila ekaa aniga runtii
Oo dambiga ma siilkii hooyda buu ka galay idinka dambiilayal ah dalka baabiiyee
Kuwa waa lagu qaaray 100 jeer iyo ka badanba
qofkii caadi u dhuuxay ayaa fahmay inuusan ina abiib wax danbi ah la,hayn waana qof u madax banan waxa walba oo dawlada iyo shaqalaha hooseedaka iyo siyaasiba uu qalado inuu isagu hagaajiyo masha Allah hanbalyo walalkay ina abiiib bilaa danbi weeye waxana afkiisa ka qiray gudomiyhaa xeerka aqriyay hanbalyo bro and keep going
War af-soomaali ku hadla.
Af soomaali maxaa la yidhaa?
😂😂😂😂😂
Faratoon,oo harti ah ayaa duminaya dalkii somaliland.
Hhhhh qaranka qaranka hhhhhhhh
Xasaanad waxlayidhaahdo diindeena kuma sugna dadlakibriyay oo layidhi waxba cid idinkaqaadi mayso layaabmalaha waxay doonaan inaysameeyaan
Fidno la kiciyo iyo muslimiinta oo la basaasaaana diinta meelna kagama jirto
@@Between-earth-and-sky maxaad uga jeedaa hadalkaa
@@Khayr120 dee waxaa aan kuu sheegay. Cidda wadaana waa cadowga gudaha ee wakiilada dhex muquuranaya
Golahan waxa ku ürür ay dad aan aqoon la hay oo çitalar u badan
Kuwani waa dibjiro u qadala xildhibanada ay noqdeen somaliland waay cebeyeen allaah ha ka qabto dalka maxakabadu ha qabsato shaqadeda
War malaga fiirsado, Muuse dadkaan iskuma wadi karo e mesha halagu kala tago.
Ogaada Somali weyn wax idiin dhaama malaha
Amisom ka ilaasho daloolkaaga
Badii muuse iibsaday ka hadla
.madaxweynuhu waa in uu albaabada uxidhaa tuugtan ikugu timid barlsmanka.
Xildhiban Mohamed Abiib waa laandheere banaan dagay Muuse waxba kaqaadimayo
Bal ka cadaalad sheegaya kala qarinya xamar waa lagu juuritaa