Ganacsigii Somaliya Macluul iyo Gaajo Kasaari lahaa:Cold Chain

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @aslimohamed261
    @aslimohamed261 3 ปีที่แล้ว +4

    farm somalia team aad ayaad u mahadsantihiin barnaamiyada wax ku oolka leh aad inoo soo bandhigteen. waxaan rajeynayaa in dad badan oo daneynaya beeraha ay ka faa'idi doonaan oo aan anigu ka mid ahey. waa howl qaran halkaa ka wada.

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha ALLAH tabarakallah, JZK LAAHU QEYRAN 🙏🏽

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 2 ปีที่แล้ว

    Thank you bro. TH-camr ka keli ah ee dalkiisa uga fikira sidii uu horumar ku gaadhi lahaay

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      Aad ayey ufiicnaan laheed in aan helno dad maalgaliya

  • @ahmed-qy4lq
    @ahmed-qy4lq 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah aad ayaad u mahadsantahay waa macluumaad aad u faa iidobadan thanks walal
    Inshalah mustaqbalka dhaw waa rajeynayaa in aan kamid moqdo dadka
    Keena cold chain Inshalah

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah dr cali waa wacsn u baaha ahsy

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj ปีที่แล้ว

    Walaal aad iyo aad ayaad umahadsantahey

  • @ahmedabdirahman3038
    @ahmedabdirahman3038 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatada ugu daran waa energy la.aanta

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaalo carry on
    Wax wadanka ka fekeraya adiga iyo dad aan badnayn baa jira

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 ปีที่แล้ว

    Manshala thanks

  • @sayidali3867
    @sayidali3867 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah cilmi fcn kaa faa iday sxb

  • @gureygurey8475
    @gureygurey8475 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin, howl aad u wanaagsan baad wadaa

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 3 ปีที่แล้ว

    Mashllah Jzkllah 💕dhul beereyd waan ku soo koray Lkn waxyaabo badan ayaa hortaagan !Haddaan dowlada ama wasaarada beeraha kaa caawineyn in webiyada laga fekero Inta uusan webiga imaanin in beeraleyda loo diyaariyo cagafcagafyada kanaalada loo sii qado nafaqeyn carada la siiyo ,Intaas marko la helo ayaa horumarka beeraha la gaari karaa !Sannadkasta beerihii fatihaad ayaa baabi,yey!

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      Wasaarad beeraha oo awood uleh in ay beeraleyda taageerto urur beeraleyda oo awoodlehna uu jiro waa dhibka nahaysta lkn wixii qofkasta oo Somali ah uu awoodo waa in lasameeyo inta aan wasaaradaas helayno

  • @cqafaarmohamed9004
    @cqafaarmohamed9004 3 ปีที่แล้ว

    Mshllh aad ayaan idinkaga mahad celineynaa cilmiga aad nala wadaagteen ajar alle ha idin ka siiyo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin walaal. Mahadsanid. Adigana sidoo kale khayr

  • @taha-selman
    @taha-selman 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah maclinkegya waaku faraxsanahay araktidaada adigo cafimaad leh

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      Aad ayaad umahadsan tahay

  • @nuurreabdikarin3971
    @nuurreabdikarin3971 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @asaiacardaf1332
    @asaiacardaf1332 3 ปีที่แล้ว

    masha allah aad iyo aad ayaad umahadsantihiin team farm soomalia runtiii aad kagaysateen gacantiinii waxaan rajaynayaa in bulshadeena inta hartay kagaystaan gacantooda ALAH SUBXANAHU WATACAALAA hanoo fududeeeyo

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 3 ปีที่แล้ว

    Howl wacan sxb Ali Baashi

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq wlhi.

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaaahu qayran ustaad 💖💖💖

  • @faaraxaxmed5124
    @faaraxaxmed5124 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay ha kaa abaal mariyo si wacan baad u sharaxday mahadsanid lkn wll waxaan kaa codsanayaa inaad soo badiso dhirta wadan keena ku fiican adoo dhinac kasta ka eegaya. run ahaan tii waxbadan baan kaa faa iiday mahadsanid wll

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 3 ปีที่แล้ว

    Thanks, waa meel ad u muhiim ah oo u bahan in mararbadan lagu celceliyo sida ay bulshadena u, fahmaan. Somalida weysamayn karaan arintaan hadey isku dayaan aan aminsahay waliba si dhaqsa ah.

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah channel aad iyo aad loogu baahnaa

  • @cabdiraxmaanyuusuf5713
    @cabdiraxmaanyuusuf5713 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb wa arin muhiim ah

  • @zakariaabdulle7273
    @zakariaabdulle7273 3 ปีที่แล้ว

    Mshallah Halkaa kasii wdadaalka insha allh wad gaadhi halkad rabto

  • @abdiaziizxgmohamed3800
    @abdiaziizxgmohamed3800 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Khayr Allaha ku siiyo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      Aamin. Adigana sidoo kale

  • @abdikadersaladali7219
    @abdikadersaladali7219 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku barakeeyo

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @abdulahigure2926
    @abdulahigure2926 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ali Wad Ku Mahad San Tahay

  • @Amiiny
    @Amiiny 3 ปีที่แล้ว +2

    Its some thing sad wlhy 😓
    Wa comment-gii uhoreeyey ee aan maa bixiyo wll in mudo ahna channelkaaga wanku xidhanahy, this is incredible wlh videoaka aad noso gudbineyso xataa jaamcadahena malagu dhigto waxan ahey ardey bussinesska dhigta aadna waxan niyada ugu hayaa dhanka beeraha inaa awooda saaro oo fikiro waxku ool ah keeno
    Wll haka daalin videoska aad umadaada usoo sameeneyso atleast motivation bey utahey wlhy iney kudhiiradaan iney dhinaca dhulkooda udhaqaaqaan 🙏
    Aadbaad umahadsantahey qof indho caafimaad qaba leh muraayad saafi ahna wax ka eegaya uunba dareemaya contentskan aad nooso gudbineyso its more valuable 🙏❤ thanks u somuch wll .

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว +1

      Aad ayaad ugu mahadsan tahay comments kaaga qiimaha badan. Waxaan rajaynayaa in dadkeenu arkaan muhiimada beeruhu leeyihiin. Waxaan rajaynayaa in aan siiwadi doono howshan.

    • @Amiiny
      @Amiiny 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll qli .
      Waxaan kuuso direy fbga fariin ee fiiri inshlh 🙏

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalkaan waxaa lagaliyay
    Waqti dheer dadaal farabada
    Aqoon iyo farsamo
    Hadana waxaa daawaday dhowr kun qof Kalita Hadii dadka waalwaan sida
    Daahir calsow, shine culay, dabcasar
    Soo dhigaan waxaan dambi maahane
    Waxba laga Faa,ideyn waxaa daawan lahaa boqolaal qof
    Soomaalidu maahan ku hoeumar iyo wanaag u diyaarsan
    Walaalken iyo guud ahaan Bahda
    Farm-somalia waad mahadsantihiin
    Dad waxaa jira fahmi karaya shaqada aad u heysaan umada soomaliyeed una diyaara iney idinku taageeran
    Si howshu u joogsan sidee la idinku taageeri Karan weeye

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal aad ayaad umahadsan tahay dhiirigalintaada. Insha Allah waxaan rajaynayaa in ay dad badan kafaa'idaysan doonaan. Sida aad sheegtay dad badan oo aan xiisayn ayaa jira lkn muhiimda waa sidii aan kugaari lahayn kuwa xiiseeya. Mahadsanid

  • @laylaadbihashi3464
    @laylaadbihashi3464 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @craxmanyusuf4805
    @craxmanyusuf4805 3 ปีที่แล้ว

    asc wallka soomaliyeed waad mahdsan tahay wakhtigaaga qiimaha leh eed noo hurtay waxaan kuwaydiin laaa oon rabay inaad isheegto sida loo hello midhaha dalaga labeerto sida yaanyada , stroberida , basasha , baradhada iwm waxaan rajaynayaa inaad iga soo jawaabtid wall waxaan kunolahay deegaanka soomalida ee jigjiga

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      WCS walaal. waan kusalaamay walaalkayga Somaliyeed. Xaqiiqadii ma'ogi meesha laga helo mirahaas degaankaaga lkn koley waxaa ugu fiican beeraleyda agtaada degan in aad waydiisid meesha ay miraha kahelaan. Taas ayaa fiican in aad kabilowdid intii dibada karaadin laheed.

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 2 ปีที่แล้ว

    Gulayso aboowe

  • @injineermohamed4992
    @injineermohamed4992 3 ปีที่แล้ว +2

    sxb waxbadan ayan kafaaidey waxan beerey 20 geed oo yaanyo ah gurigeyga dhaxdiisa iyo babay koosto bagel dhamaantood wey iibaxeen marka yaanyadii waxay bilaawdey ubaxii markey ilmo dhasho larabey ubaxii iyo gacankii wey islasoo dhacaan 10kii ubax hal mir ayuu keeney mahey tahay udurkaas

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal cudur maahan taas ee waxaa layiraah Blossom drop in tomatoes cayayaana makeeno cudur kale makeeno ee waxaa keena stress ama walaac geedka kudhaca.
      Dhibkaan waxa ugu wayn oo keena (in ubixii daato isaga oon mir noqon) waa isku dardar stress sida:
      -kolayl saa'id ah oo 40 degrees kabadan
      -humudity oo ama aad usaraysa ama uhoosyasa
      -la'aanta bacrimintii mirta sababtoo ah geeduhu dabayl mahelin ama shini mahelin bacrimiya. Yaanyada ubaxa markay saarto haddii aysan dabayl heleen ama shini aysan haysan wax yar (wax yar weeye) ayaa geedka lakilkilaa si ay ubacrinto.
      -nitroginku hadduu kuyar yahayna wey dhacdaa.
      -biyo xumida wey keentaa iyaka oo kuyaraada ama kubata.
      Marka geedkaaga qiyaas biyo sax ah iyo nafaqo yar oo sax ah sii. Insha Allah marka danbe ood yaanyo abuurto iyo qudaaro kale wey kuuhagaagaysaa insha Allah. Qofku markay wax kaxumaadaan ayuu wax kabartaa. Qof aan waxba isku dayin wax masaxo sxb.

  • @siraajizakariye1756
    @siraajizakariye1756 3 ปีที่แล้ว +1

    The first ❤️🙏🏿

  • @XashiCali-yr2iq
    @XashiCali-yr2iq ปีที่แล้ว

    Sidee ku heli karnaa kaboojiyaha

  • @soomaalicaruur3921
    @soomaalicaruur3921 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaan uga faa,iidnay.
    Wll sida ugu jaban ee lagu samayn karo qudrad kaydiyahan fiidyaw maka diyaarin kartaa,mahadsanid

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 3 ปีที่แล้ว

    Waa arin wanagsan

  • @mohamedahmed3208
    @mohamedahmed3208 3 ปีที่แล้ว

    Wlalo waa arin add muhiim i nogu ah wad ku mahadsantahay fakirkaaga wnaagsan ustaad
    Mida kale waxan jeclaan lahaa in aan arimo badan ka wareeysto ee halke kaala so xiriiri kara mahadsanid ustaad

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 2 ปีที่แล้ว

    Cold storage and reefers anaa shaqeeya waa runtiis Lakiin waa qali in lasameeyo waxa kaloo loobaa hanyahay shaqaale xirfadleh

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 ปีที่แล้ว

    UN iyo FAO ma waxaad u haysataa inay wax inoo qabtaan?
    Maya waxay u joogaan inay wax soosaarka inagala dagaalamaan.

  • @thecoder7188
    @thecoder7188 3 ปีที่แล้ว

    Mahadanid walaal, fikrado fiican baad na siisay. Dadka lacagta haysta ee dalka waxay u baahanyihiin in lala taliyo.

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 3 ปีที่แล้ว

    Muuqaal ka saameyn badan ma arag bakharadaas aad sheegtay qalabkii lagu dhisi lahaa dalka malaga helayaaa.

  • @aduunka6296
    @aduunka6296 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhibka haysto soomaalida waa warshado la'aan marka kowaad

  • @shukriamohamoud1565
    @shukriamohamoud1565 2 ปีที่แล้ว

    Umadan wanaaga laga qariyey xataa iney share dhahaan lagamayaabo!
    Walasl jazaakalalah kheyran

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin walaashay. Insha Allah dadkeenu weysookici doonaan.

  • @bluelightstationary6835
    @bluelightstationary6835 3 ปีที่แล้ว

    MAWDUUC MUHIIM AH AYAAD KA HADASHAY WLLO.. DAWLADA WAA IN AY SAMAYSO MEELO QABOOJIYE AH OO AY KU ILAALIYAAN KHUDAARTA..GANACSATADUNA SAMYSATO MEELO LAGU KAYDIYO OO LAGU ILAALIYO KHUDAARTA

  • @abjamgu2654
    @abjamgu2654 3 ปีที่แล้ว

    Sc walaal ali waxaad ii sheegtaa waxaan daganahay dagmada goldogob caradeeda waa caduud marka su ashayda waxay tahay ma uisticmaali karaa saxarada xoolahayga nafaqo si aan ugadheerado kiimako beertayda keebaasa uguwacan waa saxarada xoolahee sc

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      WCS wll. Waad isticmaali kartaa saxarada xoolaha. Mida doorada ayaana ugu nafaqo badan. lkn waxaad ogaataa saxaro aad ubadan in aad siiso maahane nafaqada laga helayo mabadna. Sidoo kale horey diyaar geeduhu qaadan karaan manoqoto

    • @Boyshub.2
      @Boyshub.2 3 ปีที่แล้ว

      Mansha ALlah aad iyo aad baad run u sheegta waanada ha ka daalin jisaka ALlah

    • @Boyshub.2
      @Boyshub.2 3 ปีที่แล้ว

      Wìl walalkay ah ayaa sanadkii hore berbera kaluunka laga keenay ayuu wuxu arkay isagoo isbelelay intii u hargeysa imanin markasu waydiiyay baabuur talagad ah masoo qadan kaluunka wuxu yiri waa in aan geeya baabuur talagado leh qorshihiisa ayay ku jita waa uunta aad iyo aad ayaunu ugu bahanahay

  • @cabdishire4252
    @cabdishire4252 6 หลายเดือนก่อน

    WAAR HORTA NINKANI XAGUUU KA DHACAY

  • @mohamedibrahimomar5880
    @mohamedibrahimomar5880 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aadbad umahadsantahay lkn waxa su,sal iga ah dhamaan alabtas isku digre makuwada shaqeyn karaaan

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      Qudaarta isku qabow laguma hayo. Waana lakala soocaa qudaaraha kala duwan. Tusaale ahaan mooska iyo canbaha laguma xareeyo qolka ansalaatada lagaliyo

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mhdsnthy Aqoonyahayn ee emailkaaga ila wadaag

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan. ali@farmsomalia.org

  • @injineermohamed4992
    @injineermohamed4992 3 ปีที่แล้ว

    basbaaskana waa iibixi waayey sabab

  • @Mf-ib3qo
    @Mf-ib3qo 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa badan lahaa wax soo saarka malaayga haddii khaboojiya la helo

    • @FarmSomalia
      @FarmSomalia  3 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad. Isbedel ayey ukeeni leheed cunidiisa.

  • @mohamedrashid363
    @mohamedrashid363 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll