Sifatu Xuurul caynta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.พ. 2013
  • Sh axmed Nuur

ความคิดเห็น • 109

  • @ugaasmohamedisack6193
    @ugaasmohamedisack6193 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahey nageeyo janadaas gabdhahaas allah naga dhigo kuwii loo guuriyey

  • @abdikadirali3325
    @abdikadirali3325 6 หลายเดือนก่อน +1

    ☆《أللهم إنى أسألك الجنة فردوس أعلى》☆ أللهم امين يا رب العالمين 🤲🏿

  • @afnaancabdulahi3691
    @afnaancabdulahi3691 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah sheehk jasaka laahu kheyran 💓💓💓🙏🙏🙏

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @galoolmaraa5110
    @galoolmaraa5110 6 ปีที่แล้ว +1

    JAZAA AKALLAAHU KHEYR.

  • @abdiqanidalqo2011
    @abdiqanidalqo2011 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilahay ha ku dhawro

  • @geniabkow1657
    @geniabkow1657 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah jazakalah kheyr

  • @ahmedjaama8973
    @ahmedjaama8973 4 ปีที่แล้ว

    ما شا الله
    ilaahay ayan ka sugaynaa in uu na dhaxalsiiyo

  • @AlBrawyMedia
    @AlBrawyMedia 11 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله ، حيٍّاك الله وبيأك شيخنا الفاضل

  • @caamircabdi7881
    @caamircabdi7881 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Scw.scw scw scw scw scw scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @hassanabdulqadir585
    @hassanabdulqadir585 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hassanabdulqadir585
    @hassanabdulqadir585 3 ปีที่แล้ว

    Quruxbadan

  • @laylaali4506
    @laylaali4506 2 ปีที่แล้ว

    Allaah haha casabsadaan dadka quraanka kujesjesaya eegiri dailo kusheegaya

  • @sumayasarahassan2307
    @sumayasarahassan2307 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh Waan Qoslay wacade gabdhana way Daawanayaan loool

    • @salmahasan2438
      @salmahasan2438 6 ปีที่แล้ว

      Sumaya Sara Hassan maxaad ku qososhay sheikhu wax lagu qoslo maba sheeginee

    • @sabramaxamedkhadar5365
      @sabramaxamedkhadar5365 5 ปีที่แล้ว

      Waa jahiil dee bisinika

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว

      Sabra Maxamed Khadar Adiga ina jahil tahy Way ska cadahy

    • @ugaasmohamedisack6193
      @ugaasmohamedisack6193 2 ปีที่แล้ว

      Gabdhahaas sidaa uqurxoon allahey noo saahlo walahi haxaan xasuusto kuwa aduunka marabi

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว +1

    Bal siduu indhaha isugu qabanayo. Khuraafaad baa maskaxdiisa laga buuxshay.

    • @omaribrahinm1724
      @omaribrahinm1724 4 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha ku soo hanuuniyo halkaas cida alle adeecda baa leh.

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว +3

      nabadraadshe Marka dimato oo nafta aay ka baxdo ayad oganesa qofka qurafad ku daxsogan

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว

      Doofaar murtad ah adaa qurun iyo khuraafaad lagaa buuxiyey

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirazakahmed4692 Murtad uun baad maqashay. Xoolo baad tahay. Waryaa kacoo soo dhunko dhagaxa madow, ku a dul wareeg dhagaxa ay Carabi dhoodhoobtay si aad dembiga lagaaga meydho kadibna aad heshid webiyo khamri ah iyo naago wasmo keliya loo abuuray. Quraafaadkaa baad rumeysan tahay. Maxaad xoolo dhaantaa.

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว

      @@nabadraadshe
      Khaniis murtad ah orod futada udhiga illeen khaniis murtad ah ku wasaane gaalada yurub iyo america jooga ee dabodhiliska utahay
      Mulxid nacas jaahil fayqal ey ah
      Markaad dhimatid hadalkaagaa meel ha u waayin nacladi ku dhacday oo naarta alle kugu fogee

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar jannadu ma ma guri dhillaa . Khamri iyo wasmo. Waar waxay Carabi dhoodhoobtay....

    • @sharma3603
      @sharma3603 5 ปีที่แล้ว

      nabadraadshe Subhanallah Allah ku so hanuuniyo walaal danbi dhaaf Allah way diiso..

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 5 ปีที่แล้ว

      nabadraadshe subxanalah war ma ilahy wax uu omadisa ugu tala galy miyad caynesa oo aborkisa miyad wax ka shagesa adiga camal aya ska jira oo jahil aah

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa aqoon gaab. Khuraafaad ay Carabi qortay qarnigii 7aad. Janno naago la waso iyo webiyo khamri laga buuxiyey!, xishood buu sheegeysaa, waryaahee ilaah tilmaamay naagaha naasahooda miyaa xishooday? Waryaahee dhagax madow oo la dhunkado, dhagax lagu dulwareego, laba buur dhagax dhex orodkooda iyo dhagxaan meel cidla lagu tuuro, miyaa dambi kaa dhaqayo.

    • @salmahasan2438
      @salmahasan2438 5 ปีที่แล้ว

      @@nabadraadshe wlh wllo maalin maanta ahayn ayaad ooyi doontaa hadii aadan Alle swc danbi dhaaf waydiisan Ilahay xaqa haku waafijiyo wado xun aa kusocotaayee subxanallah😢😢😢

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว

      Sida diinta Islaamka qabto, naaguhu waa caqli naaqus, sida Maxamed yidhi naaguhu waxay leeyihiin sii jeed iyo soo jeed sheydaan. Cid ay naagi hoggaamiye u noqoto ma guuleystaan. Hal nin maragfurkiis waxay la mid yahay kara nasgood. Sida islaamka qabo naagaha waa xalaal in la kufsado xilliga gaalada la jebsho xitaa haddii la qabo. Adigoo naag caqli naaqus ah miyaa ila murmamayo? Waa yaab.