ILKACASE QAYS| BEER LULA | New Somali Music Video 2020(Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:ABWAAN BAASHE QARAN
    LAXANKA :MAXAMED KAADHERI
    MUSIC : LEGEND SUBXAAANYO
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    EDITED:CABDIQANITUSMO
    DIRECTOR:QADARIANO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

ความคิดเห็น • 612

  • @baashiqaranofficiall7139
    @baashiqaranofficiall7139 4 ปีที่แล้ว +185

    Erayadii Baashi Qaran laxankii mohamed kaadheeri music sumxaanyo codkii ilkacase Qays. Bashar quruxeey
    Baawar kula siman
    Oon ku baal dhigo
    Uma boginooooo
    Bil ma aragooooo
    Naftu mayn baran
    Adaa bilaneey
    Boogta dhayi kara
    Adaan bilaneey
    ibogsiiin kara
    Adaa bilaneey
    Baahi tiri kara
    Adaa iga badan baaridaydaay
    Adaa iga badan oo bilaahiya
    Adaa iga badan oo badhkayga
    Adaa iga badan oo i beer luulay
    Basar quruxeey
    Qof bildhan wacan
    Oo an beegsado
    Beesha kuma arag
    Baar cilaanleeeey
    Naftu mayn baran
    Beela quruxeey
    Bilicdadaaaaa
    Beela quruxeey
    Bilad mudanoo
    Beela quruxeey
    Waa laguu bogay

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 4 ปีที่แล้ว +91

    KinG of Africa
    Edit 100%
    Camera100%
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Erayada 100%
    Boqorka shanta soomaliyed 🇸🇴🇸🇴👑

    • @apdallaaqil6669
      @apdallaaqil6669 4 ปีที่แล้ว +1

      @Dahabo moha
      Abaayo isku qabiil maa tihiin 😂🤣😂

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@apdallaaqil6669run waaye mxaa qabiil ah😂😂

  • @Ekeey98
    @Ekeey98 4 ปีที่แล้ว +19

    Anow wiil somali ah maxad like igu sari la dahy😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 4 ปีที่แล้ว +35

    Fanaankaan waan taageera heesihuu qaada oo dhan waa waxa xaqiiqda ka hadla erayduu ku hadlaa waa wax sax oo jira keep going fanaankeena

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilkacase qeeyz hadan is guursana laheyn wey inacan laheyd legand keep going ❤️🙏

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x 3 หลายเดือนก่อน

      Naa mxaa shegty manishahay😂

  • @aadanmahamed5632
    @aadanmahamed5632 4 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allah ilkacasow horu soco 🇸🇴 wall Aad I Aad kutaayeeraa ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

  • @MuhammadChazi
    @MuhammadChazi 3 ปีที่แล้ว +8

    Jugta culus is back
    man that’s one bad
    dude that u don’t wanna
    mess with can’t believe
    he’s being doing this close
    to 20 years legend legend
    legend

  • @ismailkaariye672
    @ismailkaariye672 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka raabka shanta somaliyed Ilkacase Nin weyn Keep going mazul zareh🇸🇴🤴👑❤💞✌

  • @kingpublicworks5053
    @kingpublicworks5053 4 ปีที่แล้ว +2

    Lafta geelibadh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴shanta somali hanoolaato king of afrika ilkacase iinoolow allaha haku hafido amiin amiin

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +174

    ℍ𝕖𝕖𝕤𝕒𝕙𝕒 𝕨𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕜𝕦 𝕛𝕚𝕣𝕒 𝕥𝕚𝕝𝕞𝕒𝕒𝕟𝕥𝕒 𝕕𝕙𝕚𝕓𝕜𝕒𝕘𝕒 𝕓𝕒𝕝𝕤𝕖 𝕢𝕦𝕣𝕒𝕒𝕟𝕜𝕒 𝕨𝕒𝕩𝕒𝕒 𝕜𝕦 𝕛𝕚𝕣𝕒 𝕥𝕚𝕝𝕞𝕒𝕒𝕟𝕥𝕒 𝕩𝕒𝕝𝕜𝕒𝕘𝕒 ,😊

    • @iqraomar8217
      @iqraomar8217 4 ปีที่แล้ว

      wlhi waa runtaa

    • @saladyare667
      @saladyare667 4 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa sxb

    • @wilkaShidan
      @wilkaShidan 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad ogtahay wll meshan maxad kasodontay

    • @khadrayoonis9420
      @khadrayoonis9420 4 ปีที่แล้ว

      @@iqraomar8217 1

    • @ahmedaden9462
      @ahmedaden9462 4 ปีที่แล้ว

      @@wilkaShidan walaga ficna inad sasithas uhathashid noh

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 ปีที่แล้ว +58

    ILKACASE Qays Boqorka Shanta Somaliyeed🇸🇴🇸🇴❤

    • @2lkrr112
      @2lkrr112 4 ปีที่แล้ว

      Waxan hes ma ahane ma hesihii aa ka dhamaday
      Waxanow kale hanala hor iman

    • @shafinhoak4767
      @shafinhoak4767 4 ปีที่แล้ว +2

      @@2lkrr112 taaz baL keeN adiGu naaGow raGa xag xagashada kadaa xaar xaar dhaLaad tahee

    • @mrcumar665
      @mrcumar665 4 ปีที่แล้ว

      @@2lkrr112
      Waryaa Hee waad ka xuntahay
      Zomaha🖕🖕🖕🖕
      { ILKACAZE QEYZ LEGEND
      ALWAYS LEGEND
      CADOWGEYGA GAAGA
      UNOLOW 💯🙏}

    • @najmoindhoadag5976
      @najmoindhoadag5976 4 ปีที่แล้ว

      Adu xatahy markuu asagu boqorka shanta somaliyeed yahy?

    • @bisharcalicigal5336
      @bisharcalicigal5336 3 ปีที่แล้ว

      ilkacase

  • @manamahamed
    @manamahamed 4 ปีที่แล้ว +2

    Adaa laguu bogay boqorkaana dhiiga Masha Allah adaa naga badan Somali five star ⭐️🇸🇴

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  4 ปีที่แล้ว +1

      ❤️

    • @manamahamed
      @manamahamed 4 ปีที่แล้ว

      Ilkacase Qays ❤️🇸🇴❤️Allah ha noo kaa dhowro ilxun kuma aragto amiin

  • @esubashay3071
    @esubashay3071 3 ปีที่แล้ว +18

    I like his songs 👍 from Eritrea 🇪🇷

    • @husseinhuska8158
      @husseinhuska8158 2 ปีที่แล้ว +1

      🥰😂😍

    • @ubahsancaani
      @ubahsancaani 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@husseinhuska8158u is

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x 3 หลายเดือนก่อน

      Beenta nga dhaaf😂😂

  • @khadraayan2909
    @khadraayan2909 4 ปีที่แล้ว +16

    Légende from 🇩🇯❤🇸🇴

  • @doei_doei
    @doei_doei 4 ปีที่แล้ว +2

    Netflix daawanayay waan so.cararay wllhi team ilkacase qays waa idin salsmy💞🙏

    • @IlkacaseQays
      @IlkacaseQays  4 ปีที่แล้ว +3

      Cosoble Salaan sare dhiiga

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend ilkacase liipaaxa Shanta soomaaliyed inaba caadi maaha heesta Kal iyo laab waaye waan idin wataa tusmo films horey usocda 👍👌👌👏👏👏❤️❤️❤️🔥🔥🔥💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍💪💪💪✊✊✊🙏

  • @pintuabdalla636
    @pintuabdalla636 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninka kaliyoo somalida kadhisan dhinaca six back 😍inaaba jacayl kuu qaadaa kabaqayaa😎

  • @anascade7657
    @anascade7657 4 ปีที่แล้ว +1

    First one like saara

  • @clouds2348
    @clouds2348 4 ปีที่แล้ว +18

    Boqorka rapka mashallah next level video well done and keep going🌟🌟🌟🌟🌟👑

  • @ceelcade630
    @ceelcade630 4 ปีที่แล้ว +9

    The king talks. This place is Mombasa. We waiting for u in Seattle. Hopefully after covid 19 will be great show.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +24

    "Boqorkii baa so rogaal celiyey" 😊

  • @qalbixabxab9109
    @qalbixabxab9109 4 ปีที่แล้ว +6

    rug cadihi so rogaal celi Legend ilkacase 😍 💪💘💋❤❤💕💕💕💋💋💋💋💘💘keep going🥰bro🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AdamRobinho
    @AdamRobinho 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacaae waan ku taagera.
    Sxp
    Bal baanta iga farxi
    Love isaar
    ilkacase qays 🇸🇴🤛🙏

  • @ahmedabdulleomar5542
    @ahmedabdulleomar5542 4 ปีที่แล้ว +1

    Xeebta warsheikh waa jasiirad la mood inta jecel xeebta soomaaliya ugu qurux like ta hayla dhaafina ❤

  • @mahatdimbil5836
    @mahatdimbil5836 4 ปีที่แล้ว +4

    Lafta geela baday👍💫
    QAYS
    Poqorka 🖐Somali💪🥰

  • @bilanissa5917
    @bilanissa5917 3 ปีที่แล้ว

    Adaaa Bilaneeeyyyyy 🥰🥰🥰🤪😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴!

  • @mkilkacade2823
    @mkilkacade2823 4 ปีที่แล้ว +2

    Fananka kaliya an tageero wye like isara

  • @Official70748
    @Official70748 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend Alfanaan ilkacase qays
    Keep going
    Hoyga fanka hargasia wali kuma arage
    Rajenynaa inaad noo timaado

  • @queeenamira7707
    @queeenamira7707 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninka kaliya fanka ujeclhy

  • @carabkhalifismaciil2943
    @carabkhalifismaciil2943 4 ปีที่แล้ว +16

    Ilkacase is back Jugta culus nin adag

  • @safiyonur1437
    @safiyonur1437 3 ปีที่แล้ว +4

    I love this song I mean I've been listening you now like going on 10 years ever since you come out like for real are you in Nairobi Kenya is that true 💝😁💝😍ILKACASE💝😁

  • @sameerasheikh7240
    @sameerasheikh7240 4 ปีที่แล้ว +7

    Top vedio 🤗😍✌ boqorka Somali weyn

  • @Tayba283
    @Tayba283 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilkacase waan ku wataa noolow wllo 🌏🌏🌏❤❤ raabka kusii jclhy

  • @jekeyali816
    @jekeyali816 4 ปีที่แล้ว +7

    Legend qeys keep going🇸🇴🇸🇴❤❤💪

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacse qays👍

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 ปีที่แล้ว +6

    Breathtaking Place!! Beautiful Beach !! Is This Kenya, Or Else Where???? Insha Allah One day Our Beautiful Country!! One Of Our Beach Will be Like That!!!! Viva Boqorka Rap Ka Ilkacase!!!Viva Somalia 🇸🇴👍👏❤️🇸🇴💯⭐️

  • @safiyonur1437
    @safiyonur1437 3 ปีที่แล้ว +1

    I love all your songs last 10 years been hard on me listen to your song it helps me a lot you motivate me thank you and I love you for that and I think you meant you motivated all the Somalians all over the world United State I love you and this a love song I love this song to inshallah when they will see each other I'll come to Africa

  • @abdullmoha8
    @abdullmoha8 4 ปีที่แล้ว +48

    king rap is back team kesow

    • @lenasomustaffa8840
      @lenasomustaffa8840 4 ปีที่แล้ว +3

      King rap wan kusalame sxp

    • @Blacktolite
      @Blacktolite 4 ปีที่แล้ว +1

      Hip hop rap Somali revolution 🎵🎧🎼🔊

  • @hafsasalaad532
    @hafsasalaad532 4 ปีที่แล้ว +8

    The one only ilkacase qeys🤴🥀❤🔥🥰✌

  • @MuseAfrah
    @MuseAfrah 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan sugnaaba waa Reaction ck and Dirisle👏👏👏👏👏😮

  • @AKTVSHORTVIDEOS
    @AKTVSHORTVIDEOS 4 ปีที่แล้ว

    keep up bro jigjiga wayku sugaysa Qaysaw wali iskeen Bro rer team Kaasaw wayku sugayaaan bro 💪💪💪💪💪💪

  • @abeyadan9845
    @abeyadan9845 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh boqorka shanta somaliyet inu yaxay inta iguracsan liketa dac kusii

  • @suweydohaashi6236
    @suweydohaashi6236 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka shanta somaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @user-bd2zx5vc1n
    @user-bd2zx5vc1n 4 ปีที่แล้ว +57

    Legend anjclhy heestaan waxey gaari donta 5million inta jecel heestaan like io subscibre ii saara shanta soomali ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasrahtifow9653
    @nasrahtifow9653 4 ปีที่แล้ว +17

    His voice! Masha Allah ❤️ goosebumps

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 2 ปีที่แล้ว

      Astaqfurullah.. My sister precious words like "maashaa Allah" and songs don't belong in the same sentence!

  • @safiyonur1437
    @safiyonur1437 3 ปีที่แล้ว

    Yes can you are the king of Africa Somalia💝😁😁😁😁😍😍😍😍😍

  • @fdvipfdvip363
    @fdvipfdvip363 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciyal burco naladele Wana dhiga beledweyne baxsan iyo jigjiga iyo dhul burwaqo garris wa manderaa qays nolow zxpw hore usocooo,

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 4 ปีที่แล้ว

    Fanaanka kaliya e una qalbigisa gubin qabiil ee somali u simantahay viva qays

  • @jaallebulsho3367
    @jaallebulsho3367 4 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka rabka ilkacase qays 🤴🏾💙💙💙💙👑

  • @qadarcaaqil7020
    @qadarcaaqil7020 4 ปีที่แล้ว +1

    King of rap ilkacase qays lipah soo noqoy🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣🔥👌

  • @afifahhodanahmed2206
    @afifahhodanahmed2206 4 ปีที่แล้ว +1

    my dhiiga 🤴 king ilkacase qeys

  • @suldaanqalbinadiifm.bossey5592
    @suldaanqalbinadiifm.bossey5592 4 ปีที่แล้ว

    Super song dhigaa Hees shiidaan Salan sare dhaman bahdaa jugta culus

  • @activeproduction1970
    @activeproduction1970 4 ปีที่แล้ว +6

    ooow Big legen waan ku tagera bro

  • @hooyoshidanhd7876
    @hooyoshidanhd7876 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacas 👌🖐️🖐️🖐️💔💔💕💯 boqalkibaya adiga iga badna wad kabaxadatay ilkacas 👌🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️✋ you

  • @comedyfull213
    @comedyfull213 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqork rabaka best hes king kong

  • @aragsanyasir4738
    @aragsanyasir4738 4 ปีที่แล้ว +14

    King qeys keep going cuuzo♥️🙏

    • @bashkayareofficial1558
      @bashkayareofficial1558 4 ปีที่แล้ว

      Manshllh ilkacase qeys fannka antagyeroo wankusalmy saxib walhi hestan waxan kabqa Ayatha darted inan fank anugusobiroo ilkacse Nairobi aydjogtaa ayanmaqlay hadan wandamcy inan kuarkoo lakinsa mynoqon saxibka isli hged kajogta ankugusoboqde

    • @nastehahappyhappy9999
      @nastehahappyhappy9999 3 ปีที่แล้ว

      @@bashkayareofficial1558 o

    • @nastehahappyhappy9999
      @nastehahappyhappy9999 3 ปีที่แล้ว

      @@bashkayareofficial1558 gggge

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 4 ปีที่แล้ว +1

    Brada ilkacase wayaha cusub naga qabo madama atahy rabistaha Somali ugu weyn xaqiq aktayda saskatahy anga iyo dhaman reer Somali

  • @somaliachannal5442
    @somaliachannal5442 4 ปีที่แล้ว +1

    The legend KING KONG BOQORKA 5 SOMALIA🇸🇴TEAM KAAZOW 💪💪

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว

    Inta daawanaysa marku ilkacase qays guursaday like ha ila dhaafina🙏👀

  • @cabdala_____yare_7132
    @cabdala_____yare_7132 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow very song our legend ilkacase keep going

  • @bilannitaadadju4214
    @bilannitaadadju4214 3 ปีที่แล้ว

    Olooool💥 ilkacase Qays adaa ugu sitaaaa fananintaa somalied💯 runti guleeyso✊

  • @skinnydmx4847
    @skinnydmx4847 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilkacase boqorka raabka keep going

  • @ibraahimmahamed1281
    @ibraahimmahamed1281 4 ปีที่แล้ว +3

    King of rap ilkacase

  • @hadillaium
    @hadillaium 3 ปีที่แล้ว +1

    Meesha heesta lagu duubey intee wye Qurx bdna m.a😭😭😊 pls isoo sheeg wll hda ta Qaanin

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 4 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah, where was is filmed! beautiful scenery!

  • @hiboaadan6154
    @hiboaadan6154 4 ปีที่แล้ว +2

    boqorka rabka ilkacase shanta somaliya like igu qabta

  • @zaalimaziiz
    @zaalimaziiz 4 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka SHanTa SomaliYeD 🇸🇴❤️🇸🇴

  • @johnwick123afg5
    @johnwick123afg5 4 ปีที่แล้ว +3

    I love Somalian from Afghanistan
    Hoos soo fiiri waxas kabaxo
    Walal qaali like dhac igu sii

  • @milk10biyo48
    @milk10biyo48 3 ปีที่แล้ว

    Wiil boqortoyo ilkacase Dee Huuno Horay usoco

  • @qeyspoi7107
    @qeyspoi7107 4 ปีที่แล้ว +1

    ilka caze Qeyz walalkiza ayan ahay😜

  • @lilzizu3377
    @lilzizu3377 4 ปีที่แล้ว +1

    *Qeys is back*

  • @dayibrk8908
    @dayibrk8908 4 ปีที่แล้ว

    M.a kabaxsatay boqorka 5ta somaliya is come back. Keep going lph ilka case qeys.

  • @adnaxazan6513
    @adnaxazan6513 4 ปีที่แล้ว

    Heesihii rapka ahaa soo badi ilakacase music naga soo hagaaji cadceed

  • @calixusen5076
    @calixusen5076 4 ปีที่แล้ว

    Ilkacase inuu cayiilay inta ila aragtay like

  • @siyaadsomaliosmansiyaadsom1022
    @siyaadsomaliosmansiyaadsom1022 4 ปีที่แล้ว +1

    King qays
    Hees shidan
    Wan kutageraa my dhiiga
    Horay usoco

  • @djkamkazi5742
    @djkamkazi5742 4 ปีที่แล้ว +3

    It's Super Dope big homie...🤘💯💯💯

  • @abdiraxman1057
    @abdiraxman1057 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow shanta somaali wakusalamay

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta tageero oo aha like isar

  • @Mohamedabdi-ou5dm
    @Mohamedabdi-ou5dm 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice song

  • @dontstresscalljessdontstre8110
    @dontstresscalljessdontstre8110 4 ปีที่แล้ว +2

    Ppl are like keep going 😂🤣😋
    Where is he going, this guy is already here to stay, he is not going nowhere
    Even though I was pissed at him for awhile he is still my homie!!!
    Do your thing home boy💪

  • @odowajnr2862
    @odowajnr2862 4 ปีที่แล้ว +1

    Libaax hor usoco bro

  • @abdirahmanabshir2448
    @abdirahmanabshir2448 4 ปีที่แล้ว +8

    King of rap 🤴

  • @liidaanyoofficial5404
    @liidaanyoofficial5404 4 ปีที่แล้ว +2

    ilkacase he sahan cml ayaa rabaa horey usoco keep going lph hhhhh

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 4 ปีที่แล้ว +1

    Wuu soo laabte boqorka caruurta jafjafta dhaha

  • @naanaayare6644
    @naanaayare6644 3 ปีที่แล้ว

    Somalia 🇸🇴 bidhaanted Kaley iska arga waye wllhi

  • @caatuucadey8372
    @caatuucadey8372 4 ปีที่แล้ว +12

    Team cazow🔥🇸🇴💞🔥✋

  • @jabba3f135
    @jabba3f135 4 ปีที่แล้ว

    King of song is back ita ila qabta like 😁😁😁😁❣❣❣💞❣💞❣💞❣💞❣💞

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว

    heestan o sosaray alfanan keygana ilkacase qeys music tashwish aya kufuran cidi ila aragtay like hasarto ok waloga dhelay music kada hesahisa kale lamid mahan sorry boqorkeyna viva madoran hestan

  • @daariqalsina
    @daariqalsina 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan idhiin salaame inta iga horeyso iyo inta iga dambeyso Like waligii magaarsin 10

  • @SalmanAbdi1
    @SalmanAbdi1 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka raaBka is baCK 💯♥️👑👑💯 team keesoow 💯🥰

  • @abuukeey
    @abuukeey 4 ปีที่แล้ว

    Ilkacase qays cousin Hollywood baa ku sameesay heestaan nice song and videos 👍Team kazoow✌

  • @fuadcade4771
    @fuadcade4771 4 ปีที่แล้ว +1

    Team kazoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @leylaahmed645
    @leylaahmed645 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow cadii mahean hesten iyo adigabo

  • @shukrimohamedahmed2215
    @shukrimohamedahmed2215 3 ปีที่แล้ว

    Somalia wadana African meela kale allaha nasiiya qera badan allaha iyaga barayee bidamilaaha awala qiyaano ku dhiseena masidka taasa caalamka ogahaye qiyaano ku sameeya Somalia wadanka hadada arkidoon bidamilaaha allaha ka nasiiye

  • @xamseahmed5021
    @xamseahmed5021 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa song caadi maaha music heesta ilkacase....🏆🏆🏆

  • @boqorkaxafadaa9914
    @boqorkaxafadaa9914 4 ปีที่แล้ว +1

    Captain kii OGADEN keep going blood

  • @DjMustafe
    @DjMustafe 4 ปีที่แล้ว +3

    caadi mhn cuzo 206 kala soconaa

  • @msiciidxirsi2432
    @msiciidxirsi2432 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment like

  • @hooygaxamar9008
    @hooygaxamar9008 4 ปีที่แล้ว +13

    Inta ika dambeydo like ha ila dhinac marine❤️❤️

  • @xasanppa7533
    @xasanppa7533 3 ปีที่แล้ว

    Qaysow jugta culis aya slan kaga wada my big bro🤚🏻❤❤