allah subxanahu watacaalaa wax u nafaray qof diidi karo ma jiro waana wax nagu waajib ah qeyr iyo danbi dhaaf inoogu jiro xad zinada waa mid ubahaan culimada ineey noo faah faahiyaan oo si cad noogu sheegaan waayo ma ahan wax sahlan arinkaan sideey u culustahay qof nool in dhagax lagu dilo ay u culustahay qof zaaniga ah shuradaha iyo waqtiga iyo meesha aay ku ansaxeeso sidaan maqlay 1= waa in la helaa marqaatiyo qaan gaar ah oo ah dad looga baran been wanaagne lagu tawaayo oo 3 rag ah 2= waa ineey arkaan dadkaas arkaan labada xumin taranka oo iskugu jira sida cirbada iyo dunta oo kale 3= labada qof oo zineeysatay waa ineey ahaadaan kuwa qaan gaar ah aan waaleen i mean fiyoow inta aan ka ogahay waxii kale an aqoon iga saxa qalad haduu jiro ok Hadiiba intaa aay jiraan wlh arinku ma ahan mid sahlan oo lagu fududaan karo ' Mid kaloo jirto xad tuuga ama saariqa asigane in layga caawiyo shuruudahiisa xadkiisa quraan kariimkey ku cadahay lkn waqtigan la joogo in lug iyo gacan qof laga jaro ayadoo laga yaabo ineeysan jirin qof qofkaa wax taraayo oo wali qabo baahidii ku kaliftay inuu wax xado fadlan qofkii iga cilmi roon igu caawi mahadsanidiin wax ii sheeg ceeb malahan
Masha alaah shii maxamed shaaki aaqiro.iyo aduun ilaahow.kuxifdi oojanatul firdows kuugu bishaaray adiga iyo waalid kaagaba aamiin aamiin aamiin
Masha allah sh alle haku xifdiyo
Maasha alaah shiiqeena alaha days to
masha Alah
Mnsh allh
allah subxanahu watacaalaa wax u nafaray qof diidi karo ma jiro waana wax nagu waajib ah qeyr iyo danbi dhaaf inoogu jiro xad zinada waa mid ubahaan culimada ineey noo faah faahiyaan oo si cad noogu sheegaan waayo ma ahan wax sahlan arinkaan sideey u culustahay qof nool in dhagax lagu dilo ay u culustahay qof zaaniga ah shuradaha iyo waqtiga iyo meesha aay ku ansaxeeso sidaan maqlay 1= waa in la helaa marqaatiyo qaan gaar ah oo ah dad looga baran been wanaagne lagu tawaayo oo 3 rag ah
2= waa ineey arkaan dadkaas arkaan labada xumin taranka oo iskugu jira sida cirbada iyo dunta oo kale
3= labada qof oo zineeysatay waa ineey ahaadaan kuwa qaan gaar ah aan waaleen i mean fiyoow
inta aan ka ogahay waxii kale an aqoon iga saxa qalad haduu jiro ok
Hadiiba intaa aay jiraan wlh arinku ma ahan mid sahlan oo lagu fududaan karo '
Mid kaloo jirto xad tuuga ama saariqa asigane in layga caawiyo shuruudahiisa xadkiisa quraan kariimkey ku cadahay lkn waqtigan la joogo in lug iyo gacan qof laga jaro ayadoo laga yaabo ineeysan jirin qof qofkaa wax taraayo oo wali qabo baahidii ku kaliftay inuu wax xado
fadlan qofkii iga cilmi roon igu caawi mahadsanidiin wax ii sheeg ceeb malahan