Samatar Iyo Sahra Axmed | Waan Dibed Gaaroobay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 3 หลายเดือนก่อน +3

    2024 Nairobi subax isniin ah xaafada KAMOCK🇰🇪

  • @deeqcadedeeqcade8566
    @deeqcadedeeqcade8566 2 ปีที่แล้ว +2

    Legand xasan adan samtar cimraga alaha kuu dheriyo inta fii saneyso ha isoo raacdo
    26 1 2022

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 ปีที่แล้ว +8

    Ruwayada live ayan daawadey hargeysa wey eryeysa sahra axmed marka ay aragto isago la socda gabadh kale oo uur leh wa Shankaroon..waayo waayo

  • @SaddamDaher
    @SaddamDaher หลายเดือนก่อน

    Waa duhur udhaw 11:50 maalin isniina jibuuti xafadaha balbala 11 iyo heestii macaanayd waan dibad gaaloobay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 หลายเดือนก่อน +1

    ERAYADA Waxaan Maqlay Cismaan Aadan Husein Cismaan Askari Oo Abwaan Qiimo badan ah ayaa Lahaa mase hubo ALLE yarxama Abwaan Cismaan -iyo Sahra Ahmedba.

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Askari,riwaayadii Wadhaf iyo Shinbiro war isuma hayaan.

  • @CabdiRaxmancali-jr6rj
    @CabdiRaxmancali-jr6rj 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa asoomary marxalado Kala duqan jecelkeygi baa idhihi jirtay dabin hadii lagu dhigo kuwa kudaran daadah kugu dhaahan kuguma daawaden hol ppe ifarax oo kaliya ina ma fahmin jirin heestan lkn hada waa ku looqey kara walee

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 8 หลายเดือนก่อน

    Waan dibad-galoobay weeyaan

  • @fogaan
    @fogaan 3 ปีที่แล้ว

    Barbara habeen khamiista 12 8 2021

  • @OBOOSS
    @OBOOSS หลายเดือนก่อน

    Wlee habeen aan kasosoconay djubuti markan marayno meel ladhoho cali xayidh on heestan kuturanay san gadhigi uso kaxaynay wan yabay

  • @shamsafarah-xv9vm
    @shamsafarah-xv9vm 10 หลายเดือนก่อน

    10 /11/2023 😊

  • @fdjklfalkdjfld
    @fdjklfalkdjfld 3 ปีที่แล้ว +3

    I had no idea the incomparable Sahra Ahmed sang this song with Samatar

    • @jazz8931
      @jazz8931 ปีที่แล้ว

      Waa intee reer waqoyi walen & civilized but now they wild frm zoo

    • @fdjklfalkdjfld
      @fdjklfalkdjfld ปีที่แล้ว

      @@jazz8931 wtf are you on about, kid

    • @fdjklfalkdjfld
      @fdjklfalkdjfld ปีที่แล้ว

      @@jazz8931 miyaad soo kabatay cami

  • @maxamedcabdi-cs3hy
    @maxamedcabdi-cs3hy ปีที่แล้ว

    1234

  • @facamaantaofficialchannel746
    @facamaantaofficialchannel746 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxaan ku dhibbanaa jiray ereyga dibed-gaaroow oon u malayn jiray inuu leeyahay "dibad-gaaloobay"

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 ปีที่แล้ว +6

      Eraygu waa sidaa hore ee aad u taqaannay. Waa maxay dibad-gaaroow! Waxa weeye saxdu "waan dibadgaloobay." Si luuqda heesta & teembada ay u raacdo waxay u dhawaaqantay "wan diibad gaaloobay"

    • @facamaantaofficialchannel746
      @facamaantaofficialchannel746 3 ปีที่แล้ว +1

      @@adamosman6424 OK dibad- gartaye "gaaloobay sideen u macneystaa iyadana iiga dhac bal

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 ปีที่แล้ว +4

      Waad mahadsan tahay. Sida aan horeba u sharxay, erayga "gaaloobay" marka laga saaro luuqda heesta wuxuu noqonayaa galoobay. Yacni waan dibadgaloobay= dibadgal baan noqday. Dadkii iyo deegaankiisii baan dibadda uga baxay. Si kale, dibadda ayaan uga baxay oo duurjoog baan ka noqday dadkaygii iyo baladkaygii
      Dibadgal baan

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 ปีที่แล้ว +1

      Ka ahay

    • @keydkasuugaanta
      @keydkasuugaanta  3 ปีที่แล้ว +1

      Asxaabey Channel ka Subscribe saara Heesaha Like siiya Aad aad u mahadsan tihiin

  • @kismail1677
    @kismail1677 3 ปีที่แล้ว

    Aaa

  • @maxamedcabdi-cs3hy
    @maxamedcabdi-cs3hy ปีที่แล้ว

    1234