kulmiye waxay u hanbalyeeenayan waa ad soo noqtan car nagu soo noqda kulmiyow ina kaahin qaar rerkiisa ka soo jedaa boqoki iyo ina xasshi iyo xirsi cayaay may garan war mar danbe u dhigta caybay ku hurgufen dadkii sidasi darteed kulmiye wa u dhamatay
waxaa waxaa u sameyneysaan 14 year syaad wadanka u talineyseen laskiin wadani wuxuu u qaleylinayey 30 year ayaa la maamulayey isagoo waliba laba xisbi ah
@@sahradhoolchannel8657 wllo cimriga Allaa og. In da'da la isku cunsuradeeyaana ma fiicna ee ina Kaahin ma leh tayo hoggaamineed. Mana aha codkar soo jiita dadka, dabcan guuldarrada xisbigana isagaa masuul ka ah. Waa tabtii UCID iyo Faysal: ina Kaahin iyo xisbigu way isla bakhtiyi uun.
maxa marka calanka blue u qaten maxa dadka u cayysan maxaad ciyaalki qolada dadka ugu soo fasaxden labadiinaba inakahin iyo muuseba kulmiye sida aad blue xidhaten baad u dhimten waxba ha is wanajinina cidna idin dooni mayso kulmiyahii wanagsana waa idinki ximiyay iyagaga idin riday mar kalena idin riday
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran
Kkkk
Soo badi wararka calamka iyo tumaalka qoortis cadaatay
Wd salmnty
Waxa weeyye waxa intaasi oodhan Ka qaalisan aqbalaadda iyo sida fiican ee aad u aqbasheen guusha wadanni insha'Allahu thanks kulmiyye
Maxamed xasan 😅a😅xsan😅
😅😅😅
😅😅
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Mansha Allah xisbiga kuulmiye waa geesiyashey we love you guys❤
Buuuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa
Xisbiga kulmiye waa in loo dhiibo ci darawal ama ina samatar si laysaga celiyo Xisbiga wadani
Hadanu kulmiye jiriin somaliland qurux ma yelateen waxaa hogaminaya rag laxjeclo ka leh masha allaah gulaaysta shanta sano waanu idin tebi dona insha allaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Waaryaa Iska hadlow madaxdacusub inaad ceydid marwalba caado Ayaad kadhigatey danbiga aad kuhadleysid marwalba Iska hubsso waa laguu qorqyaa
Dhibaata ku haysata hal marku qof reerkad kasoo jeeda warkiiba waxad siinasa ninkaa kulo qooska war ninyow xishood oo sidad dadka kalaba udumarto u dilmir oo inaader iskda waxan uurka ku jiifa
CABDILAAHI DARAWAL BAA LA YIDHAA MAAHA CABDIRAXMAN DARAWAL
kulmiye waxay u hanbalyeeenayan waa ad soo noqtan car nagu soo noqda kulmiyow ina kaahin qaar rerkiisa ka soo jedaa boqoki iyo ina xasshi iyo xirsi cayaay may garan war mar danbe u dhigta caybay ku hurgufen dadkii sidasi darteed kulmiye wa u dhamatay
waxaa waxaa u sameyneysaan 14 year syaad wadanka u talineyseen laskiin wadani wuxuu u qaleylinayey 30 year ayaa la maamulayey isagoo waliba laba xisbi ah
INAA DHULKII & BADDII SHISHEEYE USAXEEXDEEN WAA KOW
INAA DADKII SOMALILAND LAYSEEN OOXASUUQDEEN WAA LABA .INAA UMMADDA ISKUDIRTEEN .WAA SADDE INAAD KALAGOYSEEN WADDANKII IDINKOO SHISHEEYE USHAQAYNAYA
War abdirahman halkii muse ayuu ka sii qadaya ku seexo oo ku soo toos
Hababblayo kulmiye wanaag badan ayuu dalka Somaliland ayuu sfcn udhisay
Weei xaden ee meiguuleisan adunkonda baaoog
TAASOO RUNA AYAA LAGU RAYNLAHAA
👏👏👏👏👏👏👏💌💌💌💌👏💌💌🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
❤❤❤❤❤
Xisbigan inuu mucaarid adag noqdo haddii reer Kulmiye rabaan, waa in ina Kaahin guddoomiyenimada laga qaadaa. Haddii kale xisbigu waa u dhammaatay
Wllo ina kaahin cimrigaan ku simayn 7sano inuu sugo waa in nin da.yar lagu wareejiyaa
@@sahradhoolchannel8657 wllo cimriga Allaa og. In da'da la isku cunsuradeeyaana ma fiicna ee ina Kaahin ma leh tayo hoggaamineed. Mana aha codkar soo jiita dadka, dabcan guuldarrada xisbigana isagaa masuul ka ah. Waa tabtii UCID iyo Faysal: ina Kaahin iyo xisbigu way isla bakhtiyi uun.
Wadani waxaaba kasoo socda in wakaaladii lawareejinnaayo
Yoocaalle waa halkee
Waa kilinka shanaad
maxa marka calanka blue u qaten maxa dadka u cayysan maxaad ciyaalki qolada dadka ugu soo fasaxden labadiinaba inakahin iyo muuseba kulmiye sida aad blue xidhaten baad u dhimten waxba ha is wanajinina cidna idin dooni mayso kulmiyahii wanagsana waa idinki ximiyay iyagaga idin riday mar kalena idin riday
14 sano wuxu kaliya haya waxqabad shaqo qaran iyo🤣🤣🤣😂waaryadhehen
𝑇𝑎𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑖 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑚𝑎𝑑𝑎𝑥𝑤𝑒𝑛𝑒