Raaqiya quraxeey rabi raxmaanka ha ku xafido adiga iyo gabdha adigoo kale ah ilmahan rabi ha idiin xafido alxamdullilaah badso Quraxeey mama macaan 🩵❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲
Masha allaah abaayo quruxleeyeey malaha awalba wax baa iskaga kaa dhacay waayo ninkasta ku raba see adoo kale qof ilmihiisa katagay inaad yastid ayay ahayd hore hore hore usoco saaxiib
Runta waa ilma darteed nin looma ooy ee quruxdaada caafimaad kaada diinkaada ilmahaaga waalidkaada ilaalsho nin haduuba tagay fiicnaantiisa asagay utaal walal hadaad cayrsatidna wuu sii cararaa taas ogow
Raaqiya quraxeey rabi raxmaanka ha ku xafido adiga iyo gabdha adigoo kale ah ilmahan rabi ha idiin xafido alxamdullilaah badso Quraxeey mama macaan 🩵❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲
She has the best hooyo😊May Allah protect her.
Ukhtii quruxley tahay horey u soco
Masha allaah❤❤❤❤❤
Waa gabadh yar oo quruxbadan manshallh
Raaqiya quraxeey rabi raxmaanka ha ku xafido adiga iyo gabdha adigoo kale ah ilmahan rabi ha idiin xafido alxamdullilaah badso Quraxeey mama macaan 🩵❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲
Maasha Allah ilaahay cimri dheer ha ku siiyo aamiin yaarabi
Maasha alaah ilahy haku dhowro
Masha allaah abaayo quruxleeyeey malaha awalba wax baa iskaga kaa dhacay waayo ninkasta ku raba see adoo kale qof ilmihiisa katagay inaad yastid ayay ahayd hore hore hore usoco saaxiib
Masha Allaha 🎉🎉❤🎉❤🎉😊
MachaALLAH wll
MAANSHALLAA GABADHAN WAKUFAXAY FARXADEEDA
Masha allah khadra
Mashaa (((Allaah))))❤❤❤
Run
I love khadra opinion 😊
Raaqiya qurux lay, waxaa tahay bar yar oo qurux badan oo mustaqbal weyn leh. Allah ha kula jiro.
Naaya naag walan batahay waa la gu furau waa lagu nacay maxad la walatay
Haboo waan farxaya walahi
Masha Allah Allah ilmaha Allaha kula koriyo Habo macaan ha hooyadaa macaan baa ku garab taagan
guriga surata baqra ku shid wll
❤❤❤❤❤❤❤
dhaqe was ilaah waye
Khadro naag nool
Gabdaha somalida markey isdiiragaliyan jecleya manshaallah walahi wey waaniyen alle haxafido ❤
Runta waa ilma darteed nin looma ooy ee quruxdaada caafimaad kaada diinkaada ilmahaaga waalidkaada ilaalsho nin haduuba tagay fiicnaantiisa asagay utaal walal hadaad cayrsatidna wuu sii cararaa taas ogow
Anigaba shan ayaa layga tagay anoo guri dawlad dagan dawlada cuntada kaqaata waxaa dhacday waxyar kadib guri ayaan gatay xataa wuu aamini waayay inaan guriga anaga leenahay sadex baabuur cusub ayaa iyo mid waxyar duug ah guriga hortaal asagii ayaa meelaha cabaadaya waligayna illaahay iguma celiyo mahan inuu nin xun ahaa lkn waqti xun ayuu naga tagay marka gabareey talada qaado waxba jacayl haku dhagin jacaylka iyo jirada kala saara
Aby gabadhaan maskiin qalbigeedoo dagay😢😢
Love someone who love you hate someone who hate you That’s all
I always say I love you as much you love me. And I hate you as much as you hate me
In la qoro ama afka laga dhaho wey fududahay, qofkii kujecel jeclaaw lakin dhibka qofka markuu heysto dareen kale uu leeyahay uduceey
Gabareey nin haduu ujeedo inaad cayrsanaysid waqti uuku fakaro ayaad udiidaysaa waqti uu kugu xasuusto sii warabaa hada lasoo taagnaato arooskiisa ayuu kaaga waci doonaa nin waa xaasid adiga fahan hadaad rabto buraashad ku ooy lkn meel uu kaamaqlayo magaciisa haku sheegin sharafta haiska qaadin
Raaqiya quraxeey rabi raxmaanka ha ku xafido adiga iyo gabdha adigoo kale ah ilmahan rabi ha idiin xafido alxamdullilaah badso Quraxeey mama macaan 🩵❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲