ความคิดเห็น •

  • @hooyosaharo3198
    @hooyosaharo3198 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمان أللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم illaahey hadinka aqbalo cumarada annaga ilaahey hanoo kaso in aan tagno oo kusoo cumreysano aamiin aamiin aamiin 🤲 انشاء الله

    • @HassanSunni
      @HassanSunni ปีที่แล้ว

      Aamiin Allaha aqbalo walal

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll xoog fahfahsan OO wanagsan oo ayana bixini youbarada somalida samayn aya noso gud bisay
    Ajnabti wad noga barajaysa xaga xog bixinta

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    Xogta cimrada iyo waxayabaha la xirira nosobadi.

  • @adammuriidireaction8098
    @adammuriidireaction8098 ปีที่แล้ว

    asc wllke qeer ilaah ha ku siiyo ramadankaa 15 dembe insha laah maxaa talo isiinay yurub ayaan ka soo socdaa visa Online ka qaatay jidana ka soo dagaa talo ku saabsan

  • @ladanshariif6611
    @ladanshariif6611 ปีที่แล้ว

    Ilaahy dartii iguso jwb wlal waxn raba hoyadey iyo walalky inn cumrada geyo somali ayey jogan qarash imisaa kubaxayo please

    • @HassanSunni
      @HassanSunni ปีที่แล้ว +1

      WALAL HADDA AYAY UGU FUDUDAHAY CUMRADA, OO VISAHA LA FASAXAY EE FADLAN KU DADAAL TICKET-KOODA IYO MEESHII AY DEGI LAHAAYEEN. ALLAHA KUU FUDUDEEYO WALAL CUMRADA IYO ACMAASHA WANAAGSAN OO DHAN.

    • @ladanshariif6611
      @ladanshariif6611 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal jazakallahu qeer